Kalou Iyo Bosingwa Oo Si Rasmi Ah Uga Tagay Chelsea Ka Dib Markii Uu Dhacay Qandraaskooda. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Kalou Iyo Bosingwa Oo Si Rasmi Ah Uga Tagay Chelsea Ka Dib Markii Uu Dhacay Qandraaskooda.

Kalou Iyo Bosingwa Oo Si Rasmi Ah Uga Tagay Chelsea Ka Dib Markii Uu Dhacay Qandraaskooda.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 2-07-12 9:15 AM

Labada ciyaaryahan ee Chelsea Salomon Kalou iyo Jose Bosingwa ayaa si rasmi ah u noqday ciyaartoy xor ah ka dib markii kooxda reer London ay dooratay inaysan qandaraaska u kordhinin.

Ciyaaryahanka reer Ivory Coast ayaa kooxda ku soo biiray 2006dii, waxaana uu la qeybsaday guulo badan oo ay ku jirto Premier League, FA Cup iyo Champions League, waxaana uu u dhaliyay Blues 60 gool lixdii xilli ciyaareed ee uu la joogay.

Bosingwa ayaase Kalou kula biiray Chelsea 2008dii, waxaana uu qeyb libaax leh ka qaatay guulasha Stamford Bridge xilligiisii uu halkaas ku sugnaa.

126 kulan ayuu ciyaaryahanka reer Portugal u saftay kooxda Blues iyadoo daafaca midig ay dhaawacyo hareeyeen afartii xilli ciyaareed ee uu kooxda la joogay.

Labada ciyaaryahan ayaa si rasmi ah waxaa u dhacay qandaraaskooda Chelsea waxaana ay haatan xor yihiin inay si bilaash ah ugu biiraan hadba kooxdii heshiis shaqsi ah la gaarta.

25 Responses to Kalou Iyo Bosingwa Oo Si Rasmi Ah Uga Tagay Chelsea Ka Dib Markii Uu Dhacay Qandraaskooda.

  1. muudsade Reply

    02-July-2012 at 7:22 pm

    iska baxa boos ma leh

  2. Amiin owen Reply

    02-July-2012 at 6:24 pm

    Bosinguwa waa cayaaryahaan muhiim ah laakiin kalou wee ay ka dhamaatay laakiin bosinguwa macalin murinho ayaa qaadanaaya fifa real madrid

  3. abdibile Reply

    02-July-2012 at 5:45 pm

    my name is abdi bile ali salaad aad aad ayan ugu soo dhawen dona kalu madama uu yahay werar yahan culus lkn wa ino chelsea marku ka dhaliyo hat trick hadena hadalbato chelsea arsenal iskiu taariiq ma ahan arsenal waxa aya premiershibka ka dhigtey iskoor unbraten eh oo aan in mudo ah dhicin arsenl inta jecel guul guul welcme kalu lkn waxa ad ogaa tiin in uu yahay werar yahan dhameystiran

  4. rahma chelsea Reply

    02-July-2012 at 4:25 pm

    wan idinsalaamay dhamantiin siqaasa taageerayaasha chelsea kalou hala fasaxo lkn bosigwa waa daafac adag lamana helayo nin caabiya weerarada kusoo folka leh xulkan

  5. Juan mata Reply

    02-July-2012 at 2:59 pm

    Cech hillario luiz cahill terrey ivanovic a.cole bortond bruma maicon hundoston firrera mikel essien *lampard marin modric romiou piazon de brune mirelies ramires mata hazard hulk torres sturridge naguma filnamiyaaa?????????

  6. Juan mata Reply

    02-July-2012 at 2:58 pm

    Cech hillario cahill terrey ivanovic a.cole bortond bruma maicon hundoston firrera mikel essien *lampard marin modric romiou piazon de brune mirelies ramires mata hazard hulk torres sturridge naguma filnamiyaaa?????????

  7. Arteta Reply

    02-July-2012 at 2:32 pm

    kaluo iska imoow arsenal sxb waxaa ku jooga arsene wenger waxaa ku dheelsiineynaa kulanka arsenal vs chelsea bas si aad u tustid inaadan ku habooneyn nin qandaraaskiiisa lala sugo intuu dhacaayo sorry, sandkaan Arsenal ciyaal badan dhagaha waa jareysaa…

    …………..Szczesny……………

    sogna….koscielny…..Vermaelen…..Santos

    …..Song……….Arteta………Wilsher

    ….Walcott………………..Podolski…

    ……………Van Persie…………
    ————————————————-
    kursiga kaydka
    Fabisky
    Kalou
    Giroud
    Champerlien
    Mertasaker
    Dijouru
    Gervinho
    Rosicky
    Campell
    Rio Miyaichi
    arshavin
    Ramsey

  8. to: arsenal Reply

    02-July-2012 at 1:38 pm

    kan arsenal soo qortay ee ku faanaya chelsea ayaan 5-3 kaga badiyay ok bal hadaad xisaabta wax ka taqaan yaa badan 4-1=3, 5-3=2 bal labadaa xisaab keeba sareeya hadaadan xisaabta aqoon ceeb maaha anaa kubaraya

  9. To: arsenal Reply

    02-July-2012 at 1:37 pm

    kan arsenal soo qortay ee ku faanaya chelsea ayaan 5-3 kaga badiyay ok bal hadaad xisaabta wax ka taqaan yaa badan 4-1=3, 5-3=2 bal labadaa xisaab keeba sareeya hadaadan xisaabta aqoon ceeb maaha anaa kubaraya ii kaalay

  10. Lamaak jijigaawi Reply

    02-July-2012 at 1:34 pm

    Dee qashinka aan qubno arsenalba urur satee haqaadato kaluo iyo jose basinguwa

    kawarama Mata 5 minute one goal wayne rooney two full match 1 goal viva the owner of golden boat El-nino farnando torres

  11. Naaleeye Blues Man Reply

    02-July-2012 at 1:30 pm

    Asxbta DHiigoda Blues ka yahay waa salaaman tihin , aaway Tottenham iyo arsenal iyo United oo waxaan soo tuurno gaadi jireen , kooxda Man united waa koox weyn oo hada laacibin kusoo qaadaneysa Loan what the shit ?!!!
    Chelsea wax ay u dhutineysa malahan , Raght bac waxa usoo socda Maicon , A. Pareira , ama midka Purosia derminton , ama Vanden weel , weerarna waa Hulka , Hazard , Juan mata , Daniel Sturrigde , iyo ninka Uero Golden boots ka qaadey ee Farnando Torres , qad dhaxana waa Lampard , Marko marin , Kevin de brunye , Modric , Ramires , marka sanadka waan dhisannahay ee tareenkena yusan ku qaadin Chelsea Forever ….. Cut me . my blood Is Blou

  12. saj Reply

    02-July-2012 at 1:20 pm

    dee arenal ayaan cawri gef usinay

  13. Edin Hazard che fc Reply

    02-July-2012 at 12:20 pm

    Oh. In ladiro mey ahen bosingwa kalu ha iska tako bosingwa wa tifac fican

  14. Mohozi elnino Reply

    02-July-2012 at 11:32 am

    Asc fans blues and bahad lacib.net haiska baxano wa cadi awalb biji ayey ahayn kalu boskis wax joga marko marino wax diman ina la fasaxo maluda asne wa dalay ruti away koxahi qadn jiray dad leska fasaxay viva Chelsea fc Champions2011 2012

  15. mohamed Reply

    02-July-2012 at 11:00 am

    kalou in la fasaxo ma ahayn laakiin basingwa ha iska boxo ayaan qabaa aniga

  16. Arsenal Reply

    02-July-2012 at 10:58 am

    Lafdhabar keedi ayiga ayaa diday inay hishis usaxixaan chalsea koox ma aha arsenal ku soo dhawaada waa aabaha landon waa kooxdi 5 ant goal gurigina idinkaga dhalisay

  17. Vandervart Reply

    02-July-2012 at 10:28 am

    K.k.k.k.k.k.yey awalaba uxisaabsanayey labadaaas

  18. Abwaan deeq Reply

    02-July-2012 at 10:27 am

    Waxan halkan ka salamaya dhaman madaxda laacib.net iyo tagerayasha arsenal man city waxan oran laha ku sodhawada arsenal wlcm to arsenal

  19. Abdirahman Reply

    02-July-2012 at 10:23 am

    Dhaman taakerasha man utd waan nisaalamiyaa salan kadib waxaan nishegaaya 2 nin waa lafdhabar chelse jisaar waaye

  20. Max'ed zayed Reply

    02-July-2012 at 10:17 am

    Kalou bedel ya u ah bosingwa wa bo lagarte koxdu waxay ciyareysa Epl, Uefa cup , Uefa champions league o ay difacaneyso iyo FA inkasto aysan ciyari donin Carlin cupka waxa qasaba marka in lahelo ciyartoy badan o hadi udhawac ama ganax yimado an lo dhutin kan fasax kan fasax faido makeneyso! Kalou koxda weli wa anfacaya tx all chelsea fans.

  21. Dhaman waxan salaamaya laacib.net iyo tageera yaasha arsenal kadib figradeyda wa laacibin lkn yakurabo lamadan xidig vi va oliver giroud

  22. Salomon kalou waa xidig laakinsa wey kuqtantay chelsea iney si bilaash.ah kufasaxdo maxaayelay wanin jecel naadiga kalou wlhi chelsea qalad weyn ayay sameyen laakin wax qabadkaga ma ilaabi doonan taageerayasha chelsea viva salomon kalou 4 for ever you bast player

  23. Masta pirlo Reply

    02-July-2012 at 9:55 am

    Kuwaan – waaye cid rabta ma leh fc xoog hade nacday ya rawo k.k.k.k.k. Viva man united

  24. Taamir~zaki Reply

    02-July-2012 at 9:39 am

    Yaaa dooneya ciyaaryahandaaan

  25. Ugaas Reply

    02-July-2012 at 9:26 am

    Waxan halkan kasalamaa dhaman tageerayasha arsenal realmadrid iyo juventsu salan kadib ani fikirkeyga hadan ka dhibto kalou iyo bosingwa waa 2 nin oo wax usoqabtay chelsea lkn hada ey kadhamatay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>