Roger Milla Oo Ku Casuumay Lionel Messi Dalka Cameroon, Si Uu Uga Qeyb Qaato Xaflada Dhalashadiisa. | Laacib.net
Home » Africa » Roger Milla Oo Ku Casuumay Lionel Messi Dalka Cameroon, Si Uu Uga Qeyb Qaato Xaflada Dhalashadiisa.

Roger Milla Oo Ku Casuumay Lionel Messi Dalka Cameroon, Si Uu Uga Qeyb Qaato Xaflada Dhalashadiisa.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-06-12 5:54 PM

Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa laga yaabaa inuu gaaro isbuuc dhamaadkaan Cameroon hadii uu aqbalo casuumada uu ka helay Roger Milla.

Xiddigii ka muuqday koobkii adduunka ee 1990kii ayaa 60 jirsaday 20kii bishii May, lakiin xaflada dabaaldega dhalashadiisa waxa ay dhici doontaa berrito 29ka June, waxaana ciyaaryahanka ku guuleystay seddexda jeer abaalmarinta Ballon d’Or uu ka mid yahay raga sida qaaska ah loogu casuumay.

“Waxaan ku casuunay xaflada Lionel Messi waana uu aqbalay, haatan aan aragno hadii waqtiga uu u saamaxayo inuu u soo safri karo Cameroon. Kalsooni ayaan ku qabaa inuu imaan doono” ayuu Milla u sheegay suxufiyiinta.

“Waxa uu soo qaadan doonaa diyaarad qaas ah, anaga ayuuna inala caweyn doonaa. Dadka reer Cameroon waa ay ku farxi doonaan inay halkaan ku arkaan Messi” ayuu yiri.

Martida kale ee la casuumay waxaa ka mid ah Samuel Eto’o, Abedi Pele iyo George Weah.

 

42 Responses to Roger Milla Oo Ku Casuumay Lionel Messi Dalka Cameroon, Si Uu Uga Qeyb Qaato Xaflada Dhalashadiisa.

  1. Maxamed cade Reply

    04-July-2012 at 9:11 am

    Waa maxamed cade wadajir waa yaab messi inu yimado africa waan afduubanayaa !! Kkkkk

  2. Khadar yare Reply

    01-July-2012 at 3:44 pm

    Asc aqyaarta laacib.net messi waa nin walan mana ah in uu yimado africa lkn ninka u yidhanay muu u yidho laacibenta afirca sida eto .yaha tora.isian iyo laacibenta reer manchester rooney.nani iyo laacib c.ronado messi wuu khasaray hoyadna was ku dhaha by sxb messi iga rali noqo caydayda by

  3. esmax Reply

    30-June-2012 at 10:57 am

    insha alah waxaaqadidoonta itaaaliya

  4. mashaawi Reply

    30-June-2012 at 9:50 am

    happy birth day lio

  5. Honest cadde Reply

    30-June-2012 at 9:31 am

    Messi hadi uu imado africa farxad ayey utahay dadka africa maxa yelay nin rag eh aya imaday oona mucjisada kubada cagta adunka eh nimanka raga eh aya tagero ninkan lknse dhocisha rondo dhocil yasha aya tagero k.j.j.j

  6. AHMED HASSAN ALI Reply

    30-June-2012 at 8:58 am

    MESSI WAA LAACIB WEYN LAKIIN WAXAAN LA YAABAY RONALDO YAA WACANAAYO KAAS WALAAHI DAD MA AHAN KHEYRKAAGA KA HAR WAA LA IS KU HABAARAA

  7. maxamad Reply

    29-June-2012 at 11:54 am

    kkkkkkkkkkk messi laacib waaaaaaaaaaaaaaaye lakin c.ronaldo waa walan yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kontadisa hoyadees aya heesa kkkkkkkkkkkk

  8. Dj Reply

    29-June-2012 at 11:52 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk messi waa laacibka aduunka messi c.ronaldo azuu ka laacibsanzahaz c.ronaldo waa nin isla wezn messi lkin waa laacib bananka yaaaaaaaal viva messi fc barcelona

  9. muudsade Reply

    29-June-2012 at 8:49 am

    EEY WAR AFRICA HANAGA IMAAN WAAD HABAARANTAHAY RONALDO AYAA KU HABAARAY

  10. SHANQAR DHOORE Reply

    29-June-2012 at 8:46 am

    KKKKKKKKKKKKKKK MESSI GAABOW GEED MA KORI KARO

  11. muudsade Reply

    29-June-2012 at 8:44 am

    AFRICANA HADAAD TIMID CAADI MA TIHID CIIDAN FARABADN OO KU ILAALIYO SOO WADO

  12. Indho lacag Reply

    29-June-2012 at 7:30 am

    Really messi waa laacib balse ma ahan nin ku faraxsan tagida africa waayo waa nin isla wayni ay ku jirto lkn roger ma ahayn in uu hilmaamo laacibiinta kale ee u dhashay qaarada africa sida drogba, eto,baba yaro, kanu iyo waliba orodyahanka dalka ethiopia hayle gabre salaase

  13. janan_10 Reply

    29-June-2012 at 7:08 am

    i never seen like a messi he is a geat player

  14. Buteeri Reply

    29-June-2012 at 1:11 am

    Waa nin waalan ninka messi casuumayo muu laacibenta afrika casuumyo xayawan iga dheh

  15. Ana waykan Reply

    29-June-2012 at 12:47 am

    Hadii uu Casuumi Lahaa CR7 Wuu Diidi lahaa , sababto ah waa Nin isla han weyn lol, Messi waxa Laga Yaba In uu tago Camroon,,,Viiva Barca viiva Loe

  16. cabdifaraax Reply

    29-June-2012 at 12:20 am

    dhab ahaan messi waa laacib u qalma in meel walba lagu casuumo, waa ciyaaryahan mucjiso ah oo C.R

  17. jamac Reply

    29-June-2012 at 12:16 am

    meessi nin lacasuumo wuu yahay xidiga aduunka waxana casuumaya xidigi africa walahi waxan xasuusta goolki argentin uu kadhaliyay i990 roger millar waxayna ahayd kooxdi ugu horeysay oo kasocota qarada afirica oo ka qeybgasha koob aduun cameron

  18. muudsade Reply

    29-June-2012 at 12:15 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. axmad yare Reply

    29-June-2012 at 12:09 am

    Sxbiyal ronaldo waa wanagsan kawanaagsan messi. C.r.7 1. Messi 10.2

  20. Haamoole Reply

    28-June-2012 at 11:08 pm

    Mesii ii bashaal waxa tahay xidiga adunka uku fiican but ronaldo haku taag naato iyo wixii taageraba viva van persia

  21. Nuur tokiyo Reply

    28-June-2012 at 10:58 pm

    Rojar miler ma waxu xasusin rabaa reer argantina kulankii camerun iyo argantina 1990 geesiga africa ii baashaal

  22. Mahad napoli Reply

    28-June-2012 at 10:49 pm

    Rageega ii baashaal cadowgana haku taagnaato viva leo viva man city

  23. jabsade Reply

    28-June-2012 at 10:44 pm

    Misse wa ciyar yahanka ugu qatarsan adunka wana nin u qalma in xaflad herkan okale laga yerto wana nin aan lahen isla wenin cml

  24. jabsade Reply

    28-June-2012 at 10:40 pm

    Waxa ficnan lahed in lagu sodaro lacibka wen e rer afriko kanu & jejey ocajo wa dad u qalma in laxuso

  25. Dugulo Reply

    28-June-2012 at 9:30 pm

    Aawy drogba maxaa looogu casuumi waayay

  26. shankaroon Reply

    28-June-2012 at 8:58 pm

    congaratulatio messi

  27. muudsade Reply

    28-June-2012 at 8:56 pm

    mucjisadi africa ayey timid.kkkkkkkkkkkkkkkk

  28. axmed nuune Reply

    28-June-2012 at 8:09 pm

    aad ayaan ugu farxi doonaa hadii miss yimaado afrika waa laacib runtii ronaldo way u dhamaatay waxaa lagu cabsiiyaa miss waakaneey carar

  29. SHANQAR DHOORE Reply

    28-June-2012 at 8:04 pm

    dhaqan dheh hebelkiina wuu hare.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. Bilan Reply

    28-June-2012 at 8:01 pm

    Waxaa ka fiicnaan lahayd ronaldo7 oo lagu casuumo waayo messi nin furfuran ma ahan oo damaashi kara laacib hadii lasheegayo ronaldo iga dheh

  31. Messi bashal adunka igana kulule unite viva Hazard

  32. hanad from seylici Reply

    28-June-2012 at 7:15 pm

    laacib sidaan aya loowacda beri hadu garo halkas reer africa gaar ahan reer cameroon farxad aye utahay maadama uu yimid nin aduuunyo kale wakiil ka ah

  33. marwaan Reply

    28-June-2012 at 7:05 pm

    Kkkkk waxa d uga macag weyna in aw u yerto eto iyo d darogba

  34. Kaalow iyo kofaley Reply

    28-June-2012 at 7:04 pm

    Aawi halyeygii africa ee didier drogba

  35. m.cismaan xeylow Reply

    28-June-2012 at 6:51 pm

    Messi africa haku dhumin ninyahow aduunka waxbo maka taqaanidee kkkkkkkkkk

  36. Mata Reply

    28-June-2012 at 6:35 pm

    Wa kana laacib an isla wayneyn wu aqbala wa ciyaaryahan aqlaaq leh waligiis red card maqaadan wa rag ninkaan ka qayb gal xaflada wxan ogaa malin u leo mesi booqday wadanka ecuador waxa yimid halkaas 150.000 o taagerayal ah african maba ku daynayan

  37. saciid nani Reply

    28-June-2012 at 6:20 pm

    ronaldo baahi maheyso magac iyo qiimo iyo maaal kumayara iyo sharaf kumayara afrika casuumtay misse lkn cr7 yurubta weyn iyo america meeqaa mar ayeey casuumeen cr7 viva cr7

  38. ilicic Reply

    28-June-2012 at 6:13 pm

    wooooooooooooooow messi bashal wey ku kartay cml

  39. Car cr7 hala casuumo k.k.k.k.k.k viva messi

  40. General Reply

    28-June-2012 at 6:09 pm

    Yaa ronaldo casuma hee haku dad sanato maskin raali noqo sxb

  41. ali abdi turyare Reply

    28-June-2012 at 6:02 pm

    woww messi ka bashal adunka inaad casun ka hesho Roger Milla farxad ayay ku tahay bashaal viva messi

  42. Maame messi Reply

    28-June-2012 at 6:02 pm

    Waa u sharaf taasi africa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>