Juventus Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Inter Milan Lucio. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Juventus Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Inter Milan Lucio.

Juventus Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Inter Milan Lucio.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 4-07-12 9:55 PM

Juventus ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u la soo wareegtay Lucio oo si bilaasha h ugu biiray ka dib markii uu ka soo tagay Inter Milan.

Daafaca dhexe ayaa maray tijaabada caafimaadka ka hor inta uusan qalinka ku duugin heshiis labo sanno ah oo uu ugu ciyaarayo Bainconeri.

Lucia ayaa xilli ciyaareedkii ka qaadan doona Old Lady 2.6 milyan euro, oo ay u sii dheer tahay lacago ku xiran qaab ciyaareedkiisa.

Daafaca qibrada leh ayaa heshiis labo sanno ah ay uga dhineyd qandaraaskii Inter, lakiin waxa uu heshiis kula gaaray todobaadkii hore Inter inay iska fasaxaan.

34 jirkaan ayaa ah saxiixii afaraad ee Juventus ay sameyso xagaagan iyagoo hore u la soo wareegay Sebastian Giovinco, Mauricio Isla iyo Kwadwo Asamoah.

10 Responses to Juventus Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Inter Milan Lucio.

  1. LAMIIZ Reply

    05-July-2012 at 10:04 am

    ASC aniga horan usheegay in ay eheen caadi ama ninka wax usoo iibiya kooxda JUVENTUS

  2. ahmed fap Reply

    05-July-2012 at 8:25 am

    BEST BEST BEST

  3. jamac Reply

    04-July-2012 at 10:57 pm

    lucio wa lacibweyn

  4. yaxye25 Reply

    04-July-2012 at 10:57 pm

    juventus hal nin oo weerar ah oo qibradleh laguna tasha karo ayaa u dhiman kadib italy iyadaa katalineeso yurubna alee u qabtaa

  5. Yacquub Reply

    04-July-2012 at 10:53 pm

    Kusoo dhowow hoyga farxada iyo guusha hadii ad kamidtahayjuventus weligaa wad faraxsananaanee lakin hadad nadiyada qar tagto farxada ayad ku diimee lucio inkastow da’yahay hadana wax badan wow utari karaa juventus sida pirlo ookale waa adoon qarash kaa bixin iska dhiigeyso aryaa reer milano tala xumaa iska soofasaxaa waa laqaabilaa adinkaana leydinku jibinaa forso juve guuuuuuuuuuuuuuul

  6. C.mudalib yare Reply

    04-July-2012 at 10:52 pm

    Asc sas an raba sanadka danbe aye kasodhexmuqandona champaha

  7. %Maxa iga qaadi karta% Reply

    04-July-2012 at 10:46 pm

    Forza juve & vidal matri

  8. Xusni* Reply

    04-July-2012 at 10:43 pm

    Inla hubiyo kulaha

  9. Xusni* Reply

    04-July-2012 at 10:41 pm

    Forza juve & vidal matri

  10. c.x.h Reply

    04-July-2012 at 10:19 pm

    waaw saas aan rabaa in sanadkaaan championka ay ka dhaxmuuqato ayaan rabaa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>