Montpellier Oo Xaqiijisay In Ciyaaryahanka Ku Dhow Inuu Ku Biiro Arsenal Giroud Uu Ka Tagayo Kooxda. | Laacib.net
Home » Horyaalada » France » Montpellier Oo Xaqiijisay In Ciyaaryahanka Ku Dhow Inuu Ku Biiro Arsenal Giroud Uu Ka Tagayo Kooxda.

Montpellier Oo Xaqiijisay In Ciyaaryahanka Ku Dhow Inuu Ku Biiro Arsenal Giroud Uu Ka Tagayo Kooxda.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 25-06-12 5:28 PM

Madaxweynaha kooxda Montpellier Louis Nicollin ayaa xaqiijiyay in Olivier Giroud uu ka tagayo kooxda xilli si aad ah loola xiriirinayo inuu ku biro kooxda Arsenal.

Sida la shaaciyay bishii hore, kooxda heysata horyaalka Ligue 1 ayaa heshiis la gaartay kooxda waqooyiga London oo ku aadan ciyaaryahanka reer France, waxaana tababaraha Gunners uu isbuucii hore sheegay in heshiiska la soo dhameeyay boqolkiiba 90.

Iyadoo Nicollin uu diiday inuu xaqiijiyo halka uu Giroud caga dhigan doono, waxa uu qirtay inuu ciyaaryahanka ka tagi doono Stade de la Mosson.

“Waxaan u rajeynayaa wanaag, sababtoo ah waa wiil aad u fiican” ayuu yiri madaxweynaha Montpellier sida ay qortay Midi Libre.

20 Responses to Montpellier Oo Xaqiijisay In Ciyaaryahanka Ku Dhow Inuu Ku Biiro Arsenal Giroud Uu Ka Tagayo Kooxda.

  1. saciid nani Reply

    25-June-2012 at 11:26 pm

    kkkkkkkkkkkkkan meel idin geenaayo male KAN REE ARSINAL
    k.k.k.kk. VIVA SHIJI KAGAWA MAN U

  2. cumar dhayib ibraahin istiila Reply

    25-June-2012 at 9:09 pm

    waxaa shaki ku jirin in ay sanadkaan arsenal koob ay qaadayso waxaan rajaynaa in ay labo koob oogu yaraan qaadi taageerayaash arsenal niyada kheeyr usheega

  3. istiila Reply

    25-June-2012 at 9:06 pm

    arsenal

  4. istiila Reply

    25-June-2012 at 9:05 pm

    ciyaariyahankaan waa nin culus waana soo dhaweynaynaa sanadkaana waxaan ku tartamrynaa koobka horyaalka egland

  5. Gunner Reply

    25-June-2012 at 7:30 pm

    warar ka kale ayaa sheegayaan in Man city ey diyaar la tahay Teves iyo 15 milyan si ey u helaan RVP sidaasi waxa qortay wakaalada wararka ee LAMAYAQAAN kakkaka podlisk waxa la siina 10 RVP wu baxaa

  6. C/raxman Max'ed Cilmi Reply

    25-June-2012 at 7:19 pm

    Asc No 9 ha la siiyo ama 12 ma xumo lkn Podolisk asi na maxa la siin doona waa su’aal dad weyno

  7. Najkoof.yare Reply

    25-June-2012 at 7:16 pm

    Arsen wenger wu walan yahay v.persie ayu dira qashin ayu kena laxda

  8. Arsena wenga good man

  9. samaan bdn Reply

    25-June-2012 at 6:28 pm

    kaaaan mel U kaaY naayaaaaaa ayaaba is kaa yaaaaar kkkkkkkkk viva EdEn hazard

  10. febregas 4u Reply

    25-June-2012 at 6:20 pm

    Ciyariyankan isbucan ayu tijabada cafimad umari rapa wlcme giroud

  11. Gunner Reply

    25-June-2012 at 6:18 pm

    Yazed sxb kooxda ma wada so laaban markey so labato aya No la kala badalaa lkn hada No banaan wa 12 uu ka tagay Henry hadaad been moodana WIKI ka fiiri ty

  12. General Reply

    25-June-2012 at 6:12 pm

    Arsenal aya iska leh waxa ee bixise €15m no9 ayuu xiran raba

  13. Yazeed Reply

    25-June-2012 at 5:59 pm

    No 9 ayaa la siyay 12 waxa leh yann m.vila mr Gunner

  14. Bisle5 Reply

    25-June-2012 at 5:57 pm

    Wa nin ki2ad o arsenal soqado winga wa nio walan van pez ayu diraba mar kas ayan naca macalinka hawada jogan all in all

  15. Bisle5 Reply

    25-June-2012 at 5:51 pm

    Maxu kaqarin qarash kish waqatay asagu wa ciyar yahan arsenal weye sa

  16. Waxkufaraxsanahay wayao waa nin iskilisbadan dicacdaya ayu kutirsan welcom grud arsinal

  17. caadil Reply

    25-June-2012 at 5:51 pm

    ninkan wayba qadatay no9 ayaana u diyaar ah lkn waxan suknaba wa saxafada sie uso bandhigi lahed

  18. Gunner Reply

    25-June-2012 at 5:48 pm

    Warkaan waa baarixi maxa yelay ninkan arsenal wey la so waregtay waxaana la siyaya NO 12

  19. Musa gunners Reply

    25-June-2012 at 5:43 pm

    Taas is warasi malahan giroud wa ciyaar yahan arsenal ah marka yanan la isku murjin welcome giroud

  20. Mohamed ibrahim Reply

    25-June-2012 at 5:36 pm

    Arsenal ayuu ku biri doona

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>