Riberto Mancini: Mario Balotelli Ayaa Ka Muuqday Wayne Rooney Kulankii Xalay. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Riberto Mancini: Mario Balotelli Ayaa Ka Muuqday Wayne Rooney Kulankii Xalay.

Riberto Mancini: Mario Balotelli Ayaa Ka Muuqday Wayne Rooney Kulankii Xalay.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 25-06-12 1:01 PM

Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa wax ka sheegay qaab ciyaareedkii Rooney, ka dib markii England laga saaray Euro 2012 iyagoo ku baxay gacmaha xulka Talyaaniga. Waxaana Mancini uu qabaa in Mario Balotelli uu ka fiicnaa Rooney kulankii xalay.

Rooney ayaa ka muuqan waayay kulankii xalay iyadoo xulka Roy Hodgson ay ku dhibtoonayeen inay iska dhiciyaan Italy, waxaana xulka Cesare Prandeli ay aaqirkii ku badiyaan rigoore.

Waxaana Mancini uu dib u riixay dadka su’aal ka keenaya qeybtii uu ka qaatay Balotelli guushaas, ka dib markii uu uu qasaariyay fursado badan.

“Waxaan qabaa, malaha dad badan ayaa hoos u dhigaya wixii uu qabtay Balotelli” ayuu Mancini u sheegay Corriere dello Sport.

“Waxaa uu mar walba ahaa wadnaha ciyaarta, waxa soo martay shan ama lix fursadood, nasiib darro ayayna ku aheyd inuusan shabaqa soo taaban”.

“Lakiin waxaan dooneynaa inaan la barbardhigno Rooney, kaasoo aan ogaanay inuu ciyaarayo markii la isla gaaray rigoorada. Super Mario ayaa shaqo ka fiican tan Rooney qabtay, waana weeraryahan weyn waana inaan taageernaa”.

45 Responses to Riberto Mancini: Mario Balotelli Ayaa Ka Muuqday Wayne Rooney Kulankii Xalay.

  1. TIGER-XAVI Reply

    26-June-2012 at 8:10 am

    Ha wa run hadalka mcln Mancini kulanki Egland iyo Italina Mario balntello aya ku werer badna Rooney 75%.

  2. mohaaaaa Reply

    25-June-2012 at 9:26 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk yaa isla barbar dhigahaya rooney iyo balotteli xataa wax isku dhow mahan baloteli waa weraaryahanka rub ugu fican lkn rooney reer man u lee laacib ,

  3. rashka Reply

    25-June-2012 at 8:47 pm

    waad salaaman tihiin dhamaan mideeda kale xalay aniga daawashadeeda cayarta waan ku caajisay waayo egland xalay waxeey u ekeed nin dil suge ah oo kale waayna ku qanacsanaayeen rigoorada ay isla gaareen hadana lagaga badiyay

  4. hanad Reply

    25-June-2012 at 6:30 pm

    ninkaan mustafe muuse ahoow sxb ciyaaraha wax kasoo baro wuxuu ku leeyahay ciyaartu weerar iyo weerar celis bay ahayd xagay england kubadba ku aragtay sagaashan kii daqiiqo iyo dheerigiiba waa lasaarnaayoo difaaac bay ku jireene oo possitionka 68% shuutiska waxaa lagu watay 36/9 waxkasta sxb sidaasaa loo tumaayay ee ciyaarta dib udaawo italy waxba kama taqaantide germenyna waan liqaynaa sxb viva azzuri

  5. dalmar Reply

    25-June-2012 at 4:38 pm

    runnta hadii laga hadlo mario iyo rooney wax badan mario ayaa ciyaarta ka muuqday wayo waa laacib dhamaystiran waxaana larabaa marwalba in aad ciyaarta kamuuqato ha adkaato ama ha fududaato marka anigu waxaan qabvaa in rooney laga fiicanyahahy

  6. c/kariin jooodax Reply

    25-June-2012 at 4:22 pm

    Mustafe muuse see wax uwadaa adiga sxbow nasiibka ayaa naga hiilayay. Kulahaa kk wara xalay ciyaal bugley cml aa loo bur bursaday england kkk taasina daah cidna kama saarneen waxaanba kaxumaa in la’isla gaaro rigoorayaaal. Wadan saxaafada wado waaye england forza azzuri and viva laacib

  7. Adan hasan Reply

    25-June-2012 at 4:01 pm

    Ya isla simay rooney iyo polateli wabo hawen iyo maline wayne rooney wuxu ku jira weraryahanada laga cabsado yurub lkn polateli xagen ku aragnay mancini inu amano wu ku qasban yahay wayo wa doqon wuna ka cabsanaya inu fero k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Viva rooney and man united

  8. yasin Reply

    25-June-2012 at 3:59 pm

    boloteli inuu ka fiicnaa rooney xalay yaa iskuhaya ?

  9. yasin Reply

    25-June-2012 at 3:57 pm

    boloteli inuu kafiicna xalay roney yaa iskuhaya?

  10. mustafe muuse Reply

    25-June-2012 at 3:57 pm

    aniga waxaan taageersan kooxda engeland lakiin nasiibka waa na diiday lakiin hadii aanu dib u fiirino ciyarti xalay waxay ahayd marka run laga sheegayo ciyar weerar iyo weerar celis alab kooxod amy kal awood badnay inkasto labada kooxoodab helen fursado googalal algu dhalin lahaa waxa hor joogsaday laba gol haye oo yidhi namari mayso aakhirkiina waxa ku guulaystay kooxda ka soctay roma markas waxan leenay waanu idiin habalyaynay guusha wayo cid uun baa hadhi lahay markas kooxdaydi baa nasiibku reebay amrkas waan sugi doona farsadayada marka lagaaro euro 2016 ama wodld cup 2014 waan isaso adkayndoona sidan si kabadan goolki ladkana waanu soo tababarka ayanu ku soo kordhin doona wad amahdsanthiin dhaman akhyaarta

    • mudeey owdheere Reply

      25-June-2012 at 5:37 pm

      uma layn maayo inaad fiirsatay xalay mar hadaad sidaas u sheegtay. waxaa ciyaarayay hal koox kooxda kalena waxay fiirsanaysay kubada oo waxay ku jireen difaac. intee ka dhacday 68% koox banooni laga haysto? kama dhicin euro 12.

  11. Fidka10 Reply

    25-June-2012 at 3:48 pm

    Rooney waa lacib jira balse koxdisa ku ciyarta

  12. Joe hart Reply

    25-June-2012 at 3:39 pm

    Viva bolatali wa runtis macalinka wayo weyn roney xaley loma jedin maxa yeeley xulkisuba wa laga taag ronaa

  13. malwan Reply

    25-June-2012 at 3:34 pm

    Mario waa ficanyahey lkn rooney magaro lamana tartar mikaro waana la ogyahey taas Mrario soo kii ma ah a mafiyada lashaqeyn jirey oo xita aan laheshin jirin koxdiisa. rooney lanin iskadayo xitaa habeen magaro

  14. jamal Reply

    25-June-2012 at 2:54 pm

    mario xalay nasiibka diiday lkn rooney nasaweyne banooniga ragba u diiday inuutabto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maxa umalyn lahayd giorge chelini haduu ciyarilaha viva azzuri qaran jira dheh

  15. Qalanjo Reply

    25-June-2012 at 2:49 pm

    Maya maya kuma raacsani weyne rooney ayaa qatarsao boqolkiiba boqol

  16. C.samiir 8 of man utd Reply

    25-June-2012 at 2:29 pm

    Mario bollteli wa qatar lkn ma garo weyn rooney viva weyn rooney

  17. ayatiin Reply

    25-June-2012 at 2:27 pm

    odaygaan qabayalada dishay daya rooneey iyo waxuu isla meel dhigaa Balotelli , adiga mahan ee waa lacagaha aad ka sasabatid ninkan african ee gacanta ween , tan kale roonay waa laacib aan caadi aheen lakin nasiibkaa xalay ka hiilshay si kala hadii loo eego xulka egland xalay maba cayaareen wayo ashly cole ayaa ugu akhriyay waxaad ku guulaysanaysaan rigoore ee difaac gala 120 daqiiqo waana ku daadatahay
    waana wax muuqday waxaa hubaal ah siday italy u heestay kubada haday u heesan laheed egland in 90 daqiiqo gudahooda ay dhibco heli lahaayen marka ninkan la dhahaayo Roberto Mancini bootada ha joojiyo.

  18. Maxamed xaashi Reply

    25-June-2012 at 2:26 pm

    Asc dhaman bahda sportska super mario wa wiil hoog balse nasiibka kahiiliyay lakiin wa lacibka ugu fiican wana waranka kaliya eey italiyo kuduulayso ee halaga leexdo italina ooga baq inay qado ueradan maxa yeelay talyani qatato kusoo baxay wa halis

  19. ROONEY Reply

    25-June-2012 at 2:09 pm

    rooney wuu muuqanlahaa haday kooxda muuqanlahayd

  20. asad yare Reply

    25-June-2012 at 2:08 pm

    I mean ku dishay

  21. Axmad nasri Reply

    25-June-2012 at 2:08 pm

    Run ahanti hadi an fikirkeyga ka dhibto ciyarti lawada sugaye ee dhaxmartay itali and englan marki an fikirkeyga ka hadlana labada ciyar yahan oo kala eh sopur mario balotelli and rooney labadodo ninki ka dhaxmuqday ciyarta waxow aha supor mairo ciyartana si aada ayow oga dhax muqday viva mario and macalin adunka roberto mancini

  22. asad yare Reply

    25-June-2012 at 2:07 pm

    mancini waa cunsuri xaqiiqdana kama hadlo runtu waxay tahay rooney qaranka dhex la’aan ayaa ku fishay fursadaha uu baloteli helay haduu heli lahaana waa la kala bixi lahaa bal qiyaas rooney oo haysta pirlo ama montolivo midkood meesha uu la joogo young,gerrrard iyo parker oo difaacyo ah aanba qad dhexe lagu tilmaami karin viva rooney best no.10 after messi

  23. asad yare Reply

    25-June-2012 at 2:07 pm

    mancini waa cunsuri xaqiiqdana kama hadlo runtu waxay tahay rooney qaranka dhex la’aan ayaa ku fishay fursadaha uu baloteli helay haduu heli lahaana waa la kala bixi lahaa bal qiyaas rooney oo haysta pirlo ama montolivo midkood meesha uu la joogo young,gerrrard iyo parker oo difaacyo ah aanba qad dhexe lagu tilmaami karin viva rooney

  24. sadaq Reply

    25-June-2012 at 2:02 pm

    viva pirlo caadi maahan waayeelka

  25. liibaan hanad Reply

    25-June-2012 at 2:00 pm

    viva wayne rooney

  26. Barqo Reply

    25-June-2012 at 1:54 pm

    Mancini waaruntiis waayo rooney xalay waxa uu ahaa daawade ciyaarta kala socda tarabuunka

  27. xudeyfa syl Reply

    25-June-2012 at 1:53 pm

    hhh sas waye xly mrio polateli muqday lkn kama fcna ciyar yahan ahaan wayo rooney wa xidig weyn

  28. CHLELSEA Reply

    25-June-2012 at 1:52 pm

    Viva azzuri wa saax hadaal kaada mancini wayo rooney wa la ogaday inu xulkisa waaxbo u qaba nin u man unted le u wax uu qabtoo ciyarti xalay hadaan ka had lana ENGLAND ciyaar kuu maay naa haay nin mesha Ee boor soyiin kooda ha qataaN

  29. Mani Ali (Osker) Reply

    25-June-2012 at 1:51 pm

    super Mario cadi ma ahan hala ga leexdo

  30. ismail Reply

    25-June-2012 at 1:51 pm

    riberto-mancini waa taageero wayn e mario-balottelli lkn runta ayu shegay kulanki xalay roney waxba ma sameynin balotteli aya ka dadal badna dhowr jerna isku dayay ino goal dhaliyo

  31. Idman Reply

    25-June-2012 at 1:49 pm

    waa run xalay nasiibka ayaa udiiday quruxlowga super mario balotelli kor iyo hoos azzurri waa sobaxday viva italia

  32. cukaashi Reply

    25-June-2012 at 1:48 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk beentaaa gedkaan sac biyo cabaa loo qabo maxoow qabtay birlo ayaa meesha wadno ka ahaay

    rooneey waa laacib caalimi ah kanoo kale maahin

    manciini ma talyaani nimaa qaaday mase man city

    ilaa hada rooneey 2 kulan ayuu ciyaaray hal goalayuu dhali balteeli 4 kulan ayuu ciyaaray 1 ayu dhalay

    roneey rageedi ma haysto ee haduu intoow ninkaas cunay ma cuneen xaar badne kac dheh

  33. Ahmed zidaan Reply

    25-June-2012 at 1:46 pm

    K.k.k.k. Mancini wad walatay abaaah rooney hadad mel ladhigtay stupid mario kaaas waa xayawaan caqli lahen rooney waa ciyaryahan qibrad leh viva arsenal viva alex song viva j.wilsher

  34. C/raxman Max'ed Cilmi Reply

    25-June-2012 at 1:44 pm

    Viva AZZURRI

  35. Axmed maxamed xasan Reply

    25-June-2012 at 1:44 pm

    Leeee lawadooda waxba isma dhamaan waaaa lawo logu talagalay in ee talyaniga iyo ingiriska cebeyaan run ahantii lawadooa aniga waxno ima dhamaan wararyahan waxaa loyaqana fanbiris okalee iglan hadee ku so bilawan lahayen welkot wax wen ayo u qawan lahaaa kkkkk lkn runey wa dibi boloteliyana waaba kadaran yahay kkkkkkk sxbyaal

  36. dynamic xeeb Reply

    25-June-2012 at 1:32 pm

    talyani midgaan nimadisu cadastay adero roney caydhu ka jari adiga iyo danyerkaba
    vivi golden boy

  37. Ayuub lee Reply

    25-June-2012 at 1:28 pm

    Rooney muxu yahay bolotele aa ka fican mara walabo guul itaaleya and man city bolotele libaxa jiro pirol

  38. Wanaajiye Reply

    25-June-2012 at 1:25 pm

    Faataale naceeb rooney miyaa waxaad u faanineeyso in binji kasoo baxay

  39. maxamad Reply

    25-June-2012 at 1:23 pm

    kkkkkkkk xalay waxba ku dacay rooney kkkkkkkkkkk fifa mario balotteli

  40. AHMED HASSAN ALI Reply

    25-June-2012 at 1:23 pm

    MANCINI WAA BEENTAA XALAY CIYAARTA ANIGA AYAA DAAWADA WAXAANA MEESHA KA MUUQDAY WEYNE ROONEY

  41. torres Reply

    25-June-2012 at 1:21 pm

    Kkkkkkkk mancini marada ha iskaga xarin rooney lamidmaha bolttel wa weraryahan halis ah rooney wa lafdhabarka egland. Viva chelsea and wilka dahabiga e torres

  42. Suheyb cade Reply

    25-June-2012 at 1:18 pm

    K.k.k.k.k.k war odogan wa washay rooney iyo boloteli ma mel isla mari karo rooney wa xidig rooney gaano kama iman adiga iyo boloteli qob mosa idin yaqan

  43. ayaaaaaaaaaaaanle Reply

    25-June-2012 at 1:17 pm

    ar odaygaan wixiisa tageer wey dhafeen rooney miyaa xawashaka lamel dhigee waa lugu dadtay hahahahahhahaahhahhaahahhahhhahahahhaha

  44. mahad Reply

    25-June-2012 at 1:16 pm

    waa sax rooneey xalay eber buu,ahaa waxba maheyn xitaa fursad wuu heli waayey beloteli baa ka fiicnaa xalay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>