
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Germany Bastian Schweinsteiger ayaa ka soo kabsaday dhaawac uu ka qabay canqowga, waxaana uu diyaar u noqon doonaa kulanka semi-finalka ay xulkiisa caawa la ciyaarayaan Italy.
Ciyaaryahanka Borussia Dortmund Ilkay Gundogan, oo weli aan ka soo muuqan Euro 2012 ayaa dhaawac uu isna canqowga ka soo gaaray tababarkii sabtida, waxaana ku jira shaki yar inuu taam ahaan doono ka hor kulankaan.
Tababare Joachim Low ayaa laga yaabaa inuu laba rogo line-upkiisa mar kale, ka dib markii uu isbedel weyn ku sameeyay kulankii wareega 8da ee ay ka badiyeen xulka Greece.
Weeraryahanka halyeeyga ah Miroslav Klose ayayay u badan tahay inuu booskiisa xajisan doono islamarkaana uu keyd gelin doono Mario Gomez, halka ciyaaryahan khadka dhexe Lars Bender laga yaabo inuu daafaca midig ka galo Jerome Boateng.
Daafaca xulka Talyaaniga Giorgio Chiellini ayaa ku soo laabtay tababarka ka dib dhaawac uu qabay, waxaana laga yaabaa inuu ku soo bilowdo caawa oo uu ka garab ciyaaro saaxiibkiisa Juventus Leonardo Bonucci.
Tababaraha Azzurri Cesare Prandelli ayaa sidoo kale ka walwalsan taam ahaanshaha Daniele De Rossi iyo Ignazio Abate ka dib markii labada ciyaaryahan ay dhaawac muruqa uu soo gaaray kulankii ay rigoorada kaga badiyeen England, halka Christian Maggio uu ganaax ku maqan yahay.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Thiago Motta ayaa isna ka soo kabsaday dhibaato uu ka qabay bowdada, waxaana laga yaabaa inuu booska ka bedelo Riccardo Montolivo.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
GERMANY (4-2-3-1): Neuer; Boateng, Hummels, Badstuber, Lahm; Khedira, Schweinsteiger; Reus, Ozil, Schurrle; Klose
ITALY (4-3-1-2): :Buffon; Abate, Barzagli, Bonucci, Balzaretti ; Marchisio, Pirlo, Nocerino; Motta; Balotelli, Cassano
| MA OGTAHAY? |
Qaasim
01-July-2012 at 11:42 pm
Asc dhaman aqyarta iprtska waxa finalka taga italyo iyo ispin waxana kobka qada xulka reer ispin
c/fataax
29-June-2012 at 9:13 am
horta marka hore waxaa qaadaya ee aan uhanaynaynaa xulka spain oo qaadi doona hadii uu ilaahay ina gaadhsiiyo iin sha alaah wa bilaa kariim
Xavi
28-June-2012 at 10:53 pm
2goals now for mario balotelli
hala hala
28-June-2012 at 8:58 pm
caawa waa cawadii super mario hatrick
cabdiraxaman
28-June-2012 at 8:32 pm
kolaya ciyaari waanasii lakiin ciyaartan waxaad moodaa in uu garamaku kuguulayasan in kastoo italiy aan ladhayasankarii oo 2006 kuguulaystee koobka aduunka hadan wayanu arkii badiyaaaaaaaaaaaaaaaaa likiin viv garaman
TIGER-MAHAD
28-June-2012 at 7:18 pm
Wa kulan ad udag sadashisana an lagu deg degi karin lkn sida an aminsanahay Italy aya badineysa Italy 2-1 Germany.
Maxmamed xavi
28-June-2012 at 6:59 pm
Asc dhamaan aqyaarta danayso sportiska hadaan kadhiibto waxaa badinaayo xulka germani 2-1itali
Kaalow iyo kofaley
28-June-2012 at 6:40 pm
Germaney 0 italy 1
Aden abdi
28-June-2012 at 5:54 pm
Waxaa badinayo jarmalka taa shaki kumajiro
hamza
28-June-2012 at 5:51 pm
Asc akhyaarta hadii aan fikirkeyga kadhiibto italy ayaa badin doonto waayo italy ayaa ka khibrad badan germany kubadna waa khibrad iyo da,yaraan labadubana wey isku darsadeen italy viva italy guul ayaan urajeynayaa caawa insha allah kadibna ispain aan kala wareegno magaca xulka aduunka bye bye germanay lagama yaabo Azzuri oo halkaan soo gaaray in sahal lagu reebo ama maskaxaa lagu qaadaya ama mafia kkkkkkkkkkkkk
Mario c/rashid
28-June-2012 at 5:46 pm
Saadaasha caawa wa sidan italy 1 germany 2
mahamed ajeey
28-June-2012 at 5:39 pm
Asc dhamaan bahda sports ka hadii aan saadaaliyo ciyaarta cawada waxaa badinaaya dalka germany hadii aansheego goolasha 3-1=klose. Ozil.klose.cassano bye bahda sports ka
abdirahman kule h
28-June-2012 at 5:36 pm
waxaa badin dona cawa Germany 3-0 wayo isku awod ma aha labada xul Germany ayaa awod badan ciyarta waxey so idlandonta waqigi cadiga aha 90 daqiqo by
shirey bb wadajir azzuro
28-June-2012 at 3:46 pm
Forza azurro aya bdn donta inshallah azuro vs germmany no penalty 90ka daqiiqo. Aaan kucunaaaa germany pirlo cade 2006 aaaan soxasusinaaaAaaaa ooo xita gurigedii aheyd 2=1 mario bolaateli two goals caaaAwa waaa habeenkii mArio azzuro adaa cwa xilkoda hAAya by shirey forzza azzuro
farxaan cilmi
28-June-2012 at 3:00 pm
asc aqi yarey cawa waxa badin doonta Garmany wexeyna ciyartu ku idlan doonta ITALY 0-3 Garmany
Ibraahim Afellay
28-June-2012 at 2:32 pm
asc Bahda Laacib.net Vs Ka qeyb galayaasha Barnaamij kan Xiisaha Badan ”
Germany Vs Italy
kulankan Caawo Waxa Uu noqon Doona Mid Lagu Wareero waayoo Labada Xul waxa Ey leeyihiin Ciyaaryahano leh Qibrada Kubada Cagta
Marka hadiii Aan Fakarkeyga ka dhiibto
Italy Ayaa Badindoonto Waxa Eynu ku badin Doontaa
Penealty
fifa L.messi Ayaana Madaxweyne Unoqon Doono Vs Neymar 11Brazil
moha aliiiii*
28-June-2012 at 2:25 pm
A s c cawa waxaa iska hor imaan doona labo xul oo waa weyn balse waxaa adkaan doona xulka azzuri ciyarta waxay ku dhamaan doontaa italy 2-0 Germany waxaa dhalin dooona labada goal cassano. Viva azzuri
yassin ade
28-June-2012 at 2:03 pm
asc caawa waxa badin doonta italy ookubadinesa 1-0 koob kaana waxa iskaleh italy germany iyo espain wax ba uma haaayo bye
C/qaadir aalto
28-June-2012 at 1:52 pm
Asc apyaarta lacib.net iyo sxbada fikirka kadhiibtayba salaan kadib aniga waxey ilatahay in ay usoo gudbidoonto xulka germany waayo intii kulan oy soo ciyaartay siisonkaan lagama badin caawana italy wey garaac sidey ilataha rajadeyda
Schweinsteiger
28-June-2012 at 1:48 pm
Wan idin slamay dhaman bahda tagerta sportska cawa waxa badineyo germany 4-0 italy viva gearmany italy basaka jambalada imaqashiya by spaina basaka allweys germany
Italy
28-June-2012 at 1:12 pm
Asc cawa waxa badin doono itlay guul wcn italy mario viva ballotelli
Nuurb10
28-June-2012 at 1:05 pm
Asaxabta lamadaba matagero lkn waxan urejeyna guul garmany si kastaba hadey sobaxdo waxey ilatahay kob arkimeyso isbein
Caaqil114
28-June-2012 at 1:04 pm
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale runtii waa ciyaar adag lama dhihi karo koox hebel ayaa badin doonto.. hadiiba semifinal lasoo gaaray.. germany waa xul aad u adag si looga adkaadana weey adag tahay, tan kale talyaaniga mayareesto sideey u ciyaareen kulankii england oo kale ama si kasii fiican oo ay soo ban dhigaan kubad cajiib ah waxaan aamin sanahay ineey talyaaniga uu soo bixi doono.. wax walbana filo.. guul baan u rajeeynayaa xulka uu hogaamin doono xidigga pirlo.. viva spain
Liibaan
28-June-2012 at 12:27 pm
Asc hadii fikirkaaga ka dhiib caawa waxaan guul u rajeeynaa italy insha allaah
Dheere xaaji dheere
28-June-2012 at 12:01 pm
Asc bahda sportiga iyo dhaman asxabta laacib hadaan dhiibto fikirkeyga ciyaarta cawada waxey noqondoonta kulankii ugu adkaa euro2012 la ciyaaro waa labo wadan oo aad u dhameystiran sanadkan lama saadaalin karo koox hebel ayaa soo baxee waayow germany sanadkan wey kacsantahay italy kubadiii lagu yaqaanay ayey iyane lasoo baxday lkn waxaan guul u rajeynaa italy iney soo baxdo bahda laacib.net waad mahadsantihiin saad iisii seen fursada ok by dhaman asxabta albarako waan idin salaamayaa ok
abdirahman rooraaye
28-June-2012 at 12:00 pm
ciyaarta caawa waxay ku dhamanaysa 3 : 1waxana badinaya Germany andre pirlo xidiga basaska
Yaani
28-June-2012 at 11:59 am
Faanole fari kama qodna qiyasteda waaa italy 3-2 germeny
Barkhadarsenal
28-June-2012 at 11:58 am
ciyaarta caawa waxay ku dhamanaysa 3 : 1waxana badinaya italy andre pirlo xidiga basaska
Salman
28-June-2012 at 11:38 am
Anigu ma ihi taagero Germany iyo italy toona, waan sugeynaa uun kooxda noo baxda.. Kooxda mucjisada kubbada cagta ee hadda ayun baa duban doonta whoever comes in the final!! Viva spain… Viva cesc fabregas, xavi, iniesta, Alonso, silva, torres…..looolz
mohamad dalxiis
28-June-2012 at 11:36 am
waan idin salamay bahda isboortiga meelkastoy joogto hadan kahadlo fikirkayga waxa badinayo garmaney waxan aminsanahay inu qadayo cabkan maxa yelay garmalku ciyaar adag ayu ciyaraa ciyartoy tayo lehna wuhaysta marka cawo kuma dhibtonayo ciyaarta cawo waxayna ku dhamaan garmanay1 italy0
xudeyfa syl
28-June-2012 at 11:34 am
hhh aniga kisobxo kalama jeli ilen anu malxis i noqonaya markan uero 2012 kor uqadno mrki lbad isku xiga viva spain
nuur milano
28-June-2012 at 11:34 am
forsa AZUUURI viva ITALI caawa waan badineenaa reera azuuri
ahmed
28-June-2012 at 11:30 am
ITALIA CAWA WE BADINEYSA WAXENA GAREYSA FINAL KOBKA WAXA ISKA LEH VIVA ITALY
Axmad m nur
28-June-2012 at 11:29 am
Runti waxa hubaal ah in germany tahay xul adag hadana waxan aminsanahay in talyaniga guleysandono
super mario balotelli
28-June-2012 at 11:27 am
viiiiva azuuuuuri ………germany 1 vs 3 ………pirlo balotelli and di natale vs gumes
Maanka
28-June-2012 at 11:15 am
Cawada waxaabadinaayo italy viva Bolatelli
kaka
28-June-2012 at 11:13 am
waxaa bbadinaysa italy waxayna ku badin 1 0
fahadbile
28-June-2012 at 11:12 am
Germany ayaa waxa uu ku badin doonaa 3.1 waxaana cawada taageera yaa sha garmany ku jii fan doonaa farxad aad iyo aad uween taageerayaa sha italiyna ayaga oo careesan ku jiifan doonaaa
Su'mario c/raxiin
28-June-2012 at 11:10 am
Asc italy guul golasha 3iyo1 su’mario bolateli 2=1= cassano germany waxa udhalinaya su’mario gomaz germany 1= itely 3=
Aadan deeq
28-June-2012 at 11:08 am
Guul wacan italy
C/nuur ismcil digeed
28-June-2012 at 11:02 am
Asc bahda sportga dhaman salan kadib ku lanka cawa wa kulan xamasad iyo xiso leh waxana ay gushu ku racidonta dalka germani ok bye goodlack
kisumu garissa lodge duka 13 m.duale
28-June-2012 at 10:48 am
akhyarta dhaman wad salaman tihin hadan u jaleco dhaman sport ka aniga fikradayda waxan u malee nayaa italy inay badinayso oo ay ku badinayso italy 2 0 garmain….. waxaa dhalin doona borotelli iyo pirlo…k.k.k.k.k.k.
Hosni
28-June-2012 at 10:47 am
Viva azzuri bye 2 0
Jaja
28-June-2012 at 10:42 am
Italy 1 germany 0 super mario
xasan kaafi
28-June-2012 at 10:42 am
runti germany si kasta uu u adag yahay italy kama badin doona maxaa yelay italy hadeeyba inta soo gartay waaba holaheda italy 3 germany 2
Ahmed nuur janan
28-June-2012 at 10:40 am
Asc gusha cawa waxaa usadalinaa xulka
Germany2:italy0
abdale
28-June-2012 at 10:33 am
jarmalka ayaa badinaya ciyaarta waxayna ku dhamaanaysaa
germany 2
italy 0
Maxamad deq gees cade
28-June-2012 at 10:26 am
Hadan fikrkeyga so ban dhigo waxa cawa adkan dona xulka Garmany insha’allah ok by by GEES CADE
M m cawaale
28-June-2012 at 10:25 am
Italy ayaa iska leh cupkan yaa lesdaalin aqyaarta waana arki doontan italy kulan kan ookale waay kutash taan talyaani seey kubadi yaanba qayaano ama awood fifa italy
Abdala 4m south africa
28-June-2012 at 10:23 am
K k k k caawa talyaaniga ayaa badaa waxayna kadhigantahay ayagoo kabadiya germalka 15 mar k k k k balatole cawa gool ayaan kurajeynaa viva Azzuri 4ever
daawga
28-June-2012 at 10:23 am
Caawa xulka italy wa adi donan finalaha spaina wa ay la dheeli donan. Pirlo and xidagaha juve wa ay ku gulesan donan
m.bariis
28-June-2012 at 10:19 am
sxbiyal mala saadalinkaro qofta guuleysanayo belse waxey ila tahay in talyaniga ku badin donto 2 iyo 0 wa buuloxubey ama boorama
kismayo x/ faanoole
28-June-2012 at 10:16 am
Asc dhamaan akhyaarta sportiga adan ugu farax sanahay ciyaartan lkn aniga waxan u malaynaya inay ku dhamaan doonto italy 2-1 Germany
azhari
28-June-2012 at 10:16 am
caawa waxa iska leh nasiibka qaranka ITALY laakiin waa hadduu PIRLO sidii habeenkii ENGLAND u ciyaaro.
maxamed cumar
28-June-2012 at 10:15 am
waxa badinayo italia waxa ku badinaya 1 iyo 0 waxa dhalinayo cassano by
abdullaahi yuusuf ahmed
28-June-2012 at 10:15 am
ASC DHAMAAN AQIYAARTA SHARAFTA LEH HADAAN KA HADLO FIKIRKEEGA ITALIA WAXBA UMA YAALO MEESHA OO JARMALKA ISKU AWOOD MA AHAN MARKA WAXAA LAGU GARAACAYAA ITALIA 4 – O AYEEY KU DHAMAANEEYSAA VIVA JARMANI
c/rahmaan arteta
28-June-2012 at 10:04 am
Italiy ayaadan doonto aqyaareeey waxaana uga badin doonaa 1_0 waxaana goola guusha kasugayaa lacibka hada waa laacibkee mario bulateli