Seydou Keita Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer China Dalian Aerbin. | Laacib.net
Home » Africa » Seydou Keita Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer China Dalian Aerbin.

Seydou Keita Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer China Dalian Aerbin.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Taariikh: 8-07-12 3:18 PM

Kooxda Dalian Aerbin ayaa xaqiijisay inay la soo wareegeen ciyaaryahan Seydou Keita ka dib markii Barcelona ay xalay ku dhawaaqday inay ciyaaryahanka ka tagayo.

24 saac ka dib markii la shaaciyay in la kansalay heshiiskiisa labada sanno ee uga haray qandraaskiisa, waxa uu Keita si rasmi ah ugu biiray kooxda reer China isagoo qalinka ku duugay heshiis laba sanno iyo bar ah.

Lacagta heshiiska ku jirta lama shaacinin, lakiin milkiilaha kooxda Dalian Zhao Mingyang ayaa beeniyay in Keita uu qaadan doono xilli ciyaareedkii 14 milyan euro, isagoo sheegay in lacag intaasi ku dhow uu qaadan doono isku dar inta uu kooxda la joogo.

Keita ayaa Barca kaga soo biiray Sevilla 2008dii, waxaana uu xilli ciyaareedyadii u danbeeyay ka waayay boos joogta ah.

13 Responses to Seydou Keita Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer China Dalian Aerbin.

  1. Face the Fact Reply

    09-July-2012 at 5:17 pm

    Waan ka xumahay in uu naga tago hadan nahay reer Barca lkn meel walbo oo aad tagto waxan kuu rajeynayaa guul iyo dadaal badan mana iloobi doono waxad inoo qabaty… FcBarca waxay kuu hadiyeyn doontaa La Liga xagaan soo socda..

  2. Sahal_daacad Reply

    09-July-2012 at 1:14 pm

    Seydou keita waxey cadey neysa burburka barca wanaku farax sanahay in eey burburto barca sababta oo aha doole botbot kes mukulal xanaaqed barca burburked real farxaded kkkkkk

  3. ElmanFC Reply

    09-July-2012 at 11:07 am

    Keata waxaan ku soo dhaweyneynaa horyaalka soomaaliya waxuuna heshiis lix saac ah la galay kooxda Elman, wuxuuna mushaar u qaadan doonaa 100 dolar sanadkii. kirada guriga iyo maqaayadda alnasri waxaa qaba kooxda

  4. muxsiin Reply

    09-July-2012 at 9:52 am

    runti aad ayaan uga xumahay in laacibkii dhaladkiisu ahaaa Soomali u katago barca, laacibka keita ayaaa waxaa falanqayn ka socotay Al-jazeera lagu cadeeyay in aabihi uu ahaaa nin soomali ah hooyadina ay tahay islaan Mali ah iskuna arkeen xili ay islaaantu ku sugnayd soomaliya balse ay ku dhashay keita wadanka Mali

  5. aniga Reply

    09-July-2012 at 5:02 am

    waan ka ka tegitaan kaaa

  6. ismail Reply

    08-July-2012 at 7:56 pm

    horyaalka china wu shidmoyaa mar dhaw skay sports iyo al.jazeera aya laga dawan donaa

  7. Ishara muahaayo brca wa du dun tay viva arsenal and rial madrid

  8. abdi yare no 9 Reply

    08-July-2012 at 7:09 pm

    sorri kaita my freind

  9. Cumar Reply

    08-July-2012 at 6:49 pm

    K.k

  10. Arsnl Reply

    08-July-2012 at 5:10 pm

    K.k.k.k. Barcelona wey bur bur tay k.k.k. Murinho ayaa bur buriyay k.k.k.k.

  11. ahmed Reply

    08-July-2012 at 4:49 pm

    waan ka xunahy katagitaanka barcelona

  12. wiilwaal Reply

    08-July-2012 at 4:11 pm

    barcelona wa burburaysa kala yaaca

  13. faahin yare Reply

    08-July-2012 at 4:05 pm

    wlh waan kaxumahay katagista onw katagay sujuu brca

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>