Samir Nasri Oo Laga Yaabo In Labo Sanno Laga Ganaaxo Xulka France. | Laacib.net
Home » Horyaalada » France » Samir Nasri Oo Laga Yaabo In Labo Sanno Laga Ganaaxo Xulka France.

Samir Nasri Oo Laga Yaabo In Labo Sanno Laga Ganaaxo Xulka France.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 26-06-12 12:58 PM

Xiddiga reer France Samir Nasri ayaa laga yaabaa in laga ganaaxo ciyaaraha caalamiga muddo labo sanno ah ka dib markii uu weeraray joornaaliiste ciyaarihii Euro 2012.

Ciyaaryahanka khadka dhexe Nasri ayaa hadalo ay isdhaafsadeen suxufi Faransiis ah, ka dib markii uu wariyaha ka codsaday ciyaartii Spain ka dib inuu ka hadlo ciyaarta.

Nasri ayaase ugu jawaabay markaas: “Wax xun ayaad iga dooneysaa, waxaad iga raadineysaa dhibaato”.

Wariyaha ayaa isna ku jawaabay: “Orodoo bax”

Nasri ayaa inta uu ku soo jeestay waxa uu yiri “f*** you” oo ay sii raaceen hadalo kale oo aflagaado ah, isagoo xitaa ugu hanjabay suxufiga inuu nin rag ah iska dhigo oo uu hortiisa yimaado.

Sida laga soo xigtay maanta jariirada L’Equipe madaxda xiriirka kubada cagta France ayaa ka fiirsanaya in ganaax culus dusha loo saariyo Samir Nasri.

 

16 Responses to Samir Nasri Oo Laga Yaabo In Labo Sanno Laga Ganaaxo Xulka France.

  1. Issackey Reply

    28-June-2012 at 2:10 pm

    Fikirkeyga waxan qaba in samir nasri o gatagin cup la’an arsenal wuxu ka dortey lacag waxana in awal marku jogey arsenal nin lagaranayo lkn hada lagaran wayey inu dhelo inkalate miskin i sorry kkkkkkkkkkkkkkk

  2. C/fataax lucky Reply

    27-June-2012 at 6:20 am

    Sxbyaal ninkaan dhiig ayuu leyahay ka tagida arsenal waa sax dadna iskama celin karto >spain waa xul jira haduu cay lahay ilaa hoyadiis ayan dharka ka dhigi lahaay

  3. Abdikafi Reply

    26-June-2012 at 10:18 pm

    KKKKKK nin careysan ayuu afka lagalay

  4. abdullahi osman Reply

    26-June-2012 at 5:11 pm

    hala ganaaxo viva chelsea

  5. Gunner Reply

    26-June-2012 at 3:48 pm

    Arsenal Cup la aan aya uga tagtay inkastoo aad banooni qurxon dheli jirtay hadase banooni qurxona ma dheshid guul darana wa uga so hartay Euro cup marka waxan ka baqaya inu dhhao waxan iska badala qaranka Farance waxaana u safanaa Spine kkkkkkkkkkkk

  6. Gaas Reply

    26-June-2012 at 3:08 pm

    War balaayada afka dher intas uga badiya macalinkiisii wenger ayuu ka soo inkaarsaday markuu wax baray ayuu ku soo caasiyay intaasna uguma simine waxa uu uga baxay dhega hadal iyo waa koox riyo ku nool alla maad uga badisaan daanyeerka abaal laawaha ah

  7. salmaan mahamed Reply

    26-June-2012 at 2:56 pm

    samiir nasri sxp sare waan ka xumahay ganaxaaga lkn dambigaas oo dhan waxaa iska leh xavi maxaa yelay kubad ayuu ku nacsiiyay sorry sxp xavi nasri dadka ayaad ku dirtay k.k.k.k,k.k.k.k.

  8. Nuur awdile Reply

    26-June-2012 at 2:21 pm

    Hadhihin waxow kayaha iskayar sxb wanin culus calamkana oge

  9. Njiib Reply

    26-June-2012 at 2:04 pm

    waxan istuska hale ganoxowuxu
    ka yahay baba iskayer ciyaraha calamiga ah

  10. ahmed bajka Reply

    26-June-2012 at 1:57 pm

    soosaaas maxa

  11. Nuur awdile Reply

    26-June-2012 at 1:56 pm

    Kaqaleya togan sami nasri

  12. Nuur awdile Reply

    26-June-2012 at 1:46 pm

    Sorry smiri nasri lkn isdeji arsenal sidi aad u inkirtay wad fagfag badisaye shaab lacib.net

  13. CAADI ISKA DHIG Reply

    26-June-2012 at 1:31 pm

    f*** off nasri

  14. zaki afellay spain b0i.... Reply

    26-June-2012 at 1:27 pm

    Caku & spain france & nasri ay isku dirty arbacadana r0nald0 waxan wax kadaran usamayna viva spain J0RDI ALBA PIQUE RAM0S ARBELA0….

  15. Qadarow Reply

    26-June-2012 at 1:12 pm

    Kkkkkkkkkk spain dadki ayey isku dirtay

  16. Abdi zacky Reply

    26-June-2012 at 1:07 pm

    Fagfagtada oo badato fool xuma lakulme aya ladhahay.S.Nasri marki laso dhawaystay ayu dadka cay ugu jawaba ilen france uma dhalanine.spain cadi ma’aha khadka dhexe ayay kaqabsaden.TORRES9

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>