Paris Saint-Germain Oo Ku Dhawaaqday Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Lucas Moura. | Laacib.net
Home » Horyaalada » France » Paris Saint-Germain Oo Ku Dhawaaqday Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Lucas Moura.

Paris Saint-Germain Oo Ku Dhawaaqday Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Lucas Moura.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 8-08-12 9:37 PM

Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u la soo wareegtay ciyaaryahanka kooxda Sao Paulo, iyadoo xiddiga farsamada leh ee reer Brazil uu u dhaqaaqi doono Parc des Princes bisha Janaayo.

19 jirkaan ayaa waxaa aad loo xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo yurub, iyadoo Manchester United iyo Inter ay ceyrsanayeen muddo dheer saxiixiisa.

Si kastaba ciyaaryahanka oo isbuucan qirtay inuu wadahadalo kula jiro PSG, ayaa haatan si rasmi ah noqday ciyaaryahan PSG ah wixii ka bilowda bisha Janaayo.

Warbixin la soo dhigay website-ka PSG ayaa lagu yiri:

“Paris Saint-Germain iyo Sao Paulo FC waxa ay maanta heshiis rasmi ah ka gaareen saxiixa Lucas Rodriguez Moura Da Silva.

“Ciyaaryahanka iyo PSG ayaa sidoo kale kala saxiixday heshiiska ka bilaabanaya Janaayo 2013 ilaa July 2017. Ciyaaryahanka ayaa ku soo biiraya Paris Saint-Germain iyo saaxiibadiisa cusub bisha Janaayo ee 2013″

“Iyadoo la soo wareegtay ciyaaryahan da” yar oo tayo leh sida Lucas Rodriguez Moura Da Silva, Paris Saint-Germain waxa ay isku diyaarineysaa mustaqbalka”

Lucas ayaa noqonaya saxiixii afaraad ee weyn ee tababar Carlo Ancelotti ka dib imaanshihii Thiago Silva,  Zlatan Ibrahimovic iyo Ezequiel Lavezzi.

Paris Saint Germain ayaa ka dulqaaday saxiixa ciyaaryahan Lucas Moura kooxaha Manchester United iyo Inter Milan. Sidee u aragtaa ku biirintaankiisa kooxda Faransiiska ee lacagta badan? Fekerkaaga hoos inoogu soo qor?

66 Responses to Paris Saint-Germain Oo Ku Dhawaaqday Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Lucas Moura.

  1. Maxmed xashi Reply

    11-August-2012 at 12:16 pm

    Doonimayno lucas

  2. Axmed daauus Reply

    09-August-2012 at 10:57 am

    Lucs mura marnaba marabno waana kadhanahay byy hagaajiye cml

  3. Daacad nani Reply

    09-August-2012 at 10:48 am

    Lucs mura marabno

  4. C/qaadir Reply

    09-August-2012 at 10:42 am

    War deg deg ah

  5. Cabdinuur ismacil digeed Reply

    09-August-2012 at 10:24 am

    Asc dhaman bahda lacib.net salan kadib runti sir ku wuxu wada af wa ko may lagu ame af kaligi ayu raba in u ciyartow ku helo waliba khibradleh sxb hada waxas walagatagy waxa ugu yar 20 ila 25 mlyan in ciyartow lagu dalbado isaguna waxa u la ordaya amah iyo 10mlyan inta u warwaregayo aya 45 50 mlyan ladul dhigaya marka anigu waxan dhihlaha karirigaga iska dhaqo ciyartow danbana ha isku dalban wakhtigini u dhamaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Nuux gooner Reply

    09-August-2012 at 10:13 am

    Asc bahda ku xiran laacib.net hadaan fekerkeyga ka dhiibto l.moura waa ciyaaryahan farsamadisu sareyso inkasto uusan gaari doonin ronaldinho balse wax weyn ayu ka badali doona PSG waxaan aad iyo aad uga xumahay in kubaddi oo dhan ay isku badasho lacag ciyaartoyda sanadyadan jirto damac lacageed aya ku wada jiro byyy

  7. caaqil114 Reply

    09-August-2012 at 10:06 am

    waxaan u arkaa xidig wax weyn kusoo kordhinkara PSG. xagga boos ayuu ka helaa laakiin manutd iyo inter boos uma hayaan..

  8. xudeyfa syl Reply

    09-August-2012 at 9:58 am

    waxn aminsnhy inay u tahy mel u kuyelan dono mustabl wngsn wana ku tagersnahy inu ado faransiska halki u ka,adi laha italy ama enland

  9. Bad-booooy Reply

    09-August-2012 at 9:33 am

    @wadani man united hahahah saf says aresnal keeping us in da dark hahahahahahhahah duqa saaka calaacalkiisa baxaya lucas moura laga afduubtay rvp inlaga afduubtuu kabaqay markaas buu calacal bilaabay arsenal kooxa kale wada xajood kula jirta anagana wee inaga diiday kulaha calaacal mxuu tara wenger hve never sold a player to saf hahah cheeky sxb man u kama gadeeno rvp haduu diido inuu sii joogo city ama juve laga gadaaa then 20+mill-ka kaso xaroodo gool haye daafac iyo hal striker laguso gadaa hahah cazorla 16mill podolski 10 groud 12 hahahah torres 50milll 7goals hahahahahah can,t stop laughing

  10. Khalid Juventino Reply

    09-August-2012 at 9:12 am

    Waawarey sanadkan Champions League ga xaladisa wey cakirantahay walahi run ahanti waxay ila tahay PSG hada wixi ka dambeeya inay ka mid noqotay Kooxaha Aduunka ugu adag

  11. Yaaaaaaaaaaabka Reply

    09-August-2012 at 9:10 am

    Aniga waxan idin sheegaya inan carab lacayin waayo nabigena kadhashay scw iyo asxabtiisa hadan fikirkayga kadhibto psg aya uwanagsan

  12. C.raxman yare Reply

    09-August-2012 at 8:49 am

    Wa taageraha weyn e arsenal runti hadan ka dhibto fikirkeyga waxan is le yahay p.s.g iney doneyso iney is xoojiso waxan filaya iney wacdaro ka dhigi donto horyaalka yurub e champions leage by

  13. sadig_united Reply

    09-August-2012 at 8:27 am

    Kkkk Wodka wata adeer Horts yaad taageerta kooxdee. Nase was koox Adam kufaanikar

  14. Rooble siyad Reply

    09-August-2012 at 7:59 am

    Kkkkkkk walahi waa arin comedy ah oo qosol badan, waan taagersanahay aniga carabtaaan waayo jeebkoda ayaa fresh ah naxaa laga rabaa ha iibsadan ciyartiyda fican adunkaa fuckin money ayaa kala hagto, belo waye waxaan u rajeynaa parin sanadkan inee qado uefa chamoions league runtii nasiib wacan psg

  15. salax.axmed Reply

    09-August-2012 at 7:45 am

    asc wan idin slmy sln kdib waxa lucas moure afubatay sg b

  16. salax.axmed Reply

    09-August-2012 at 7:40 am

    asc waxa fcn inu ku birilaha united balse waxa lacag ku af dubatay bsg

  17. Abass ufurow Reply

    09-August-2012 at 7:39 am

    Markad rabtan wa laacib weyn marku ni didana wa damin miyaa????????????

  18. Mahamed adow Reply

    09-August-2012 at 6:15 am

    Wiligood ayaa saan loogu dulqaadi jiray

  19. Wadani man united Reply

    09-August-2012 at 5:36 am

    Kkkkkkkk carab basal ayan udaynaye hadana ma ciyaartoydi ayan u daynay waxan daremay markay dhahen moura ayan rabnaa 35.7
    man united ciyalka ma danayso hada waxan haysanaa aqyaar badan waadna arki doontan waxan sameyo sanadka soo socda waqti qalil ayan ciyartoy qatar ah keni jirnay hadana wan kenayna viva kagawa and rooney and Rvp

  20. salman Reply

    09-August-2012 at 5:15 am

    aniga fikir kegu waxa aan layabanahay koxda barsada weyn ee brg mid kasta managa dul qadesanaayada dabaal wayay waa carab lacakta ka badatay aya hesato koxda lakin mar key lacag u wayaan ciyartoyda aya laga kala tagay

  21. Cabdulahi Reply

    09-August-2012 at 5:10 am

    Kkkkkkkkkkkkkkkk waxlaguqoslo waaye man utd waxayba naguwaaleen anakaalasoowareegayna lacagna loomahaysto sida psg

  22. king shada Reply

    09-August-2012 at 4:54 am

    suuqa kala iibsiga walh fashil ayu noqday ,maxa yelay nin an wali koox weyn an ka dhex muuqan aa rikoor lacaged la dul dhigaa xataa ronaldo weyne laguma iibin qiima intaa la eg

  23. kayse Reply

    09-August-2012 at 4:23 am

    IDINKU JABKA UNITED AYUUNBAAD QORTAAN MAXAAD WAX UGA QORI WAY DEEN ARINTA RVP EE CAAWA SHABAKADAHA CIYAARAHOO DHANI AY QOREEN sida: goal.com

  24. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    09-August-2012 at 3:25 am

    olompic waxaa booska ka haystay naymaar

  25. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    09-August-2012 at 2:56 am

    lucas moura waa new ronaldinho youtube ayaan ka daawaday haduu idiin iman lahaa naxdin ayaan u dhiman lahaa

  26. sadiq _united Reply

    09-August-2012 at 1:53 am

    waxaan lakiin ceeb ah in chalsea oo suuqa lacag badan galisay in

    waxqadiwayaan

  27. sadiq _united Reply

    09-August-2012 at 1:44 am

    waxaas waacaadi cung xun oo aan wali lahumin wax kasoobixidoona

    maxuu noosheeegayaa awalba kahmaar ayuu ahaam hadan psg ayaa qabaar gashay viva man united

  28. Anas ronaldo Reply

    09-August-2012 at 1:42 am

    Horta caruurtan waxa kamaqan man inay tahay kooxda ugulacagta badan preamer leaga way walan yihin wlh lucasna 30 milyan wuu uqalma lkn anaga jahilin manihin sida psg mawaxan ogahay inuu hadhow lacagtan kusoogaday iiso celinkaro maxan waxan oodhan uguqasaraina kkkkkk anaga hadan nahay man u waligen waan jrena waxan noqonayna waligen kooxda ugu fcn abid kubada cagta ilove real ilove manu midka leh chelsea aya kadulqadi lahayd haday psg joogi lahayn war meesha masaliid balagadayaa mesha waxaa joogo galazers hadad taqano

  29. Mr Tahla Reply

    09-August-2012 at 1:40 am

    Sanad kan waa sanad ki the blue man utd wax uma yaalan shiid waye cml xidig walba walaga dul qaada hun guriga ka batay wax ma gadana yaan gor goris le ku jiraan k.k.k.k

  30. Abuu tariika Reply

    09-August-2012 at 1:39 am

    Hhhhhhhh ar jecliyaa jabka man utd kgawa wuxu idiin qabto hala arko hee kulanka ugu soo horeyo waxaa everton aya idinku furfuran doonto odoyaasha duqobay 2013 ayaa no balan ah mesha eey garan qashin.com

  31. F.c kAAMBO glkyo Reply

    09-August-2012 at 1:36 am

    Man utd hadaan nahay manaqan waxa gacan adayga kenaya yaab carabahan na way nooga dareen sicir barar bay noga dhigeen meel walbo

  32. ahmed khaalid Reply

    09-August-2012 at 1:24 am

    wlh kuwan sicir barar ayey bilaaben war qofki ay so dalbadan 40million kayar maba kudalbanayan

  33. Sport man Reply

    09-August-2012 at 1:17 am

    Olympicada nin binji ka fadhiya uma baahnin lakin inan radina khalad nagu ahayd waxan ubahanahay nin dhexda masuliyadeda qadi kara sida motinho ama witzel iyo striker

  34. raamka Reply

    09-August-2012 at 12:52 am

    asc waaw psg waa laga yaaban yahay wacdarey suuqa kala iibsiga kawadaa naadiyaal badan waa lagu hees taa suuqa

  35. asc all and lacib.net k.k.k.k.k wilgeed waa laga dulqadi jiray sita fabrica nasri yaya tore and aguwaaro iyo tores iyo mata dhaman kuwas o dhan ika aya laga dulqaday k.k.k.k.k talin 8 ka.firiya he by

  36. dhiirane Reply

    09-August-2012 at 12:48 am

    asc aqyaarey man united waa bakhayliin lacag ma quurayaan sanad ka xataa arsenal baa dhaanta ii maankay layihiin

  37. cunaye Reply

    09-August-2012 at 12:45 am

    kkkk waliged wa laga dul qadi jiray ciyaryahan kaste sory wlh sirka mawuxu donaya inu scholes woco wax walan iga dheh united inan unoco miyu donayaa

  38. sadiq _united Reply

    09-August-2012 at 12:38 am

    man united waa naadi ween lucas moura xataa haduu imaan lahaa waxuu fariisan lahaa banjiga

  39. Arteta Reply

    09-August-2012 at 12:28 am

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    MASKIIMIN MAN UTD MASKIIMIIN MURA QARE… VIVA ARSENAL

    VIVA.. Arteta VIVA.. Wilshere VIVA.. Cazorla VIVA.. Podolska VIVA.. Giroud VIVA.. Gervinho………..

    MAN UTD 2-10 ARSENAL
    ARSENAL 8-0 MAN UTD
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  40. hanad yare Reply

    09-August-2012 at 12:26 am

    wan ku faraxsanahay maadama aan nahay taageeraha kooxda PSG imaatanka ciyaariyahanka reer brazil ee LUCAS.
    viva PSG and viva ancoletti.

  41. Azaz yere Reply

    08-August-2012 at 11:33 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk man u miskiin lucas muara lacag ayuu kadherga iyo kubad future leh muxukudoonaa xaradaas goxooti

  42. arsenal 5-3 Chelsea Reply

    08-August-2012 at 11:23 pm

    kkkkkkkkkkkk sorry man utd waan kaxumahay jabka eey idiin geesatey psg viva cazorla song arteta wilsher rocisky looooooooozl

  43. Wayne Rooney Reply

    08-August-2012 at 11:21 pm

    ciyaaryahan jiro maahan kan we have nani and valecia we don’t need lucas moura waxan usheegaya tageerayaasha man utd wali PSG iyo lucas moura wali iskuma raacin heshiiska waxa laga yaaba inuu man utd uciyaaro viva man utd viva rooney

  44. xaafid Reply

    08-August-2012 at 11:20 pm

    torres 50, pizaaro 25, schevschenko 35, deco 30, kalou 30, kulina wey kuqasaareen, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  45. muxya Reply

    08-August-2012 at 11:15 pm

    am very sorry

  46. nuurmilano Reply

    08-August-2012 at 10:47 pm

    asc ani waxaan u arka lacagbadan iney elman xitaa dhisikarto iska daa kooox yurubiyan ah mideeda kale reer man u waa usheegay iska ilaaba ayaan iri waayo koox qaadatay halmar silva iyo ibra cid kale uma daaheeso yeeysan roney iyo vilansia nigu qabsan lolz viiva lacag

  47. Maxamed c/laahhi Reply

    08-August-2012 at 10:41 pm

    Man utd waa ka cadahay ka qaleeya sidaan laguma ogeen

  48. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    08-August-2012 at 10:40 pm

    CIYAARTOYGA IDINMA RABAAN EE CARRICK IYO
    OSHE LASOO TAAGNAADA WALIGIINBA
    RONALDINHO AYAA LA IDINKA DUL QAADAY
    HAZARD, BENZEMA ROBEN LUCAS MOURA I.W.M,

  49. Mohamed Jaakat Reply

    08-August-2012 at 10:38 pm

    Sir alex ma donen loura fergusan ciyariyahanka u dona wa uu la so warega sida kagawa wad aragatay wax dhib ah kama so marin waregitankisa lucas, ma donen hadana lacagta ee sheganaya wa qali uma qalma wa u fashilmi kara sida Kaleberson uu man u ugu fashilmay marka Alex ciyariyahki u dona wa u la so warega viva man utd and SAF

  50. zaki lfc Reply

    08-August-2012 at 10:33 pm

    MAN U waxaa uga wanagsan
    PSG

    • hanad Reply

      08-August-2012 at 11:11 pm

      ninkaagan wato kkkkk waxaan kuu sheegayaa in aadan run ahaantii kubada aadan in badan la aqoon adiga oo kalana waan ku aqaan waxaa tahay tageero chalsea iyo inter milan iyo real madrid sababta aad kooxaas kuugu soo qaadan waxey tahay ciyaalka kubada ku cusubtahay ayaa waxey kubadoodu ka bilaawataa laacib weeyn oo la gato marka man united last five year english premier league waxeey qaaday 4times kumana eeysan qaadin laacib weeyn eey bursato ee waxeey ku qaaday kubad wanaag iyo qibrad dheeraad oo uusan heli karin team walbo waanada aan ku siinayo waxeey tahay waxaad ka soo bilaawdaa kubada in aad ka soo barato Wikipedia the free encyclopedia wixii ku dhaafat halkaas ayaa laga bartaa

  51. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    08-August-2012 at 10:24 pm

    CIYAARTOYGA IDINMA RABAAN EE CARRICK IYO OSHE LASOO TAAGNAADA WALIGIINBA RONALDINHO AYAA LA IDINKA DUL QAADAY HAZARD, BENZEMA ROBEN LUCAS MOURA I.W.M

  52. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    08-August-2012 at 10:22 pm

    KKKKKKKKKKKK AAWAY CUNUGAAD NAGU CABSIIN JIRTEEN WAR WAX MAN U U SOCDA LAMA ARKO HAZARD AYAAN OGEEN HADANA KAN BARINA WAA KUMA??,

  53. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    08-August-2012 at 10:21 pm

    KKKKKKKKKKKK AAWAY CUNUGAAD NAGU CABSIIN JIRTEEN WAR WAX MAN U U SOCDA LAMA ARKO HAZARD AYAAN OGEEN HADANA KAN BARINA WAA KUMA??

  54. Hazard Reply

    08-August-2012 at 10:19 pm

    Man waxay lawaregaysa 8Milyan halka ay chelsea mncty psg ay 50 Ha inukudad sanaato kkkkktags

  55. Saciid Reply

    08-August-2012 at 10:07 pm

    Iimaan la aan kasoo qaad arinta lucas moura

  56. muqtaar mohamed ibraahim Reply

    08-August-2012 at 10:06 pm

    man uneted ee ku daad santahay

  57. muqtaar mohamed ibraahim Reply

    08-August-2012 at 10:06 pm

    man uneted ee ku daad santahay

  58. mohamed,toress Reply

    08-August-2012 at 10:04 pm

    KkkkKKKkkk warkaaas ayaan rabaa waxan u arka in ay ku qasaareen markii horaba man u ma aysan haysan lacage waxayna rabeeen amaaah lkn yaa u ogal in ay amaah ku qaataan laacib hadii xata ay kaligoOd ku noqonlahaayeen waxa miska kaash so sari lahayd chelsea waxan u arkaa in ay u dhamaatay man u dayna un ha iska bad baadiso

  59. Faaraxleyl Reply

    08-August-2012 at 10:03 pm

    Waan arki donaa waxuu isbadel ukeno lakin man utd uma hitin donto

  60. m haadi Reply

    08-August-2012 at 10:03 pm

    a mon avis c’est une bon nouvelles pour d’arriver lucas à paris

  61. cabdiraxman Reply

    08-August-2012 at 9:54 pm

    walahi waxaan u malayn in sanadka danbe ay PSG ay wacdaro dhigi doonto aad baan ugu faraxsanahay la soo wareegintanka ciyoortooyadan

  62. dafaaye_10 Reply

    08-August-2012 at 9:53 pm

    Wow cadi ma ahan sanadkan uèfa champion anaga leh viva PsG

  63. juka Reply

    08-August-2012 at 9:51 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oh maxaa kudhacay man u xagay martay 4 bilood bay lahaayeen waxaanu keenaynaa lucas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma afbaa waxlagu keenaa aduunka lacag baa shaqaysee yay ismoodeen markay leeyihiin laacib lacag badan baanu keenaynaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk gaaajo qaaaq maaaxaan cunaaa haygoosan man u kakawa ayay suuqa oodhan kaheleen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    sabool maxaakahaysta chelseafc ayaa idin siinaysa labo ciyaar yahan oo loan ah hal xili ciyaareed maxaan idiin sameeyaa haddii ciyaar todii idin diiday nin waliba wuxuu rabaa lacag iyo koox dhisan oo marwalba lacag lagelinaayo kkkkkkkkkkkkk halkaaa ka oooya scholis baad dib ugu yeedhaysaan markaasaa dad rabtaan inay yimaadaan viva chelseafc

  64. Madar adan Reply

    08-August-2012 at 9:50 pm

    Good news wan sodhawaynaya arinkas

  65. Caamir zaki Reply

    08-August-2012 at 9:50 pm

    Wlh suqa wuxu noqday Marax Carabahan qudarta Isku Dal Dalay 19 jir Aa waxa lugu Gada 40 Euro iyo Wax lamida Wanka’xumahay Inan Weeno Lacibkas inbadana Dawaday Ciyarihisa Wa Good.player.

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>