
Cesc Fabregas ayaa diiday in la la meel dhigo qaab ciyaareedkiisa xulka Spain Lionel Messi qaabkiisa Barcelona, isagoona iska fogeeyey isbarbardhiga lagula sameeyey mucjisada reer Argentina.
Kabtankii hore ee Arsenal ayaana aheyn weeraryahanka dhexe laakin La Roja ayaa ku aamintay booska Numberka sagaalaad. Fabregas ayaana lagu amaanay inuu u ciyaarayo sida ciyaarayahna ay kawada tirsan yihiinn Blaugrana.
“Weligeey nafsadeyda lama barbar dhigin Lionel Messi,” ayuu u sheegay suxufiyiinta isniintii [maanta] .
”Waa waxba kama jiraan . Hadba waxaan ka ciyaaraa meeshii uu tababaraha ii sheego”.
“Ma qabo inaan ka hadlno isbarbardhiga la igula sameynayo Messi, madaana uu iga duwan yahay. Waxaan ka hadleynaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa abid ee caalamka soo mara”.
“Haa, waxaan dareemaa raaxo iyo xoriyad inaan booskaas ka ciyaaro. Lakiin in la ila barbardhigo Messi waa ka badbadin. Messi waa shaqsi, Cesc Fabregas-na waa shaqsi kale”
“Ma u maleynaayo inuu jiro qof aniga iga filanaya inaan maro shan ciyaaryahan oo aan dhaliyo gool. Waxa la iga filanayaa inaan baaso kubada ugu danbeysa ama in la ii soo dhigo kubada ugu danbeysa”.
daadir
26-June-2012 at 6:45 pm
waa sax runta waa lama huraan
Maxmamed xavi
26-June-2012 at 10:58 am
Mar walba oo ciyaar yahan la dhaho sidan muxuu laqiliya ama layabaa waliga ma araktay c.r7 oo qof la barbardhigayo cesc waa runtisa
AHMED HASSAN ALI
26-June-2012 at 10:33 am
SIDA FABREGAS OOKALE AYAA RUNTA LOO SHEEGAA HADII KALE WAA LA IS KA AAMUSAA WAA RUNTIISA MESSI MA GAARO MARKA RONALDO MUU SIDAAS RUNTA ISKAGA SHEEGO
Yaani
26-June-2012 at 10:23 am
Sacid nani adigana nani 2aad aa tahay
amincarab
26-June-2012 at 10:07 am
sax viva cesc nd messi
c.xakin.gamaadiid
26-June-2012 at 8:45 am
waa runtiis cesc
Abubakar cabdi
26-June-2012 at 8:07 am
Fabregas runta ayaad kahadashay wanasax in aadan katagikarin shan ciyaar yahan messi viva
TIGER-XAVI
26-June-2012 at 7:36 am
Messi lacib yaqan kubadda cagta iyo xererka lkn ronaldo maxa fa’ido ayad hey fifa ballod d’or adiga suran ayan la iska qaadoyahe?
Zizu
26-June-2012 at 6:50 am
Asc dhmn iqiyaarta sharafta sln kadin runtii misse wa laacibka kubada cagta adoonka ee hda laacibintii horre aduunku soo martay waqti ayay saan oo kale ahayeen ama ay ka ficnayen sida zidan ma filayao misse hdu wx kasto sameeyo in uu ka ficnan karo tankale cesc xirfad banooni wuu leyahy lkn xirfad sida misse oo kale ma ahn tas ben musan ku sheegin hduu u ahn laha ineista haa teeda kale cr7 waa laacib halis ah wana kan kali ah markasto ku fakaro in uu qabciyeeredkisa si kordhiyo ama diyaar u ah in abaal marinta laacib aduunka markale ku ceshto waana gaari doona qaran iyo naadina wa iska mid ma aha sida misse oo kali cesc hdu ahn laha sida cr7 ama uu diyaarsanyahy wa dhihi laha misse iga ficn lkn qaabciyaredkisa aya intas ku eg cr7 misse wuu kaga horeeyay abaal marinta kuba cagta wuuna kaga danbeendona
Mata
26-June-2012 at 5:39 am
Kxkx daacad ika dheh majirto inan shan ciyaaryahan dhex maro o goal so dhaliyo walee runta ayad shegtay xita majiro nin mesi lala bardhigo cr7 wa is nabaa wlh kxkx viva leo mucjisada adunka
run jacel
26-June-2012 at 1:16 am
sax runta ayuu ka hadlay
Abdinasir Muqdisho
25-June-2012 at 11:14 pm
Viva Cesc laacib wayn aya tahay wlh Messi xita ada ka fcn maxa yeelay 0ne teach aya dheesha marwalbo mida kale cid kafileeso malahan shan rux inad u gambiso kadib Goal dhalisho taasina waa laacib tinimo mesha kujirto waaye#
ducaysane
25-June-2012 at 10:54 pm
Viva Fabregas and Viva Lionel Messi!!!!!!!!!Guuuuuuuul weligiiiiiiiiiin
saciid nani
25-June-2012 at 10:36 pm
fabrigaas laacib weyn ayaa tahay misse labaad ayaa tahay
King of a.rizak
25-June-2012 at 10:12 pm
Asc dhamaan inta ku taxan o aqrista wargeyska laacib.net waxa u shegaya inuu runta ka hadlay ciyaariyahan febrigas una shegay inuu gaarikarin liyoo ninkas wa mucjisada kubada waqtigan
Shaakir
25-June-2012 at 10:01 pm
Viva brca ciyariyahanka leonal messi wax lala barbar dhigi karo ma jiran laakin fbrigas hadu dadalkisa si kordhiyo wuso gaadhi kara messi wuna dhafi kara laakin dadka u haysta inay mesi kubadisa ku xidhantahay xavi iyo eniesta miyaney dawan kulamada argentin wuxu ka sameyo miyaney dawaneyn ciyarti iyaga iyo brasil e u 3da goal ka dhalinayay kaligi run ahaanti xidiga mesi kubad aya ku dhex jirta viva messi
Xuseen awjama
25-June-2012 at 8:29 pm
Cesc runta ayuu kahadlay balse isaguba waa ciyaar yahan khatara messi waa best player 4ever
Xuseen awjama
25-June-2012 at 8:23 pm
Cesc runta ayuu kahadlay in kastoo isaguba uu yahay ciyaryahan khatara.,
bashka
25-June-2012 at 8:22 pm
fabregas runta ayuu ka hadlay isagoo weliba laacib jira ah balse waxan la yabanahay dadka isbarbar dhigaya xidiga aduunka iyo dhoocisha chiristina ragi laacibiinta ahaa ayaba u qiray iyo fifa iyo caalamka oo dhan dadka waa lacib iyo xidignimada isaga leh ku doodaya kubada rag soo ciyaari jiray ma aha ama aqoon u leh viva spain & fcbarca
Sadaq yare
25-June-2012 at 8:22 pm
Aaah missi oow somaray nin ka fican wowna so mari dona
febregas 4u
25-June-2012 at 8:05 pm
Viva cesc fabregar
Saabir yare
25-June-2012 at 8:02 pm
Messi lacibiintii aduunka abid somaray laacibkii ugu qaalisanaa waaye taas shaki kuma jiro dadka c,ronaldo lasimaya messi ayaan layabanahay war mara dona pele baggio ronaldo sidani iyo ronaldinho intaba gadashiisa ayeey so safanayaan iskaba daa dhoocilkaan iska faaanaya waa mucjsadii kubada cagta aduunka
dhiblaawe
25-June-2012 at 7:59 pm
ha runta u kahadlay cesca majirto cid kafilanaysa in u maro dhor nin waxa u can ku yahay kubada turuuga ah VIVA LAACIB.NET
Axmedyare
25-June-2012 at 7:58 pm
Waa sax miisi meesha ciyaar kuma haaya hadi uu katago barcelona lacibtinimadiisa wey dhumeysa waxa la rabaa sida ronaldo oo kale
jj
25-June-2012 at 7:57 pm
Waligeed waa lagu yaqaaney inuu cesc wuxuu rabo iska dhaho.. suaal messi aad sheegeesid muxuu u qabtey qarankiisa Argentina, xitaa 1goal ma dhalin world cup and Copa America mida kale waxa dadka dhagayo waa xavi iyo ainesta…. waxaa layaab leh waxaas dhaho cesc , miyuu iloobey,Zidane,Ronaldinho,Pele and Maradona… waan ogahay waxa saas u leeyahay waxay tahay inuu Sanbaatiyo messi ka diyaarsado ayuu donayaa.. cesc think before u speak pls… messi waxa aad ku sheegeesid ma aha mana noqon doono.. adaa arki doono marka xavi wuu banooniga ka fadhisto ,mida messi isku badalo….. without barca messi sidan ma ahaadeen …bye asc everyone
asad .gesey
25-June-2012 at 7:54 pm
waxas kuma niyad jabaya cr7 messi wa cayaryahan calami ah . Ceska asagana sido kale lakin hadalka febregas waxa uraba inu niyad jab ku aburo ronaldo tasina sura gal maha . Viv mahamed gelle and garyabis ex liyonley