
Ciyaaryahanka laadka kulul ee kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa gaashaanka ku dhuftay wararka la xiririnaya inuu u dhaqaaqayo kooxda heysata Horyaalka Talyaaniga.
The Old Lady ayaa baadi goob ugu jirta ciyaaryahan cusub oo ka ciyaara weerarka dhexe oo ay kula shirtagaan kusoo laabashadooda Koobka Kooxaha Yurub ninka reer Uruguay ayaana kartilmaamed u ah kooxda Juve.
Si kastaba isagoo la hadlaayey Corriere dello Sport isniintii [maanta] ayaa ciyaaryahanka kasoo jeeda Koonfurta America wuxuu balan qaaday inuu mustaqbalkiisa ku dhameysan doono Stadio San Paolo.
“Ma aqaan wax ku saabsan Juventus,” ayuu yiri weeraryahankii hore ee kooxaha Danubio iyo Palermo.
“Waxaan doonayaa inaan joogo Napoli.”
Cavani ayaa kooxda Napoli kusoo biiray 2010 wuxuuna u dhaliyey 66 gool 95 kulan oo u saftay kooxda reer Talyaani.
Awil haji
27-June-2012 at 3:50 pm
Horyaalka eiglan markale ayaan qadaenayaa angoo ah man city
axmed
27-June-2012 at 11:10 am
hadii uu diiday inuu ku biiro juve waxay umuuqataa inay van persie lagaga maarmi doono.
c.x.h
25-June-2012 at 5:34 pm
waan nin u qalma juve hadii asiga ka waayo van goal ayaa imanaayo
c.x.h
25-June-2012 at 5:33 pm
waan nin u qalma juve hadii asiga ka waayo van goal ayaa imanaayo
u
DE Bashir
25-June-2012 at 5:24 pm
Wara kan muxu isku maleey mawaxu dida juve inu imado hada kadib waba laga tashana v.persie ana wadada kuso jiro
salaad Natale
25-June-2012 at 4:17 pm
Edinson Cavani
waa nin culus napoli waxa oow ku heesto in oowsan juve ka heleeyn ayoow ogyahay marka nin xisaabtamay nin xun maahan viva Cavani
Ya laga dareemin
25-June-2012 at 3:59 pm
Warya wax usheego dabaalkan nin weeyn inan ka dhigno aan damacnay asigana aqli xumadiisa wuxu rawa inu waligiis ilma iska ahaado war inta fikirtid facaaga dhinac ka raac
Asbaro
25-June-2012 at 3:54 pm
Of maraxa yahow uraya yaa kuu bahan meshan waxaa imanayo vpr wana nin kaa tayo saereya van pirsea