Daafaca AC Milan Taye Taiwo Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Dynamo Kiev. | Laacib.net
Home » Africa » Daafaca AC Milan Taye Taiwo Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Dynamo Kiev.

Daafaca AC Milan Taye Taiwo Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Dynamo Kiev.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 30-07-12 4:04 PM

Daafaca kooxda AC Milan Taye Taiwo ayaa qarka u saran inuu ku biiro kooxda Dynamo Kiev, sida laga soo xigtay Sky Sport Italia.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Nigeria ayaa dheeri ku noqday kooxda ka dhisan San Siro, waxaana loo ogolaaday inuu ugu biiro kooxda ka dhisan Ukraine heshiis hordhac ah ooh al sanno amaah ah.

Dynamo ayaa 12kaas bilood waxa ay bixin doontaa 500 kun euro, waxaana markaasi ay fursad u heli doonaan inay si rasmi ah ugu iibsadaan lacag 2 milyan ginni ah oo ay bixinayaan seddexda sanno ee soo socota.

Taiwo ayaa niyadjab ka qaaday Italy tan iyo markii uu Milan kaga soo biiray Marseille xagaagii hore. Waxa uu u ciyaaray Rossoneri kaliya afar kulan ka hor inta uusan bishii Janaayo amaah gaaban ugu biirin kooxda QPR.

 

8 Responses to Daafaca AC Milan Taye Taiwo Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Dynamo Kiev.

  1. abdikariin indhooy Reply

    31-July-2012 at 2:08 am

    war qoralka sifiican u aqriya meesha argantina kuma qorna ee waxaa kuqo
    ran nigeria

  2. wahiid Qarandiid Reply

    30-July-2012 at 11:20 pm

    tywo tiwo darbo weyne wallee milan weykufashishay war dib dambe ha’ugusoonqon. iska imow liverpool bijba aankugu cabnee . By by by

  3. Xuseen Milano Reply

    30-July-2012 at 7:53 pm

    Kooxda players cusub intii lakeeni lahaa waa maxay waxa kasii qulqulaayo wali waa layaab inkastow kulamada friendly ay badinayaan

  4. patrik Reply

    30-July-2012 at 5:14 pm

    Laacib maanta waa fashilmay war ninkaan waa NIGERIA KKKKKKKKKKKKKK

  5. Caamir Zaki Reply

    30-July-2012 at 5:02 pm

    …………. Humm…………

    Ninkan Uma Dhalan

    ……….Argentina……….

  6. maaxi Reply

    30-July-2012 at 4:57 pm

    Asc ramadaan kariim waxaan idinka sixi laha ismail taye taiwo waa lacib u dhashay dalka nigeria ee ma ahan nin u dhashay argentina thank you

  7. Arsenal Reply

    30-July-2012 at 4:55 pm

    Asc ramadaan kariim waxaan idinka sixi laha ismail taye taiwo waa lacib u dhashay dalka nigeria ee ma ahan nin u dhashay argentina thank you

  8. nuur milano Reply

    30-July-2012 at 4:32 pm

    yaaaaaaaaaaab milan seecml qarka usarayahay inuubaxo un malalahanayaa war seecml

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>