Arsenal Oo Xaqiijisay Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddigii Montpellier Olivier Giroud. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Arsenal Oo Xaqiijisay Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddigii Montpellier Olivier Giroud.

Arsenal Oo Xaqiijisay Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddigii Montpellier Olivier Giroud.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 26-06-12 12:13 PM

Arsenal ayaa xaqiijisay inay la soo wareegtay weeraryahankii kooxda Montpellier Olivier Giroud kaasoo si rasmi ah ugu biiri doona kooxda 1da July marka uu furmo suuqa kala iibsiga.

Giroud, oo 25 gool u dhaliyay kooxda qaaday xilli ciyaareedkii hore horyaalka France, ayaa ku jiray xulkii France ee Euro 2012, waxaana uu ogolaaday inuu u dhaqaaqo kooxda ka dhisan horyaalka Ingariiska.

25 jirkaan ayaa tijaabada caafimaadka u maray Arsenal, waxaana uu ugu biiri doonaa heshiis ku kacaya 13 milyan ginni marka si rasmi ah loo saxiixo 1da bisha July.

Arsene  ayaa u sheegay website-ka kooxdiisa: “Waxaan ku faraxsanahay inaan soo xero gelinay Olivier Giroud. Waa ciyaaryahan jir ahaan awood leh islamarkaana ku fiican kubadaha madaxa ah. Waxaan ku faraxsanahay inuu nagu soo biro, waxaana uu wax weyn ku soo kordhin doonaa weerarkeena xilli ciyaareedka soo socda”.

Giroud ayaa seddex jeer ka soo muuqday Euro 2012 inkastoo wadar ahaan uu ciyaaray 32 daqiiqo.

32 Responses to Arsenal Oo Xaqiijisay Inay Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddigii Montpellier Olivier Giroud.

  1. Cadaay Reply

    27-June-2012 at 10:35 am

    Kkk arsenal linupka difaca waa santos kosioly vermaela sagn qadka dhexe rosicky song arteta werarka podoliski robin van piers groud badalka welcot chambarlin oo ah dayarta kooxda kacabso arsenal hadad tageerto kox englan ah waraa jiri done wiishka lee hayeero

  2. Sahnuun cayow Reply

    27-June-2012 at 10:28 am

    Asc sxbyal wa farxad lkn wali mow hilin nin badala r v p dadal ban leyahay wengar

  3. muuse cosoble afrax Reply

    27-June-2012 at 10:09 am

    waxan jeclalahay ino kena wengar lacibin lamida gomez viv arsenal

  4. naasir Reply

    27-June-2012 at 9:35 am

    welcome laacibka cusub

  5. Cabdi waxid muqdisho Reply

    27-June-2012 at 9:07 am

    Thanks wengar waxaan sugnaaba waa m vila iyo demsi waraa jiri doonee wiishka lee hayeero viva arsenal for ever

  6. Ibrahim sh ali(ibrahim yare) Reply

    27-June-2012 at 12:16 am

    Kkk jugjug arsenal meshada jooglewayo sxbyal wali ilmo ban jilay ah ayaad waddan iska fiiri viva ashly young

  7. Axmed maxamed xasan Reply

    26-June-2012 at 10:56 pm

    Asc lacib.net iyo tagerayasha arcenal aad ayaaa usalamantihin hada dhahay tagerayasha arcenal anadkan waxaa ka dhisanahay werarka nadigi dhaa hor istagi lahed kop aya larawa viva arcenal an buduliski

  8. muruq Reply

    26-June-2012 at 10:30 pm

    nayaa fartun fabrigas naga amus cebtaada waxan halkan ka salmaya tagerayasha arsenal naa yur

  9. Lucktion Reply

    26-June-2012 at 5:21 pm

    Welcom with open hands giroud

  10. Walcott Reply

    26-June-2012 at 4:31 pm

    Kkkkkkk wan ku farax sanahay walcott and v.bersie and bodolski lnb binji ley Garvinho and chambarlen and guorud and chamakh and ju youn bak

  11. korneylxabad Reply

    26-June-2012 at 4:24 pm

    guners yaa hor istaagi sanadkan hadee heheheheh hahahahahaha kawareega horteena

  12. Abdirasheed Reply

    26-June-2012 at 4:07 pm

    Waaaaaaw fiiri next season arsenal line up waxaa hogaaminayaa weerarakeeda olivier giroud vanpersie and podoliski waa sadex nin oo bidix ah difaacii joojin lagaa weli iima muuqdo fiiei benchiga theo aox chamberlain gervinho ka kacabso the gunners

  13. Gaas Reply

    26-June-2012 at 3:20 pm

    nin wax haaya ma ahan, haduu yahay ciyaaryahan wanaagsan waxa la keeni lahaa waqtiyo munaasab ah, 3 kulan ayaa la soo safay 32 daqiiqo ayuna ciyaaray hhhhhhhhhhhhhhhh, hadu nin wax haya yahay oo nasiibku ka hiiliyay arsenal ayaan ku arki doonaa waxa u ku soo kordhiyo

  14. mohamed deco Reply

    26-June-2012 at 2:06 pm

    hada wuu yimid bari neh waa nika taga ileen waligiin cup kuma guuley saneysaan

  15. allba Reply

    26-June-2012 at 1:51 pm

    welcome arsenal waa werar yahan fiican viva laacib.net
    aadbad u mahad santihiin

  16. END 2 END Reply

    26-June-2012 at 1:49 pm

    ASC dhaman mid xigta aniga waan yaabee Arsenal team wayn ma ahan miyaa maxey tahey qashinkaan ay soo aroorsaneeso sidii WIGAN oo gale war hedhe markaa team weyn tahey waa laga xishoodaa waxaanoo kale inaa meel soo istaajisaan kkkkkkkkk

  17. Arteta8 Reply

    26-June-2012 at 1:40 pm

    Welcome giroud with open hands viva arsenal for ever.

  18. Aderow Reply

    26-June-2012 at 1:34 pm

    Fartuun fabregas wanka qadnay salanta adna salanty raigeyga hadan dhibto arsenal wey dadaleysa sanadkan hadu nasibka noo samaxana wan qaadi doonaa koob nuuco dono ha ahaade in sha alaah goor dhow kobab badan viva groud viva van goal

  19. Nuur awdile Reply

    26-June-2012 at 1:15 pm

    .k.k.k.k.k.k.k.k..asc laacib.net wad salaman tihin dhaman somalida gar ahan tagerayasha arsenal waa wax lugu farxo run ahanti waxey u egtahay in sanadka sosocdo kobab badan aan kuguleysa dono Thanks lacib.net

  20. City Reply

    26-June-2012 at 1:03 pm

    waan ku faraxsanahay hadii aan nahaay tageeryasha libaxyada ee magalada Manchester ….. city dadka dhahayao 8 2 manchester aniga ayaa kadaliyo 6 1 ogaada viva Tavez

  21. Saahin Reply

    26-June-2012 at 12:56 pm

    War midkan viva liverpool viva suares ku haya maxishodo miya maxay mesha ku hayan liverpool iyo suares wa cunsuri xun kkk viva arsenal

  22. cabdicilmi Reply

    26-June-2012 at 12:56 pm

    waxaan u malaynmayaa inkastoon arag ciyaartiisa hadan a inuu wax ku sooo kordhin doono laakiin waxaa la gaaray waxkhtigii aan qaadi lahayn xataa hal koob

  23. JEY ARTETA Reply

    26-June-2012 at 12:55 pm

    Waa ciyaaryahan wax tar leh oo dhanka weerarka wax kusoo kordhinaaya sanadka dambe soo socda koob ayaan nahay kor iyo hoos

  24. miiney Reply

    26-June-2012 at 12:53 pm

    8-2 ayaan idinkaga badineynaa ama kena ama hakeenina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  25. kkkkkkkkkkkkkk Reply

    26-June-2012 at 12:51 pm

    WALIGIINBA KEENA 8-2 AYAA IDIN TAQAAN IYO KOOB LA’AAN 10 SANO AYAAD WAX KOOB AH ARKI LA DIHIIN kkkkkkkkk 8-2 VIVA ROONEY,

  26. kkkkkkkkkkkkkk Reply

    26-June-2012 at 12:50 pm

    WALIGIINBA KEENA 8-2 AYAA IDIN TAQAAN IYO KOOB LA’AAN 10 SANO AYAAD WAX KOOB AH ARKI LA DIHIIN kkkkkkkkk 8-2 VIVA ROONEY.

  27. kkkkkkkkkkkkkk Reply

    26-June-2012 at 12:49 pm

    WALIGIINBA KEENA 8-2 AYAA IDIN TAQAAN IYO KOOB LA’AAN 10 SANO AYAAD WAX KOOB AH ARKI LA DIHIIN kkkkkkkkk 8-2 VIVA ROONEY

  28. fartun fabregas Reply

    26-June-2012 at 12:36 pm

    asc dhaman umada somaliyed waxan halkan ka salama gaar ahan tageerasha arsenalwan ku faraxsanahay inan helno wararyahan o halis ah insha alah waxan sugena m villa next season wil win cup viva wilshere arteta podolski halkan kuma so kuwi karo insha alah waxan rajena guul wacan

  29. Captain adan qire Reply

    26-June-2012 at 12:33 pm

    Awal busan wax sokor dhiyen arsenal waxba kuma heyso mesha kolay kama fcna kuwa hada jooga vivi liverpol suarez gerarrd

  30. Yaziid yare The gunners and dutch Reply

    26-June-2012 at 12:30 pm

    Welcome with open hands Giroud

  31. cumar Reply

    26-June-2012 at 12:20 pm

    waw caadi m aahan ciyaaryankaan viva Arsenal

  32. Musa gunners Reply

    26-June-2012 at 12:20 pm

    Waaaw welcome giroud thanks laacib.net

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>