Tababare Wenger oo beeniyey in uu doonayo inuu tababare u noqdo xulka France | Laacib.net
Home » Horyaalada » France » Tababare Wenger oo beeniyey in uu doonayo inuu tababare u noqdo xulka France

Tababare Wenger oo beeniyey in uu doonayo inuu tababare u noqdo xulka France

Waxaa Qoray: Mohamed Aseyr
Twitter: Taariikh: 1-07-12 4:00 PM

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuusan ka tegi doonin kooxda Arsenal si uu ula wareego booska uu baneeyey tababarihii xulka Faransiiska Laurent Blanc.

Tababaraha kooxda Gunners ayaa lala xiriiriyey  in uu la wareego tababarida xulka dalkiisa kadib markii macalinkii hore ee kooxda Bordeaux uu iska casiley kadib markii uu guuldaro kala soo kulmay xulka Faransiiska tartanka ciyaaraha wadamada Yurub ee Euro 2012.

“Waxaa jira magacyo badan,”ayuu u sheegay  Wenger Telefoot. “Balse aniga waxaan mashquul ku ahay Arsenal ayna weli muddo 2 sano ah kunturaadayda ka dhiman tahay.”

Les Bleus ayaa horumar ka sameeyey kadib ciyaarihii dunida 2010ka kolkaas oo ay wareegii koowaadba ku hareen balse haatan kulamada Euro 2012, hase ahaatee waxaa la soo weriyey in ciyaartoyda xulka Faransiiska uu weli ka dhex jiro is qabqabsi iyo xafiiltan gaar ahaan kahor intii aysan la ciyaarin xulka Spain.

Tababarayaasha lala xiriirinayo in ay buuxiyaan booska ka banaan tababarka xulka Faransiiska ayaa waxaa ka mid ah Paul Le Guen iyo Luis Fernandez iyo waliba macalinka kooxda Marseille Didier Deschamps.

 

 

13 Responses to Tababare Wenger oo beeniyey in uu doonayo inuu tababare u noqdo xulka France

  1. haamad hasan Reply

    02-July-2012 at 10:09 am

    run ahaantii arsene wenger waatababare qaali ah laakin wakhti ayaa jira ayaan dhihi lahaa wakhtigana asagaa kaa adag ee kama adkaan kartid marka waxaan jeclaan lahaa arsenal tababare udhaamo inay san helayn waana ku faraxsanahay inu joogo

  2. Rvp Reply

    02-July-2012 at 8:49 am

    Winger iska tag waxba noo mahaysid anaku waxaan doonayanaa koob ada koobka waad nacdaa sidaa darteed fadlan fadlan iska tag viva rvp

  3. Yuuye Reply

    02-July-2012 at 12:48 am

    Winger xulkiisa haqabto arsenal waxba uuma uu hayee

  4. Van Goal Reply

    01-July-2012 at 8:08 pm

    Waa ben waxba kama jiran goal iyo sky news maqorin

  5. hasan Reply

    01-July-2012 at 6:25 pm

    waa mar marsiyaa muska ii gashay wuuna doonaya mana doonaya iska indho tir weye wenger laxay.com

  6. Wad salaaman tihiin laacib.net arsena wenger waxan jeclan lahaa inow arsenal hoganka unoqdo viva robin van bir

  7. Mohozi luiz Reply

    01-July-2012 at 4:36 pm

    Kkkkkk Warkatg mesha waxbo kuma hayside adi iyo diqad macalink u tahay meqsano aya jogta hal champion xat wa qadi la dahay labtan sano aya ku dawdahay kkkkkkkkkk arsenal ma timaaaaaaaaaaaa? Tagerah arsenal gorma kop idnku danbeysay?? Jwb?kkkkkkkkk

  8. Arsena wenger iska joog arenal malin oon waxaa sonaqneso arsenal’tii layaqaanay oo horyalka tariiq o dhigday anbiyitan soo xasosda ciyalka man u there henry gaolllll what shot whta finish arsenal 3 1 man unetd man city ciyal chelsea kaanu 3 chelsea 0 kkkkkkkk

  9. Arsena wenger iska joog arenal malin oon waxaa sonaqneso arsenal’tii layaqaanay oo horyalka tariiq o dhigday anbiyitan soo xasosda ciyalka man u there henry gaolllll what shot whta finish arsenal 3 1 man unetd

  10. Nani Reply

    01-July-2012 at 4:14 pm

    Wa ben wax kamajiran mahan wax laagbalaya may a watawabare waxsosarbadan ciyartoyososar mahan kuwakob gada waxana uxulka kacaweya ciyartoyda yar waxan usosar sida nasri celgey goshline yan mavela

  11. Jini jini dilay Reply

    01-July-2012 at 4:12 pm

    Wenger waligaa haga tagin arsenal wayo waxan xasustaa 2004 arsenal arsenal arsenal real madrid real madrid real madrid dhusaye byyyy

  12. Nani Reply

    01-July-2012 at 4:08 pm

    Wa ben wax kamajiran

  13. Mohamed ali Reply

    01-July-2012 at 4:07 pm

    Waxan jeclahay wenger inuu kataago arsenal

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>