
Halyeeyga reer Brazil Ronaldo ayaa sheegay inuusan muran ka taagneyn in xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi inuu yahay ciyaaryaahanka ugu fiican adduunka.
35 jirkaan ayaa la soo ciyaaray Barcelona iyo Real Madrid, inkastoo uu qirto inuu yahay taageere Madrid, hadana waxa uu sheegay inuu iska indhotiri karin xiddiga reer Argentina.
“Waxaan ahay taageere Real Madrid” ayuu u sheegay Marca.
“Laakiin muran kama taagna in Messi uu yahay laacibka ugu fiican adduunka”.
Ninka reer Brazil ayaa sidoo kale amaanay qaabka kubadeed ee xulka Spain ee ciyaarahii Euro 2012, waxaana uu amaanay qaabka tababarihiisii hore Vincente del Bosque uu u isticmaalay No 9 been ah.
“Kubada cagta waa ay isbedeleysaa. Waxaan qabaa in Spain ay qabatay shaqo fiican iyadoo aan heysan No 9 sax ah. Aad ayaan u aqaanaa Del Bosque. Waxa uu tababare iigu ahaa Real Madrid, waxaana uu mar walba i ciyaarsiin jiray No 9 sax ah”.
Mr. ARSENAL
10-July-2012 at 4:53 am
Messi yaladhahaaaaaaaa iinsheegtoooy?? ?
saciid yanka
09-July-2012 at 6:12 pm
viva c.ronaldo
saciid yanka
09-July-2012 at 6:09 pm
fuock lio messi
BARSHALOONI
09-July-2012 at 12:38 pm
ronaldo waa nin soo ciyaaray kubada cagta garanayana waxay bahashu tahay wuxuuna taageraa madid beentana mafiicna wuuna iska qirtay in messi yahay ninka ugu laacinsan dunida ilaa iyo 2020 iyo wixii ka danbeeya.
sida ronaldo iska qiro qof kastoow taageraa rael madrid beentana iskadaa waa lagu halaagsamaaye
Axmed
09-July-2012 at 11:13 am
Cristiano Ronaldo ayaa adunka ugulacibsan
mr.4k
09-July-2012 at 10:41 am
salan sare dhaman bahda sports ee laacib.net iyo aqrista yaasha ku xiran ok hadan ka hadlo fikradayda runti laacib 2 ma ahan delimo ronaldo haddu qirayo inuu leo messi uu yahay lacibka addunka ugu fican misana taagero u ah real madrid una ciyari jiray marka xaqirada daaya reer tagero real ronaldo hadu wax jiro yahay portugal ayuu meel sare gaarsin laha ama wuxu niyad u yeelan laha inu qaado euro 2012 mida kale laacibka sharaftisa ilaashada ayan laacib dhihi karna ronaldo inta uu niyada lionel messi ku haayo kuma guuleysanayo sanadkan hadu messi ku guuleysan waayo waxa ku guleysanaya iniesta ama xavi viva leo andres messi xavi and iniesta viva all barcelona good lucky
Cumar indhay
10-July-2012 at 11:47 am
Wan idn slmay aqayrt sharafta le slan kadib hadi lesko so qado ama laqemeyo misse iyo ronaldo in u misse o ka wangsan yahay dhinc walpa hadi ey ahn lahed dhnka xareftanka fahanka ciyartoyda ama koxedba marka leslama parbardhego karo
esmax
09-July-2012 at 10:08 am
qofkasta wuxuuyahay ayaa lasheegaa ronaldana waxa uusheegay waxa uum misse yahay c.ronaldo waa laacib lakiin kamafiicna misse managaadhayo qoob ciyaaredkiisa byyyyyyyy asxaabtay
maxamud abdirahman samatar
09-July-2012 at 9:57 am
lacebka adunka kugu fican waxa waye messi qofkale ma jíro hadi ad dodka qabta viva utag dad kina
dalmar dayib
09-July-2012 at 12:59 am
ahahahahahahahahahaha qaraabo ronaado waxuu rabo ayuu is ka sheegaa c.ronaado waa nin laacib ah yaa kacelinaayo sanad kaan oo ale aheen
rashka
08-July-2012 at 10:39 pm
asc kkkkkkk horta asxabey waxa wanaagsan in lagu yiraahdo axadkaas waa laacib lkn kawaran haddii adiga un is sharaxdo.kkkkkk sida aan wada ogsoonahay, c,ronaldo assagaa is amaanayo oo dhahaya hadda missi annaa ka fiican. lkn wali missi oo dhahaya c,ronaldo ayaan ka fiicanahay maan maqal. waana wax lawada arko qofka kalsoonida leh. ciyaar yahanadii waa waynaa ayaa dhahaya missi is the best player on the world. fikradeyda xitaa isku aqlaaq ma ahan. isku xirfadna ma ahan hadduu laacib yahay haoetiisa ayaa lagu qaatay 3 jeer, see u
cabdi naasir (LAARSON)
08-July-2012 at 9:30 pm
Gays hadaan la dhigeyn taakeero ahaan oo aan u hadlayno xaqiiqda waa u wada jeednaa waa ciyaariyahanka weyn ee reer ARGENTENA ee lione marka gays yaanan ka dhigin aakeero nimo oo kaliya qofka lama xaqiro mar haduu afkiisa ka cadeeyay DALIIMO oo magaciisa la cabsan jiray marka xaqiiqda waa laacibka weyn ee reer Argenten viva Arsenal
Daadir
08-July-2012 at 7:50 pm
Missi aya ah lacibka adunka ugu fican lkn hadi la is indhatirayo waxa lacibsan c.ronaldo luwis nasariyo dalimo ronaldo haduba qiray ma jirta qof iska idhatiri karo lacibt inimada missi
muste
08-July-2012 at 5:36 pm
faaaaaaaaaa maxaa been lasheegay laacibka aduunku waa c.ronaldo ciyaartoy ayuunbaa caawisa ma aqaan fifa meeshay missi ka qiimaysay
balooni,khibrad,xiriftan&dhalinba c.ronaldo ayaa kaga horeeya
Abdikarim Ahmed
08-July-2012 at 4:16 pm
cr7 is the best ply of the world
Abdikarim Ahmed
08-July-2012 at 4:15 pm
cr9 is the best ply of the world
amiira
08-July-2012 at 2:48 pm
C.ronaldo ayaa ah laacib aduun messi xvi iyo inyesta ayaa caawiya laakiin c.ronaldo banooniga uu qiimeenkaro cid la mid ah ma arag viva cmronaldo
Ismail ronaldo
08-July-2012 at 2:07 pm
Waa runtii inuu messi yahay lacibka aduunka laakin sanadkan waxaa ku leh cristiano ronaldo sxb messi waxba kuma hayo
Owen
08-July-2012 at 1:08 pm
Messi ma ahan waa nin aya iska jecelyihiin taageerayaasha lakin ronaldo waa cayaaryaan cayaaryaan dhaafay waad aragatay sida uu u dheelo xirfadaha uu bixiyo lakin messi banoonigiisu waa xavi iyo ineista fifa ronaldo and murinho
kariim
08-July-2012 at 12:49 pm
Viva c.ronaldo waa laacib laacib dhaafay ronaldo hada laacibka 1 waa ronaldo laacibka 2 waa messi…. ronaldo waxey i latahay sanadkaan inuu qaadi doono bollan d’or sanadkan ama sanadka kale viva c.r.7
sabir cade
08-July-2012 at 12:35 pm
asc sxb hadalkasi waxa kasoqada wayeeeeeee shaki weynee ayaa kujiro maxuuqabtaya sandakana misse
Yahye
08-July-2012 at 12:00 pm
Shaki kuma jiro Messi world best player inu yahay barca kana world team
Inj.Badarudiin
08-July-2012 at 10:37 am
Hadaba war kama taagno hdka d.ronaldo, messi waa laacibka aadunka sida uu sheegay weeraryahanka aduunka ugu wngsnaa inta abada wararyahan kubada taabto”luis nasaariyo daliimo ronaldo;
maxamed cumar maxamed
08-July-2012 at 10:27 am
cr7 is the best player of the world
maxamed cumar maxamed
08-July-2012 at 10:26 am
c.ronaldo waa xiddig xiddig dhafay qofki xaqirilaha asiga ayey u tala
LAMIIZ
08-July-2012 at 10:13 am
ASC wan wada salamaay dhamaan dhalinta SOMALIYEET iyo bahda laacib.net marka xigta waxa weeye MESSI asigaa iskale inta uu kafarisanayo kubada cakta ee adunka mar haduu fariisto cedey doonan hasiiyeen lkn inta uu joogo MESSI asigaa ah laacibka ADUUNKA cet muran galin kadho majidho imikana hadalka ee uu yiri halyeygii hore ee reer BRAZIL ee LNDR9 waa sax waana wax garat an wada garaneno gabigenaba ama inta daawata kubada cakta VIVA leo
Nani -17
08-July-2012 at 9:55 am
C.ronaldo asiga ayaa leh sanadkaan c.ronaldo waa macalin macalin dhaafay
Barakaat
08-July-2012 at 10:07 am
Yur
fathi
08-July-2012 at 12:47 pm
ani-waxaan-qabaa-messi-waa.,.,,nin..,jiro,,inkastoona,,.,larabin,.asaga..,.Iker.cacillass..ama.,kristiano-Ronald.,.hadeylabadaas-helina-messi-ha-iska-helo-maskiinka
Maxemed rivaldo
08-July-2012 at 9:45 am
Luis ronaldo.ronaldinho iyo zidane intaan ka aheyn messi wuu ka fiicanyahay messi waa laacib sax ah
Kabtanka kooxda bashaash fc Yaxye bii
08-July-2012 at 9:33 am
dalima nasara ronaaldo waxaa sheeshtay been waliba waxaa ugu hiilineysaa in oo yahay ninka soojeedo laatin ameerigo sanadkaan waxaa leh xidiga aduunka G.ronaaldo ayaa leh meesi wax aan is dhihi karno waa oo ku qaadaa majirto meesi mala han sanadkaan xidiga aduunka G.ronaaldo ayaa leeh
Qaaqaa
08-July-2012 at 9:04 am
Wax garadku waa ay yaqaanaan lacibiinta dalimo rnld waa ciyaar yahan wayn hadii aad indho leedahay eeg messi oo daawo waa mucjiso kubadda cagta ah nin waliba waa uu jecelyahay inuu noqdo messi ookale
Nuur awdile dalka south,Africa rosecky vermaelen wilshar walcott songa sagna arteta oliver giroud robn van
08-July-2012 at 8:55 am
Ciristiano ronaldo ayaa kafican msi lkn ceb yar ayow leyahay ronaldo wa istuur tuuraa kaliya waka wanagsan yahay fikirkeyga ms viva arsenal
Feysal~torres-9
08-July-2012 at 8:50 am
Viva messi & barca best koox iga dheh ronaldo runta ka hadashe tnx all
Ciise sulub
08-July-2012 at 8:45 am
Messi waa laacib aan la xaqiri kareynin lkn waxaan kaga baqanaa sanadkan inuu ineasta kasoo hoos baxo lkn waxaa mugdi si galaya rajada CR7.
khaalid online
08-July-2012 at 8:23 am
messi is the best player
abdikadir
08-July-2012 at 8:19 am
ZIDANE VS RONALDO
HADDANA MESSI VS CR7
XIDIGA ADDUUNKU WAA MESSI QOF KASTA OO CIYAARAHA WAX KA YAQAANA WUU U QIRAYAA
ahmed fap
08-July-2012 at 7:56 am
wa runtii sanadkan wa sanadki uu ugu ficnaa messi
Honest cadde
08-July-2012 at 7:39 am
Runta ayu ka hadlay luis rndo m.l10 wax garo ma arkin wali wana lacibka ugu wngsan dunida viva arja& leo spurs.
Honest cadde
08-July-2012 at 7:35 am
Runta ayu ka hadlay dalimo rndo ninka wax garad ka eh sidan ayu uhadla ma ahe dadka maxa qiro sida pele damin iga dheh c.rndo waba yahaye messi nin gara malaha kubada cagta viva leo
c/raxmaan "dugulo" hazard lampard martin hulk terry cahill luiz ivanovic remireas
08-July-2012 at 7:27 am
Runtiis weeye in leo yahay laacib hadana cr7 lama dhayal sankaro waad arkayseen wacdarihii uu muujinayay euro 2012 markaas sanadkan cr7 ayaaqaadanaya laacibka aduunka because la laga ayuu qaaday qaab ciyaared wanagsana wuu soo bandhigay anigana hayqaada nina taageere real waxaan taagera barcelona sidaas iyo is aragdanbe oo xiiso leh
cabdi.mahad m.shire
08-July-2012 at 7:16 am
asc lcib net runtis wa lus ronaldo peley isgaa damin ahwayo xilgisisi
hobsiad majirin damin mise best play
janan_10
08-July-2012 at 5:51 am
laacib .net runti waa webka kaliyaha aan ka yabay somali lee dahay runti waa web cajiib ah marmarka qaar aad aya uga yabaa sida dacada ah oo uuga haqab taro dhalinta xiseesa kubada aniga ahaan waxaa qabaa webkaan xata hadi uu ka dhigo lacag in webkan laacib lagu soo booqdo sanadki uu ka dhigo xata in uu xataa u qalmo waxaan o ran lahaa waa u qalantaan lacag ka dhiga 10 euro ama 20 euro sanad ki madama haysan shaqo fiican qofki bixiya in uu soo gali karo taas waa u qalantaan thanks laacib iyo qorageda iyo asxabta ku xiran
ibra
08-July-2012 at 5:17 am
salaan kadib ninka makuu yahay laacib ama sportiga garanaayo waakaasa waa waxgarad xabashki bele ahaayna waa damiin oo dadka xaqiro muran kama taagno inu leo laacibka aduunka yahay una ahaan doono lkn dhoocisha c.ronaldo markuu maqlo waxas madaxa aya xanuunaayo walahi lkn adigeey ku taalalee viva leo
Mata
08-July-2012 at 5:07 am
Dadka indhaha is tiraayo iyagana mar dhow ay tarabuunka so kori doonan bal fiiri cr7 ay la bar bar dhigayan aabihi kubada cagta wa wax laka xishoodo wa kana 9 aduunka bal fiiri runta ayu ka hdlay cr7 haka maqnanin xaflada marki 4aad mesi lo caleemo saarayo fifa ballon d’ore kxkxkx ceebloow sidi sanadki hore
abdi barca
08-July-2012 at 5:00 am
messi waa laacib aduun dadka real taageero waa iney qirtaan in messi uu yahay laacibka aduunka ma ahan iney ronaldo la bar bar dhigaan messi coz messi rag lala bar bar dhigo ayaa jiro sida maradona marka cr7 qof lala bar bar dhigo oo halyeey eh ma jiro :)
punka
08-July-2012 at 4:44 am
kkkkkkkkkk isbeen waqtigaa saacidaykkkkkkkkkkkkk-forza azuuri
caadil
08-July-2012 at 4:43 am
horta wax walba waqti ay lahayen wagii ronaldahan no9 wax kuhaystay malahan ila hadana soma bixin ninka latartamayay xifiltanka kadhaxeyay dhax uu ahaa wana sidan lkn waqtigan ninka messi ah wax lamid ah ama so dhawenaya majiran warka wa cadyahay dhoocisha ronaldaha kalana xifiltan ay wada sidan iyo ronaldaha wen aysan samen wa guulesane lkn xifaltan inta wada maya ma arkeysid xidig aduun