
Franz Beckenbauer ayaa rumeysan in xulka dalkiisu ay kama dambeysta la ciyaari donaan xulka koobka difaacanaaya oo ay afar sano ka hor ku kulmeen Vienna.
Beckenbauer ayaa kabtan u ahaa xulkii Germany ee ku guuleystay koobkii aduunka 1974,ka hor inta uusan isagoo macalin ah Die Mannschaft ku hogaamin koobkii aduunka 1990kii. Wiilasha Joachim Low oo isku diyaarinaya semi-finalka ay wajahayaan xulka Talyaaniga .
“Waad arki kartaa in xulka Talyaanigu uu dib u soo laabtay wayna u qalmeen inay usoo baxaan Afar dhamaadka,”ayuu u sheegay saxaafada.
“Hadii ay u ciyaaraan sidii shalay [jimcadii] way ku adkaan doontaa Xulka Jarmalka, laakiin taasi waa mid la xalin karo”.
66 jirkaan ayaa inkastoo uu la dhacay qaab ciyaareedka xulka Portugal ee Paulo Bento, hadana waxa uu indhaha ka qarsan waayay xulka difaacanaya koobkaan ee Spain.
“Portugal waxay sameeyeen bandhigis wanaagsan tan iyo bilowgii tartankaan, umana sahlanaan doonto Spian inay guul ka gaaraan Salecao”.
“Waxaan qabaa inay u baahan yihiin inay horumar sameeyaan hadii ay doonayaan inay garacaan Portugal, lakiin hadii wax walba sida qorshuhu yahay ay u dhacaan, markaas waxaa finalka ciyaari doona Germany iyo Spain”.
Maxamed cumar
26-June-2012 at 9:29 pm
Asc dhaman bahda lacib wad salaamantihin,rayi ahaan wxn qaba spain ineysan qaban karin burtuqal,waayo walaga banooni fcnyahy,walaga werar fcnyhy,manacelin,
C/xakin yare
26-June-2012 at 2:37 pm
Asc all salan kadib waxan wax ka dhih laha finalka ya isla ciyari dono yana kobka qadi dono waxa isugu imani dono spian vs italy waxana badini dono spian insha alah
mohamed
26-June-2012 at 2:35 pm
spain ayaa leh kobkan
mohamed
26-June-2012 at 2:34 pm
aniga waxaan is leyahay waa qadan doono kobkan spain viva iniesta
Qadarow
26-June-2012 at 11:32 am
Spain 3 portugal 1
c.x.h
26-June-2012 at 11:23 am
portugal vs italy waaye finalka portugal ayaana qadan dono koobkaan
ROONEY
26-June-2012 at 10:28 am
koobkan waxa leh bortugal franz waa beentii laakiin finalka waa italy vs bortugal
sharaf alwamani
26-June-2012 at 10:24 am
asc kobkan waxa qadaya jarmjalka waxeyna ka badin donan 2-1 spana xiva garmany
pirlo
26-June-2012 at 9:57 am
Waxaan amin sanahy in ay italy ciyaari doonto finalka koobkan pirlo koobkan ayaa uga dhiman aduunka waayo waxa kale ee ladhigo oo dhan wauu ku gulaystay pirlo adaa leh sanadkan yaaku hor istaagi kara
liban
26-June-2012 at 9:49 am
obkan waxa leh bortugal fifa ronaldo and nani
liban
26-June-2012 at 9:51 am
kobkan waxaa leh bortugal fifa ronaldo and nani
jasmin
26-June-2012 at 9:41 am
aniga fikrad ahaanteyda hadaan ka hadlo kobkan waxa ku leh koxdeyda spain waxana aaminsanahay iney finalka iman donan
yasmin like fernando torres
26-June-2012 at 9:36 am
aniga fikrad ahaanteyda waxan ahay spain waxana qabaa in koxdeyda ry iman donto finlak insha alah
Abukar xasan bakar yare
26-June-2012 at 9:17 am
Fifa bortugal kobkan waxa leh ronaldo&f,cuntorrol&nani fifa 4 ever