Isku Aadka Play Offs-Ka UEFA Champions League Oo La Soo Saaray Maanta. | Laacib.net
Home » Champions League » Isku Aadka Play Offs-Ka UEFA Champions League Oo La Soo Saaray Maanta.

Isku Aadka Play Offs-Ka UEFA Champions League Oo La Soo Saaray Maanta.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 10-08-12 1:34 PM

Kooxda Talyaaniga ee Udinese ayaa la kulmi doonta kooxda reer Portugal ee Braga isreebreebka Champions League 2012-13 oo isku aadkiisa uu maanta ka dhacay Nyon.

Kulamada kalena, waxaa wada kulmaya kooxda Bundesliga ka dhisan Borussia Monchengladbach kuwasoo la kulmi doona Dynamo Kiev, halka Malaga ay wajaheyso Panathinaikos.

Waxaa intaas sii dheer kooxda reer Russia Spartak Moscow oo ka horimaan doonta Fenerbahce halka kooxda Faransiiska ee Lille ay qaabili doonaan Copenhagen.

Kooxda reer Scotland Celtic ayaa la kulmi doonta kooxda reer Sweden Helsingborgs.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:

 Braga v  Udinese
 Spartak Moscow v  Fenerbahce
 Malaga v Panathinaikos
Monchengladbach v  Dynamo Kiev
 Lille v  Copenhagen
 Basel v  CFR Cluj
 Helsingborgs v  Celtic
 BATE Borisov v  Hapoel Kiryat Shmona
 AEL Limassol v  Anderlecht
 Dinamo Zagreb v  Maribor

Lugta hore ee ciyaaraha Play offs-ka Champions League waxaa la ciyaari doonaa August 21/22, halka lugta labaad ay dhici doonto isbuuc ka dib August 28/29.

Kooxaha Haatan Jooga Group Stage. * Chelsea waxa ay ku soo gaartay hanashada Champions League wareega group-yada inkastoo ay ku dhameysteen horyaalka kaalinta 5aad. Madaama ay yihiin Title Holders (TH) ayay ka ciyarayaan wareega group-yada xilli ciyaareedka soo socda.

Group stage
England Chelsea (TH) Spain Valencia (3rd) France Montpellier (1st) Ukraine Shakhtar Donetsk (1st)
England Manchester City (1st) Germany Borussia Dortmund (1st) France Paris Saint-Germain (2nd) Netherlands Ajax (1st)
England Manchester United (2nd) Germany Bayern Munich (2nd) Portugal Porto (1st) Turkey Galatasaray (1st)
England Arsenal (3rd) Germany Schalke 04 (3rd) Portugal Benfica (2nd) Greece Olympiacos (1st)
Spain Real Madrid (1st) Italy Juventus (1st) Russia Zenit St. Petersburg (1st) Denmark Nordsjælland (1st)
Spain Barcelona (2nd) Italy Milan (2nd)

135 Responses to Isku Aadka Play Offs-Ka UEFA Champions League Oo La Soo Saaray Maanta.

  1. Abdiraxman abdullaahi Reply

    25-August-2012 at 9:35 am

    Asc dhamaan bahda arsenal miil walbo ayjoogan horyaalada.qaarada.yurub.abdiraxmaan abdullahi

  2. Abdiraxman abdullaahi Reply

    25-August-2012 at 9:31 am

    Arsenal matawayso vanbirsea song mxaa yeelay ragbadan aya hora ugatay malis dhihe karo xidig yo ayaa tawee ciyaartoow qadar ayan ujooga horyaalada yurub waay ku guleyse insha allah

  3. naasir Reply

    25-August-2012 at 2:33 am

    waxaa qaadaysa kooxda dhiigya cabadaa ee man united

  4. khaalidbarkhad Reply

    24-August-2012 at 4:17 pm

    koobkan waxaa iskaleh madrid sxb waan kusalaamayaa inkastoo aan ladhayalsankarin

  5. NUURADIIN Reply

    23-August-2012 at 6:47 pm

    ASC HADII AAN SAADAALIYO SANADKAN WAXAA QAADAYA NAADIGA HORYAALKA INGIRIISKA HAYSTA EE MAN CITY VIVA AGUERA , YAHYE , TEVAS , NASRI , SILVA

  6. ahmedqani Reply

    22-August-2012 at 11:46 pm

    nadiga chelsea waxan qaba sanadkan inuu kuceshanayo chanpionsleaga
    wata

  7. Ahmed abdi warsame Reply

    22-August-2012 at 4:31 pm

    Group stag ma fahmin real madrid juvantus barca vs milan man utd iyo bayern laacib ma fahmin

  8. Xasan deeq Reply

    22-August-2012 at 3:47 pm

    Man united anaga ayeywa naga fakaneynin ayada iyo real midrid waxan lenahay iska laabta viva messi villa xavi viva barca

  9. Mursal macalin Reply

    22-August-2012 at 3:45 pm

    Asc sxb hadi aan fikirkeyga ka dhibto kooxda ku guuley saneyso uefa champion waxa qaadi doonta koxda weyn ee Barcelona mahad sanid

  10. Xavi Reply

    22-August-2012 at 3:39 pm

    Sanadkan waa sanadki barcelona shaki kuma jiro waa laaciwin dhameys tiran hadawo ka lexda barca iyo l.messi &villa

  11. saj Reply

    22-August-2012 at 10:44 am

    waan idinsalamayaa dhamaan bahda laacibnet waxaan leeyahey furitaan wanaagsan ninwalba oo inaga midi wuxuu rajeynayaa in aybadiso naadaga uutaageeraa oo horyaalka qaado hadaba waxaan aad ugurajaweynaha in chelsea qaadayso koobkan laakiin waxaaloomarayaa wada dheer ubaahan dedaal dheeraada ninwalowna filo wadadaa inaad umartid koobabkan

  12. C.kariim Reply

    22-August-2012 at 9:49 am

    Asc aqyaarta salan kadib shaki kumajiro in ay 10ka ay buxsanayso real madrid tooktan barca candhuftada gadaal unaq

  13. hasan mohamed Reply

    22-August-2012 at 9:41 am

    wale chalsea wey difacan doonta championshibkan wayo wad argated hubka ey lasowaregtay sida hazad iyo lacibinta kale. chalsea guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  14. sadaq Reply

    22-August-2012 at 9:37 am

    Asc sanadkan waa sanadkii Real madrid Ronaldo Kaka Alonso

  15. nasri Reply

    22-August-2012 at 5:40 am

    waxan jeclahay wiliba zaaid iney qaado man united

  16. Bashiir raul Reply

    21-August-2012 at 11:52 am

    Waxan rajenayaa in ayaan qaado man utd. sababtoo ah waxa yimi laacibiib aad u da yar.

  17. Bashiir raul Reply

    21-August-2012 at 11:50 am

    Waxan rajenayaa in ayaan qaado man utd. sababtoo ah waxa yimi laacib aad u da yar

  18. dcd Reply

    21-August-2012 at 10:44 am

    walee waaa mrkiii labaad iyo Chelsea guu layaan u rajaynayaa the blue

  19. suusaan Reply

    21-August-2012 at 9:29 am

    waxa ku guuleysan BARCELONA

  20. Ugaas shifa Reply

    21-August-2012 at 7:31 am

    Asc bahda sportska koobkan waxaa hanan doono naadiga quwada weyn ee blues chelsea bahda sportska waxan idin lee yahay hormar isbortis

  21. Arab Reply

    21-August-2012 at 7:03 am

    Wan indin salamay bacda salan hadi an fakir kayga ka dhibto waxa qadi donta arsenal uafa the champion leage thnx

  22. Xuseen Reply

    20-August-2012 at 10:42 pm

    Asc wrt wbkt wa idin wada salamay walalayan hade an fikir keyga ka dhibto sanadka waxa si sharafleh ku qadi donto koxda arsenal viva arsenal

  23. Abdalla mahamud Reply

    20-August-2012 at 9:15 pm

    Kkk aad baan u qoslaa marka arsenal u soo shiraaqato champians leugea 2012/2013 . Markaasaan iraahdaa oo chelsea daydii qaadayba maxaa u diiday inay ku ceshato

  24. tutale Reply

    20-August-2012 at 6:10 pm

    sxb yal hadalina wa sanadki arsinal hana dhahina ciyartoy ma jogta waa nasib kubada waxana nobalan ah hadu ale qadara finalka iya arsenal o qada wana ismalure ha hilmamina laacib.net magacan mel ku qora bye

  25. Daahir hassan Reply

    20-August-2012 at 4:25 pm

    Wlh hadaan ka dhibto fikerkeyga sanadkaan waa sanadkii blues calashan chalsea

  26. jama mitid Reply

    20-August-2012 at 3:00 pm

    sanadka waa sanadkii guusha gunners carzola ayaa cupka dhalaalaya u qaadi doona arsenal

  27. C.ronaldo7 Reply

    20-August-2012 at 2:07 pm

    Sandakan wax iskalh man united &van barise nani rooney viv real madird c.roonaldo

  28. ali yare Reply

    20-August-2012 at 2:06 pm

    asc dhamantin ba asxbey waxan umaleyanahay aniga ahanteyd koobkan in ay qadey doonto khooxad reer lonodon akhyaray ee arsenal wayo waxay kanin laaciban fa raban oo hadan la soo wado laaciban far badan my name is ali yare cade

  29. C.ronaldo7 Reply

    20-August-2012 at 1:48 pm

    Sanadkan shagi ku ma jiro ineey man unetid ey qadeyso yurub v.paresey & barimir liga

  30. C.ronaldo7 Reply

    20-August-2012 at 1:37 pm

    Sanadkan waasanadki barcelona shaki kuma jiro real wax uma yaalo viva barca messe vill

  31. Cali Xasan Ciise Reply

    20-August-2012 at 11:24 am

    Marka hore champion waa nasiib e maahan awood hadaan sii guda gala chelsea waxey sanadan soo iibsatay ciyaari yahano waa weyn waxaa laga yaabaa oo fifa xaqiijisay in chelsea ay luxi doonto champion kaan soo socda ka cabso chelsea

  32. Abdi qadar moha'ed aabi Reply

    20-August-2012 at 7:21 am

    Asc all muslimiita iid wanagsan aniga fikirkayga hadan ka hadlo sanadkan waxbo uma hayo tagerayasha reer chelsie halkan koob aad qadin waa waxan idin yelay koobkan waxa iskaleh nadiga ama xidigaha adunka ee reer germany is bayern munich halaga lexdo hortayda sanadkan waa sanaka bayern munich viva Gomis and mullir

  33. C/kariiim osmaaan mr kastam Reply

    19-August-2012 at 1:16 pm

    Aqayaaarta dhamaan waxa idin lee yahay sanadkan wa sanadki arsenal e ya lisku dalin real barca man und and chelsea ayako ujedan aya flay Emirates lageynaaya insha allah kobka quruxda bdn e uefa champions league

  34. liban Reply

    19-August-2012 at 3:30 am

    koobka waxaa iska leh Helsingborgs viva hif

  35. C/raxman rashiid Reply

    18-August-2012 at 10:41 am

    Nanadkan waxaa is ka leh arsenal iyo arsan wingar

  36. Maxada xasan c/lahi Reply

    18-August-2012 at 7:44 am

    Asc sxb sanadka koobka waxa leh nadiga barcelona cid ka xigata malahan realna waxba umahayo sxb tagera barca waxa idinleyahay guul

  37. samriye puntlander Reply

    17-August-2012 at 8:48 pm

    always man.utd

  38. C/kariin jacelow messi Reply

    17-August-2012 at 3:57 pm

    Asc dhaman dadka xiiseya kubada cagta ee yaalis wererinin na koobka kooxaha qaarada yurub ee uefa chambions legu waxaa iska leh shaki kuma jiro ee waa tuma waa naadiga adunka barcelona iyo messi

  39. Cabdi mata Reply

    17-August-2012 at 1:04 pm

    Viva roberto. Dematio

  40. Xasan laki boy Reply

    16-August-2012 at 3:14 pm

    Tagee rayasha kooxaha qaarada uyurub dhaman waxan leyahay riyo ayad ku jir ten maxa yelay cup kan waxa leh chelsea chambions lige

  41. foosi ciise {foosi uk| Reply

    16-August-2012 at 10:18 am

    ascdhamaan umada muslikaawayye waxaan qabaa fikir ah inay qaadikaroto championka kooda sidawayen isu habaysay eeman utd waana u rajaynaynaaa

  42. Amanow bin fazul Reply

    16-August-2012 at 6:19 am

    Viva torres ‘hulk

  43. C.nuur karfateto Reply

    16-August-2012 at 1:47 am

    Asc all of the islam inthe world kadib waxa sanadkan usadalinaya in ay kobkan hanan donta man united ama real madrid barca maya by aqayarta

  44. Deck dugow Reply

    15-August-2012 at 2:15 pm

    RAniga ooh deck dugow waxaan leyahay championka waxaa qadayo laba kooxoo oo kala ha chelsea ama real madirid sanadkaan waxa aay dhigi doonaa arko chelsea iyo real barca iyo manchester un waxba hadalina sanad kaan

  45. Axmed saaxili Reply

    15-August-2012 at 7:28 am

    A. S. C. Dhamaan umadda muslimiinta ah. Intaa kadib hadaan usuunoqdo fakerkayga waxaay ilatahay in ay ku guulaysanayaan labada kooxood mid ahaan. CHELSEA OR REAL MADRID. WAA SADAASHAYDA WAXAANA AAN LEE YAHAY ILAAHAY HA IRUMEEYO RAJADAYDAA

  46. maxamed Reply

    15-August-2012 at 6:38 am

    waxaa qadeeysa real

  47. maxamed Reply

    15-August-2012 at 6:34 am

    waxaa qaadeeysa man cyt

  48. amiin Reply

    15-August-2012 at 6:26 am

    WAAN IDIIN SALAAMAY DHAMAAN SANADKAAN WAXAA ISKALE schalka 04

  49. Saalax C.risaaq Reply

    15-August-2012 at 5:49 am

    Asc sanadkan champions league waxaa ka maqan camaaliqada reer France Olympic Lyon. Insha Allah sanadkan naadiga aan taageero ee Man City waxaan urajeynayaa inay guul wayn ka soo hoydo champions league inkastoo tababare R.Mancini uusan qibrad ulahayn qaadida koobkan laakiin waxaan haysanaa xidigo ku filan naadiga iyadoo xidigo cusubna la rajeynayo sida Agger, De rossi, rVp iyo Alonso laakiin kuwan ayaaba qaadi karaa waxaana jeclaan lahaa in isku Group laga dhigo Man City iyo Barca kadibna dhagaha ka dharbaaxno sidii chlsea oo kale

  50. Fc.heegan mtn Reply

    15-August-2012 at 2:08 am

    Waxaaaaa is ka leh koobkan RED DIVELSKAAAAAA

  51. c kariim Reply

    14-August-2012 at 12:15 pm

    Scl akhyaarey waad salaamantihiin marka hore marka xigta waxaan ognahay championka waxaa khibrad uleh realmadrid fromspain and acmilan from italy and liverpool from england sedaxdaba waxaa kuleh xiligaan real

  52. Ibnu_sanbur Reply

    14-August-2012 at 11:11 am

    Chelsea aya iskaleh capkan wayo sanadki barka buyyern real kuli ayago arkayana lagaqade hadana walogu dara kkkk chelsea championers

  53. Colorado boy Reply

    14-August-2012 at 10:50 am

    All day everyday juventus we’re waving the flag of juventus never.give up juventus ha noolaato abaaa waaweynka

  54. abshir Reply

    14-August-2012 at 10:47 am

    haaaaaaaaaaaa waxaa qaadeeso naadiga arsenal maxaa yeelay wax badan ayee naga fakatay inaan qaadno lkn sanadaan waan lu xeenaa aqyaareey

  55. Xamse nuur aadan Reply

    14-August-2012 at 9:59 am

    Kobka chapions league waxa iska leh real madirid wayo sanadikan barcenola kob maqaadin sida aad ula socotiin dhamaan reel real madrid

  56. abdighani Reply

    13-August-2012 at 7:36 pm

    asc aqyaarta sanadkaan koobka waa iska leh bianconeri cidka ka hor imaan karta majirto

  57. Cadnan hassan Reply

    13-August-2012 at 4:07 pm

    K.k.k.k.k. Away kooxaha fanka badan wexee ku dhahayan wan qadena ya meesha takan al wax miya mesha takan waxa takan c.ronaldo waxane kuleh chambion leaga real madrid muran la aan
    k.k.k.k. Kacabso ciristiano ronaldo

  58. mahamuud xashi Reply

    13-August-2012 at 1:50 pm

    aniku joka borco heer borca waxe leyihin goobka waxa iskaleh gooxda dunida qabsatay mocjisada nuqotay yakaleh.man.united weyn.rooney wanisalanay tagerayasha man u dhamantin

  59. kkkkkkkkkk Reply

    13-August-2012 at 8:17 am

    dadkan fikir xumaa qarkooda war chalsea intee uwadiin chalsea 50 sano so sococo ma qadeyso champion kii hade nasiib kuqadeyn mar kale haka yaabin war cupkan waxa iska leh sanadkan waxaa la geynaa spain ha is wareerininaa

  60. ibraahim bidaye cabdu lahi Reply

    13-August-2012 at 2:19 am

    Waa qadaya barka

  61. Albashir Reply

    13-August-2012 at 12:24 am

    Shaki la.an waxaa iska leh kobkan MANCHISTER UNITED

  62. C.cumar maxamad Reply

    12-August-2012 at 7:54 pm

    Magaceyga waa c.casiis oo najoga warta nabada Fikirkeyga hadan kadhibto waxan isle yahay iney qadidonta barca insha allah bay ayaku layahay ramadan karim

  63. Maxamed axmed c/laahi wadni Reply

    12-August-2012 at 2:25 pm

    Waxa qadidona raell madri and mun unti waa wadin oidin dhahayo somaliye tooso

  64. jelevic Reply

    12-August-2012 at 1:25 pm

    KOOBKAN WAXAA ISKA LEH MAN UNITED SHAKINA MALAHAN AQAYAREY

  65. abduqadir lugabadane Reply

    12-August-2012 at 8:35 am

    kooxda aduunka waa barcelona somalida indhaha waxba yey is tirin viva barcelona sanadkan insha alah waan qaadi donaaa hadanahay rer barca gul ayaan idin rajeynaa cadowgeeena dhulka fiiriya ayaan lenahay waraa jiridonee wiishka lee hayeeero af libaax ayad rabtaan inad hilib kala baxdaaan

  66. Mata Reply

    12-August-2012 at 7:25 am

    War man u maxe kulatahay sanadkan wee katalaa kagawa aye kentay aye is lamoda in ee qadiso viva chelsea maxa kasedaran madrid maxe qade viva bacelona wasas man u wer akasoo maxsato beir munich madrid ida neh jevantiso viva hazard

  67. Abuukar sholi Reply

    12-August-2012 at 6:43 am

    Dhaman tagerayasha gunerska wan idin salamay hadan fikirkeyga ka dhibto waxa qadayo arsenal halo doceyo chelsea

  68. maslah maxamed cali Reply

    12-August-2012 at 5:51 am

    Koobkan sanadkan waxa iska leh arsenal haku dilina sxpyah

  69. Fatika Reply

    12-August-2012 at 3:00 am

    Sxbyal waxba haisdalinina cupkan man u aya kuleh

  70. Mukhtaar axmed ali Reply

    12-August-2012 at 1:50 am

    A.s.c.dhamaan umada musliminta melkasta oo aad joogtaan hadaan ka dhiibto fikirkayga sanadkan waxaan urajaynayaa kooxda ugu magaca dheer caalamka yaa kale Real madrid losbalancos guul guul ayan urajaynayaa

  71. C/raxmaan.ileyka Reply

    11-August-2012 at 9:55 pm

    Marka hore waxa an idinku salaamay sln islaamka a.s.c kadib aniga fikrada an qabo waxa ay thy in ay qaadi doonto manchestar united horyaalka & champions liga mgrty waadna arki dontin mahadsanidin dhamaantin

  72. C/rixman ali mire Reply

    11-August-2012 at 5:37 pm

    Asc dhaman aqiyarta akhrista websetka laacib
    fekerkaygo koban kopka waxa mar2aad iskaleh chelse dhib malahan hadu drogba tagay waxuna ahaa halyeyada naadiga wan kaxumahay
    chelse good lucky

  73. bashir Reply

    11-August-2012 at 2:12 pm

    asc dhamaan ramadan karim waxan idin shegaya koobkaan waxa iskaleh barcelona ama real madrid ama manchester city goob luck BARCELONA

    • Abdiweli Reply

      11-August-2012 at 5:09 pm

      Waxan leyahay dadka tagera k0xda fc chelsea inay yihin iska hadal madama ay kuqadi k0bka h0re nasib ayad0 byern munich ay ciyarta kawadati ee wa Fc Barcel0na iy0 Adunka.

  74. yuusuf raygal Reply

    11-August-2012 at 12:09 pm

    waxaan rajaynayaa in sanadkaan aanu qaadayno anagoo lana yaqaano

  75. C/laahi. Buluuska Reply

    11-August-2012 at 11:16 am

    Viva boqortooyada aduunka champions laegue yaanaga xigo markiisa labaad viva buluuska and robebta demataio tawabaha caalamka

    • xasan cabdilahi oomaar Reply

      11-August-2012 at 12:17 pm

      maxay chelsea uga soo qayb gali waday is reebreebka ilay awood kumay qaadine nasiib bay ku qaadee

  76. moha irrib Reply

    11-August-2012 at 10:48 am

    ani waxan amin sanahay sanadciyaredka 2012-2013ka in ayku gulaysanayso cupka ay ku lolamayan 32teamsku in ay qadi doonto koxda man und

  77. Faysal Reply

    11-August-2012 at 9:10 am

    Asc dhaman ramadan kariim salaan kadib koobkani waxaa ku guulaysan doona barcelona and lionel andres messi and xavi inesta

  78. Coday Reply

    11-August-2012 at 9:04 am

    Waxaa ku guleesan doona marki 2 naadiga herla landn ee ku ciyaarto staav burik

  79. Wadad Reply

    11-August-2012 at 8:24 am

    Good barcelona

  80. C/wahaab maxamed alnasri Reply

    11-August-2012 at 5:51 am

    Asc dhamaan bahda laacib.net iyo tagerayaasha arsen~wenger
    run ahaantii sanadkan championka waxa ku leh kooxda arsenal ilmaha arsenwenger waxa leyahay dadaala .

  81. khadar(rooble) Reply

    11-August-2012 at 4:35 am

    asckum kadib waxa layiri af aan kaaga aheen lamaqabto waar wuxu waa banooni ee chelsea iskuxishooda marbaa qaadeene dadkahawareerinina anagoo3 jeer qaadnad mahadlayne iskuxishooda guul man united

  82. yasmin Reply

    11-August-2012 at 1:32 am

    asc aqayarta laacib .net waan idin salaamay cheslea waxaa lagu so aadiyayay kox germal eh chmapionka waxey ka badisay koxda rer germal ee bayer munich wana huba in aan tumi dono koxda rer germal Valencia sawabtoo eh waxan hesna ciyaryahanin waa weyn sanadkan rag cul culus ayan kensanay haada nahay rer cheslea inkatoo drogaba naga tagay lkn dhib malaahn ascarayaa namabarka 11 qaadi dono insha aahlah

  83. hanad yare Reply

    11-August-2012 at 12:48 am

    cup-kan waxaa kuleh PSG

    • Rooney Reply

      11-August-2012 at 5:08 am

      Cubkan hunguri yusan idinkagalin man united ayu uyalaa kufarax ama kanax cilqabow cadabkagal ya ddkaqaba viva man u

  84. Moha maldini Reply

    10-August-2012 at 11:29 pm

    ASC fans Chelsea fc and bahad lacib.net and aqrista yashaa all Ramadaan kariiiiiim runti wa adag tahay ina la sadaliyo wax socdo nadiyo adag sida BARCA. R.MADARID. JUVA. B.MUNCHI CHELSEA. MAN U. SIDO KALE PSG IYO MAN CITY OONE LA DAYALSAN KARIN ANI WAXAN U RAJEN NADIG HADA HASTO INOW DIFCADO INSHA ALLAH I WISH CHELSEA FC THE BLUES CHAMPIONS LEAGUE 2012 2013 VIVA BLUES

  85. waan qadena Champions League drogba oo naga tagay cml kan chelsea ayaa labeneso cml

  86. murti Reply

    10-August-2012 at 10:32 pm

    anigu waxaan u arkaa shaxdan shax aan caadi ahayn sidaa daraadeed waxaan jecelahay inay koobka qaadayaan kooxda sanadkii hore ku guuleystey chelsea waayo waxaynu odhan karnaa maanta chelsea awood bay yeelatay waxaanan idiin ka balan qaadaynaa inaanu ciyaar aanaydin iloobin weligiin sidaa iyo guul wanaagsan

  87. mohamed abbas abdi ali jimcaale Reply

    10-August-2012 at 10:32 pm

    sxb manchester unaited ayaa ku leh waana hubaal taas insha allah

    • dhudka Reply

      10-August-2012 at 11:27 pm

      sanadkaan waaa kacsannahay hadaa nahay reer man utd waxaa rabnaa inaa gaarni semi-finalka mise finalka champions leaguega in kastoo man city iyo barcelona iyo real madrid iyo bayer minichen eee joogaan

  88. fatin mancity Reply

    10-August-2012 at 10:23 pm

    Asc ramadanul kareem dhaman umada musliminta fikirkey ga hadan kadhibto sanad kan waxa iskaleh mancity ama barcelona viva mancity

  89. Makaiil, cade Reply

    10-August-2012 at 9:30 pm

    Ack bahda ciyara xisey sa wan idin salamay jgkgkgjg. Banoniga na wa cad iyo madow. Marka waxan leyahay vivi chelsea aya is kaleh champion kan madama oo nagata gay halyegii hore ee didiyan drogba/ balse hada na waxa in jogan kuwa kala dar daran, sida osca, hazad/f.torres ETC.

  90. Deekow yare Reply

    10-August-2012 at 7:48 pm

    Waf waa markale iyo chelsi iney qaado baan rajeynayaa inkasto halyeygi drogba uu katagey

  91. Cali odowaa Reply

    10-August-2012 at 7:26 pm

    Asc ramadaan kariim asxaabey somali waxay tiri illeen af aa! Madhaho waxaan oola jeedaa dadka leh arsenal baa.qaadi maka taageeraa mise qiyaasbaa sida ka,ah!kkkkkkk realmadrid barca ama juventus baa mid qaadi.

  92. C/rahamaan ahmed cali Reply

    10-August-2012 at 7:12 pm

    Waxaan qabaa in real madred ay qaad doonto ufa campones leage

  93. M.muse Reply

    10-August-2012 at 7:02 pm

    Sxpyl waxa kuleh man utd ha isdalinina

  94. jimcaale Reply

    10-August-2012 at 6:15 pm

    ch. waxa uu uwareegay xaga ingiriiska waxaana iskale sanadkan arsenal gunners oo bilaa van persie

  95. juka Reply

    10-August-2012 at 5:39 pm

    kkkkkkkkkkkkkkk
    ala maxaa meesha dad isnacay waxku soo qoraaya chelseafc difaacbay gashay kkkkkkkkkkkk oo haddii aadwahaysaan maad barca iska celisaan ama difaacgala ama gacmaha ku qaadoo maxaa wuxuun u samayn weydeen 2 final bay idin ku dubatay anaguna gurigooda ayaanu ku garaacnay miskiin nafbaad karadinaysaa difaac baygashay war waxaatihiin dad iska hadlaaya oo aan is ogay hoostiinaa biyo qulqulayaan masaakiiiiiiiin kkkkkkkkkkkkkkkk freind mauch balan sateen markaasay idin soogaraaceen beeec utaagbadanaa welina waaad hadlaysaan kkkkkkkkkkkk wax islayaaabkii kadhamaaday waakuwan ookale chelseafc kuwaasha duco iyo habaarba way reebtay viva chelseafc

  96. zaki dirie Reply

    10-August-2012 at 5:34 pm

    masnshaeter united ayaa so baxayso sxbyaal isdaas ayan lee yahay ra……

  97. xasan xaaji nuur Reply

    10-August-2012 at 5:19 pm

    Ramadaan kariim as xaabta ee tadku waxey yih raadan waxii cusub caalam ka ayaa jacel laakin chelsea aduunka ayaa la jecel yahay .sxb.

  98. xasan xaaji nuur Reply

    10-August-2012 at 5:17 pm

    Ramadaan kariim as xaabta ee tadku waxey yih raadan waxii cusub caalam ka ayaa jacel laakin chelsea aduunka ayaa la jecel yahay .sxb.asaad

  99. jimcaale Jecliyaa jabka chelsea Reply

    10-August-2012 at 5:10 pm

    Asc bahda laacib.net marka xigta ramadaan kariim hadaan usoo gudbo fikirkayga waxaan layaabanahay kan nacaska ah ee magaciisu yahay arsenal 0 chelsea waxaa ku cusob kubada wax kale ba ka hadli maayo aan ahayn arsenal bogan waa ka mamnuuc maadaa ka mamnuucay wax aan qaadin jirin baad tahay champion anigu ma tageero arsenal waxaan taageeraa man united iyo realmadrid waxayna kala leeyihiin 9 iyo 3 markasanu ku faani waynay iyadoo midh leh bogaba way haysataa horaa loo yidhi nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagin jirin baa taga. Viva rooney viva kaka viva kagawa viva ozil viva nani viva ronaldo viva rvp viva ramos.

  100. asad Reply

    10-August-2012 at 4:51 pm

    koobkaan chalsea markee qaaday ayuu qiimo beelay koox dhan oo difaac wada galeyso sidee loola ciyaaraa sumcada koobka ayee hoos udhigeen shit

  101. Maxamed maxamuud saam Reply

    10-August-2012 at 4:37 pm

    Haa

  102. Arsenal 0 - 5 Chelsea, 1999 Carling Cup 4th Round At Highbury Reply

    10-August-2012 at 3:43 pm

    REER ARSENAL MEEL KASTA DALAQ MIYAA XITAA MA FIIRINAYSAAN QODOBKA LAGA HADLAYO INUU IDINKA WEYN YAHAY OO IIDAN GAARIN k.k.k.k.k.k

  103. mohamed .s Reply

    10-August-2012 at 3:43 pm

    MANCHESTER UNITED AYA ISKA LEH CUPKAAN VIVA WELBACK VAN PERISE KAGAWA HAHAHAHA MAC AYA IDINKU TAHAY IS CEEJIYA

  104. samiir Reply

    10-August-2012 at 3:42 pm

    ACS RAMADAN KAREEM dhammaaan bahda ciyaaraha xiisaysa iyo LAACIB.NET
    bacda salaan sannadkan lama saadaalin karo cidda ku guulaysanaysan uefa champions league lkn waxay u muuqata in ay ku guulaysan karaan dhawr kooxood sida REAL MADRID, CHELSEA,BARCELONA,JUVENTUS,ama PSG
    waxaa aan sannadkan la dhayalsan karin kooxaha PSG iyo JUVENTUS oo kolay wacdaro dhigi doona.
    WSC

  105. Arsenal 0 - 5 Chelsea, 1999 Carling Cup 4th Round At Highbury Reply

    10-August-2012 at 3:42 pm

    ARSENAL KU LAABTA PAGE-KIINA MEESHAN LA IDINKAMA TALAGALIN KOOXAHA CHAMPIONKA HAYSTA AYAA ISKU WAREESTA INTA IIDAN ISKA SOO GALIN AQRIYA BOORKA WAXA KU QORAN WAXAA KU QORAN ARSENAL QPR IYO WOLVES WAA KA MAMNUUC MEESHAN YAA ALBAABKA IDIN SOO DHAAFIYAY CEEB BADANAA MEEL KASTA DALAQ MAAD LEEDIHIIN BILAA TIKIT KAALAYA MEESHAN MAALINTA AAD CHAMPION SOO QAADAAN FADLAN GURI AAN LA IDINKA YEERAN HASOO GALINA

  106. dilkey cadde 3:5 r.v.gaol Reply

    10-August-2012 at 3:40 pm

    hhhhhhhhhhhhhh
    odobahalow arsenal
    hadaa sgaal kadaal ku xiratay kaas champion maaha marax
    malinkasto arsenal haku digrin
    viva arsenal viva laacib.net

  107. cabaye Reply

    10-August-2012 at 3:37 pm

    waaxa raajenaya man u inye ku gulesato uefa

  108. farey farsamo Reply

    10-August-2012 at 3:35 pm

    asc asaxabey ma.aha in la iska indha tiro chelsea waa koox weyn maxaa yeelay 32 koox oo caalami ah ayee kadul qaday mana labo in la is xaqiro tan kale awood ma.aha kalinta 1aad ama 2aad ee waa heerka aad garsisantahay viva chelsea chambion 2013 and hazard

  109. Arsenal 0 - 5 Chelsea, 1999 Carling Cup 4th Round At Highbury Reply

    10-August-2012 at 3:20 pm

    YAAB.COM BAL ARSENAL MAXAA PAGE-KAN KEENAY MIYAYSAN ARAG IN WAX CHAMPION KU SAABSAN LAGA HADLAYO KOOX AAN CHAMPION HAYSAN WAA KA MAMNUUC INAY RAYI KA DHIIBATO ARSENAL QPR IYO WOLVES MIDNA KAMA HADLI KARAAN WAANA MARTI MA ARKAAN MIYAA SAWIRKA MEESHA SAARAN

  110. Dahir kalaay Reply

    10-August-2012 at 3:18 pm

    Hayaaay bahda lacib iyo takerayasha arsenal jimca wanagsan sanadan (EPL) anad chambieonka arsenal aya leheh sanadan ya na celin dono vivi olveir Girou and van -dar-weil and s.cazarola and L.bodolsk and arteta welshar and A.SONG vivi all blayrs

  111. ibnu cali Reply

    10-August-2012 at 3:08 pm

    kaalay maxaay arsenal keeni oo van.perse na katagay haday kujirto chanpion?kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  112. Cabdulaahi silow Reply

    10-August-2012 at 3:07 pm

    Waaw chelsea sanadkaan sidoo kale guul lataaban karo ayaan urajeynaa

  113. Ladan Reply

    10-August-2012 at 3:07 pm

    Waa markii labaad iyo chelsea cupkana ayada iska leh viiiiiiiiiva torres

  114. Fasal Reply

    10-August-2012 at 3:02 pm

    Asc all laacibnet waxaa ku sow baxayo man united ayada ayan ugu cad cad

  115. Caamir Reply

    10-August-2012 at 3:00 pm

    Chelsea waxay utahay marka lawaad aykuguleysaneyso champion legue 2012&2013

  116. deeq Reply

    10-August-2012 at 2:58 pm

    waxaan qabaa anu ficir ahaan in manchester unated ku guulaysandonto

  117. shaafici Reply

    10-August-2012 at 2:55 pm

    waxaa dalacanaysa man united

  118. shaafici Reply

    10-August-2012 at 2:50 pm

    waxaan dalacanays

  119. aguero Reply

    10-August-2012 at 2:43 pm

    man city guul baan kuu rajeynayaa

  120. naciimo Reply

    10-August-2012 at 2:42 pm

    barsa ayan raba in an qadno marki 5 nad 1 barka chanpiyon viva barsa

  121. C/najiib Reply

    10-August-2012 at 2:42 pm

    Waxaa ku guuleysan karta man utd

  122. Mahamad adan Reply

    10-August-2012 at 2:28 pm

    Manchstar city gul ayan urajay nayahay

  123. Van goal Reply

    10-August-2012 at 2:21 pm

    Basel in ay so baxdo ayan raba si an uga ar gosano

  124. Chelsea aawayde

  125. asc all and lacib.net waat mahadsantihin kun jer lacib.net k.k.k.k

  126. hanad Reply

    10-August-2012 at 2:09 pm

    waa yabe laacib.net kooxdi boolada ahed ee chelse isreeb reeb ma aadeso miya maxa usoqori wedeen

    • Hassan Reply

      10-August-2012 at 2:15 pm

      Chelsea isreebreeb ma galeyso.. wareega Group-yada ay ka bilaabanee madaama ay yihiin title holders.

  127. Qadar Reply

    10-August-2012 at 1:54 pm

    Waxan qaba in u dinese ay so bixi kar to wayo sanadi hore ayey arsinal dirqi ugu fakatay marka sanadan mel ayey imane dinatale

  128. ROONEY Reply

    10-August-2012 at 1:54 pm

    WAXAAD DOONTIIN HA IS KA SOO QORINA

    • Hassan Reply

      10-August-2012 at 2:01 pm

      Waxaad doontid ha ku hadlin

      • abdirizak

        13-August-2012 at 7:32 am

        asc waxaa qadi donto kooxda magaca weyn ee real madrid

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>