
Uefa ayaa ku dhawaaqday liiska musharaxiinta 32da ciyaaryahan ee u tartamaya abaalmarinta laacibka ugu fiican sannadka ee qaarada yurub.
Kooxda heysata horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa ugu badan liiska musharaxiisa iyagoo ku leh 7 ciyaaryahan, waxaana soo raacda kooxda heysata Premier League ee Manchester City oo lix ciyaaryahan ku leh liiskaan.
Kooxda ku guuleysatay Champions League Chelsea iyo kooxda reer Catalans ee Barcelona ayaa ku leh min afar ciyaaryahan, halka Radamel Falcao uu yahay ciyaaryahanka kaliya ee ka socda kooxda ku guuleysatay Europa League ee Atletico Madrid.
Musharaxiintan ayaa waxaa soo xulay guddi suxufiyiin ah oo ka socda 53da xiriir ee Uefa ay ka kooban tahay. Waxaana seddexda ciyaaryahan ee tartanka isagu soo hareysa lagu dhawaaqi doonaa 14ka August.
Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa ahaa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ku guuleystay abaalmarintaan tan iyo intii la bilaabay sannadkii hore, waxaana uu ka qaaday Xavi iyo Ronaldo.
Ciyaartoyda qaar ee sharaxan waxa ay ka tageen kooxahooda waxaana ay tageen kooxo kale, lakiin abaalmarinta ay u sharaxan yihiin waa xilli ciyaareedkii hore iyo kooxihii ay la joogeen, sida Raul, Drogba iyo Shinji Kagawa.
Liiska Musharaxiinta Laacibka Sannadka Uefa:
| Ciyaaryahan | Koox | Ciyaaryahan | Koox |
| Sergio Aguero | Manchester City | Xabi Alonso | Real Madrid |
| Mario Balotelli | Manchester City | Jakub Blaszczykowski | Borussia Dortmund |
| Gianluigi Buffon | Juventus | Iker Casillas | Real Madrid |
| Petr Cech | Chelsea | Fabio Coentrao | Real Madrid |
| Leslie Davies | Bangor City | Didier Drogba | Chelsea |
| Cesc Fabregas | Barcelona | Radamel Falcao | Atletico Madrid |
| Joe Hart | Manchester City | Zlatan Ibrahimovic | AC Milan |
| Andres Iniesta | Barcelona | Shinji Kagawa | Borussia Dortmund |
| Vincent Kompany | Manchester City | Frank Lampard | Chelsea |
| Lionel Messi | Barcelona | Luka Modric | Tottenham |
| Mesut Ozil | Real Madrid | Pepe | Real Madrid |
| Andrea Pirlo | Juventus | Sergio Ramos | Real Madrid |
| Raul | Schalke |
Cristiano Ronaldo | Real Madrid |
| Wayne Rooney | Manchester United | David Silva | Manchester City |
| Fernando Torres | Chelsea | Yaya Toure | Manchester City |
| Robin van Persie | Arsenal | Xavi | Barcelona |
Nuur sulub
31-July-2012 at 4:41 pm
Sadar muqda su’al kadhan waxa ku guleysan donna messe oo ah xidiga aduunk marwalbo guul ayan leyahay
Noorkey
31-July-2012 at 12:50 pm
Asc aniga waxan urajaynayaa former liverpool players such s.alonso and f.torres
Caseyr young
31-July-2012 at 9:52 am
Asc wlalaha anigoo taageeroyaasha kooxda chelsea waxan u rajeynayaa inuu ku gulesto cayaariyahanka real madrid ee m.ozil waxa kale oo la is bar-bar dhigo karo inuu ku guleysanayo l.messi ama c.ronaldo f.torres i.cassilas s.m.bolleli rvpersi h.harnads iyo wixii soo raaco lkn sanadkan waa M.OZIL
MoAliy Barre
31-July-2012 at 3:35 am
Insha allah waxaan u rajaynayaa walaalkeen muslimka ah masut ozil ilaahay ha ku guuliyo haka kor mariyo gaaladan
Cumar sharaf
30-July-2012 at 11:11 pm
Waxa laacib adun ku guulaysana c.ronaldo
Ahmedshariif
30-July-2012 at 7:27 pm
Wax lagu murmo ma ahan spain haday tahay amal maritu waa 3da lacib lionel messi xabi hrnds and a.iniest
xaga realmadrid waxan umalynaya x.olonso and m.ozil iyo hadan isaga daro c.ronaldo mr m.ozil yarkan muslimka ah waxan u rajaynaya boos xayi ah
englad haday tahayna wa d.drogba w.rooney and v.persie
Xasan
30-July-2012 at 6:03 pm
Sxbyaa guushan ma dhaafto C.ronaldo ,M ozil,A.Pirlo,W.roney,
warka iska dhaafo ee waxad dib u raacdan ciyaariya hanadaan qaab ciyaared koda EUFA Erupean champion leage sida loga ga dameyay dhan walibo
Bashka al xuseni
30-July-2012 at 5:54 pm
Asc sxbyaal war iyo dhamaan guusha laliga yaa qaaday walibo lugtisa c.ronaldo
Maxamed adan
30-July-2012 at 1:56 pm
Ronaldo ayakole ayagawa or f.torres ayakule
TIGER-XAVI
29-July-2012 at 3:17 pm
Xavi hernandez aya ku guleysanaya
ibrahim
29-July-2012 at 10:49 am
messi asiga meshan guriga hawartiis miyoo modaa messi sanad kan xabo uma ahayo lacibka qadey la liga c.ronaldo aya kuleh ronaldo is the best one
ramadan ramu
29-July-2012 at 5:15 am
asc dhamman dhalinta xiiseysa isboortiga aniga fikirkeyga c.ronaldo wa laacib lkn messi magaro
jw
nuur mahdi
28-July-2012 at 12:32 pm
asc sln kadib waxaa leeyahay waxaa ku guulaysan sanadkan xidiga messe
Hanad
28-July-2012 at 10:18 am
Asc walaalayaal dood mesha matal waxa taal yaalugtisa ku qaaday la liaga waa ronaldo hadaba waxa leh
laacibka reer portugal c.ronaldo
Eng zaki~milner
28-July-2012 at 9:15 am
Asc war iyo dhamantis yan leys dalinin hadal badan han ma buxshee sanadkan waxa kugu leysan dona laacibka weyn ee rer madrid c.ronaldo ama cr7 messi messi halkas iska dhiga dhamantin
Ahmed mahamed ali
28-July-2012 at 4:10 am
Daman asc saaxibayaal waxa leyahay hada saadaliyo waxa iska leh liyo miise bay bay miise waliga gooleeso c.ronaldo waliga jiifo
Xasan bir
28-July-2012 at 4:05 am
Asc bahda lacib ned hadaa saadaliyo saa xibayaal waxa iskaleh liyo miise
Xasan xuuf
28-July-2012 at 4:02 am
Daman asc bahda laacibned waxa leyahay sanadkan miise
Ms.saciid leto
28-July-2012 at 3:58 am
Daman asc saxiibayal waxa leeyahay miise wax umahayo sanad kan waxa iskaleh c.ronaldo
Rvp
27-July-2012 at 10:52 am
Rvp ama ozil ama balloteli
macruuf
26-July-2012 at 11:47 pm
salaan kadi waxaa kuguuleysanaya lionnel messi
macruuf
26-July-2012 at 11:45 pm
waxaa kuguuleysanay lionnel messi
Axmed Darbo
26-July-2012 at 4:25 pm
Asc caleekom daman saaxibayaal waleeyahay sanadkaan c.ronaldo sanadkan waxba umahayo waxaa iskaleh sanadkan liyo meesi bay bay
Lii caato8
26-July-2012 at 12:58 pm
Waxaa ku gulesanayo liyonal miisi
waliinja cade
26-July-2012 at 9:42 am
Waxaa ku guulaysanaayo laacibtinimada xidiga ugu qatarsan ee lion miisi kxkxkxkx
waliinja cade
26-July-2012 at 9:39 am
Waxaa ku guulaysanaayo laacibtinimada xidiga ugu qatasan ee lion miisi kxkxkxkx
Darbo
26-July-2012 at 6:03 am
Daman asc saaxibyaa runta maa lisku sheego waxaa leeyahay c.ronoldo sanadkan wax umahayo saa xiibayaal sanadkan waxaa iskaleh liyo meesi bay bay
bille
26-July-2012 at 2:32 am
Laacib waa ronaldo ee maxa la isku inkiraa ee aqiyaray ronaldo yaa laxaqirin ee runta sheega
nasrudiin cali xasan
25-July-2012 at 10:12 pm
ugu horeen asc aniga ra igega hadaan dhiibta waxaan abaal marinta siin lahaa uguna qalmo ciyaar yahanka özil maxaa yeelay wuuna u qalamaa waan ka muuqa ain uu ku guuleesto abal amrinta sanadkan thnks
Mohamed abdirahman
25-July-2012 at 9:40 am
Sxb hadalka iayo doda yareya ano sxb fikrad wayne uleh sportiga sxbyal maha sanadki mesi wa sanadki ronaldo iyo casilas waxana lafirinaya cyaryahanku wuxu qabtay ronaldo isaga karebay mesi laliga LACIBKA SANADKA C.RONALDO 7
fuaad
24-July-2012 at 10:22 pm
anigu hadaan ahay taageerayaasha kooxda barca waxaan odhan lahaa hala siiyo Xavi Harnandes waayo wuu u qalmaa waanu ka sii fadhiisanayaa_____________________
mohamed
24-July-2012 at 9:33 pm
waxaa kuguu laysanaya messi ama xavi
Sharafat
24-July-2012 at 3:22 pm
Waxa qadayo lacitini mad messi ninmaa ehen awod u ma laho by sharafat yare
Xabib buwe
24-July-2012 at 2:19 pm
Mise kubad ciyaarayo iyo C.R show dhigayo ma isku midbaa?
kadafi
24-July-2012 at 10:17 am
lione-messi ayaa markii 4aad ku guulaysanaya yaan lagu daalin sxbayaaaaaaaaal
Bilaal xuseen toxow
24-July-2012 at 9:13 am
Waxa ku guleysanayo l.messi marki 4aad
lalaa siin
Liban
23-July-2012 at 2:37 pm
Dhaman asc runti waxa fican in runta laga hadlo aniga matagero messi lkn runta waxay tahay manta nin isaga ka mudan majiro ronaldo waa laacib lkn messi magaro messi aya leh
daaha
23-July-2012 at 12:24 pm
c.ronaldo ama gerrard ayaa iskaleh
maysaa
22-July-2012 at 3:29 pm
Ronaldo Ama casillas
spain
22-July-2012 at 1:31 pm
manta wararkii suuqa maa hayno
Ayanle ilyas
22-July-2012 at 11:19 am
Waxa ku gooleysan kara r.van.perie am ronaldo
deeqoow madiino
21-July-2012 at 10:26 pm
waxa ku guulay sanaya laacibka wayn ee
c.ronaldo
maxamed
21-July-2012 at 4:07 pm
ana waxan odhan lahaa waxa qaadanaya macalinka macalimiinta xidiga xidigaha ee waxad yara sugtaan inta ay olompic du ay bilaabmayso ninkaasina waa lionel messi xidiga aduunka
Cabdale laki
21-July-2012 at 2:25 pm
Asc dhamaan aqyaarta shafata leh waani slm slm kadib waxaa sanad kaan laacibka aduunka naqan doono ciyaar tahan c.ronaldo cid ka xiktana malahan by by
Diyeshe
21-July-2012 at 1:48 pm
C.ronaldo aya leh xidiga adunka
M.somali
21-July-2012 at 1:07 pm
Waxan dhihi lahaa ilmaha dhahaya waxa shiki kujirin in oo kukulesanayo lacibka reer argentina ee lioner messi taasi waa riyo inta uu c.ronaldo noolyahay messi waa cunuk nasnuk ah laacibka aduunka waa ronaldo mise kubad haweyaha ee m.ozil mise arosow oo udhela kooxda somali star
Samir afrax
21-July-2012 at 11:11 am
Ugu horeyn asc aniga waxan dhihila liiskan waxa isugu jira dad wax qabtey iyo kuwo aan wax qaban marka sanadan abal marinta waxa iskaleh ayadon doodba lagalin iker casilas
Adan hasan
21-July-2012 at 10:55 am
Asc dhaman dhalintay waxa ku gulaysan dona xidiga xidigaha c.ronaldo waxana lofirin dona gulaha u ku hogamiyay realmadrid marka majogno waqtigi messi waxan wada ognahay wuxu sameyay xigan o ah inu dhaman koxaha la liga u ka wada xiray golal tas o u samayn mesi marka loma firin dono waxan qaday top scora e mesha waxa talo maxad qaday ama away horyalki ama maqaday champion kkkkkk viva somaliya and man united and weyn rooney
Adan hasan
21-July-2012 at 10:54 am
Asc dhaman dhalintay waxa ku gulaysan dona xidiga xidigaha c.ronaldo waxana lofirin dona gulaha u ku hogamiyay realmadrid marka majogno waqtigi messi waxan wada ognahay wuxu sameyay xigan o ah inu dhaman koxaha la liga u ka wada xiray golal tas o u samayn mesi marka loma firin dono waxan qaday top scora e mesha waxa talo maxad qaday ama away horyalki ama maqaday champion kkkkkk viva somaliya adn man united adn weyn rooney
Rahuul
21-July-2012 at 9:42 am
Muran kumajiro inu misse qadanayo ama RVP
Maxamad cadceed
20-July-2012 at 4:20 pm
Waxa ku guulaysanayo c.ronaldo laacib laga daba dhacay prtqs iska jir war ye
xukun yare
20-July-2012 at 6:39 am
asc dhaman bahda sportiga qasatan bahda laacib.net waxan oga hay in uu qadan doono lional messi sida aad ogtihin misse waa lacib da yar aanan aqanin isfoto iyo wax lamid ah oo side tahay waa jib kiisa uguda naya c.ronaldone waa lacib balse show ayuu wacdaro kudhigay lkn sidad og tihin wax walbo wuu qadan jiray waxa sanad kan iyo sanadki ka horeyay ku dhacay magara nayo messi or f.torres
liibaan xasan
20-July-2012 at 8:47 pm
ma ahan in messe uu ku guu leeys to cayariyahan ka yurub lkn sanad kaan waxaa u qalma in uu ku guuleeysto cayariyan ronaldo wuuna ku guuleeysanayaaaaa
abshirani
20-July-2012 at 2:25 am
after sln insha allah waxa ku gulesanayo xidigaha realmadrid gar ahan glkbr cassilas
Yaxye
20-July-2012 at 1:34 am
Dhaman waa idiin slmy shacabka soomaaliyed kar ahan taagerayasha arsenal sln kadib waxa ceeb ah in liisla masli xidiga qarnikan ee misse iyo shoowistaha reer madrid ee ronaldo oo isku wax qabad eheen aniga rahyi geyga wuxu yahay inu laacibka ee miisi inuu afareesanayo viva misse adn barca
Bashir sanaag
20-July-2012 at 1:31 am
Mala sheki karo cida ku guleysaneysa markan
axmed alaale
20-July-2012 at 12:01 am
waxa ku guulaysanaya ronaldo ama f.torres
axmed alaale
19-July-2012 at 11:57 pm
waxa ku guulaysanaya ronaldo
Cadde yare
19-July-2012 at 3:31 pm
Waxa ku gulaysan dona lacibka weyn e rer botaqis wana c.ronaldo ama m.ozil
Mr. Food
19-July-2012 at 1:23 pm
Sxb waxa ku gulesanayo leo messi ama iniesta
Abshir
19-July-2012 at 12:34 pm
Waxaa qaadaya messi shaki kuma jiro
adan shigow
19-July-2012 at 12:22 pm
waxa kuguleysan doono c.ronaldo m.ozil ama x.alonso
daauud daauud
19-July-2012 at 4:07 am
Asc.salaan kadib waxan layabanahay ilmahan ku hadlayo wixi afkod sogala waxa lamagacaway wa 32 ciyaariyahano marka be ku leeyihin ronaldo ama misse war xishoda o sida iskudhama hada mid ma idindhaha midasi midka le mahan ee wa anigo ah walaalkin muslimka ah ii codeya codkina aye fifa igu xujeesay ma idinka hela codkina alle darti igu siya
jimcaale ramsey
18-July-2012 at 7:17 pm
waan idinsalaamayaa waxaa ku guulaysanaya ciyaartoyga reer argentina l.messi
saciid nani
18-July-2012 at 4:29 pm
aniga lawa qof lee qabaa inay kuguuleesaneyso lionel missi and iker cesilles hadii labada mid kooda qaadi waayo ku bad ma aqaani aniga
Anwar
18-July-2012 at 3:55 pm
Waxaa ku guuleysankara goolhayaha spain kasalis ama laacib reer arjantin l. Messi mahadsanidin
sergio
18-July-2012 at 2:59 pm
waxa qaadaya super Mario Balotelli , ama Kun Sergio Aguero
maxamed shaarub
18-July-2012 at 7:29 pm
waxaa xidignimada mutaystay ala siin doonee xidiga reer chalsea ee dedier drogba kaasi oo ah ciyaartoy aad u qaaliya kana tirsan ciyaartoyda africa ee sanadkan
bashiir
18-July-2012 at 2:22 pm
waxaa aniga dihii kara wax ku guulaysanaayo Sergio Aguero ama saxiibkis super maria ama wax mar walbo qadi jiray leo halo dayo wayo laacib aan marna la xaqiri karin waye wayo hadda firiso messi sida uu banooniga u deelayo xita waagi hore marki laso as aasay sidan cml ciyariyahan u deeli jiray ma jiro xaqiiqdi marka ninkas banooniga waxaa uu la yahay sxb
Burhaan
18-July-2012 at 1:43 pm
Wxa qadaya xidiga adunka l. Messi
c.casiis
18-July-2012 at 1:42 pm
waxa ku guulay sanaya laacibka wayn ee c.ronaldo ama ozil
ibraahim bidaye cabdu lahi
18-July-2012 at 1:39 pm
Waxa ku guuleeysan messi labo is weeydiin meeydo
F.Fanka
18-July-2012 at 1:21 pm
Waxaa ku guulay sanaayo L .messi ama xavi
F.Fanka
18-July-2012 at 1:19 pm
Waxaa ku guulay sanaayo L .messi ama I.casalles
Rocisky
18-July-2012 at 1:00 pm
Waxaku guleysanayo fabrigas ama roben van bersie
ibraahim bidaaye cabdu lahi
18-July-2012 at 12:38 pm
Waxa ku guuleeysanaayo messi labo is weeydiin meeydo
ahmed germany
18-July-2012 at 11:54 am
wxaa ku guulaysanaya messi
shucayb muuse xcabdi
18-July-2012 at 11:44 am
Waxaa ku guulaysanaya Messi ama Xavi
Moha mohamud mursal
18-July-2012 at 10:58 am
Waxa kugulaysanaya ronaldo
Xasan
18-July-2012 at 10:54 am
Waxaa ku guuleysankaro laacibtimada aduunka c.ronaldo
Xasan
18-July-2012 at 10:53 am
Waxaa ku guuleysankaro c.ronaldo
arsenal
18-July-2012 at 10:19 am
Ronaldo aya kuleh ama rvpersei
Chelsea 2 kanu 3
18-July-2012 at 7:30 am
Asc inta kadib ninka magaceyga ku qaraabanayow lacagta blues suuqa kala iibsiga kutimid cech ayaa u baahan ee kofida garomada ow ladhextaagan yahay kasiba viva giroud and guners.
Cumar sharaf 5
18-July-2012 at 4:47 am
Waxa laacib caalamka ku guuleysan dona c.ronaldo sababtoo ah c.ronaldo horyalka spain koox u goal ka dhalinin malahan 1.c.ronaldo 2.oziil deeq siga real 3.torres
Cumar chelsea
18-July-2012 at 4:33 am
Asc bahda laacib.ned sedaxda ciyartoy 14 bisha isku soo harayo waa c.ronaldo pepe iyo drogba waxa ku guulesan doona c.r.7 wax ka xigo ma jiro by
Qodadi muse
18-July-2012 at 1:32 am
A.s.m dhaman bahda stortiska e ku nool adunka dacaladisa ani ahaan hadan halkan ka dhibto fakarkeyga ama sida xaqda ah lacibtinimada waxa iska leh laacibka mucjisada e rer portugal c.r 7 hadu ku guleysan wayana kabtanka koxdisa 1 carsilas viva real
cabbas
18-July-2012 at 12:50 am
sanadkan waxa iska leh ciyariyahanki hore ee united c.ronaldo hadan qiyaso
Khaalid xp
18-July-2012 at 12:27 am
L.messi ayaa leh waa sidii sanadkii hore Messi waa laacibka aduunka balse ronaldo magaari karo waligiis
Cabdi fataax yaasir
18-July-2012 at 7:54 am
Asc dhaman inta tagerta man untd&real waxaa ku guuley sanaya c.r7 waayo wax ka’hor istaagi majiro lkn özil caadi ma’ahan özil10.&cr7
Feysal maxamed
17-July-2012 at 11:00 pm
Runaaldo
Feysal maxamed
17-July-2012 at 10:57 pm
Marka hore asc marka labad fikirkeyga waxan qabaa in uu kuguleysandoono c.runaaldo
Sadaam rooney
17-July-2012 at 10:39 pm
Messi aya leh hadal la’aan asxbey hadii aan lasina wax leh roone
Abubakar
17-July-2012 at 10:21 pm
Vanperse
Cabdalla Gago
17-July-2012 at 10:11 pm
ASC MEESI BAA ISKALE
CR7
17-July-2012 at 6:55 pm
7 ciyaaryahan ooo REAL AH WOOW aaway barca dii la xayeysiinaayay ksksksksk
ilyaas
17-July-2012 at 4:58 pm
qofkii dhaho been ayuu sheegay sanadkaan misse iyo c/ronaldo wax kuma lahan waxaan dhihi lahaa hadey xaq jirto in lasiiyo dorogba wlh
Kabtan
17-July-2012 at 4:37 pm
Yalis xaqirin sanadgan wa sanadgi c.ronaldo ciyaryanka koxda real madrid iyo xulka portugal wa ciyaryanga ugu fcn aduunka oo so maro ronaldo guul by by
C.wali gaas
17-July-2012 at 3:58 pm
Marka hore waxan salamayaa dhamman asxaabta laacib aniga fakir ahanteyda waxey ila muqataa in uu iniesta xaq uleyahay asigana hanandoona
Cabdi waxid muqdisho
17-July-2012 at 3:58 pm
Ciyaal xaafadeedkaan lasoo aruuriyay messi ayey booska u sharxayaan markaas ayey dhahayaan soo dhawoow mudane messi
Mahaj ahmad
17-July-2012 at 3:15 pm
Asc dhaman waa idin salamay waxaa abaal marintan iska leh ronaldo ama casilas viva madrid
c.ronaldo/torres
17-July-2012 at 2:44 pm
waar sadexda nin ee isaku imaanayaa cidina ma oga lkn waxa aan umalaaynayaa leonel messi iyo cristiano ronaldo iyo lker casillas waxaana u rajaaynayaa c,,ronaldo ama lker casillas waa laacibiinta aan
dunida ka taageero meel kasta ha uwareegaan wa xa aay kamid yihiin laacibiinta dunida ugu fcn waan jeclahay meel kasta oo aay joogaan waxaana rajaaynayaa inaa nay real madrid aanay ka dakin walikood inta dhimashatooda kahadhay aniku waxba ma joojin kari ayaka ayaa ikhtiyaarka leh insha alaah real madrid ayaa iska leh champions leage soo socda VIVA REAL MADRID/CHELSEA waan jeclahay labada kooxoodba waana isku kaay mid waan ku faraxsanahay champions leage aay ku guulaysatay chelsea real madriid na kaas aayaan urajaaynayaa VIVA TORESS/C,RONALDO
Messi
17-July-2012 at 2:33 pm
Viva messi inta kale ha iska jiftaaan hee tusaaaalle 1 kulan ayuu dhaliyey 5 gaol & 14 gaol he was scored in a last year
indhaha yaan la istirin heee dad juhalaane yaan la iska dhigin heee
Hamza
17-July-2012 at 2:31 pm
kkkkkkll kkllklllllllkkk kkkkkkkkkk war dadkan wèy dalayan bas intu lionel messi u ciyarayo kubada cagta abal marinta asi aya iska leh marka waxan leyahay hadalinaha gar ahan Ronald
Khalid Juventino
17-July-2012 at 2:30 pm
Andrea Pirlo ama Cr7
cibadurraxman
17-July-2012 at 2:24 pm
Asc… Walaalayaal aniga ahaan waxaan qabaa ciyaariyahanka mucjisada ka dhigay caalamka laakiin saxaafad la’an ay barcelona ku heyso ayaa qaadan doono waa INIESTA haduusan qaadin awoowgii CASILAS tan kaliyana laguma qancayo ee laacibtinimada aduunkana wuu qaadan…….but no iniesta fans…….thanks to all
ahmed
17-July-2012 at 2:18 pm
waxaa lu guulaysan doona lion messi ayaan urajaynayaana insha allah
Mohamud Omar Mohamud Jowle
17-July-2012 at 2:13 pm
marka hore waad salamantahiin bahda ispoortiga ee laacib.net
hadaan fakirkeyga halkaan ka dhiibto waxan siin lahaa ciyaaryahanka sanadkaan ugu wanagsan xiga kooxda barcelona iyo xulka qaran Argentine ee Leonel Messi ahna mucjisada iyo farshaxaniista kubadda cagta ee casriga lajooga mana qabo cid kamudan ayaa jira sababtoo ah laacibnimada hadii la isku siinayaayo qofka waxa uuu ka sameyay masraxa kubadda cagta waa iska caddahay ee waxba yaase lagu daalin ayaan dhihi lahaa aniga ahaan teyda labaadna waxaa iska leh laacibka aan ka yareysanee CR7 ama aad u garaneysii Ronaldo Sadaxaadna anig waxaan siin lahaa Adres Pirlo kubad sameyahaa kooxda Juventuse iyo Xulka Azzuari
Cabaas Chicharito
17-July-2012 at 2:10 pm
Asc dhaman bahda sportiga salan kadib qofki gusha qadi dono allaa oge aniga fikrad ahan teyda waxan is leyahay ciyaryahanka qaab ciyaaredkisa lala dhacey e Cristiano Ronaldo dhinaca kale ciyaryahanka koxdena man-utd e w.rooney bos halo radiyo fifa ok
Kabtanka kooxda bashaash fc Yaxye bii
17-July-2012 at 2:09 pm
asc C.ronaaldo ayaa leh sanadkaan waxaba hawarer nina sanadkaan waaa sanadkiisa meesi wax uma haayo eee iskaga taga in oo qaadaayo C.ronaaldo maa shaki iin ka jiraaa meesi maxoo u qabtay kooxdiisa sanadkaan iis heeka oo laku siin karaa lkbn C.ronaaldo waa oo soo shaqestay
Ilmi yare
17-July-2012 at 2:08 pm
Hilman hadal kuma jira mel messi jogana waxaan kale caruur iska dheh marka qufka sanad yadanba garwarida u rarnayen waa asiga viiiiiiiva messi
Cabdinaasir.cumar.maxamed.cali.yare
17-July-2012 at 1:41 pm
Magaceygu waa maxamed xuseen bile awaal marinti ciyaryahanka ugu fican qarada yurub aniga waxan isleyahay waxa qadi dono loin misse ayaa qadi dono hadan siiraciyo sida loo kal horoyo 1-loin messi 2-c.ronaldo 3-a.ineyesta by by
Moh'ed kaafi
17-July-2012 at 2:09 pm
Waxan u rajeynaya ronaldo ama ineista mid kood
abuubakar geedi
17-July-2012 at 1:38 pm
Waxagu gulesandona peter check
C/nuur ismail digeed
17-July-2012 at 1:36 pm
Asc dhaman bahda sportga salan kadib sanadka waxa ku gulaysan dona abal marinta c.ronaldo cid ka hor istagi donta ma jirto ok bye
Mata
17-July-2012 at 1:28 pm
Cr7 awalba malxiis u ahaay
Lukis
17-July-2012 at 1:26 pm
Lionl misse ayaa iska lah wayo wa nin aad u qibrad badan iyo anshaxa besti misse
Fitaax
17-July-2012 at 1:23 pm
Saadaa sheyda waxaa isugu soo hara dono massi c.ronaldo and robin van persie waxaana ku guleysan doono messi maa daam u mucjiso yahay massi 1 c.ronaldo 2 van persie 3
Mata
17-July-2012 at 1:17 pm
Wxan u rajeyna chelsea guul lampard tores drogba iyo cech man of the match final uefa champion leage abaal marinta waxa 1. Mesi 2.drogba 3.iniesta
Arteta
17-July-2012 at 1:12 pm
Waxan aminsanaha in kubad sameyahay Italy iyo Juventus andrea pirlo inu mudanyahay in la siyo abalmarinta wayo Juventus ayu unbeaten serie A ugu qaday italyo euro final ayu geyey
Arteta
17-July-2012 at 1:12 pm
Waxan aminsanahay in kubad sameyahay Italy iyo Juventus andrea pirlo inu mudanyahay in la siyo abalmarinta wayo Juventus ayu unbeaten serie A ugu qaday italyo euro final ayu geyey
fuaad
17-July-2012 at 1:05 pm
aqyaarey waxaad ku heesiin messi iyo ronaldo mahilmaamteen injineer pirlo iyo casillas labadaas mi kood ayaa mudan in lasiiyo waayo pirlo waxaa uu soo qaaday unpeaten halka uu final gaarsiiyay italy casilasna waxaa uu soo qaaday laliga halka uu spain ku hugaamiyay euro lakiin aniga waxaan u codeeyay injineer pirlo
Qaaqaa
17-July-2012 at 1:03 pm
Yaaa kahortaagan ineasta waxaan dhihi karnaa o kaliya sxbkii messi
Daljir yare
17-July-2012 at 1:00 pm
Sln sre ugu horeyn, xaqiiqdii aniga kuma qiimeyseen abaalmarinta muxuu u qabty ciyaariyahanka kooxdisa ama qarankisa. Waxan eegi lahaa kaliya sida uu u ciyaaro kubadda iyo kalsoonida uu ku qabo, hadi taas lagu qiimeynayane waxaa leh Farshaxamiista mucjizada kubadda Leo, balse hadey wax qabasho tahay billaahi yaan laga xaqirin Libaaxii Chelsea u qaaday Uefa Ch. L. Didier Drogba Asc
mohamed soomaalli
17-July-2012 at 12:54 pm
waxaa ku guulaysanayaa al-qanaas didie ama al-malik petr cech
Xuseen.fanax
17-July-2012 at 12:52 pm
C.ronaldo ayaa kuleh sanadkaan
Cabdi waaxid macalin
17-July-2012 at 12:46 pm
Anigoo ah dhashiike waxaa siinayaa codkayga labada laacib ee kala ah ronaldo iyo loca modric
mohamed
17-July-2012 at 12:40 pm
Petr cech ayaa ku guulaysan doona ama Drogba isha allah
cadnaan muriidi ozel
17-July-2012 at 12:37 pm
sanadkaan cr7 ayaa leh messi ma qaadayo kubada ayaa saan ku fiican hala madrid
kafi
17-July-2012 at 12:35 pm
waxa isugu so hari doona iniesta c.ronaldo messi ka dib messi aya qaadi dona fifa messi byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
ahmed
17-July-2012 at 12:30 pm
asc dhamaan akhyaarta sharafta leh hadaan ka hadlo fikirkayga ku aadan abaal maritaas waxa ilatahay inuu ku guuleysan doono mucjisada aduunka messi
macalinka barca(cabdiqani m.j.
17-July-2012 at 12:18 pm
.yes yes yes.anaga kuleh messi iniesta ronaldo 3dan aya isku so hadhi dabadeedto sidii caadada ino hayd waxan u caleemo saarayna messssssssi wuu iga istaahila amaan iyo sharaf cid ku gaadhaysana maba hayo talo kan bakhtigiisa sugaya mxu sugayo samayn intu gacmo yare jiro ma urinaysid laacibtimo wayo adiga isu camira iyado laguso gadhin viva messi and catalan empire.
Sergio ramos
17-July-2012 at 12:18 pm
Waxa sharaf mudan ina eufa ay siso lacibka rer purtugal e c ronaldo wa uu qalma ronaldo maxa yelay tartamadi o dhan wacdaru ka dhigay
kulmis
17-July-2012 at 12:04 pm
Dadakan waka yabay ronaldo sanadki horane wanaga daba wadeen xatee kama soqeebgalin meesha lagu bixiyo abaal marinta asaga iyo murinho hadana yeeysan isku ceebeyn intuu joga cunugaan yar ee lio messe
Mahad xavi
17-July-2012 at 11:58 am
Asc dhaman walalaha somaliyeed hadan fikir kaga kadhibo waxa ikugu soharidono 3da ciyaariyahan ii ukufican wa /adrees iniesta/ xavi hernandez /lionel misse/
hadana waxa kugulisan doono /fifa bolon’dr/
xavi hernandez pest pleyar in the world viva barca and viva somalia hanolato somalia $
Mahad napoli
17-July-2012 at 11:58 am
War meesha maxey ka qabanaayiin pepe iyo contrao waxey aheyd in lagu kala bedelo sergio buquets iyo steven gerard haa
Mohamed Barre
17-July-2012 at 11:55 am
Waxa iska leh nin ka socda barca messi ama Xavi ama Iniesta waadna arki doontaaaan hadalkaas iga qora aniga thankx all .. ;)
Maanka
17-July-2012 at 11:34 am
Asc dhaman asxabta webka sanadkan lagama xigo l.messi cunuga showistaha ronaldo waxba uma hayo waa laacib balse is tus tus ayu yaqan
cabdale
17-July-2012 at 11:26 am
waxaa qaadaya pirlo waayo waad arkayseen wuxuu dhigay koobka yurub
Makaiil, cade
17-July-2012 at 11:19 am
Ack bahda ciyaraha wad salaman tihin dhan bahda chelsea. Sanad kan waxa qadi dona Drogba/Torres/lambard/petr Cech.
bashiir baarbe 10
17-July-2012 at 11:13 am
Marka hore waxaa salaamaa bahda laacib.net marka xigtana waxaa rabaa inaan kadhiibta ra.yigay ga halka..,waxaan dhihi lahay inaad ku wa xagaa kamuuqdo ee isi sooqasaariyay iyadoo la ogyahay laacibka aduunka ugu fiican waqtiga kani xaadirka ilaa iyo hada daqiiqada aan hadalay inuu ku guu laysanayo markii sii afaraad…, tan labaad waxaa iska wiil madax wayn ee reer barcelona ee xavi…., marka sadaxaad waxaa iskaleh pirlo…,tan afaraad waxaa iskaleh iniesta…, tan shanaad waxaa iskaleh fabricas…, tan lixaad david silva…, tan sideedaad waxaa iskaleh baluteli…, tan sagaalaad waxaa is kaleh aquero…, tan tobnaad olonso…, tan 11 waxaa is kaleh buscuet…, tan12 waxaa iskaleh casales…, tan 13 waxaa iskaleh d.drogbo…, tan14 waxaa is kaleh pufan…, tan15 waxaa iskaleh ramos…, tan16 waxaa iskaleh ibrahimovic
Ahmed jamac
17-July-2012 at 1:06 pm
Asc magaceyg oo buux waa Ahmed jamac waxan. Jooga malasia hadan eego fikarkeyga waxaan is oran lahaa sanadakaan laacibnimada waxaa iska leh laacibk laacibiinta kubada cagta ee cristiano ronaldo oo ah nin lugtiisa ku xamaasha waxii kale ha iska hareen xili kale bye bye bye thankz
Dadir yare
17-July-2012 at 11:11 am
Markahore wad salamantihin dhaman bahda ciyaraha hadi an fikirkeyga kadhibto missi aya 4 kadhigan dona maxayeley wali kama dhaman qab ciyared kisa viv misi iyo yaya ture
Muxudiin dhaayow
17-July-2012 at 11:06 am
Asc hadan fikradeydi ka dhibto waxa u qalmo lionel messi c7 ronaldo wax u maqalmo
liibaan
17-July-2012 at 11:04 am
waxaanku rajo waynahay inuu qaato laacibtinimada yurub cassilis ama c.ronalado
Mustafa xaaji
17-July-2012 at 11:04 am
Asc asxabta dhaman sanadkan waa sanadkii c.r.7 vivaaaaaaaa real
cumar jaacoole
17-July-2012 at 11:02 am
asc bahda laacib.net iyo dhamaan umadda soomaaliyeed ee isboortiga jacel aniga ahaan laacibka sanadka ee uefa waxaa qaadi doono ciyaaryahan crestiano ronaldo kabtanka xulka qqaranka bortaqiiska oo sanadkan kooxdiisa real madrid gacanta u galiyay horyaalka laligaha spain ninkan messi aad lee dihiin sanadkan kooxdiisa wax uu u qabtay malahan ee meesha ha isaga tago ciyaalka bacaadka weyn fifa ac.milan and arsenal byyyyyyyyyyyyyyyy
cheiga gagalove
17-July-2012 at 11:00 am
aniga waxaaan isleeeyahay sadexda soo hadhaysaa waaa ineist ronaldo iyo messi
kama danbaystana waxaaa qaadan doona
c.ronaldo
garrad hassan gelle
17-July-2012 at 10:54 am
kkkk, waa xaq daro xulida eufa,, aaway mariO GOMEZ, jun huntlaar, pilp lahm, frank ribery bilal iyo,, samir nasri, waa ayaga torres iyo kuwa aan lagaraneyn noosooxulayo, midkaan WALESH kasocdane halkeen ku aragnay
lilmuu_Up_Man_City
17-July-2012 at 10:53 am
21lva aya leh ama yaya ya ku haysta lcbinta rer man city waaaw bal eeg aguero werar dhamaystiran awww firi super mario balotelli yaah difaac kompany hmmm yaya afdal lcb fii wasadil maydaan fii england!
Up city
Up aguero
Up hart
Up 21lva
Up yaya
Up mario
Up venie
Naales
17-July-2012 at 10:53 am
Kkkkk war ma chelsea ayaa team mooday kkkk war aamus yan lagulayaabineee {ceeeeeb} ani sanadkan waxan siilahaa lacib portugal and real ee Cr.7 tankale messi messi iyo bootadii barce wey dhamatay waa xiligii Real and Arsenal viva gunners and madrid
c/laahi tallan
17-July-2012 at 10:46 am
nani ayaa ka dhiman meesha
osman yare
17-July-2012 at 10:44 am
waar meesha nin messi ka qaadayaa ma jiro ha wareerina
Abdirahmaan nuur
17-July-2012 at 10:38 am
Drogba xavi iyo ineasta ayaa iskugu soo hadhay 3da ciyaaryahan ee ugu danbeya drogbana qadi dona insha alaa viva chelsea
Baidoa janay
17-July-2012 at 10:34 am
Asc dhaman asxabta sportiga iyo shaqalaha laacib.net tankale sanadkan waxa iska lex weyne rooney
CAADI ISKA DHIG
17-July-2012 at 10:27 am
CR7 ugama jeedi liiska wax ka hortaagan
Zola 10
17-July-2012 at 10:20 am
Asc dhmn khyrta lcb.net
waa lo ogyahay cida kugulay sanaysa lcibka sanadka 1=l.misse 2=A.inesta 3=c.ronaldo
Qanciye
17-July-2012 at 10:17 am
c.r7 ayaa is kalex sanadkan
Nuur awdile dalka south,Africa rosecky vermaelen wilshar walcott songa sagna arteta oliver giroud robn van
17-July-2012 at 10:15 am
Mahad sanidin laacib.net salan sre tagerayasha arsenal and madrid qofki qadaba missi yusan ku ceshanin inta kale qof haqadato waxana lajeclaan lahaay ronaldo viva bodolski
Qanciye
17-July-2012 at 10:14 am
c.r7 ayaa is kalex sanadkan 2012
deeqa abdulaahi al towfiiq
17-July-2012 at 10:10 am
ronaaldo ama iker kassilas ayaa leh fans man united
mr.4k
17-July-2012 at 9:55 am
salan sare dhaman bahda sports webka & aqristayasha inta ka dib 1. Andre iniesta 2. Lionel messi 3. Ronaldo sidas ayan fila good lucky all viva barcelona
Baasma'arke
17-July-2012 at 9:51 am
Waxa kuguleysan doono labo nin okala ah dr drougba ama weyn rooney fifa unitd
c/laahi max'ed xasan
17-July-2012 at 9:49 am
fikirkayga hadi aan ka dhiibto halkaan aniga waxan sii lahaa luka modric
c/naasir max'ed xasan
17-July-2012 at 9:47 am
aniga ra’yi ahaantayda laacibtinimada sanadkan waxan u magacaabi lahaay luka modric
cabdixakiim hanad
17-July-2012 at 9:46 am
waan idin salaamay dhamaan bahda lcb.net waxa sanadka iska leh laacibka reer chelsea ee drogba sabab lagaga qaadaana majiraan hadaan ka hadlo reer spain sanadka meel aan 3 ahayn galimaayaan waxaana sanadka labada hore galaya 1 DROGBA 2 PIRLO OR BUFFON 3 XAVI MESSI RONALDO
Xaafid yare
17-July-2012 at 9:40 am
Asc bahda laacib.net waxaan dhihi lahaa hadaan fikirkeeyga ka hadlo waxaa ku guuleeysan doono ciyaaaryahanka kooxda man u iyo xulka iglan wayne rooney ama ciyaayahanka kooxda real madrid iyo xulka bortugal c.ronaldo labadaasi ciyaar yahaan ayaan usaadaalin lahaa in eeyku guuleeysan doonaan vifa man u and reaal madrid
Abdalla-naji
17-July-2012 at 9:33 am
Cr7 aya qadanaya sanadkani iyo kan laso dhafay o hada lo tartamayo anon tagerin ronaldo layskama indha tiri karo lacibtinimadisa iyo waxa u real uqabtay mida kale an layabay waxay tahay koxaha dhan cr7 cadalad uu u sameyay kox walbana goal ayu ka dhaliyay lama dhahayo koxdas goal maxu uga dhalin wayay viiiva…cr7
Honest cadde
17-July-2012 at 9:27 am
Wey iska cadahay inuu 4reysanayo L.m18 waa lacib weyn oo uqalma viva leo messi
kayse
17-July-2012 at 9:25 am
DADKA BADANKOODA WAXA KA DHAADHACSAN IN ABAALMARINTA LAGU BIXINAYO CHAMPION DROGBA MA 2 GOAL BAA LAGU SIINAYAA WAXA JOOGA WIILKI KUBADDA DROGBA ROONEY BAA KAHOREEYA XATAA ISAGOON Q. Champion
waxa isusoo hadhaya MESSI INIESTA IYO ILKER C. Waxayna u kala horeeyaan isadan aan uqoray.
abshir drogba
17-July-2012 at 9:23 am
asc dhamaan ikhyaarta sharafta leh iyo laacib.net ba
bacdal salan aniga waxaan jeclaan lahaa inuu sanadkaan ku guulayso maba helayeeh oo belaayo kale ayaa ka horayseeh laacibka wayn ee drogba taas waa sidaan jeclahay ikhyaareey waad mahadsan tihiin dhamaantiin viva chelsea and drogba meel kasta oo uu joogaba
Asad
17-July-2012 at 9:23 am
K.k.k.k.k aaway ree arsinal intee kabexeen k.k.k.k
ahmed fap
17-July-2012 at 9:21 am
super frank lampard ama messi ayaa leh viva lampard
Vander vart
17-July-2012 at 9:20 am
Asc dhaman tagerayasha real hadi aa fikirkayga kadhibto waxa iska wilka rer burtugal iyo koxda real madrid cr7 mise wax uma hayo by tommor guys dhaman
Farxaan
17-July-2012 at 9:17 am
Asc. Asxabta laacib.net ron ahante hadan ka dhiibto fikerkayga laka maxego L.A.MESSI
c/samed banzema
17-July-2012 at 9:15 am
marka hore waxaan salaamayaa bahda laacib iyo waliba akhristayaasheeda.waxan odhan lahaa abaalmarintan hala siiyo dorogba waayo isaga ayaa iska leh hadii gofkale lasiiyo waxan uarkaa cadaalad darro waayo isaga ayaa chalsea championka geeyay una qaaday .takale ee aduunkana waxa uqalma hadii cadaalad lasameeyo i.casllas
Diiriye
17-July-2012 at 9:15 am
Waaw sanadkan waaaa sanadkii c.ronaldo viva ronaldo
yaa ledahay
17-July-2012 at 9:14 am
Ikas cisalas ayaa kuguulaysanaaayo taasi daah masaarna
Najiib kulalaa
17-July-2012 at 9:10 am
Asc sln kadib runti wuu ku mahad sanyahay webkan iyo shaqalihisawa inoo sahlay inan dunida kala socono xubinta ugu xamasada badan ee sportska inta kadib hadan fikirkeyga ka hadlo runti waa 32 xidig waa pleyaro ficn lkn aniga ahan waxan is leyahay fifa waxey karebtay pleyaro ka ficn kuwo badano halkan kuwey hada soxulen sida frank riberry sida derossi iyo mariyo gomes antoniyo cassano ramires gared bale runti iyo kuwo kalo badan lkn anon udodeyn hal team hada ma jcli in laxaqiro pleyarti sanadkan ugu ficnyd lkn hadan aniga han la idhibi laha kama reben xidigahay runti VIVA chelsea and germany and best plear the would c.ronaldo and hazerdi luka modric
C/khadar
17-July-2012 at 9:09 am
Asxaabey Iniesta ama xavi midkood ayaa sanadkan ah xidiga yurub rolando waa kii ka cabsaday rigoodhadíi
ibrahim sh c/rihaman
17-July-2012 at 9:08 am
waxaa ku leh pirlo
Siciidbadri
17-July-2012 at 9:05 am
Waa hubaal in c.ronaldo uu ku guulaysanayo bilada qaaligaa ee balon,dor
Bashiir carab
17-July-2012 at 9:04 am
Asc bahda laacib.net hadaan fikirkayga aan ka dhiibto waxay ilatahay in lasiidoono l.messi.sababtoo ah.waa ciyaaryahan uqalma
Adde
17-July-2012 at 8:59 am
Cr7 aya k guleysanaya sanadkn
Ismaciil somali
17-July-2012 at 8:59 am
Asc aqyaarta anigu waxan dhihi laha v.persie hala siiyo inkasto koxdisa anu koob kula guuleysan balse hormar weyn ayu garsiyay
hanad
17-July-2012 at 8:54 am
kkkkkkkkk aaway ciyaalkii reer arsinal ee waxbaan dhaqaalo leenahay kufaanayay ee hadana abaartu haysay bal hal ciyaaryahan kaliya ayaa ugu jira waar chelsea naadi iga dheh kuwa kale na ciyaal xaafadeed iga dheh viva chelsea and torres