
Chelsea ayaa ku dhow inay soo xerogeliso xiddiga reer Brazil Oscar ka dib markii uu shalay tijaabada caafimaadka u maray Blues, sida ay ogaatay Sky Sports.
Heshiis lagu sheegay 25 milyan ginni ayay kooxda heysata Champions League la gashay kooxda iska leh ciyaaryahanka Internacional.
Oscar oo England u yimid ciyaaraha Olimbikada ee xulkiisa Brazil ayaa loo ogolaatay inuu tijaabada caafimaadka u mari karo kooxda Chelsea.
Sky Sports ayaa sidoo kale ogaatay in Chelsea aysan dhib ku aheyn inay ogolaansho shaqo u hesho ciyaaryahanka, taasoo la micno ah in heshiiska la soo gabagabeeyo ka hor inta uusan bilaaban tartanka kubada cagta ee ciyaaraha Olimbikada isbuuca soo socda, inkastoo aan la fileynin in heshiiska lagu dhawaaqo ilaa iyo inta uu tartanka ka soo dhamaanayo.
Waxaa sidoo kale la ogsoon yahay in Oscar uusan aheyn ciyaaryahanka kaliya ee ka qeybgalaya Olimbikada adduunka ee ay Chelsea dooneyso, sidoo kale waxaa ay wadahadalo kula jiraan Marseille oo ay ka doonayaan daafacooda garabka Cesar Azpilicueta.
Ciyaaryahanka reer Spain oo 22 jir ah ayaa u dhaqaaqay France 2010kii isagoo ka soo tagay Osasuna, lakiin dhaqaale xumo heysa Marseille ayaa keeni karta inay iska iibiyaan xagaagan.
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u jiheysteen Cesar ka dib markii ay ku adkaatay inay la soo wareegaan daafaca midig ee Inter Milan Maicon.
F.lampard fun
21-July-2012 at 10:33 am
1cech
2ivanovic anholt
24 cahil 4d.luiz
12mikel
oscar
21marin mata
17hazard
9toress
Adan abi
20-July-2012 at 5:37 pm
Welcome to new seson runti adbey ugu xun yihin tageraha rer arsenal lacib kan rer barasil runti wey nu ka xuna hay lacak yarida hay sato wenger by by by
Janaqow
20-July-2012 at 10:46 am
Kooxde maanta chelsea u bawacdhigikarta jawabto waa maya marka waxan dhihikarna chelsea waa kooda aduunka
Mata
20-July-2012 at 8:20 am
Fans of arsenal maseyrka iyo daba dhaqa iska dhaafa beeso wa haysatin kuso iibsada reer arsenal waani naqaana anaga inad pharmacy kaste ad ka rukumateen kaniini kaabsul xidig caan ah maba idin rabo kuwi idinka lahaydeen idinka cararay wlcm oscar new kaka wara ka dhici doono modric maba rabno kana ka fcn oscar dadkan kayaabso
Soona key
20-July-2012 at 6:39 am
Welcome with open hands oscar waa inoo muhiim man united arsinal man city xage galayan sandankan hala oscar
khadar mahamed cade
20-July-2012 at 5:16 am
k.k.k.k.k.k.k.k.xld sas ma aha chelsea wa garaca 6:1 cup waxa iska leh manchester united bye khadar cade good news
lacib.net pdolski ARTETA BENZEMA hiGUwain ozil kaka vemelen wilsher m.vila falamin harunyare
20-July-2012 at 12:06 am
k.k.k.k.k.k.k.k.k wa hadi latum0 home and awey wawa yapesa cml chelsea 3 5 and chelsea1 man untd 3 chelsea 1 livrpul2 raali ika naqda hadan qaldamay saaid by e
lacib.net pdolski ARTETA BENZEMA hiGUwain ozil kaka vemelen wilsher m.vila falamin harunyare
20-July-2012 at 12:05 am
k.k.k.k.k.k.k.k.k wa hadi latum0 home and awey wawa yapesa cml chelsea 3 5 and chelsea1 man untd 3 chelsea 1 livrpul2 raali ika naqda hadan qaldamay saaid by
F.torres he' s' always champions viva blues
19-July-2012 at 11:09 pm
Waaaw welcom Oscar wa lacib da yar waaa new kaka CHELSEA FC sandkn wxa isku warstay lacibin da yar runti marin hazzard oscar mata torres rameris lakuku luiz ivanovic cahill
Mohamed deeq
19-July-2012 at 10:45 pm
Kkkkk sanadkan yaa iga hor imankara kkk sanadkan wankacsanahay wax igarayo maleh reer man un way nidhamatay
nasir suul
19-July-2012 at 10:08 pm
viva chelsea
KHAdeR KEYOW
19-July-2012 at 9:58 pm
guul welcome to chelsea oscar
kaka
19-July-2012 at 9:43 pm
……………Cech……………………………………………..cecr………terry……..d.luzi…………..cole………………e……………………………………………………………….oscer…..m..lamabad……..rameires…………………………………………………………………………………………………hazerd……….mata………………………………………………………………………………………………………………………….torres…………………………………..
Gawsayare
19-July-2012 at 9:05 pm
Wey kuqasare
siciid cali boodhle
19-July-2012 at 8:38 pm
waan ku faraxsan yahay inuu imado oscar kooxda kooxaha chelsea the blues wayo waa kooxda xagagan ugu cududa badan
Oscar
19-July-2012 at 8:23 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk chelsea fc yaa elinaayo sanatkan waayaab kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
daauudsiicow
19-July-2012 at 7:34 pm
kkkk sanadkaan yaa naga hor imaan karo hadaanu nahay reer chelsea fc hazard marin oscer de bryune cesar cavani
……………………………………cech………………………………………
……………………….Terry………….luiz……………………………….
Cesar…………………………………………………………………cole
…………………rameires…………………oscer…………………..
…………………………………….hazerd…………………………………
Marin………………………………………………………………..mata
…………………………………..cavani……………………………………
Juan mata
19-July-2012 at 7:26 pm
Oscar wel come to european champion
CHLELSEA
19-July-2012 at 6:01 pm
Wooooooow wel com ()sCar laaaciiib igaa deeeh cml ham balyo ham baalyooooo
caydaruus
19-July-2012 at 5:43 pm
chelsea for ever to oscar
qaan2eeee
19-July-2012 at 5:36 pm
Waaw. Waaw waalayaab chelsea saasna mataqiin yuh yuh waa horyaalka enlisha. Viva chelsea kkkkkk. Welcoom to chelsea besti tim
Saciid
19-July-2012 at 5:36 pm
Asc
caydaruus
19-July-2012 at 5:42 pm
chelsea waligeedba way taqaan iney iibsato xiddigiinta adduunka rag noqon karaya waaba immika oo ay haysato champion league
Ayanle cade
19-July-2012 at 5:34 pm
Asc dhaman shaqalaha laacib.net iyo tagerada chelsea waaw oscar dos santos waa laacib ad muhiim ah chelsea wey hesha badalka modric oscar waxad noqoneysa lacib la yaqan
qaan2eeee
19-July-2012 at 5:31 pm
Waaw. Waaw waalayaab chelsea saasna mataqiin yuh yuh waa horyaalka enlisha. Viva chelsea kkkkkk
sharmaarke
19-July-2012 at 5:23 pm
wlcm to chelsea oscar waa laacib da’ yar oo hadana laacib ah tookadan chelsea way adeegatay