
Daafaca Juventus Giorgio Chiellini ayaa shaaca ka qaaday in riyadiisa xilli ciyaareedka soo socda ay tahay inuu finalka Champions League ka horimaado xiddiga Barcelona Lionel Messi.
Ka dib labo sanno oo ay ka maqnaayeen, Bianconeri ayaa ku soo laabatay koobka ugu qiimaha kooxaha yurub, waxaana ciyaaryahanka reer Italy uu ka fekerayaa in kooxdiisa ay gaareyso ilaa iyo finalka lagu qaban doono Wembley.
“Riyadeyda waa inaan ka horimaadaa finalka Champions League Messi” ayuu Chiellini u sheegay Tuttosport.
Daafaca dhexe ayaase walaac ka qaba soo laabashadiisa iyo taam ahaanshihiisa bilowga xilli ciyaareedka cusub, madaama uu weli ka soo kabsanayo dhaawacii ka soo gaaray finalkii Euro 2012.
Dhaawacaas ayaa sababay in Chiellini uu seego kulanka Supercoppa Italiana ee ay Napoli kula ciyaarayaan China 11ka bisha August.
kayse
10-August-2012 at 4:45 pm
kk
cabdicasis xusen
07-August-2012 at 3:10 pm
war aduunka wax walba waa lagu arki eegana chiellini ma meesi inuu ka hortaga ayuu isku dayayaa aad buu uga dhasanyahay chiellini aayar hacaga dhigto meesi ma gaadhayo waligiina
Messinaldo
30-July-2012 at 1:03 pm
Labdooda mid dheeli mayo riyo ayuu ku jira madax balaarka realmadrid vs manchester city ayaaku balansan finalkas
Juve boy
29-July-2012 at 12:26 am
Asc all aqyarta hrta hadan kahadalno runta barca iyo jve marwlbo jve aya awod bdn xita horyalka spain iyo kan tlyanga kantaliyanga aya ka adag chiellin messi intuw ciliyo ayuw cupka hortisa kuluxaya maxad heysin aqyarta viva jve viva chiellini viva robert beggio
Aryan srk
28-July-2012 at 9:27 am
Intuu celiyo ayuu dhaha maxa kudhiman wayo wuxu aminka kuqawa in seasonkii dhamaday laga dhaliyey 21 goal only chellini wuu kawada fiican yhy min ferdinand ilaa cahil waana best boos walbo dheli karo waana la,arki dona marka ay isku soo aadaan haduu alle nafta nagu simo ciyaal caano coasta yaaaaaaal
cabdi sugaal salaad
28-July-2012 at 9:08 am
runti messe ma ahan nin ciyaar ciyaar lagu raaci karo waayo bosishino badan ayuu ka dheela meeshaad ka filanaysay maahame boos kale ayaa lagaa dheelsiinyaa wuxuu qaban karaa messe shan bosition waa diyeeje sidedna wuu qabaan karaa noome wuu ka dheeeli karaa baal wuu ka dheeli kara labada bal kuu rabo marka intaasuu dheeryahay playerada kale uuna kaga fcn yahay hada ronaldo ma ka dheeli karo ote lkn messe wuu ka dheeli karaa lkn waxaa hubaala messee haduu ka dheeli diyeeje ayna iska hor yimaadan cheilini in meseee la raaci karo waayo cheiline isbiirad baa ku jira waanad arki doontaan messe oo habeen kaste banooniga laga baado runti fikirkaygu waa mid caqli gal ah qiyaasna waa dareemi kartaa wax kaste say udhacayaan
Abdifataah villa
28-July-2012 at 5:21 am
Chielini madax yaro wuxu raba inu hadhow ku faano messi aya la ciyaray fabregas ayu qaban wayay marka messi miyu qaban karaa? Viva messi and barcelona
gooraff
27-July-2012 at 11:19 pm
habar fadhida lagdin la fududa bay dhahan somalidu blse ninka messi waxa u yahay munan arage maxad u celcelinaysa salimnaa haka siiyee messi su ugu jaraye
LAMIIZ
27-July-2012 at 9:31 pm
ASC kkkkkkkkkkkk war anigaa ba ubaahan in an kudhaco SEYDAL CAJUUS ceel hore ayaan uqabaa 2003 dii bey ireeben marka imikana anigaaba ubaahan inta lagaarin finalka kahor baaba doonaya JUVE 16 ka hadey iga bat baado waxaan helayaa 8 waa meesha an la isu gabanen labada kooxoot ee isdoonaya isu arka mar walibo waa 8 haday dhacdonah in an kuwada kuluno fiinalaha CAJUUSADA haka samirto dhago weyne markaa Chiellini caaqna riyadiisa ayuu kahatlay caaqu caaqu dhalay ma wuxuu donaya markay iska hor yimaadan FCB iyo JUVE in dhaabac dheer u udiro kkkkkkkkkkkk wlhi wey kasuurow daa ileen waa caaqe
Khalid Juventino
27-July-2012 at 5:25 pm
Geogio waa runtiisa hhhhhhhhh Juve 2-0 Barca
sempre forza Juve
Gaabshe from muqdsho,xjajab
27-July-2012 at 4:47 pm
Chelini kk sxb ma waxad is modaya difacyadii chelsea e awoda badna e qibrada kubadaha kula dagalamayay messi dhamana difacyada dunida wa uka yaabsaday
xudeyfa syl
27-July-2012 at 1:24 pm
wad aragten messi qofksta ku riyonaya inu kahor yimado away maxa helay Ronaldo hhh chilini wad kasocota nadi weyn wadna laciyare mucjsada kubda cagta leo messi viva brca juvnts and liverpol
Mo. Messi mahadaay weyne
27-July-2012 at 12:24 pm
Asc dhaman inta muslim ah.
Kadib hadi an kahadlo arintan odagan washay
hadi at rabto meessii wat arki wa hadi at nasib ledahay cml kakakak
ma adigaabo afkaga holac kuradsaa wat walatay warkan kaduceyso walaga ducestaye,
jini maqabta hadane ta waxakadaran waxa.u. Wata xavi eneista fabrigas peque sargio jordi alaba marka wanahe kuwe kudubtay, euro 2012
marka ina ader indha xuma ha i tusin sanadkan waxan rabaa nakteydi i ga fasaqatay e chelsi marka nagaralinoqo markale ayan kulmena? Viva mahaday weyne.
And catalonia.
Juan mata
27-July-2012 at 12:21 pm
Dafacyada chelsea Ashley cole terry ivanovic luiz cahill kaliyah ayaa celinkaran messi
hanad
27-July-2012 at 12:03 pm
ninka laabxay xavi harnadez waad iga qoslisay sxbow saa iskugu sooo aadisay aaan layaaabay mida kale qofkasto aan arko waxe leedahay messi messi messi war aaaway gabadhi real eeeee ronaldo warr ilmaha real tageeeera quuuust quuuusta
Nuurb10
27-July-2012 at 11:52 am
Misi wax mahan wad kakorqadane viva runaldo
Xavi hernandez
27-July-2012 at 11:43 am
Nin saxafi ah aya Ferdinand ku yiri war ferdinand maxay tahay ninka gaaban ee ka kor kacay adigo dheer finalki olymico markaasu dhahay war kan goal kacanta ku dhaliyay ma madax ku dhalin waynayo wa mucjise ika wad finalki wembley a van der sar ladhahay war mxad kubada mesi u qaban waysay markaasu dhahay aaway vidic iyo ferdinand ayaka laka rabay inay xiraan war maqaban karo wa kubad xirfadeysan mucjisaana laaday ee ika wad markasa ramos ladhahay war ramos mxay tahay ninka kubada kula akmaray e casilis ka hoos baxshay markaasu dhahay war uma jeedin qof kubad watay mesi inu orday uun baa arka ileen kubada lugtiisa inay ku dhagan tahaa lamooda mesi daafac celin karo maleh
Roman abrahmovic
27-July-2012 at 11:34 am
Vidic iyo ferdinand aaa floup qaateen finalki wembley cheline sxbow meel joog yaa ku dhaho daafac celin karo maleh ilaa juventus dhan ay daafac wada galaan xita mcalinkina hadu daafac galo sanadkan wu xanaaq san yahay mesi wxu dhahay alla sanadka so socdo yaa chelsea iku so aadsha marka anaka marabno mesi sanadkan wa kanbaneyna sanadkan real madrid an rabna mesi ma rabno qaab ciyaareed xun u nabaray isaga wa no dhaarsan yahay fifa codsi u dirsaneyna sanadkan chelsea vs real madrid taarikh inan ku dhikna rabnaa reer man utd ninkan see u ballan saayeen wu nacay kk markan marabyo arsenal iyo man utd
bashiir
27-July-2012 at 11:34 am
cheillen wax weyn maha in aaad ka hor imaado messi juventus waa koox weyn lkn waqti bey lahayd kohor imaashaha aad kaga hor imaaneyso barcelona waxey u bahantahay shaqo fara badan massi waa lacib qof gareyso ma jirto
Roman abrahmovic
27-July-2012 at 11:29 am
Mesi qof kasta ku riyoonayo ronaldo yaa ku riyoonayo kkk war kaas cid rabto maleh kubada cagta dadka yaqaana mesi mesi mesi afkooda wax kale kama maqlaysid b/c wuu ka keensaday ninkan lugaha yar ((الساحر الأرجنتيني
Caduqaadir
27-July-2012 at 11:27 am
Juve waa koox weyn lana mid ah kooxa loogu jacel yahay yurub taakada loo haayo ama lagu cabseeyo barka iyo real waa juve waana ka adag tahay 2 ba
Deq
27-July-2012 at 11:26 am
Asc all islamka hadan guda galo fikrateda ku sabsan ninkan rer jva marabo in ow missi la ciyaro e waxow raba in ow sarirta jifka u diro ala ragsana
ahmed rebery
27-July-2012 at 11:14 am
Kkk miyaad waalatay ma in kana suxun lagaaga qaadaad doonaysaa messi kaliya uma yeedhayside waxa la socda nimankii eur 2012 kugu soo silciyay xavi and iniesta idinku man red baad la group noqonaysaan iyagaaba idin reebaya 5 points 2 goal then out.
Abuukar jiinow
27-July-2012 at 11:11 am
Kulaha kox kale dalbo barca hadal banine war maogtahay in barca laga fac wenyahay e juva facwen tahay
c.x.h
27-July-2012 at 12:24 pm
ninka man u wax keen ka dhigaayow group stage-ka ha so baxdo ayaan leyahay juve waba lo jedaa awoodeda
Zakariye axmad xareed
27-July-2012 at 11:08 am
Kkkkkkkkkkk chiliini haku mash,quulin ninkaan waa libax hadii kale vidhech iyo fardinaal cml aa fashilmee iyo t,silva oo yiri daficii messi racaayo ha duceesyo kkkkkk waad hadli kartaa chiliini wali messi madaxa makaa marin lkn hadaaba adi rabto waa helee kkkk ramos iyo bebe waxee ku hayaan yaa mar kan naga qabto adna waba radsee miyaa ok messi ac milan ayaa lakenaa ada ka dhargaayo viva zakariye
abdi rahman balen
27-July-2012 at 11:08 am
chiellini waa mid ka mid ah daafacyada ugu adag caalamka waana celi karaa lional messi in kastoo misse yar yahay daafac celiyo viva misse n chiellini i support both teams
abdi rahman balen
27-July-2012 at 11:08 am
chiellini waa mid ka mid ah daafacyada ugu adag caalamka waana celi karaa lional messi in kastoo misse yar yahay daafac celiyo viva misse n chiellini
ahmed
27-July-2012 at 11:00 am
asc juma kareem kadib ninkasto oo banooni wax ka aqaano wuu kuriyooda inuu messi la ciyaaro ama haka so horjedo ama hala la ciyaro ….. Chielini messi wa is arkaysan dadal un groupyada haku harine
Yaaaaaaaaaaabka
27-July-2012 at 10:58 am
Kkkkkk ar midkan ya yirahdo koox kale dalbo barca iskadaye