
Kooxda Chelsea ayaa laga soo diiday dalab 16 milyan ginni oo ay ku doonayeen weeraryahanka Jarmalka iyo Bayer Leverkusen Schurrle, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya Germany.
21 jirkaan ayaa ka mid ah ciyaartoyda da’da yare e ka muuqata Jarmalka tan iyo intii uu Leverkusen kaga soo biiray kooxda Mainz sannadkii hore. Waxa uu 16 kulan u saftay Germany, waxaana uu qeyb ka ahaa xulkii Euro 2012.
Agaasimaha kooxda Leverkusen Wolfgang Holzhauser ayaa laga soo xigtay isagoo u waramayay wakaalada wararka Jarmalka SID:
“Waxaana nala soo hordhigay dalab ka ymid Chelsea oo ah 20 milyan euro (16 milyan ginni) ku doonayaan Andre. Lacagta waxaa hore iyo gadaal isagu soo tuurtuuray labada kooxood. Ugu danbeyn waxaan dooranay Andrea. Andre qiimo ayuu dhankeena inooga leeyahay. Sidoo kalena waxa uu cadeeyay inuu jeclaan lahaa inuu nala sii joogo”.
abdi fiatah sh hasan osoble (fifa)
10-July-2012 at 11:47 am
ani waxaan qabaa in alaacibkaas u u qalmo qiimaha ay kooxdiis ku doonayaan waayo waax xidig professiolasm ah tan kale haada ka hor shevechenko ayey ka baxiyeeen 30 million waxna kuma soo kordhin marka nin ay indaha sportiska aduunka wada eegayaan maxaa u diiday in ay ka bixiyaan 16 million, si aad ula tartaanm libaaxyada man utd waa in aad wax badan iskaa bedeshaan
fifa cade
Juan mata
09-July-2012 at 6:54 pm
Aniga waxan qabaa 16 million way badantahay marka halagu dhigo 8.2 million wa qaymo fcn ok viva chelsea
cabdulaah Xaji
09-July-2012 at 12:56 pm
Chealsea wey walatay maxey ka fale weraryahan waxey heysata. Torrs. Ani waxan dhahaya tababara ha wanajiyo kaliya fikirkisa uu ku sow shar taila calashan 4 4 2 ama qiyana kale ha sameyo hana ku tashto waxa sugeyso man united iyo tababaraheyda weyn fargusen ha la socdo
lampard
09-July-2012 at 12:34 pm
5 MILLION LACAGTA KU DARA NINKAN YAR WAA LAACIB QARANKIISANA LINE UP AYUU KA YAHAY
c/raxmaan "dugulo"terry
09-July-2012 at 12:25 pm
Welcome to stamford bridge
siciid
09-July-2012 at 12:23 pm
asl sxb lacika kuma ficna chls wuxu kuficanyahay mun.ted ama laga ibinamahayo haday inha biya keenan lkn shadamada cascas ayaa sogadaya love manchester united
Feysal~torres-9
09-July-2012 at 12:18 pm
Asc laacib.net iyo aqayarta kale bo
robberto Di matteo
sharafta ha iskaga dhelin a$xaaN Reus ken viva.ßLues
mahbub M.D
09-July-2012 at 12:13 pm
chelsea bilash ayay ka donisa wax uu usoo gor dhinaya malahan chelsea kor
cabdalla
09-July-2012 at 12:08 pm
Kan mid ka yar ayaan haysanaa marko marin sxb rues aya qatrsan kaas ayan so qadanyna waxan lguha baastada ah chelsea uma sfan karo waayo chlesea dadkeedi ma ah