Juventus Oo Ku Dhawaaqday Inay Iska Iibiyeen Ciyaaryahan Eljero Elia. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Juventus Oo Ku Dhawaaqday Inay Iska Iibiyeen Ciyaaryahan Eljero Elia.

Juventus Oo Ku Dhawaaqday Inay Iska Iibiyeen Ciyaaryahan Eljero Elia.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 10-07-12 11:20 AM

Juventus ayaa ku dhawaaqday in Eljero Elia ay ka iibisay kooxda Werder Bremen heshiis lacagtiisa hore ay tahay 5.5 milyan euro.

Ninka reer Holland ayaa suuqa kala iibsiga saarnaa ka dib xilli ciyaareed aad u xun oo uu la qaatay kooxda Old Lady.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaaraya ayaa Juve kaga soo biray Hamburg xagaagii hore lacag gaareysa 9 milyan euro, lakiin waxa uu ciyaaray kaliya afar kulan oo horyaalka ah oo marka la isku darro uu garoonka ku jiray 107 daqiiqo iyo hal kulan oo Copa Italia ah.

Juve ayaa maanta ku dhawaaqday in ciyaaryahanka khadka dhexe ay ku iibiyeen 5.5 milyan euro, lakiin lacagtaas ayaa 2 milyan euro oo kale ay ku kordhin doontaa taasoo ku xirnaan doonta guulaha ay gaarto Werder Bremen xilli ciyaareedyada soo socda.

5 Responses to Juventus Oo Ku Dhawaaqday Inay Iska Iibiyeen Ciyaaryahan Eljero Elia.

  1. Agger,skartal Reply

    11-July-2012 at 6:32 am

    Juva doqontas mesha katag dheh viv lvp

  2. Saala-Juve 4 ever Reply

    11-July-2012 at 12:23 am

    Lucio….. Isla……asamoah……giovinco….. Adiga ma iska leh maraxow markad dhaheyso juve wax maheyso liverpool hadad difose utahay isqari o iska amu naf maheyside wax yahow dhintay Q.P.R aa kudhanto runtii forza juve persemre.

  3. siciid riyaad Reply

    10-July-2012 at 2:20 pm

    iska tag

  4. borini ramirez suarez Reply

    10-July-2012 at 1:50 pm

    juve arin ma hayso

  5. c.x.h Reply

    10-July-2012 at 11:53 am

    iska bax dheh waayo awalbna wax inoma heyn viva juve

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>