
Ciyaaryahanka reer Spain Jordi Alba ayaa laga yaabaa inuu kulankiisii ugu horeeyay ee Barcelona uu u ciyaaro kulanka saaxiibtinimo ee Manchester United 8da August, sida ay sheegtay kooxda reer Catalan.
23 jirkaan oo ay kooxda kula soo wareegtay 14 milyan euro bishii June, ayaan weli u ciyaarin Blaugrana ka dib markii uu ku biiray xulka wadankiisa ee ciyaaraha Olimbikada.
Alba ayaa ku soo laabtay Barcelona shalay galab ka dib markii La Roja lagu soo reebay wareega group-yada ee ciyaaraha Olimbikada, waxaana ay kooxda reer Spain xaqiijisay in daafacii hore ee Valencia in loo ogolaaday inuu nasta shanta maalmood ee soo socota, isagoo shaqada kooxda ku soo laabanaya 8da August oo ah marka ay Gothenberg ku kulamayaan Barcelona iyo Man United.
Martin Montoya iyo Cristian Tello ayaa iyagana sidoo kale qeyb ka ahaa xulka Spain ee ciyaaraha Olimbikada, lakiin iyaga waxa ay shaqada kooxda ku soo laabanayaan maanta oo jimce ah.
Dhinaca kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Andriano uu dhaawac canqowga ah ku soo gaaray tababarkii shalay, ciyaaryahanka reer Brazil ayaa shaki uu ku jiraa inuu ciyaari karo kulanka saaxiibtinimo ee ay sabtida la leeyihiin Paris Saint-Germain.
naciimo
04-August-2012 at 10:05 am
acs asxabta man unetid barka aya idinka badi neyso ha is dalinina wali wad ilow den finalki jaambiyonka labmar xanuun kkkk viva barsa 1 adunka lionel messi 3 xarir san laacibka adunka marki afarad kkkkk
sidiiq
03-August-2012 at 10:16 pm
viva barca wa laqaracaya man untd
duceysane tageraha barca
03-August-2012 at 8:52 pm
Waa la garaca ma u viv barca
mr man untd
03-August-2012 at 7:55 pm
hhhhhhh wlh reer barca waad caytameysaan runtii barca wax umashegeyso kooxaha angiriska soo horay jamaal tagere chelsea sanadkaan waa sanadkii real madrid viva c.ronado man untd 10 barca 0 wasas ogaada dhaman man untd fans
First chelsea second barca fans
03-August-2012 at 5:08 pm
Man utd wa nacnay saaa uka badinaynay iyada codsi noo soo dirayso mar walba mxa samayna wa koox an quusanayn sereiB ayan u safayna iskama celin karan captain waxa u ah thiago alcantara wana kabadinayna barcelona waxa kadhiman alex song danial agger labadas basa ka dhiman
Jamaal
03-August-2012 at 3:31 pm
Asc dhamaan aqyaarta,runtii hadaa nahay taageeryaasha chelsea,barca naadi ingriis ah waxba kama cunayso,maxaa yeeley jabkii championka loo geestey ayay kujabtay marka waxba ha ka sugin barca inay ciyaartaa badiso…..
Cabdulahi Carab
03-August-2012 at 3:23 pm
Kkkkkkkkkkk gbdhaha barcelona anaga hada nahay Man u buuq uma bahnin 8da bisha ino balan Ah Kulanki sxbtinimo sanadki hore wad ogeeydeen 2-1
now now
03-August-2012 at 3:14 pm
waar heedhe ka la baxay Os.Man u no 7 ma sidaasa ayaad messi uga xaartaa kkkkkkkkkkkkkkkk miyaad iska taageertid naftuu ileen kuu keenay inta kaa goaday waasdi ago kkkk messi cadaab walaahi. ciyaal xaafadkuu way kugu hadrayaan
Takuma
03-August-2012 at 3:07 pm
Asc dhamaan bahda laacib waad salaaman tihiin iyo waliba (JIMCA) wanagsan.
mida kale reer (man u) maalin walba waan idin ka badineena ama final ama friendly ama kaftan kaftan viva (LIONEL 10) (HERNANDEZ 6) (ANDRES 8) (JORDI 18)
Zaki
03-August-2012 at 2:53 pm
Kkkk maqustaan kuwaan somahan kuwii aan olambeg roma iyo wembelay aan cashirada ugu dhigenay ar indha adagaa tageraha untd war xishooda adinka iyo real madrd ka hara barceloona kkkkkk
maestro Xavi hernandez
03-August-2012 at 2:37 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Man United Malageeedaa Galay mar hadiii Meesha Yimaaadeeen Boqorada Yurub Visca Barcelona Waaaan Kutumaneeenaaaa Kuwaaas Kooob Shaaah xataaa Uma cabeeeno kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Viva Jordi alba
Maxamed gubta
03-August-2012 at 2:22 pm
Walikeed waala ogaay barc inluku karacijiray kulankasto oo saaxibtino vivi cr7
c/risaaq muuse (rooraaye)
03-August-2012 at 3:02 pm
run ahaantii fakirkeyga haddan kadhiibto ciyaarta waxey ku soo idlaandoontaa 2-1 oo eey guusha ku raaci doonto naadiga man united goolashaasoo ee ka heli doonto ciyaariyahynda rooney nani
nani
Aqyaarka leo messi
03-August-2012 at 1:58 pm
Barca ka cabsada reer man utd manunited waan garaacijirnay ma hadaa u daahaynaa
liban
03-August-2012 at 1:45 pm
dhaman ramadan kariim .barcelona algeed way ka qoob sareysay m.u hada way nu ku bashaleyna gacanta yan laga jareyn oo aan la ceboobin sidii dhamdkii champion ka oo kale kkkkkkkkkk viva barca tito filona
hanad
03-August-2012 at 1:33 pm
kkkkkkkkkkkk reeer man utd qaarkod xanaq aya kamuqdo se cml
Iyac darbo
03-August-2012 at 1:31 pm
Sxb dhamaan waad slmantihiin bahda laacib.net man u fifa barcelona hoos
kayse
03-August-2012 at 1:19 pm
Kooxahayga lkn man u ayaan taageeri doonaa waayo waa kooxdayda 1aad man u 3 – 2 barce
hassan kaafi
03-August-2012 at 1:11 pm
aryaada xataa doonta beb ku neh waa i noo 8 deeda insha allh
Os.man u no.7
03-August-2012 at 12:59 pm
War hedhe alba iska daye xita messi haka sotakina waxa naka go,an inan idin qaracno rer barca wax haso rebanina waxa dontan kena viva united kagawa and powell