
Borussia Monchengladbach ayaa xaqiijisay inay si ramsi ah u la soo wareegtay weeraryahankii kooxda Twente Luuk de Jong, kaasoo ay ku soo iibsadeen adduun lacageed oo gaaraya 15 milyan euro, waxaana uu kooxdiisa cusub uu u saxiixay heshiis ilaa 2017ka ah.
Kooxda Borussia ayaa suuqa ugu jirtay weeraryahan cusub ka dib markii Marco Reus uu u dhaqaaqay kooxda Bayer Leverkusen, waxaana ay haatan gacanta ku soo dhigeen 21 jirkaan reer Holland.
De Jong ayaa ka soo baxay akadeemiga De Graafschap, waxaana uu ku biiray Twente xagaagii 2009. Waxaana uu markaasi ka dib fure u noqday kooxda ka dhisan horyaalka Holland isagoo u dhaliyay 39 gool 75 kulan oo uu ka soo muuqday horyaalka.
korneelka
20-July-2012 at 12:29 pm
mark rues bayer leverkusan ma aadin ee waxow aaday borussia dortmund fifa germany and liverpool
Boosh sudow
19-July-2012 at 8:00 am
Wa runta laacib
Maxamed subane
19-July-2012 at 6:41 am
Asc maxuma balse wuxuu ku wanaagsanaa liverpool ama schalke hadana dhibato malahan ciyaartoyda holland wey garanaayaan sida ay ula qabsanaayaan meel walbo ay aadaan good luck
Maxamed subane
19-July-2012 at 6:40 am
Asc maxuma balse wuxuu ku wanaagsanaa liverpool ama schalke hadana dhibato malahan ciyaartoyda holland wey garanaayaan sida ay ula qabsanaayaan meel walbo ay aadaan
Hassan farah diriye
18-July-2012 at 6:13 pm
Man united z da bst team in da world hehehehehehehe
Somhero
18-July-2012 at 3:43 pm
Wad salamantihin dhaman.ilama aha inu wax badan so kordhin karo laacibkan rer holland
wanazac
18-July-2012 at 1:18 pm
kkkkk
miliore cintro canbiste
18-July-2012 at 1:03 pm
asc dhamantiin dhalinyarta isbortiga iyo bahda laacib.net waxan dhilaha de jongo wax badan ayaw ko soo saa idin karaa nadiga