
Paris St Germain ayaa heshiis la gaartay weeraryahankii kooxda AC Milan Zlatan Ibrahimovic, sida uu xaqiijiyay agaasimaha kooxda Faransiiska Leonardo.
“Heshiis ayaa la gaaray, waxaana uu Ibrahimovic tijaabada caafimaadka kooxda u mari doonaa arbacada [maanta[“ ayu Leonardo xalay ugu sheegay suxufiyiinta banaanka hore ee Parc des Princes Stadium.
“Waxa ay u tahay sannad weyn kooxda PSG. In ciyaaryahan sidaan u weyn uu kooxda yimaado, waxa ay bedeleysaa wax walba.”.
PSG ayaa soo dhigtay warbixin website-kooda oo ay ku sheegayaan inay maanta 5ta galabnimo xilliga Soomaliya inay qaban doonaan shir jaraa’id taasoo la filayo in lagu soo bandhigo ciyaaryahanka.
“Waa heshiis aan xaqiijin karo” ayuu wakiilka Ibrahimovic isna u sheegay wakaalada wararka Sweden TT.
Wararka saxaafada ay qoreyso ayaa sheegaya in Ibrahimovic uu qaadan doono 200 kun ginni isbuucii.
Sami anwar
18-July-2012 at 4:16 pm
Sportska maalmahan ganacsi ayuu isku badalay playerska hadey garaan 27 sano maal ayay radaayaan marka haka baashaalaan ibra thiego
Milano
18-July-2012 at 11:31 am
Acmilan waxaa lakeenayaa ciyaaryahano da yar qualaty leh
Milan
18-July-2012 at 11:28 am
Acmilan wax iska badalayo malahan ibr kaka kama fiicna viva ac milan
Bulabazi
18-July-2012 at 10:11 am
As/c dhamaan umada Somaliyeed iyo laacib.net. hadaan ka gudbo salaanta oo aan fikirkeyga ka dhiibto anigoo ah tageer weyn wey oo Ac Milan ah.
waxaa aad ugu xumahay laacibiyasheen naga tageen.
lakin waxa la yabaahay lacagta lagu gadey Ibra waa £ 23 sanadkiina wuxuu qadanaa £ 13 wax macquul ma ahan.
waxaan rajeyneyaa in Rossoneri in wax ka bedeli donto kooxda
Salmata
18-July-2012 at 9:34 am
Waw psg aad ey isku hubeysay
Salmata
18-July-2012 at 9:31 am
Waw psg sanadkan aad bey isku hubeysay
Salmata
18-July-2012 at 9:25 am
Waw psg sanad aad bey isku hubeysay
c/raxmaan "dugulo" hazard oscar
18-July-2012 at 8:55 am
Ibro guul ayaanku rajaynayaa adiga iyo coachka yagii hore carlo ancelotti teeda qofka hani kusoo qortay ee leh kooxda boorsada wayn sida man city man u psg waxaan oran laha sir ku lacgta wuu ka dhimanayaa ee haysku daalinina viva thnks all
C.nasir kuwa
18-July-2012 at 8:53 am
Asc aqiyarda & bahda lacib.net intas ka dib ibra wax weyn ayu u qaban dona psg viva real&chelsea&ozil&torres
Khalid Juventino
18-July-2012 at 8:44 am
Ibro auguriomento el grazzie warkaasaa imaro hhhhh PSG halagu tiro kooxahaa caalamka u adag viiiiiiiva juve
Moh'ed_saalah Aweis
18-July-2012 at 7:59 am
Yeah that is what wos needed and it’s ok thnks viv LVRPOOL 4 EV
Gawsayare
18-July-2012 at 7:53 am
Ok
Hassan iman hassan
18-July-2012 at 7:52 am
Hadi an aniga fekerkayga ka hadlo Ibrahimovic uma qalmo inu koxdan u dhelo wuxuna ku fcn yahay ac milan
hani
18-July-2012 at 7:43 am
waaaaaaaaaw oday weynatahay mustaqbalkaga ku dhamayso nadiyasha hada boorsada lacagtaha la dul heehabaya suuqa sida mancity psg man utd