Didier Drogba Oo Si Aad Ah Loogu Soo Dhaweeyay Kooxdiisa Cusub Shanghai Shenhua. | Laacib.net
Home » Africa » Didier Drogba Oo Si Aad Ah Loogu Soo Dhaweeyay Kooxdiisa Cusub Shanghai Shenhua.

Didier Drogba Oo Si Aad Ah Loogu Soo Dhaweeyay Kooxdiisa Cusub Shanghai Shenhua.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 14-07-12 12:38 PM

In ka badan 300 taageerayaal ah ayaa isagu soo uruuray Shanghai si ay u soo dhaweeyaan weeraryahanka Ivory Coast Didier Drogba, oo si aad ah loo sugayay inuu maanta oo sabti ah gaaro kooxda Shanghai Shenhua oo ku dhibtooneysa horyaalka dalkaas.

Drogba ayaa u saxiixay kooxda reer China heshiis labo sanno iyo bar ah isagoo lagu soo waramayo inuu isbuucii ka qaadanayo 300 kun ginni, waxaana uu ku biiray ka dib markii uu Chelsea ku hogaamiyay koobka Champions League.

34 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa kula biiri doona kooxda saaxiibkiisii hore ee Chelsea Nicolas Anelka, iyadoo kooxda ay ku ku jirto kaalinta 13aad ee horyaalka ka koobka 16ka kooxood ee Chinese Super League. Shanghai Shenhua waxaa tababare u ah tababarihii hore ee Argentina Sergio Batista.

Taageerayaasha ayaa yimid waqti hore saaka garoonka Shanghai Pudong International Airport, iyadoo intooda badan ay ku labisnaayeen maaliyada buluuga ee kooxda oo ay dusha ka qoran tahay “Drogba 11”, waxaana ay rajo ka qabaa in weerar ay kawada ciyaarayaan Drogba-Anelka inay kooxda sarre u qaadi doonto.

 

21 Responses to Didier Drogba Oo Si Aad Ah Loogu Soo Dhaweeyay Kooxdiisa Cusub Shanghai Shenhua.

  1. chalseaw Reply

    21-July-2012 at 10:42 pm

    drogba waa ciyartoyuga dunida u wanaagsan

  2. abshirani Reply

    19-July-2012 at 1:26 am

    maxaweye ninka eto miya umalesen kkkk waa drgba

  3. moha outlawz. Reply

    17-July-2012 at 1:33 pm

    didier drogba waa laacibkii africa viva drogba and anelka 4ever . we love you drogba .

  4. Qanciye Reply

    17-July-2012 at 7:37 am

    Wooow Drogba libaxa africa guulll drogba viva chelsea

  5. khadar lucky Reply

    15-July-2012 at 6:00 pm

    drgba viva waan tageereyna hadii aan nahay reer chelsea waliaba waxan jacel nahay in u sidii u ugu muqday chelsea u gu muuqda xagana ama nadiga u hada jooga viva chelsea vivaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa?

  6. c/raxmaan "dugulo" Reply

    14-July-2012 at 8:34 pm

    If iyo aakhiroba guul ayaanku rajaynayaa waxaana jeclaan lahaa inuu drogba muslimo viva drogba guuuuuulllllll chelsea guuul

  7. Ismail dhere Reply

    14-July-2012 at 8:25 pm

    Damer lacag helay waye dorogba k.k.k.k.k.k.

  8. Jaale Reply

    14-July-2012 at 7:10 pm

    Waaaaaaaaaaaw drogba waa laacib la yaqaano lamana xaqirikaro waa geesiga africa waxaana u rajeynayaa inuu guul ku hagaamiyo koxdani ka dhisan dalka ghine

  9. Caaqil114 Reply

    14-July-2012 at 5:53 pm

    asc kkkkkkkk wallee waa xidig caalmka ka dhex muuqday, waana ku farax sanahay ciyaartooyda africa in caalamka ayka dhex muuqdaan.. drogba magaalda aan joogo ayuu yimid waan soo dhaweeyn lahaa laakiin mataageero chelsea..kkkk shalay ilaa maanta qaban qaabada waa laga dareemayay.. koleeba marmar waansoo daawan doonaa ciyaarta.. isaga iyo anelka wax weeyn ayey kooxda kusoo kordhinkaraan.. viva liverpool..

  10. Juan mata Reply

    14-July-2012 at 5:50 pm

    Nin o dafacayada addunka celin wayen daafac doli so cunay ma celin karo e drogba ii bashal ayan ku leyahay

  11. mohamed,toress Reply

    14-July-2012 at 3:07 pm

    sharaf ayuu ku leyahay adunka aqiro mel lageeyayba adunnka wuu ku raxaystay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxana libaaaxa africa chmiona wu luxay hortaaaaaaalna wuu ku raxaystay marka viva drogba and toress

  12. Lucky man Reply

    14-July-2012 at 1:42 pm

    Drogba waa ciyariyan xirfad uleh lasaxibida shabaqa&kobabka drogba gull viva chelsea

  13. Moha Reply

    14-July-2012 at 1:41 pm

    Asc ayarta laacib iyo chelsea waxan leyahay drogba wa halyeygi chelsea mal walba utagana wa halyeygisii DROGBA gul wacan ayan ku leyahay vivi DROGBA AND CHELSEA

    • suldan barkat Reply

      14-July-2012 at 4:24 pm

      wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wax ad sheegeyso waa wax lagu quslo

  14. Ereg Reply

    14-July-2012 at 1:33 pm

    Boqor kaan meshuu tago cup la’aan dhaci mayaan . Ma dafac yadii indha xum xuma baa celin karaa. Dafac yada aduun kaa celin waye . Guul wacan mesha tagto.

  15. Juan mata Reply

    14-July-2012 at 1:28 pm

    Drogba waxan ku leyahay nasiib wacan waxan ku rajeyna guul viva drogba chelsea

  16. yusuf Reply

    14-July-2012 at 1:06 pm

    Waw libaxi africa viva waligaa

  17. Maxamed gubta Reply

    14-July-2012 at 12:59 pm

    Darogba kuul wacan aan ku dhihilahay vivi darogba

  18. Jecelow Reply

    14-July-2012 at 12:56 pm

    Wlcme 2 shenhu

  19. samiir Reply

    14-July-2012 at 12:55 pm

    waan idin salaamay bahda lacib ka dibna drogba& anelka wax badan ayay uqabandonaan koxdan chine ah wayo waa lacibinta chelsea?kkkkkkkkkkkkkk guuullllllllllllllllll viva chelsea

  20. hassan Reply

    14-July-2012 at 12:54 pm

    Drogba waa lacib jira waxanan u rajaynayaa inuu kooxdaana koobab u qaado insh allah viva Drogba iyo chelsea dii uu katagayba<3

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>