
Macalinka xulka qaranka England Roy Hodgson oo ka jawaabayey su’aal la weydiiyey oo aheyd in xulkiisu aysan isku dhibin inay inta badan kubada heystaan kulamadoodii Koobka Qaramada yurub, Roy ayaase sheegay inuu rumeysan yahay in taatikada kubad heysashadu inaysan aheyn muhim.
Xulka Hodgson ayaa kubad-heysashada ka yaraa xul kasta oo ka hor yimid afartoodii kulan intii lagu guda jiray bandhiga dalalka Poland iyo Ukraine taas bedelkeedana Three Lions ayaa kubada ka ilaashaneysay shabaqa iyagoo inta badan difaac ahaan u ciyaarayey.
“Waxaan isku daynay inaan u ciyaarno si niyadsan,”ayuu Hodgson u sheegay suxufiyiinta.
“Waxaad ka hadalshaan wax badan kubad-heysashada. Waa inaad dhiraandhirisaan kubad lagu heysto meelaha kala duwan ee garoonka dhexiisa.
“Kubad-heysashada inta badan waxa ay ka dhaxeysaa daafacyada ama daafacyada iyo khadka dhexe”.
“Xisaabta kubad-heysasha ee i xiiso gelisa waa tan weerarka ay isweydaarsadaan, iyo tan inta jeer ee aad riixdo kooxda ka soo horjeeda oo aad hesho gool”
“Sidaas darteed ma qabo in xisaabta kubad-heysashada inay tahay muhim”.
“Aniga ahaan wax weyn uma arko xisaabta kubad-heysashada”.
mmc iskay
26-June-2012 at 10:44 pm
weerar yahanka ugu wanaag san engriiska waa wayni ruuni ciyaar too la mid ahna ma so mari doono
c.xakin.gamaadiid
26-June-2012 at 1:53 pm
kubada marka aad haysato waxaa kuu fududaanayo in aad hesho jaanisyo badan lkn hadii kale jaanisyadaada way qasaarayaan hadaad hesho xataa inta badan arsenal waxa ka dhimin waa dhameestir hadana gourd podilisk
Mata
26-June-2012 at 1:30 pm
Arsenala kubad haysasho kunacay result nh makeento mida kale barce kubadeeda koox ciyaarto majirto lkn waxa laheylaya qaabkaas kooxdi leo mesi xavi iniesta iibsata dhanka kale midka dhahayo barce natiijo ku keeni lahayd casriga lama socdo 3 sano 14 cup laku qaday spain wax aysan ku riyoon aya gacanta laka saaray by viva mata
Mata
26-June-2012 at 1:25 pm
Arsenala kubad haysasho kunacay result nh makeento mida kale barce kubadeeda koox ciyaarto majirto lkn waxa laheylaya qaabkaas kooxdi leo mesi xavi iniesta iibsata by viva mata
salmaan mahamed
26-June-2012 at 10:51 am
k.k.k.j maxamed sheq muxdin sxp marka hore vs.barcelona meel ayaad uga dhacday maxa yelay barcelona ku badeda natiijo ayaa ku jirto kubada in la heesto waa shay muhim ah koojka reer england wax uu kala ogyahay majirto
Moh'd Aden Ah'd
26-June-2012 at 10:37 am
“nin daad qaday xunbo cuskay” wuxuu raboo iska shegay tawabaraha, waxaa muhin ah in aad badisid, hadaad badin waaso xitaa in ay cayartada wanagsananto, 2duba lama inanin, tawabaraha dafac gal rigooro le iska sug. Taasina ciyar ma ahan,
Kabtanka kooxda bashaash fc Yaxye bii
26-June-2012 at 10:37 am
asc bahda bar naa mushaka kaar ahaan laacib.net shaqaala hiisa waxaan u maleehaa rayigiisa waa rai sax ah oo aan ku raac sanahay muhiim waxaa ah in gool la dhaliyo oo meesha kuul eeka i maato in ingiriiska ee badiyaan ayakoo ku jiro difaac ayaa muhiin ah hadeey baar wax taraayo hollan ayaa heer ku kaari laheed roohod soon waa ku saxan tahay rayigaada waana kula qabaaa waa faan man utd
Zakariye gududow
26-June-2012 at 10:27 am
Asc bahda sportiga uma argo in kubad hesasho muhin e waxn u arka muhimada in goal ladhaliyo
Azuri
26-June-2012 at 9:44 am
Ku lahaa ” Uma Texgeliyo Kubad-Heysashada Inay Tahay Muhim”
alla maxuu Doqon yahay waa Kaa Horyaalkodi Kan Ugu Qalisan Dunida e, guul daro maxaa idin baday.
Azuri ku dhowaad 1 Qarni ayeey Kubada soo dheshay, Natiijo fiicana waay ka heysataa oo waa taas World Cups iyo Tartamo caalami ah ku Guuleystay, Garmeny waxaan urajeeynayaa Guuldaro maxaa yeelay 2006 Fursadaan oo kale ayaan Kaga badshay 2gool iyo waxba, walina wuu jogay Kubad sameyaha Azuri Pirlo waa kii Fabio Garroso Meel mac kasiiyey Goolki kowaade Maba Qusataan so mahan.
Gemenay Vs Italy Kawaabtu waxaay noqon doontaa 1-3 insha allah.
C/nuur ismcil digeed
26-June-2012 at 9:25 am
Asc salan kadib wa muhim in ad kubad qurux badan ku sobandhigto garonka lakin hadi ad difac gasho lagana badiyo wa dhibato marka englan waxba isla mahayso kubada odhan ha iska dayso sanad kasta guuldaro ayey la hoyata
Pirlo
26-June-2012 at 9:22 am
K.k.k.k england maxay kubad heysata maba taqano sida la’iskugu celceliyo kubada maxa yelay ayaga dhan waxa ka cuqdad nafsi. marka by england… Wlcm back rooney,welback & ashley young.
Max.ed sh.muxidin
26-June-2012 at 8:57 am
Asc muhiimada waa inad badisa kaliya kubad heysasho hadii lagu guuleysanayo ama koob lagu qaadayo waxaa kuqaadi lahaa Arsenal iyo Barcelona sidaa darteed ma aha muhiid aya qaba mahadsanidiin viva England viva Rooney