
Hamburg ayaa ceshan doonta 1.2 milyan euro oo ay siin laheyd Barcelona hadii Lionel Messi uusan safan kulanka saaxiibtinimo ee labada kooxood dhexmari doona talaadada, sida ay ku warameyso jariirada Bild.
Kulankaan saaxiibtinimo ayaa waxa lagula dabaaldegayaa sannadguuradii 125aad ee markii la aasaasay kooxda Hamburg, iyadoo Barcelona lagu martiqaaday inay ka qeybqaadato.
Warka ay soo tabisay jariirada Bild ayaa sheegaya in gabi ahaanba la sii iibiyay tikidhada ciyaartaas ee Hamburg iyo Barcelona, iyadoo Hamburg ay isku diyaarineyso u dabaaldegida taariikhda kooxdeeda.
Si kastaba, waxaa la rumeysan yahay in heshiis qoraal ah oo sharuud ku xiran ay dhexmartay labada kooxood, taasoo ah in Messi ay qasab tahay inuu ciyaaro kulankaas.
Lakiin sharuudaasi kuma xirna ciyaartoyda Andres Iniesta iyo Xavi kuwasoo goor dhow ku soo laabanaya tababarka ka dib fasax ay ku maqnaayeen madaama ay ka qeyb qaateen Euro 2012.
khaalid viduka
22-July-2012 at 10:58 am
messi waa ciyaaryahan jira
Madrid boy
22-July-2012 at 2:41 am
Barca o dhan wa misse hadu maqnado 5ta cml kkkkk
koley barca cid walbo aya baratay waqtigeda laso dhaaf
moha
22-July-2012 at 12:28 am
kakaka
X.C.X HH
21-July-2012 at 11:57 pm
asxaabtay markahore rabadan wanagsan marka xigtana waad arkisiin misse ciyaarficnidiisa xalkaygaadhay waalayaab
LAMIIZ
21-July-2012 at 11:36 pm
ASC kkkkkkkkk waa caadi taa ma’ayadaa dhib ah in uu ciyaaro LEO hada kahor ba waxaa dhacday midaan oo kale naadi CHANA ah baa sidaa oo kale bey dhaheen oo FCB ayey qaabileen waxaana badiyay FCB wali messi wuu ceyaaray 30 daqiiqo wuxuuna dhaliyay 2 goal naadigaaba sidaa oo kale bey kudheheen xiriirka barcelona haduu messi ciyaari wayay lacak baa laga jarayaya waliba lacakta hada ay shegen Hamburg taa kale baa kabatneen macnaha koxdaa CHENA ha ah marka MESSI wuu ceyaraya waliba asigaaba ah kabtanka kooxda VIVA caadi
cabdi xaliim
21-July-2012 at 11:28 pm
runti wa mcln aan dantiisa aqon wayo messi oo kajeda lama wacdo si kale hadda ufiiriyo wa dan ween oo ugu jirta tagerayasha fc barca wayo wexe jecelyihin ine arkan ubaxa ee berten quruxdisa viva lio
maakhiriii
21-July-2012 at 11:21 pm
Kkkk humburg waanay ka baqayn messi, sababtoo ah guul ayay rabtaa, wxy ogtahay messi inaanu wxba qaban karin, oo isagoo joga ay ceebayso kkkk
iniesta cade
21-July-2012 at 11:11 pm
ahaaaaa ahaaaaaa ahaaaaaaaa dhamaan sln qaaliya qaasatan asxaabata xaafada saaris bacdi salaan kuwaan dhaha messi hala soo wada cfimaadka maa dhibaana ahahaha ahaaha haahaha waan arkeynaa vujick robert sideey messi u celin donaan
sidiiq
21-July-2012 at 10:58 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk sas lacib haka ahado ama haka hamansado kkkkkkkkkkkkkkkkkk
m.amiin oo kumagacdher buyal
21-July-2012 at 10:40 pm
kkkkk hakabaqaan dafacyada macalinka macaliminta kubada cagta lion messi xidiga dunida waxaa qadan dono lion messi ronaldo malxiis ayuu kufican yahay mana garayo lion messi
hashim
21-July-2012 at 10:18 pm
haye haye laacib markaan wey kaso daren bentoda waxay raban ay so qorayan yaah ar bentaan mesha ku talo firi warkaan xagu ku qoran yahay wa yabe tan kale h b gorme dhelen ama dhali donan kuwan jilaa hata wey kadaren kskskks
Ooyale
21-July-2012 at 9:05 pm
Waxasa ka ciyaryahan ah u baq difaacoda
Barca_girl
21-July-2012 at 8:10 pm
hhhhhhhh Messi la aantiis ciyaarta maba nagu soconeysoma cml Viva Lio
Kampla boy
21-July-2012 at 7:50 pm
Waxas aaka lacib ah maala dalbado gabadhii ronaldo ahed
serbian guy
21-July-2012 at 7:49 pm
messi waaa xidiga aduunka waaana qasab inuu ka qeyb qaato kulankaas isagu sssssssss ggggggggggg
Qadar
21-July-2012 at 7:37 pm
Kkkkkkk koley kooxwalba xili ayeey leedahay barcana wa waqtigeedii viva messi
Caaqil114
21-July-2012 at 6:45 pm
micnaha waa messi ayaan laciyaarnay waaye, xidiga caalamiga ah ayaan isla ciyaarnay camal kkkkkk…
Saami
21-July-2012 at 6:41 pm
Waa caadi maxa yeelay marabno inay barca ku marmarsiyodan messi baa naga maqna
Muuse kuus
21-July-2012 at 6:39 pm
Waa siyasad humberg waxa la heshiyay florentina perez si ay u dhawacan ciyartoyda muhimka ah ee barca lkn lagama ogolan dono
Sulaymaan
21-July-2012 at 6:19 pm
Lionelmessi way ugaadhay in ay cidwaliba jeclaa to oo aydaawato ciyaartisa waxaasaa laacib adunah c.ronaldo quuso dheh
charmaarke
21-July-2012 at 6:09 pm
messi ciyaaro way khalkhali ciyaalku dheh
Mata
21-July-2012 at 6:03 pm
Mcalinka hurmburg wa xaasid daafac yadisa uma naxaayo kkk dhulka laku jiid jiidu rabaa b.leverkusan daafac yadeeda wali way iloobi la’yihin mesi 5 goal uma wacdaan hadana way u qireen fanaanadisa ay ka baryeen leo kabahiisa ka qaalisan 1.2milion hurmburg bixin rabto kabaha mesi wa 4milion
Mata
21-July-2012 at 6:00 pm
Mesi inay fiir fiirsadaan ay rabaan mesi hattrick ka dhali mar danbe kuuma wacaayan
wiilka humberg
22-July-2012 at 9:14 am
humberg ma carab laga dhaliyo hattrick ma aha waxan jooga wiilal ka daran messi
ahmed
21-July-2012 at 5:48 pm
Abdulahi sxb ana kufahansinayo dadka lacagaha waxe udhibanaya wa messi ine arkan ado messi ciyariwayo dadka lacagtoda waxa ucelinayo mamulka hambaruk matalan adiga film boljeti gosate ada atoraha kaweysid so lacagtada ma rabti ilen atorihi waweyse cml
Cawaale
21-July-2012 at 5:41 pm
Kkk wax sax wa in u ciyar ana xata ma dawanayno hadi u messi ciyaarin wax jira ma ahan ciyarta lionel messi wa in u ciyaara
Juan mata
21-July-2012 at 5:22 pm
Haday messi xisaynayan dafacyadoda ayaa nicidona
Anwar xaji
21-July-2012 at 5:11 pm
Messi waqtiisa waa la dhafay hada talo ma hayo daminka xiligan la jogo difac walbo aya istaaji karo
Honest cadde
21-July-2012 at 5:00 pm
War hadalka ana idin faham sinaya aqiyarta messi tageraha aya dalbaday si uu ciyarta xiso ugu yelo leo hadi kale tikaidhada ayana gadmen sas ufahma inta ana fahmin
Abdi wali
21-July-2012 at 4:58 pm
ninkii dalbaday inuu messi ciyaaro kulan kaas balayo ayuu cudsaday waxeyna ka jarantahay difaac yada dhaadheer oo jermalka ah k.k.k.k
abdullahi
21-July-2012 at 4:57 pm
qoraalka lama fahmin ??????????????
Abdi wali
21-July-2012 at 4:55 pm
Kuley hadu safto lione difaacyada hambag waraa heysto ninkii dalbaday inuu messi ciyaaro balayo ayuu cudsaday waxeyna ka jarantahay difaac yada dhaadheer oo jermalka ah k.k.k.k
Abdi wali
21-July-2012 at 4:52 pm
Kuley hadu safto lione difaacyada hambag waraa heysto
juan mata
21-July-2012 at 4:44 pm
Hadalka ma cada aqyarta lacib ma in uu ciyaara mise wa in usan ciyarin
hanad
21-July-2012 at 4:41 pm
war kuwaaaaaan humberg waxe rabaan aan umaleena in messi jabiyaaaan waxaan umaleena real madrid aya lasoohishiiisay
man u
21-July-2012 at 4:29 pm
asc all . waxaan la yaabanahay qoraalkan . sharaadku ma in uu ciyaaro baa mise waa in uu na ciyaarin `?
qasim .barca
21-July-2012 at 4:26 pm
asxan laacib messi
maguu
21-July-2012 at 4:23 pm
kkkkkkkk hadi lagu weyneyo qadarin aya lala imada messi na wa uciyaridona kulnkas lagu weyneye isaga iyo barca
dalmar man untd
21-July-2012 at 4:22 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwan maxey ninkan cml anba jirin uwadan axsan Xavi hahahhaha kas lagaran kara laciib ah
Suarez
21-July-2012 at 4:18 pm
Waxaasaa laacib lagaa dhahaa viva messi
Barre.buurfulle
21-July-2012 at 4:04 pm
Waxasa koox laga dhaha
BARCA
21-July-2012 at 4:03 pm
kkkkkkkkkkkkk waa layaaab koleeey inagaaa isku laaabanayna inuu messi kulankaaas ka qayb qaaadan dooono iyo inkale