Kabtanka Italy Gigi Buffon Oo Beeniyay Inay Isku Dhaceen Mario Balotelli Ka Dib Finalkii Euro 2012. | Laacib.net
Home » Europa League » Kabtanka Italy Gigi Buffon Oo Beeniyay Inay Isku Dhaceen Mario Balotelli Ka Dib Finalkii Euro 2012.

Kabtanka Italy Gigi Buffon Oo Beeniyay Inay Isku Dhaceen Mario Balotelli Ka Dib Finalkii Euro 2012.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 3-07-12 2:42 PM

Kabtanka xulka Italy Gigi Buffon ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay isku dhaceen Mario Balotelli ka dib ciyaartii finalka ee Euro 2012.

Warar maanta soo baxayay ayaa sheegaya in labada nin ay hadalo carro leh isweydaarsadeen ka dib markii guuldarro 4-0 ah ay ka soo gaartay xulka Spain.

Goolhayaha Juvetus ayaase isla maantaba ku beeniyay warkaas bogiisa Facebook, waxaana uu dhaleeceeyay warkaas laga qoray isagoo sheegay inaysan jirin wax ka dhex dhacay labadooda.

Weeraryahanka Manchester City ayaa si carro leh uga baxay garoonka markii ay ciyaarta dhamaatay, lakiin waxa uu garoonka ku soo laabtay markii la bixinayay biladaha.

9 Responses to Kabtanka Italy Gigi Buffon Oo Beeniyay Inay Isku Dhaceen Mario Balotelli Ka Dib Finalkii Euro 2012.

  1. cumar Reply

    05-July-2012 at 8:44 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkk baloteli oo ooyaya aad ayaan ugu faraxay lkn mid ayaan ku taagera taasoo ah (way all ways me) united my best team chelsea

  2. Abdikhaliq qeys m.j Reply

    03-July-2012 at 10:10 pm

    Jordi alba malahan ciyaryahan lugu tilmami karo hadertan o udigmadho

  3. Maxamed carab Reply

    03-July-2012 at 8:19 pm

    Balatoli ciyaariyan u dhigma planetkan aynu ku noolnahay majiro lkn nasib daro finalki ayu ku guulaysan wayay, guul daraduna wa wax iskajira. vivaaaaaaaaaaaaaa king mario

  4. Xaaji Milaano Reply

    03-July-2012 at 6:43 pm

    Italy kaliya waxaa kafiican spain reer egland iyo germany qaraara bilada xataa waad wayseen italy koobka kala barkiisa ayay leedahay sharci ahaan shaqeysta waa la shaqays taaye

  5. *jordi-alba* Reply

    03-July-2012 at 5:09 pm

    Thanks laacib buffon wa saxan tahay garaasio

  6. Qalinle man utd Reply

    03-July-2012 at 4:43 pm

    Meesha africa miyaa ciyaareysa waxaa meesha jooga waa spain bolotelli oo barooranaaya waan rabay in aan arko viva captain iker and xavi anad eniest

  7. Shaakir Reply

    03-July-2012 at 3:25 pm

    Balotali and bufan waxaa laga aarayaa qayaanadii ay ugaysteen germalka ayaa laga aaray

  8. A/llaahi taakow Reply

    03-July-2012 at 3:25 pm

    Supper mario waa laacib lakin Nasiibdarro ayaa ku dhacday finalki,
    Taana waxaa u wehliya Dabcigisa oo aad u liita,
    Viva m/city::::::

  9. Warakas wa qalad ila ma.ahan iney jiraan wax yaapahas buffon ma.ahan qeyru mas’uul

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>