
Tababare Mark Hughes ayaa ka fiirsanaya inuu ka dhigo Park Ji-Sung ka dhigo kabtanka cusub ee kooxda ka dib markii ciyaaryahanka qibrada leh uu kaga soo biiray Manchester United.
Hughes ayaa Park kula soo wareegay lacag aan si rasmi ah loo cayimin, waxaana uu qalinka ku duugay heshiis labo sanno ah.
Hughes ayaan haatan laheyd kabtan ka dib markii kabtanimada laga qaaday Joey Barton kaasoo anshaxa xumo ku kacay kulankii ugu danbeeyay horyaalka ee xilli ciyaareedkii hore, taasoo uu ku muteystay ganaax 12 kulan ah iyo mushaharka lix isbuuc.
“Ji ayaa niyadeyda soo galaya marka ay timaado kabtanka cusub ee kooxda” ayuu yiri Hughes.
“Waan inaan arkaa qofka banaanka isa soo dhigi doona una qalma. Waan hubaa in dadka ay doonayaan inay mas’uuliyadaan qaadaan lakiin waa inay I tusaan inay ku haboon yihiin, Ji qeyb ayuuna ka yahay”.
“Lakiin sidoo kale waxaan heysanaa rag kale oo qibrad leh. Djibril Cisse waa ciyaaryahan ku guuleystay Champions League sidaasi darted qolka labiska waxaan ku heysanaa ciyaaryahano waaa weyn”.
Hassan nuune hassan
11-July-2012 at 7:33 am
Waw waa uu uqalma kabtan nimada koxda Qpr park wayo kox weyn okulo badan ayu kayimid
Cabdi Aziiz Muse bare kabtan HENREY14
10-July-2012 at 2:03 pm
Waa Wareey War Heedhe Aniga Waan Yaabay Aqayaarey Cayaari yahanadaan QPR Xage U Wadaa??
C.qadir maskiin
10-July-2012 at 2:01 pm
Aqyarta wan idin salamay ninkan layirahdo ji sung waa halyey kamidahaa kooxda ugu kulaha badan ingariska marka malin margna horay ayuu united ugu sociyaray ugudanbeyna wuu kadhigidona ji sung captanka koxda qpr
jamac somalist
10-July-2012 at 1:53 pm
ji-sung park. waa uu yahay captainka cusub ee QPR. wuxuna ahan jiray third captain of manchester united. hadunu nahay manchester united fun waan tabayna park ji sung. chelsea iyo arsenal na waa farxadooda bixitanka ji_sung park
c/samed banzema
10-July-2012 at 1:50 pm
waa uu uqalmaa kabtan inuu unoqdo QPR waayo waa ciyaariyahan khbrad fiican leh walibana kooxdda gayn kara kaalimaha uhoreeya liiga guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul QPR
Mohamed abdirizak abdisalan
10-July-2012 at 1:45 pm
Viva mr.ji waa nin uqalmo captanka.
muktaar mohamed ibrahim
10-July-2012 at 1:36 pm
park waa ciyaar yahan weyn ila markaana raacasha badan man uneted ee u isticmaali jirtay gemamka adag, QPR kuma qasaari doonto wuuna u qalmaa inuu kabtan u noqdo.
Maanow
10-July-2012 at 1:23 pm
Waan soo dhaweynayaa hadalkaas maxaa yeelay Ji wuu uqalmaa in kabtan laga dhigo waa ciyaaryahan khibrad leh oona kooxda ku hogaamin karo guulo waaweyn viva Ji and man utd
Maslax yare
10-July-2012 at 1:05 pm
Kkkkkkkkkkkkk usa skaleh kabtanimada wayo xidig wen ka hor s tagima
naanii
10-July-2012 at 12:57 pm
waaw waxaanfilaa inuu ku adkeen doono kooxdiisa hure uu UNITEDKA KKKKKKKKKKKKK VIVA park and shiineeeeeeska