
Paris Saint-Germain ayaa rajeyneysa inay soo gabagabeyso heshiiska Zlatan Ibrahimovic inkastoo uu dib u dhac ku yimid.
Weeraryahanka AC Milan ayaa wadahadalo kula jiray kooxda Ligue 1 ka dhisan oo ku aadan u wareegistiisa xagaagan ee Parc des Princes.
“Waxaan weli wadahadalo kula jirnaa Zlatan” ayuu agaasimaha PSg Leonardo u sheegay Gazzetta dello Sport maanta.
“Wadahadalada horumar ayay sameynayaan lakiin waxaan idiin hubaa inuusan jirin maanta kulan aan ku balansanahay”.
AC Milan ayaa aqbashay dalab 65 milyan euro ah oo ay PSG ku dooneysa Ibrahimovic iyo daafaca Brazil Thiago Silva.
Silva ayaa si rasmi ah ugu wareegay PSG isbuuc dhamaadkii, waxaana kooxda Faransiiska ay dooneysaa inay soo xerogeliso Ibrahimovic.
C/raxmaan yaxye Alcadaala
18-July-2012 at 6:29 am
Milan iyo PSG maa isku qalma bal arag
pato montolivo boiting cassano robinho
mar dambe hadalada nuucaa ah yaa laguugu maqlin
C/raxmaan yaxye Alcadaala
18-July-2012 at 6:19 am
Asc bahda laacib
haduu zlatan milan ka tago uma dhutineyso waayo haduu wax tari lahaa kulankii Arsenal ayaa laga arki lahaa
Nuurb10
17-July-2012 at 9:43 pm
Waba fahmi waye qoraladan jawab uma haayo viva arsenal
Yoonis iyo sxb kiis qadhii
17-July-2012 at 5:15 pm
Musharixen ta 32 qofood wan ku farax sana hay madama uu ku jiraan c.ronaldo iyo sxb kiisa w.rooney iyo shinchi kagawa
Suldaan cumar
17-July-2012 at 4:59 pm
Sxb milan iyo paris saacadan wa xog badan psg xata hadi ibra iyo silva aysan u imaan laheyn psg.wayo waxa u jogay menez nene gameiro pastore sirigu motta iyo kuwo kale sanadkan waxa championka leh PSG cid kale ma jirto horyalka france waxa jogay koxo wa weyn sida lyon marsiellie lille montpelier iyo kuwa kale.by
Patto
17-July-2012 at 4:22 pm
Ibra koxda wax waa uqabay lkn waa culusaday ha iskatago badalkisa waa lakenaa waliba ka fudud asiga viva patto and apato and cassana manwel and pouthing and sharawi and waxi lakenayo viva mial wali wey noshahay
Patto
17-July-2012 at 4:20 pm
Ibra koxda wax waa uqabay lkn waa culusaday ha iskatago badalkisa waa lakenaa waliba ka fudud asiga viva patto
Makelele
17-July-2012 at 4:19 pm
Asc dhamaan taageerayaasha psg oo ah koox laga yaabanyahay kuna guulaysandoota uefa champions league next seoson
salvatore sarigu
maxiwell lugano thiago silva camara
sissoko thiago motta
lavezzi pastore nene
ibrahimovich
Riisa
17-July-2012 at 4:04 pm
Badalkiisa aniga ayaa safanayo magaceygu wa cumariisa caadi ma ehe
nuune
17-July-2012 at 6:21 pm
sxb anoo ah xiddigii hore ee maarkalyoni labadeena ayaaba ku filan psg,maxey uga baahan yihiin zlatan oo weliba raqiis ay nagu helayaan min 100.000kr. kkkkkkk
liiban cali
17-July-2012 at 3:43 pm
iska amus xunyaho hdl mataqanid
Marshale
17-July-2012 at 3:35 pm
Waligey ma arkin milkile qoox laacibinti ogu fiicneed inas ibiyo hadane dhahayo lacag ayan bad badinay kan wabo qacin tagero yasha inayku mudaharadan waye