
Juventus iyo labada kooxood ee Manchester ayaa ku dalbaday weeraryahanka Arsenal lacag u dhaxeysa 15 ilaa 20 milyan ginni, lakiin Gunners ayaa soo diiday dalabkooda.
Ciyaaryahanka reer Holland ayaa ku dhow inay iska iibiso kooxda reer London xagaagan ka dib markii uu diiday inuu qandaraaska u kordhiyo, iyadoo qandaraaskiisa haatan ay ka dhiman tahay kaliya 12 bilood.
Iyadoo in muddo la ogaa in Juventus, Manchester United iyo Manchester City ay ciyaaryahanka xiisanayeen, sidoo kalena lama hubin inay wax dalab ah u direen kooxda Arsenal.
Sida laga soo xigtay maanta BBC, seddex kooxood ayaa dalab lacag isku mid ah u gudbiyay Arsenal, lakiin Arsenal ayaa raadineysa inay ku hesho kabtankeeda ugu yaraan 25 milyan ginni.
Juventus ayaa hore u sheegtay isbuucaan inaysan 30 milyan euro ku bixin doonin saxiixa weeraryahanka Fiorentina Stevan Jovetic, lacagtaasoo ah mid ay dalabanayeen Viola.
28 jirka reer Holland ayaa hadii uu u dhaqaaqo Turin waxa uu qaadan doonaa mushahar lagu sheegay 7.5 milyan euro sannadkii taasoo ka dhigi doonta ciyaaryahanka ugu mushaharka badan kooxda.
Van Persie ayaan ka qeyb qaadan doonin socdaalka ay Arsenal ku mareyso qaarada Asia.
Qadar
21-July-2012 at 10:15 pm
Roben vanpersea haduu ka tago arsenal waxba mata reyso aniga ahaan waxaan dhihi laha inuu iska joogo ayaan jeclaan laha inkasto aanan taagerin arsenal aan taa geero man utd lkn hadu noo imado arsenal awoodeda ayaa yaraa neyso waxaan jeclaa iney nala xifaltanto xagaagan gool man utd viva nani Gigis good lucky
shabeelka
21-July-2012 at 10:56 am
Asc dhamaan dhalinyada lacaab.net waxaan idin leeyahay ramadaanul kariim hadan fikradeyda kahadlo vp hanaga tago wax uu inoo hayo malahan arsenalna uma dhutineyso isaga ee vp waxaan kuleeyahy good lucky
Yacquub max'ed cusman{istaa}
21-July-2012 at 8:36 am
Ramadanul karim dhaman umadda musliminta melkasta ay jogan mabruk,fikirkeyga hadan kahadlo rvp ha isaga tago arsnl mustaqbalkisa wuxu ku jira man.utd kusoo dhawaaw old traford spued
Guudow yare
21-July-2012 at 8:31 am
Asc akhristayasha laacib.ner dhamanti Ramadaan kariim hadan ahay tagere man untd waan soo dhowenena rvb haduu man untd imado rinya walbos ku rinyo jirey wey u rumobeysa kabab badana wuu ka dhergaya wel come old trfl
abdi samad
20-July-2012 at 8:39 pm
ramadaan kariim dhamaan umada islaamka ah meel kasata oo ay joogaan
waxaan qabaa in uu rvp ku sax san yahay inuu wakhtigan baxo waayo wuxuu arsinal uqaban karaayey wuu usoo qabtey ee waxa lagaadhey wakhtigii uu koobab qaadi lahaa sida champion
Albashir
20-July-2012 at 8:13 pm
WELL COME TO MANCHISTER UNITED KOX KAFICAN MALAHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
M0ha
20-July-2012 at 5:52 pm
Sxbyal Juventus iyo City way gadan karaan lkn Man U miya Rvb gadan karta haday gataana lacg mishar ah umahayaan ninkan waxu dalbanaya 250M marka Man u mabixin karto
cabdi.mahad m.shire
20-July-2012 at 4:57 pm
asc dhaman umada somaal ramadaan kariim runtii vn persea lacibin kadarn yaa katagay arsenal asagana udhutin meeso joog ama bar viva somaal viva santos vermalen song rosicky arteta sagna
Van camera
20-July-2012 at 4:51 pm
Asc.dhamaan umada muslimiinta ramadaanu kariim hadii aan bar naamijka hore aan ugalo wellcom robin van persia man united.
jeceelow
20-July-2012 at 4:46 pm
Asc dhaman muslimiinta waxan nigu bishaarena bisha ramadaan tan kale arse wenger wuu mahad san yahey haduu kadiiday ka diiday dalab yada ka imadey labada manchester haduu gadaayo wa inuu ka iibiya juvantus. Viva arsenal
Zaki
20-July-2012 at 4:18 pm
Rvp anaga uu noo imana viva man u
Shinji kagawa
20-July-2012 at 4:10 pm
R.v.p ma rabno runti man united wey hesata werar rooney,walbek,chicharito,powell,iyo ninka kaaban oo mararka qaarkod ka dhaylo werarka waa shinji kagawa,berbatov waxa loo baahanyahay waa khadka dhexe lucas moura,joe moutinho viva manunited by by ramadan karim
8888888888888888888888888888888888--22
20-July-2012 at 3:33 pm
RVP kusoo dhawaw oldtraford kana soo tag kooxda aan sideeda ku qabno ee dhimatay ee aan record-ga caalamka ee 8 goal aan ku haysano,
Baciido
20-July-2012 at 3:25 pm
Tag
Hanad
20-July-2012 at 3:24 pm
A,s,c dhamaan umada muslimka ah meelkasta ood joogtaan ramadan kareem anigu waxaan odhan lahaa Rvp sxb waligaa ha ka tagin kooxda waan ku taagernaa sxb ciyaartuna yeyna kaa guurin xidig baad tahaye sanadkan inagaa qaadi horyaalkana*
Hanad
20-July-2012 at 3:22 pm
A,s,c dhamaan umada muslimka ah meelkasta ood joogtaan ramadan kareem anigu waxaan odhan lahaa Rvp sxb waligaa ha ka tagin kooxda waan ku taagernaa sxb ciyaartuna yeyna kaa guurin xidig baad tahaye sanadkan inagaa qaadi horyaalkana
Abdirahmaan nuur
20-July-2012 at 3:20 pm
anigoo ah taage chelsea ah waxaan wengar kula talinlahaa inaanu labada man ka iibin laakin kaliya haka iibiyo uventus maadama uu qandaraskisu dhacayo
yuusufcali
20-July-2012 at 3:17 pm
fikradeyda waxay tahay in van bersise aysan arsenal isku dhajin waayo van berse waa nin hal xili ciyaared ay saaciday hal gur ku ciyaara waa nin weyn kabtanimo banooni nin waliba oo tiimaka ka mid ah uu la raadinaayo wengar ha gato lacag fiicana hku gato koox england hna yaanu ka gadin
Maxed carab
20-July-2012 at 3:14 pm
R.v.p. hadiiba la iibinaa juve ayaa laga gadaa hadii kale sibilaash ah ayaan kudireynaa sanadka marka ow dhamaado inta kahoreeyso waan kushaqey neynaa fifa gunners
Muqtar dele
20-July-2012 at 2:57 pm
Asc waxan dhihi laha r.v.p hadii uu rawo qiimo magac iyo taageero ha aado man city maxa yeelay sanadkan premier league championship iyo FA CUP waxa loo rajeynaya inay qaado man city ramadan wanaagsan bye
lacib.net pdolski ARTETA BENZEMA hiGUwain ozil kaka vemelen wilsher m.vila falamin harunyare
20-July-2012 at 2:54 pm
asc all and bhda lacib.net k.k.k.k.k.k.k.k.k kan kumawa heesto wawawaw katabsaday ma jirtow
Ikraan man utd
20-July-2012 at 2:46 pm
Kkkkkkk sirka se ka noqotay waxan lugaha qal qaloocan xageen geenena 25 kulaha 5 xita kuma qaadaneno viva man utd tageryasha rer man u ramadan karim
cumar indhyaare
20-July-2012 at 2:44 pm
waligaab nolaw winger viva r.v.p
Naim0 ViVa ArSeNaL
20-July-2012 at 2:42 pm
Waa Wax Wanagsan Haddi Aw00da ArsenaL Ay Ku Hartay Baayaca.Laacibki An Celin Wayn0 Waa In U Qiim0 Sare Gacantena Uga Paxa.Wan Salamaya Dhaman Rer Arsenal,Waxan Idin Leyahay Ramadan Kariim Soom Maqboul.
Nuur awdile dalka south,Africa rosecky vermaelen wilshar walcott songa sagna arteta oliver giroud robn van
20-July-2012 at 2:26 pm
Robin van persie hatagin ayan oran lahaa viva persie
Nuur awdile dalka south,Africa rosecky vermaelen wilshar walcott songa sagna arteta oliver giroud robn van
20-July-2012 at 2:19 pm
Mr wnger wad ku mahad santahay in aad diido dalabyadas hana u ogolaan man u iyo mn cty viva robn van bersie
hanad
20-July-2012 at 2:13 pm
waxaan dhohi lahaaa arsenaaal ha iska iiiibiso madaaama uu iskibriyay cunugaan qal qalooooocan asiga kashalaaay dooooono