
Ciyaaryahan Alberto Aquilani ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Fiorentina, sida ay xaqiijiyeen labada kooxood ee Liverpool iyo Fiorentina.
Kooxda reer Italy ayaa suuqa ugu jirtay xagaagan saxiixoodii seddexaad oo isku xiga, waxaana ay soo xerogeliyeen Aquilani oo amaah ugu soo ciyaaray Juventus iyo Milan balse labada kooxood ay ku guuldareysteen inay heshiis la gaaraan Liverpool.
Fiorentina ayaa xagaagan lala xiriirinayay ciyaaryahankii hore ee Roma, waxaana sida laga soo xigtay milkiilahooda uu sheegay in la dhameystiray heshiis joogta ah oo ay ciyaaryahanka kula soo wareegayaan.
“Waxaan la soo wareegnay Aquilani” ayuu Andrea Della Vale si kooban ugu joogay saxaafada isagoo ku sugnaa saaka xarunta tababarka ee kooxdiisa.
Kooxda Liverpool ayaa iyadana warbixin ay soo saartay waxa ay ku xaqiijisay in Aquilani uu dhameystiray heshiiskii uu ugu wareegayay kooxda Fiorentina.
Aquilani, ayaa la rumeysan yahay inuu Liverpool kaga soo dhaqaaqay heshiis 7 milyan euro ah, waxaana uu seddex sanno u saxiixayaa Viola isagoo sannadkii qaadan doona 1.7 milyan euro.
Abdijaliil - Gerrard 8
04-August-2012 at 10:41 am
Sln sare all liverpool supports. Gaar Ahaan trou supports = caaqil114, capitano Abti doon. Sln kadib.
Sooy sooy aquilani, wax aad noo haayso maleheen awalbee.
_ till my heart pumbs the blood I’ll support liverpool_
~ You’ll never walk alone~
* liverpool 5 champions * .. . ..
Dr uk
04-August-2012 at 10:38 am
By aquaiani welcome dempsy and j.allen and nur sahim
moha
04-August-2012 at 8:58 am
marka hore waad salamantihiin tageraysha liverpol ……..aqualani hadiii noo keenayo dempsy waaa ok lkn hadii aan saan ku joogna wey naga kala kacday plz we need demopsy and alan ….. We can do more
wahiid Qarandiid
04-August-2012 at 4:44 am
aquelani iskatag dheh meesha waxba kumaheyne naladhaaf calaacalkaada . Boskaada jonjo shelvy ayaan kaaga kalsonahay . ALLEN and DEMBSY k.k.j.k. Welcome . Jey SPERING hala eryo .
maxamad
04-August-2012 at 1:47 am
Wan kaxumahay lkn liverpool waxa eedamacsantahay laacip ayaa ladiray kuwa Damiinin ayaa laheesanaa sida crool iyo j.cole handerson
aguilani iyo max Rodreges bixitaankoda Zaaid baa uga xumahay by YNWA
Shiine maxamed
04-August-2012 at 12:26 am
Waan kaxumahay akulaani
mr azaad
03-August-2012 at 10:10 pm
bye aqua
Sahin
03-August-2012 at 9:38 pm
Bye
fahad
03-August-2012 at 9:18 pm
hadaan tageere liverpool ahay aad iyo aad ayaan uga xumahay laakiin waxaan ku faraxsanahay inay ku soo biiraan allen iyo dempsey nasib wacan aqulani waxaan kuu rajaynayaa boos joogta ah inaad kahesho frotina
macalin santuunji
03-August-2012 at 8:43 pm
war ma rabo wayo wan xanaaqsanahay sababto ah aquilani maxa loo dirayaa iyago koxda ay jogan adam iyo handarson naga tagay hada wlh hadaan lakeenin demsey allen ramelez in koxda aan ka niyad jabayo ani dhib ayaa iheesto sababto ah kox aan aheyn liverpol ma tagero hadana liverpool wax fcn ma keeneso adam iyo hadarson downing kuwan ayaa nadilay wasaqyada maalinti la diro hal lo ayan qalayaa wa adam iyo handarson
caaqil114
03-August-2012 at 8:34 pm
waxba maahan waa iska caadi lacagtii lagahelaa aya xoogaa lagu daraa debpsey iyo joy allen ayaa lagu keenaa intii lasii lahaa milan iyo juve fiorentina halaga iibiyo. waa fikrad wanaagsan koleena anfield boosma ugama banaanee.. viva liverpool..
Farhan
03-August-2012 at 8:32 pm
Ad ayan ugu faraxsanahay madama ukatagay aqulani liverpool k.k.k.k.k.k. Lakin waxan jeclahay in lakeno demsey iyo j.alen iyo c.tello welcome to l.f.c
aarka yare
03-August-2012 at 8:17 pm
Aurilani wuxu aha ciyaaryahan ad ufcn balse liverpool wu laqabsan waayay mrka waxan leyahy nasiib wngsn ayn ku rjeyna viva liverpool
Zaaki~Cabdi
03-August-2012 at 5:34 pm
Run ahantii Aquilani wuxuu Anfiel kaqabtay shaqo fiican waana kusoo xasuusan donaa sida Kuty Allonso Maschirano iyo kuwa kale by by by aquilani majeclayn inaan kudirno ama xidig kale kaa door bidno lk danta ayaa tiri iyo dhaqaalo la’aan
c/qaadir
03-August-2012 at 5:27 pm
good byee aquilani nasiib wacan allen ramires iyo dempsey wel come all thks
mustafe liverpoolfc, luis suarez
03-August-2012 at 5:09 pm
welcome allen to liverpool
M.dhaqane
03-August-2012 at 3:49 pm
Marka hore wad salamatihin bahda laacibnet kidib waxan leyahay aquilani nasiib wacan viva zamzam anid maxamad viva real madrid and liverpool
mohamed deco
03-August-2012 at 3:34 pm
bye bye Aqui