
Kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa xaqiijiyay inuu ogolaaday inuu tuuro rigoorada shanaad ee xulkiisa ciyaartii xalay ay guuldarada ka soo gaartay Spain ee semi-finalka Euro 2012.
Seleccao ayaa laga badiyay ka dib markii Joao Moutinho iyo Bruno Alves ay labadoodaba ku guuldareysteen inay dhaliyaan rigooradooda, iyadoo Ronaldo oo inta badan rigoore u tuura Portugal uusan fursad u helin inuu ka dhaliyo Iker Casillas.
“Waxaan doonayay inaan tuuro rigoorada shanaad, lakiin labo ayaan qasaarinay” ayuu Ronaldo u sheegay suxufiyiinta.
“Waxa ay aheyd kaliya su’aal uu tababaraha i weydiiyay. Waxa uu igu yiri: ‘Ma rabtaa inaad tuurto rigoorada shanaad? Anigana waxaa iri ‘haa’”.
“Mararka qaar waxaan tuuraa rigoorada koowaad, tan labaad ama tan seddexaad. Waxaana ogolaaday inaan qaato tan shanaad”.
“Waxaan rajeynayaa in Spain ay haatan ku guuleysato tartanka sababtoo ah saaxiibo badan ayaan ku leeyahay, halkaasna waan ka ciyaaraa”.
“Si caadi ah ayaan dareemayay inaan ka horimaado ciyaartoyda Real Madrid. Garoonka marka aan ku jirno saaxiibo ma nihin, lakiin banaanka ayaan saxiibo ku nahay”.
Roberto pires
28-June-2012 at 10:04 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laacib aan sheegayaa rigooradana waan ka baqaa in ceebi iga soo raacdo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
LAYAAB
28-June-2012 at 9:53 pm
kkkkkkkk farxad wayanaa waar recorda isagaa doortay ta ugu danbaysa inuu laado sidii England iyo portaqiiska 2004 ayuu is lahaa guusha ugu danbaysa hala yidhaahdo isagaa gfaadhsiiyay kkkkkkkkkkkkkk waar ninkani istusanaa nasiib ayuu ku socdoo waa shaqayn waayay nasiibku laba ciyaarood ayuu nasiibo helay sidii messina u dabvaal dagay ciyaartii checz siduu gacmaha messi yidhaahdo ayuu u ruxay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar messi haku riyoon dheh confuse ayaa ku sugaya dheer kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk spain ayaa ku garaacaday waliba nasiib ayaad leedihiin haday idiin ogolaadeen in aad recordyaal laadataan fifa kubad macaanayaasha Barca fifa spain xavi, iniesta,posquit, casilas. fifa ,laacibka aduunka iyo mucjisada kubada cagta leo messi.
bashka
28-June-2012 at 8:44 pm
nin real madrid wad xanaqday lomana baahna dhocisha ciristina ronaldo lagu magacabana adoo tageraya inad walalaha u aflagadeyso wa ayan daro teda kale kalinta 5aad xitaa loma hayo sanadkan wa hadad kubada wax kataqaan viva spain viva fcbarca viva xavi iniesta fabregas d.zilva pedro xavi alonzo s.busqes
TIGER-XAVI
28-June-2012 at 7:24 pm
Tabar hadu leyahay Ronaldo rigoraha u horeya lo dhibi laha lkn waxa la ogaa ineysan maskaxdisu ku fileyn tas ayana kentahay ini laga rayo isagon gamin wax rigora ah.
amar ale
28-June-2012 at 5:51 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkk karistiyaano bood boode wali waxa uu jogaa garoonkii loga badiyay isagoo raba in uu tuuro rigooradii shanaad kkkkkkk ilahoow ceebteena stur
samiir
28-June-2012 at 5:32 pm
waxaan layaabanahay dadka waxyaabo badan ayey isku qaldaan taas aa ah inay dadku isla barbar dhigaan sida xayaawanada iyo bini.aadmka
waxaan uga jeeda messi iyo ronaldo laba laysla mdi dhigi karo mahaa
ninkii raga ee afar xiniyooda waxuu taagerayaa messi dumarka iyo badhow naaguna ronaldo kkkkkkkkkkkkkk
Dhiidhoco88
28-June-2012 at 4:39 pm
Kkkkkkkkk Waan ka xumahay wixii ku dhacay ninkii dhulka mitirinayey sorry laacib showeste ah waxaa dhaamah dhiidhoco
Hibo nuuro
28-June-2012 at 4:34 pm
Ugu horeyn waxaan halkaan ka salaamayaa daadihiyayaasha laacib.net marka xigta waa caadi ciyaar waa la iska badiyaa nasiibkuna meesha waa ku jiraa anigoo ah taageeraha spain hadana waxaan utacsiyeynayaa laacibka kooxdayda c.ronaldo oo xalay laga reebey ciyaaraha euro2012 viva alonso ramos & casilas
mohamed
28-June-2012 at 4:14 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ronaldo kubad ma yaqaan ee wuxuu yaqaanaa kubad lala ordo marka kubad lala orday waxa faa’iido ah ma lahan hadii uu dadka la qayb san lahaa saan wuu ka laacib sanaan lahaa
marka calaacalka iska dhaaf doqon yahow wax jira ma tihide
bashiir bena-bena
28-June-2012 at 3:49 pm
c.ronaldo lama rabin inlag badiyo lkn nasiibka ayaa ka hiiliyey?
ee sxbkey ha samro ayaan leeyahay?
Gawsayare
28-June-2012 at 3:33 pm
Dad kan mesha ka qelinaya wa tagesayasha mess ronaldo wala cib ka du nidan xaley tana afar qof aya laku racayey by
Mahmoud owen
28-June-2012 at 3:09 pm
Wxn rabey inan halkan fikirkeyga kuso qorto lkn waxa niyad jab igu riday laacibka labaad ee caalamka ronaldo asiga ha iska tago meesha dharka laga faaliyo ee kubada showistinimo masoo geleyso aniga wxn dhihi lahaa bax ee walalkaaga messi yare kasoo duceyso
abdi barca
28-June-2012 at 2:45 pm
cayaartii dhax martay danmark iyo portugal marki uu ronaldo qasaariyay fursado lala yaabay ka dib ayey taageerayaasha ku qeyliyeen messi messi cayaarta ka dib waxaa saxaafada weydiiyeen waxa uu ka dhihi lahaa erayga messi messi oo ey taageerayaasha ku qeyliyeen isagana wuxuu ku jawaabay aniga euro 2012 ayaan portugal kula guuleysanaa messi muxuu sameeyay copa america 2011? muxuu wadankiisa u qabtay ? sidaas ayuu dhahay .. so aaday hada isaga? muxuu u qaaday portugal
Mohamed kaabe
28-June-2012 at 2:43 pm
Ronaldo waligiis waa lagu yaqaanay calaacalka ee orod lio messi wax ka si yaadso waxba kuuma qaban kaaro ubax
maxamad mustaf gaariye
28-June-2012 at 1:30 pm
asc asxaabta dhaman salanta islamka ayaan idinku salamayaa inkasto idinku jirro nin an aqli laheyn o xayawanka kaliita magacisana waa ( nin real madrid) waxan leyahay ronaldo dartis ayaa hoyo muslimada o somaliyed ayad u aflagaadeysay dameryahow adunka inad ku noshahay kama war hayyo ninka intas dhan kaa keenay ee caqli so yeelo sxb caqliga kuku yare sona barbar ayaan ku leeyahay jaahil yahow
Face the Fact
28-June-2012 at 1:25 pm
Cr7 wan ku faraxsanahay jabkaga xalay Xavi Alonso ayaa cashar lama iloobaan ah kuu dhigay waligaana wad xasuusaneysa waxad is laheyd Spain wad dardari karta Laacibtinimadadana waa banaanka lkn waxad ilowday Pe Shakira iyo Ramos wadankooda way u dhintan… Iniesta iyo Fabre iyo Iker ayaa ka daranba… Azzuri ayan u rajeyay koobkan Euro 2012… Viva Super Mario cawada ayan ku suga in aad cashar u dhigto dhalinta reer Germany…
aaqilka somaliyeed
28-June-2012 at 1:22 pm
comentiga dadaka aan aqliga sxbka u aheen yesan kahadlin sida abshir claahi sababto waxbo lama socdo wuu iskahadlaya mana lasocdo historyga marka adoon waxba lasocon hadhiban fikrad ronaldo waa laacib adina lagama waresanayo iska aamus fikir xumayahow viva sapain inista torres and ikar casilas
El Pocho
28-June-2012 at 2:04 pm
sxb waad ku sugtay nacas hadalkiisa lama rabo cr7 inuu xidigyahay wuu ogyahay lkn wuu ka maseersanyahay
boqorka bondhere
28-June-2012 at 1:09 pm
kkkkkkkkkkkkk nin lagaray xalkisa san waye cala calka iska dhaf cayar sobaro
rufaaci
28-June-2012 at 1:08 pm
Asc aqiyarta marka kowad Ronaldo wa lcb tan kale spain nasb aya saciday lakn Ronaldo wa cptn ka koxda wa key man ka koxda marka waxay ahayd inu rigoradis hormarsado si koxda niyada ugu dhso lakn asagapo cbsi gashay am sory coz i was supprtng portugal
ahmed
28-June-2012 at 1:06 pm
asc aniga waxaan dhilahaaaaaaaaaa inaysan uqalmin badis waayo janis fiican malayn haday sobaxaan way hari lahayeen tooooooos
boqorka bondhere
28-June-2012 at 1:05 pm
asc marka hore waxan salama asxabta xiseyso ciwanka laacib anigo kaso hadlayo dalka norwey gar ahan xafada kalvag cr7 waxa ka fcn messi viiiiiiiiiiiiva messi way kugu dadatay waxa tahay laacib kalsoni an isku qabin viiiiiiiiiva messi
LAMIIZ
28-June-2012 at 12:57 pm
ASC kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa nin laga raayay
imc
28-June-2012 at 12:55 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ronaldo wad kufi cantahay calancalka xalay waxad ugu tala gashay rigorada 5nad ad gameyso iney naqoto ti dilli lahey spain lkn meysa noqon sorry wiligaa malaqadi dontit 1kob xulkaga lolz
Abdilahi cj
28-June-2012 at 12:52 pm
ASC dhamaan waxan salamaya howlwadeenada laacib.net waxan kalo halkan ka salamaya walaalaha sport xiiseeya meel walbo oo aad jogtan iyo kuwa fakradooda saliimka ah ka dhiibanayo Hadan fakarkeyga ka dhiibto C.R.7 WAA ciyaariyahan 2 ee adunka waa ciyaariyahan aad u fcn balse ciyarti xalay portugal si fcn ayay noola dheeshay hadan nahay tageerayaasha spian rigoorana waa nasiib ku badana wa cad iyo madoow any way viva spian
nin real madrid
28-June-2012 at 12:52 pm
abshir c/qaadir reermiyi reermiyi dhalay baa tahay 2004 markuu finalka imaanayay ma hooyadaabaa keentay fataal yohow mida kale maxaad uleedahay halkanoo kale maadan soogaadhain weligaa mother facker xunbaa tahay mar danbe hamaagin ronaldo waa nin yurub kalaacibsan uma dhalane
Blues man
28-June-2012 at 12:44 pm
Awalba calaacalka wa lugu yaqanay atarishadan maseerka badan messi inta gaar isleedahay kabaha yeysan ka dhamanin forze messi
Nuur awdile
28-June-2012 at 12:39 pm
Waxan halkan kasalama qoralayasheyna sharafta leh ano kunol dalka south,Africa gar ahan gobalka limbobo hadan ugudbo figradeyda runaldo xidig kafican malahan xalaynda nasibka ayaa saaciday isbein marka yanla aflaagaden xidiga ayan oranlaha vv ronaldo
Asal
28-June-2012 at 12:05 pm
Asc C.Ronaldo calaacal badanaa.waa istus qadhmuun.Viva Messi ayaa ka fiican.
fahadbile
28-June-2012 at 11:43 am
asc aniga oo aha fahadbile waxaana ka soo hadalayaa south africa asxaabta sharafta le iyo laacib.net waan idiin wada salaamay dhamaan asxaabta sharacta leh kadibna waxaan rabaa inaa wax yare ka dhoho ciyaartii xalay liskuma diidano spain inee tahay naadiga aduunka marka yuuna meeshaan isku calool xumeen cptn CR7 meeshaan rag culus ayaa joogaa meeshaan ee macsalaamo sxb kakakakkakkak
xudeyfa syl
28-June-2012 at 11:27 am
hhh hadu run shegayo wa isagi rogore ku ordi jray muxu mida shanad dib isugu dhgay hhh ilen libaxa casilas aya joga mesha xidigaha brca way turayan rigorada viva spain
Su'mario c/raxiin
28-June-2012 at 10:37 am
Kkkkkkkkkkkkk cawada iyo su’mario boloteli dinatale iyo suber bibo birlo ama germany ama italy watan horeyna ushegay spain i had them marka lagarebo labada indhod ee the bueska chelsea f’torres iyo juan mata bye aqyaarta laacib su’ mario boloteli guul wacan iyo aqyartada italy byyyyyyyyeeeee su’mario
Ade abdalla salah
28-June-2012 at 10:36 am
Asxabey bcda asc warka Ronaldo wuu dhamaaday rajadii uu kalaha inoo noqdo laacib ka adduunka way daysay see u nxt year.
miiney
28-June-2012 at 10:25 am
wuu u qalamay inuu tuuro lkn wareygaska aan kutaxanahay wuxuu si cad utageraa spian arsenal barcenola marka soo mahaboono wixi tagero eh in lagareebo wargeyska kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saxaaafada sideedaba waa umuhiim bulshada mida isportiskana waa mida ugusareyso lacib.net wad mahadsanatihiin dadweynaha idinkutaxan wey idin xantan ee xanta iskatirtira ok
amiin
28-June-2012 at 10:19 am
asc dhamaan aqristayaasha laacib.net.game ay xalay la dheleen portugalku spain ayaka ayaa iska badayey waayo fursad soo marayey qaalibay ku ahaayeen manayna soo marayn spain.samir ronaldo waa saaxiibadaaye.
Jjga
28-June-2012 at 10:00 am
Inay spain sobxdo mahayn..waa nasib darro hurtagan hady germany sobxdo,..
laki
28-June-2012 at 9:57 am
mayee waxaan rabay inaan tuurto rigoorada 6 aad calacalka jooji ninkow meeshan getafe lalama dheelayo waa spain
Game
28-June-2012 at 9:53 am
A.s.c salan kadib ciyarti xalay şpine waxeyna filen aya la tusay lakin lacib.net waxan kula yabay sida ey wax uso bandhigan wexey shaciyan only yurub mararka qar latin oo messi bas ayey ka shegan aaway adunki kale sida horyalada xamasada badan barasil argentin usa waxba kama so qatan sida meshey ku danbey henry beckam wax news ah kama shegan sido kale arsenal oo ku guleysatay horyalka argentin lakin mesi iyo ronaldo wexey udhowdahay wexey ku casheyan inay shaciyan latin hada furtid cid an mesi aheyn kuma
saciid cabduqaadir
28-June-2012 at 9:52 am
sxbyaal waa nii wada slmy inta laacib.net xiiseso ok anigoo fikrideyda ka dhiibanayo ciyaartii xalay ok waxaan leyahay spain&barcelona willigiin guul wacan ok ninka showistaha ah waxan leyahay waliga soo magaarin meeshaan ee nasiib ayaad ku soo gaartaye alxamdulillah dhah maba aqaatide
ok wiligiin gulwacan reer messi~~~~~~~~~sxb yal waxan idiin shegiyaa messi waa laacibka dunida ok c.r.7.waa laacib dumarka hala oogaado sxb yaal ninkii c.r.7 and messi iska dabageya kaas waa qaniis
abshircabdulaahi
28-June-2012 at 9:51 am
sxbyaal waa nii wada slmy inta laacib.net xiiseso ok anigoo fikrideyda ka dhiibanayo ciyaartii xalay ok waxaan leyahay spain&barcelona willigiin guul wacan ok ninka showistaha ah waxan leyahay waliga soo magaarin meeshaan ee nasiib ayaad ku soo gaartaye alxamdulillah dhah maba aqaatide
ok wiligiin gulwacan reer messi~~~~~~~~~sxb yal waxan idiin shegiyaa messi waa laacibka dunida ok c.r.7.waa laacib dumarka hala oogaado sxb yaal ninkii c.r.7 and messi iska dabageya kaas waa qaniis
Dheere xaaji dheere
28-June-2012 at 9:50 am
Asc bahda sportiga iyo webka laacib hadan dhiibto fikirkeyga cr7 xalay waxow ahay ciyaariyahan aanan garoonka kujirin waayow kubadkasto naatijo inaw uyeelo iskadaaye ramos ayuu dhaafi waayay mideeda kale xavi xalay ason banooni wadan ayaa labo nin daba ordeysay iniestane waad aragteen markow taabto waa lagu soo wada ordaayay hadan kahadlo natiijada iyo rigoorada dabcan kooxdii rigoore looga badiyaa banooni loogama badin xaqiiqdi lkn waxaa xusid mudan spain hadey qaado koobkan waa rikoor yurub kucusb iney qaado 2euro iyo world cup okey by by
abshircabdulaahi
28-June-2012 at 9:42 am
sxbyaal waa nii wada slmy inta laacib.net xiiseso ok anigoo fikrideyda ka dhiibanayo ciyaartii xalay ok waxaan leyahay spain&barcelona willigiin guul wacan ok ninka showistaha ah waxan leyahay waliga soo magaarin meeshaan ee nasiib ayaad ku soo gaartaye alxamdulillah dhah maba aqaatide
ok wiligiin gulwacan reer messi~~~~~~~~~
Caaqil114
28-June-2012 at 9:42 am
asc dhamaan asxaabta,kkk muxuu u dhihiwaayay macalinka midda koowaad ama 2aad ama xitaa 3aad ayaan tuuraa markuu aqbalay tan ugu danbeeysa ee shanaad, inta badanna midda shanaad mala isla gaaro caalamka oo afarta hore ayaa lagu kala baxaa.. maadaama uu yahay kabtan iyo ragga ugu cad cad purtugaal inuu dhiirigaliyo ayey aheeyd xulkiisa oo doorto qeeybaha hore.. ma kalsooni xumo ayaa heeysa, mise goolkeeperka real oo ay isku koox yihiin ayaa laga baqay.. sxb calaacal wax mataraayo iska sabar sxb inteey caalamka joogaan spain iyo germany weey adag tahay inaad koob u qaaddo wadankaada..kkkkk viva libaaxyada yurub fabricas,xavi, and iniesta..
Klose
28-June-2012 at 9:41 am
Wlh Cayaarti Xalay Caadi Ma Ahen Halfki Hore Cml Hadii u Dheeli Lahayen Portugal Wey Badin Lahayen Xata Rigore Chance Ayku Helen Marki Alonso Laga Qabtey Hadu Cr7 Ridi Lahaa Cayarta Weji Kale Ay Lahaan Lahed Spain Wey Hari Lahayen Lakin Nin ala Kaseen so Hormariyen penalty ugu Horeyso & Tan u Danbeyso Always Waxe ku Fiicantahay Nin Rigooriste Ah inu Qaato Atleast Nani Qaato Aheed Coach Ma Ahan Maclinka Portugal shyt
Mr jaam
28-June-2012 at 9:35 am
Wax laga xumaado in ronaldo laga rebo kooxdiisa tartanka uraha tankale koobkan waxaa iskaleh jarmal ay yaysan is daalin spain.
Kiin
28-June-2012 at 9:34 am
Ronaldo naadi iyo qarn walacib curyanka mesi qarankis wax ma uqaban karo kkkk
Bilaal
28-June-2012 at 9:34 am
By aya lagu yiri ninki showga badna koley hadu turi laha rigorada wa laga qaban laha
muno madridista
28-June-2012 at 9:33 am
viva spain ronaldoo iska samir
ARSENAL
28-June-2012 at 9:33 am
ROONALDO IS OVER, markii hore waxaa dhibi jiray taageera yaasha oo uu ka xanaaqi jiray markay dhahaan messi ayaa kaa laacibsan hada se maxaad samayn saxaafada ayaa ku daba dhigan. qofkay saxaafadu daba dhigatana ma guulaysto waligiiba. RONALDO waxaad u baahan tahay inaad saddex jibaarto sidaad awal u ciyaari jirtay hadaad rabto inaad messi ka badisid.
Abdullahi Dalnurshe
28-June-2012 at 9:30 am
Waan ogaa in spain goobkan aysan najito ka kenaynin cr.7 rigoradis bilaash cm
western boy
28-June-2012 at 9:28 am
Messi ma u dhawan karo xataa spain lkn xalay 50/50 aya lagaliyay messi wa midget dad mahan
western boy
28-June-2012 at 9:27 am
Messi ma u dhawan kao xataa spain lkn xalay 50/50 aya lagaliyay messi wa midget dad mahan
cabdille
28-June-2012 at 9:27 am
koobka waxaa ku guuleysan doona jarmany
adam
28-June-2012 at 9:27 am
laacibku uu ciyaaray calay good player but lock is not good
Abdilahi dhama
28-June-2012 at 9:25 am
Kkkkkkk mada rigooraba yaqaana sida loo tuuro ma messi oo kale ayaad is mooday
xaaji ciise
28-June-2012 at 9:25 am
kkkkkkkkk calacal miyaa soconaaya asxbey iska hardhe awalba waxaad la dhelijirtay tarabuiunka ciyaal foqul ciyaal viva messi
somali
28-June-2012 at 9:24 am
kkkkk ma saas ayaa u danbaysay “waxaan rabay inaan rikoodhaha shanaad laado” waxy ahayd inaad ka koobaad laadid oo aad kooxda horseed u noqoto tustana dhiiragalin maadama aad ahayd laacib koodii iyo captankoo diiba . i feel soory to U RONALDO. caawa ayyad cadaysay inaadan ahayn laacib isu dhamays tiran
western boy
28-June-2012 at 9:24 am
Haa wax cadi ah ayey iska ahayd in cptn CR7 rigooro looga badiyo lkn spain waaa yaben xavi kulankasta waxa u dhibi jiray more than 700 pass completed lkn xalay shaki aya iga galay in uu garonka ku jiro walow dib laga badalay viva cristiano ronaldo and madrid
maxamed c/rashiid nambula
28-June-2012 at 9:23 am
fulay aamus natareeko ayaadtahay wax matare misse ayaa kaa fiican waad ceeboowday kkkkkk
western boy
28-June-2012 at 9:22 am
Haa wax cadi ah ayey iska ahayd in cptn CR7 rigooro looga badiyo lkn spain waaa yaben xavi kulankasta waxa u dhibi jiray more than 700 pass completed lkn xalay shaki aya iga galay in uu garonka ku jiro walow dib laga badalay viva cristiano ronaldo