
Aabaha dhalay Xavi Hernandez ayaa sheegay in tababaraha reer Portugal ee kooxda Real Madrid Jose Mourinho inuu isku dayay inuu kala jaro xiriirka saaxiibtinimo ee shaqsiga ah ee ka dhaxeeya wiilkiisa Xavi iyo kabtanka Spain iyo Real Madrid Iker Casillas.
Mourinho ayaa lagu eedeynayay inuu kala qoqobnaan xoogan dhexgeliyay ciyaartoyda Barcelona iyo Real Madrid tan iyo intii uu Saintiago Bernabeu macalin ka noqday, waxaana ciyaaraha El Clasico ay noqdeen kuwa xamaasadeysan oo ciyaaryahanada labada dhinac ay si aad ah isagu dhacaan.
Waxaana uu sheegay aabaha dhalay Xavi in ay dhowr jeer isku xumaadeen Casillas iyo Mourinho sababo la xiriira saaxiibtinada goolhayaha kala dhaxeysa Xavi.
Isagoo u hadlayay jariirada Marca waxa uu yiri: “Tan iyo markii uu imaaday Mourinho waxaa jiray dhibaatooyin kala dhaxeeyay Casillas, waana naqaanaa waxa ay aheyd, sababtoo ah Xavi iyo Iker ma aysan dooneynin marnba inay jaraan xiriirkooda saaxiibtinimo”.
Waxa uu intaasi ku daray: “Hadii uusan wanaagsanaan laheyn xiriirka ka dhaxeeya Xavi iyo Casillas uma suurtagali laheyn xulka qaran in si fiican ay u guuleystaan. Labada laacib waa saaxiibo xiriir fiican ka dhaxeeyo, waxayna ku dhawaadeen inay waayaan saaxiibtinimadaas”.
axmed
07-July-2012 at 7:03 am
asc dhaman aqyaarta salan kadib adiga tix racayah walaalkey deeqow hadalkisa aad miid kugudaro aad ilow santahey realmadrid barcelona horta ma ahaan labo kox isku mida waxeeysan u aheen waan ku sheegin realmadrid waa nadi weyn caalamka ka sameeysey waxkasta nadi sameeyso oo isku miid mahaan lees lama agkeeni karo miidna aan kuqiro barcelona waxeey ku jidha waqti wanaagsan
deqooooooooow
04-July-2012 at 8:26 pm
asc dhamaan kkkkkkkkkkkkk waxaan kuqoslaa caadi iskadhig qofka wato kulaha xavi koob la aan ayaa kudhacday walaaloow beenta in ay danbi tahay ma ogidoo xavi 6sano garoonka koob la aan kama bixin haduu ugu liitay waxa uu ku guuleestay koopa dela rey realna waxay qaatay la ligaha waxana ubalasan labadoodaba supercoob isgana insha al laah barca ayaa ku guuleesaneeso waayo waligeedba waxaa qaadi jirtay barceloona hadana insha al laah iyadaa qaadeeso byyyyyyyy
M'o Bossaso
04-July-2012 at 6:01 pm
mourinho sax wa xamasi lkn wa special one clasikadana asaga aya so nolayey wayo wayahan dame waxa lays weydinjirey side barca loga badinkara oo keliya .mourinho waxu cassilas ku dhahay dad aan ciyartada iyo qosolkaga rabin tellphone hawdirin mourinho nin adag wlhy ciyalka barce abayashod xita wu ka,oohisiiyey.
sidiiq
04-July-2012 at 5:00 pm
murinho ad iyo ad ayu o qaldnyahy hakala saro sxbtinimada iyo kubada
Amal qatar0o0z arsenal faaaan
04-July-2012 at 3:31 pm
Marhore sln kal iyo laab ah an arsenal faans hawada umarunaa mel kasto ey dunida kajogan kalay adi iyo wilkaga maxa jose laidinka siya wa suaale? Baroortu orgiga kaweyne adeer qoraxda saxabo laguma qarin karo adiga ma,ahan wa laligaha wilkaga laga qaday hadalkan waxa kakenay jose macalin lamid ah boqortoyadena maso marayo hadan nahay tageraysha an jabin guul an kutagnaneynaaa hakug tagnato viva los blancos and arsenal faaaans fuck barca
jamac somalist
04-July-2012 at 6:35 pm
amaal arsenal ayaba tagertaye maxad barca ku nacday sual?
Captain tiyaara
04-July-2012 at 3:01 pm
Asc wr bahinta laceb.net waan u mahad cilinaya seey bulshada isuku kee nan jose morinho waa cocha ka real ma ahan marka hadii uuu la liga qaday in la cago saarto casilas iyo xavi waa sxbo lkn banan ka ayee sxbo ku yihiin mar hadii garoonka la sooo kalo waxa ka dhaxeeyo waa xifal tan marga ha is qabtaaano taaa gera yasha barca ma dama an ka qaatnay horyaalka ee sanadkan cup lan baxeyn ma ahan in af la kaa deyo viva jose murinho hhhhhh and liverboooool and realmadrid ozil kaka gerarad and suarez
Badriyo
04-July-2012 at 2:16 pm
Mourinho wax qasan dhe rufyaan abihii waaye viiivaa xavi and al barca pleyers
Mata
04-July-2012 at 2:00 pm
Dadka dhahaayo xavi koob la’an ku dhacday wa dad arsenal taageero todobo sano wax arkin xavi wa ninka mourinho u keeni la’yahay nin lamid ah o qad dhex ah final kaste spain isago goal dhiibin mabaxo wad aragteen casilas in 1goal bas laga dhaliyay o kubad kaste weeraryahanada uero u ka hor istaagay barcelona baaskeeda u xavi maamulana maqaban karo 5_0 laga dhaliyay dadka dhahayo xavi koob la’ana ku dhacday wax iskula hara spain hada cup kan adinga miyaa u qaaden mise xavi hernandez wa laacib laacib dhaafay car yaa keeno nin lamid ah xavi 6000 pass qax qax qax lama rabee
Manaxe
04-July-2012 at 1:57 pm
Waa ceebaale ma xishoodo waligii
xudeyfa syl
04-July-2012 at 12:50 pm
hhh murinho waxas iyo wax kadarn wan ku naqana lkn xidigaha spain ma ahan kuwo sidas kukala foganaya wana aragny waxay dhgen uero viva spain
Nacima wilshire
04-July-2012 at 12:29 pm
Morinho waa rufiyan
liban barcelona
04-July-2012 at 12:26 pm
mourino wa doqon cayarahana macanta asaga aya ka dila mana yaqano la dhaqanka kooxaha kula jira tartanka sida loo ixtrirado sida daraded marna taariikhda kubada magalayo viva barcelona
abdikadir
04-July-2012 at 11:34 am
saxiibtinimadu waa shuxuur binu aadanka iskaga abuuran , si kasta oo ay u xafiltamaan , qof kasta oo la socda labada ciyaaryahan waxa u cadaanaysa inay sxb yihiin nolosha ka baxsan karoonka
moruinho si kasta hadii uu iskugu dayo inuu kala dilo
ka yeeli maayaan , waxaanan cadayn u ah in markay spain noqoto meel la iska dhigayo xafiiltanka labada naadi
ceebtii talyaaniga raacday ayaana cadayn u ah
Xavi waa ciyaaryahanka ugu guulaha badan taariikhda Spain waxaanu xulkiisa iyo naadigiisa kula guulaystay 20 cup, 14 mid ah waxa uu la qaaday Gardiola viva Xavi
macalinka ciyaaleeyey pirlo
Nuur awdile dalka south,Africa rosecky vermaelen wilshar walcott songa sagna arteta oliver giroud robn van
04-July-2012 at 11:19 am
Laacib.net wad salaaman tihiin iyo tagerayaasha arsenal and rial madrid hadan wax kadhaho waqaldan yahay murinho viva oliver giroud
CAADI ISKA DHIG
04-July-2012 at 11:17 am
kkkkkk war murinho waxas kuma mashquulo ee oday sanadkan wiilkiisa in uu wax la’aanta ku dhacday ayuu ka xanaaqsanyahay
c/raxmaan "dugulo"
04-July-2012 at 11:14 am
“Iska hadloow ina igare ” viva morinho ficilka aabihii hanoolaado viva ileys xudun viva chelsea and ivory coast
Jini ayan sxb la ahay
04-July-2012 at 11:14 am
Viva ikar kasilis spishal on murinho viva firinbuuk
Awal cumar cabdi
04-July-2012 at 11:10 am
Ugu horeyn wan idin salamay bahda wargeyska laacibka iyo Dhamaam taagerayasha koxda man utd then mourinho is the best coach in the world marka xigta kuma mashqul waxas o kale xavi aabihis wuxu ka maseyray cup la aanta ku dhacday wilkisa maadama horyaal iyo champion usan arkin viva madrid iyo morinho
Malaay cadde
04-July-2012 at 11:01 am
Ayaga ma ahan rer barc waxas waa 100 dhibcod ee horyalka loga qaday kkkkkkkkk morinho best couch inthe world with out sir alex fargusen
yasin mohamed ahmed
04-July-2012 at 11:00 am
viva iker casillas
Galayr
04-July-2012 at 10:59 am
Wa sax warkas sabto ah jose ayaa wax walba badalay
moha-Abraham macQulsome
04-July-2012 at 10:57 am
Salaama bahda laacib & inta taagerta ARSENAL FC
Hadal kaas Xavi Aabihiis waxaan u arkaa mid la’ iska dhahay oo la’ buun buunshay
Mourinho waa macalin weyn waliba tababara Naadi kak fac weyn Barcelona..
Sumcadiisana waxaas oo kale kuma mashquulo
Xavi & pique waa 2 nin oo ka maseersan Hor’umar ka Ay Real madrid ka’ sameesay caalam ka
Real is 4 ever
Mohamed sheikh
04-July-2012 at 10:51 am
Qilaafka ciyartoyda inlgashaqeyo ma ahaan muriho wa nin hun xumanta hadaayo
Yaaaaaaaaaaabka
04-July-2012 at 10:48 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk murinyo ma ruufiyan bu noqday macalin ayanbo ku ogeene walee ceeb kuma karto muriniyo
zaki afellay spain b0i....
04-July-2012 at 10:39 am
Viva xavi abehe f**ck muri0nh0
Yann m'villa 12 + olivier Giroud 9 + lukas podolski i don't Know wlh
04-July-2012 at 10:30 am
Wax walan batna war hadi murinho oo horyalka laliga hadoo nika qaaday war bahanti miyaa waxaa rabtiin kashegesan war hadii oo murinho nika amosan yahay ha o maleynina inoo nii kacabsanaayo viva ral add Arsenal and inter and fc porto