
Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu arko Xavi, Andres Iniesta iyo saaxiibadiisa kalee Barcelona oo mar kale kor u qaada koobka Euro, isagoo taageero u muujiyay xulka Spain.
Messi oo haatan ku sugan caasimada Colombia ee Bogota halkaas oo uu jimcihii kaga qeyb qaadanayay ciyaar kaalmo lagu uruurinayo, ayaa taageero u muujiyay La Roja oo haatan wareega 8da la ciyaari doonta xulka Le Blues.
“Waan qiranayaa lama socdo ciyaaraha qaramada Yurub, mana lihi koox aan dhihi karo waa ay ugu cadcadahay. Lakiin waxaan jeclaan lahaa in Spain ay ku guuleysato madaama aan saaxiibo halkaas ku leeyahay” ayuu Messi u sheegay suxufiyiinta.
Xiddiga reer Argentina ayaa sidoo kale wax laga weydiiyay hadalka Cristiano Ronaldo oo dhawaan ku eedeeyay Messi qaab ciyaareedkiisii Copa America 2011, si kastaba Messi ayaa doortay inuu ka gaabsado arintaas.
“Arinta la xiriirta waxa uu Cristiano yiri…. Runta waxa ay tahay ma jiraan wax aan ka oronayo”.
Ciyaarta kaalamada lagu uruurinayay oo ka dhacday El Campin ayaa waxa ay u dhaxeysay “saaxibada Messi iyo xiddigaha kale ee adduunka, waxaana ay ku dhamaatay 6-6 iyadoo ay ka qeyb qaateen Dani Alves, Robinho iyo Diego Forlan.
Abdi hakiim nour id
25-June-2012 at 2:33 pm
Asc dhamaan wariyaasha ka shaqeeya website ka laacib.net iyo inta jecel sportiga runtii anigu hadii aan qiimeeyo cr 7 iyo messi ronaldo waxaa ku dhacay magac wayn balse kama faaiideysan fursado fiican oo soo maray halka ninka gaaban ee mucjisada ah uu uga faaiideystay inta fursadeed ee soo martay . Mid kale fifa iskama bixiso jaaisad sidaas u wayn ayadoon wax badan eegin . Fikirka ah in uu messi wax ku yahay barcelona ayaan aad u dhaliilayaa waayo barcelona aya messi wax ku ah maxaayeelay hadaanu messi joogin cid kasto ayaa ku dhiiranlahayd in ay barcelona hujuumto iskana dhiciso marka messi oo la messa kasoo baxay iyo ronaldo oo wadooyinka lisbon kubada ku ciyaari jiray waxa ay ka turjumeysaa farqiga u dhaxeeya labadaas nin yaraanta ayaa kubad lagu bartaa bye
shankaroon
24-June-2012 at 5:27 am
Anigu ba waan jeclaanlahaa in Spain ay qaado Euro 2012 ooo Portugal iyo Ronaldo ay meesha ku haraan
shankaroon
24-June-2012 at 5:25 am
Ronaldo waxba ma ahan maxuu ka la hadlayaa Messi wuu ba ka qatarsanyahay messi the best player in the world<3
Neymar
24-June-2012 at 4:49 am
Asc dhaman bahada sportiga waxan dhihi laha messi iyo c.ronaldo yaa mel leysla dhigin waayo hadad mel isla dhig tan tas wexey micneyne wil iyo abihi idinko mel isladhig ten mida kale markasta ronaldo wuu is amana lakin messi runta ayuu kahadla qofka laacibka na sas ayalagu garta wad mahad santihin
Badriyo
24-June-2012 at 1:28 am
Kkkkk viiiivaaa mesiiiiii
Badriyo
24-June-2012 at 1:33 am
Meeesiiii viiiivaaa
Nuur c.wahab cisman shide
25-June-2012 at 10:36 am
Asc dhaman akhyarta sportska waxan idin shegaya xulka qaranka espain inaysan waxba u ogalayn wadamada dariska la.ah gar ahan xulka qaranka jarmalka iyo purtougal iyo italia wayo xulka qaranka espain aya difacan haya cupka urubka by
Gaas
23-June-2012 at 11:45 pm
Waxgarad iga dheh isaga iyo aabihiisba isma amaanaan, waana iska quursaday hadalki geberta is amaanta ee ronaldo, aabihiis marki laga wareystay mesi iyo ronaldo wiilkiisa ma amaanin ee waxa uu dhahay caalamka ayey u taal cida awood bdn isaga oo weliba ku kalsoon in wiilkiisa xiddigsan yahay 3. sanana ku hor qaadanayay ronaldaha is amaana mar walba, amaantuna waxa ay ku wanaagsan tahay in laguu garto ee in aad adiga is amaantaa waa laga wanaagsan yahay
hhhhhhhhhhhhhhhhhh
VIVA MESSIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIiii 4 ever
ibra
23-June-2012 at 8:18 pm
salaan kadib walahi waalakala waayo aragsanyahay ninkii ronaldo waxo kuhadlay iyo leo messi oo hadalkaas kagaabsaday wele waa maalin iyo habeen labadaas nin saxaafada waxey rabtay ineey messi isna uu caayo ee isku diraan lkn leo waa nin aqyaara walahi wuxuuna yari hadalaada qaar jawaab umahaayo wale ronaldo iska manta weykula xuntahay hadalada qaar aa mediyaha kasheygeyso
Blues man
23-June-2012 at 2:49 pm
Ronaldo Maseer nin ow dashaday kkk waliga gaari maysid lionel messi ado tagan aya lugu horqatay sadax mar hadane da.da messi wa 22.year maxa laga filan kara messi inta u harsan viva chelsea and barcelona
Mohamed
23-June-2012 at 2:16 pm
Viva cr7
Saaas
23-June-2012 at 1:11 pm
Aniga waxaan layaabanahay ragga kucalaancalayo ronaldo ayaa missi ka fiican hal suaal ayaan idin weydiinaa (missi markuu sedexsano isku xigto laacib adun uqaaqaadayey caasho dheerey xagay jirtay ) markaad suaashaasi kasoo jawabtan missi wax kasheega teedakale marka dhanka qaranka markaan kahadlo misi waxa lagu edeeya inusan qarankisa kob uqadenin. Aan idin weydiye sual kale ronaldo xulkisa halmar xittaa koob mauqaaday xittaa ronaldo ayaa badan inta sanad uu xulkisa uciyaaray halmar xittaa koob uqaadin teeda
deek
23-June-2012 at 1:00 pm
Viva ronaldo strong
deek
23-June-2012 at 12:58 pm
Asc dhamaan aqyaarta dhalanyarada aniga fakirheyga waa in cup ka uu qatayo best plyer this year cr7 viva portuga everthimes ,,
mohamed abdullahi
23-June-2012 at 12:46 pm
messi insha ayo karid yay cupkaan waxa marlawaad lolaayoqaranka weyn oo lagu maka caabo spain they are great team have good games
qaliif
23-June-2012 at 12:39 pm
leo messi nin culus malobahna in lohadlo nuune cml ronaldo hadad oysid xata maheleysid bllon ,d or sabab to ah wad kuwalatay sanadkii dhawaaa mabalakenin xaflada si usan uguwalan balond or mourinho ayadhahay cayar ayanlenahay marka wala ogyahay in ninkan ad ujecelyahay bahashas
C/salaan muxyadiin
23-June-2012 at 12:28 pm
Asc dhamaan bahda laacib.net iyo dhaliyarada jecel isboortga inta aan fikirkeyga kahadlin (dadbadan ayaa kubada caay ufahmay ma ahan in laacib qibradiisa la xaqiro ama wax laga sheego hada kasoo qaad niga hada ciyaar yahanka wax kasheegayo koox taakeeraa kasoo qaad haduu ninkaan uu saan ucaaynooyo imaado muxuu ku hadlaa koox waa laga soo horjeestaa lkn shaqsi maya nin walbo waxuu kasbado halsiiyo) mida kale dadka mise iyo ranaaldo islabar bar dhikaayo waxaa wanaagsan in ey banooniga dib ugu laabtaan markey soo ogaadaane ey fikir kadhiibtaan labada ciyaar yahan waa labo ciyaaryahan oo magac leh heer sarone is kaarsiiye ani ahaan waxaan taageyraa xulka sbain in ey koobka qaato waan ku faraxsanahay mana jecli in aan xaqiro ciyaaryahan runaaldo waa laacib misina waa laacib taasi waxaa cadeyneysa meeshey hada joogaan
Malaay cadde
23-June-2012 at 12:25 pm
Gabdhaha brazil ayanku oga spaina matageran hadba meshi fican miya tankale spain hadey cupkan qaado calan casha tima ayaka sobaxayo hadalkan iga qor
C/salaan muxyadiin
23-June-2012 at 12:24 pm
Asc dhamaan bahda laacib.net iyo dhaliyarada jecel isboortga inta aan fikirkeyga kahadlin (dadbadan ayaa kubada caay ufahmay ma ahan in laacib qibradiisa la xaqiro ama wax laga sheego hada kasoo qaad niga hada ciyaar yahanka wax kasheegayo koox taakeeraa kasoo qaad haduu ninkaan uu saan ucaaynooyo imaado muxuu ku hadlaa koox waa laga soo horjeestaa lkn shaqsi maya nin walbo waxuu kasbado halsiiyo) mida kale dadka mise iyo ranaaldo islabar bar dhikaayo waxaa wanaagsan in ey banooniga dib ugu laabtaan markey soo ogaadaane ey fikir kadhiibtaan labada ciyaar yahan waa labo ciyaaryahan oo magac leh heer sarone is kaarsiiye ani ahaan waxaan taageyraa xulka sbain in ey koobka qaato waan ku faraxsanahay mana jecli in aan xaqiro ciyaaryahan runaaldo waa laacib misina waa laacib taasi waxaa cadeyneysa meeshey hada joogaan ani ahaan misee in uugu kuuleyso markiisa afaraad mana ahan in uu runaaldo ku guuleysan karin waxaan wad arkeynaa
Amed
23-June-2012 at 12:16 pm
teeda kale morinho iyo Ronaldo ma cabsadaan wixii la su,aalo wey ka jawaabaan. Mida kale MESSI xaq ayuu u leeyahay inuu spain taageero waa dadkii magacaan u yeelay saas aa kuu rooon sxb jizaaar ha noqon ee dhalasho spain qaado
Amed
23-June-2012 at 12:15 pm
ani ahaan waxaan jeclaan lahaa inuu ROnaldo la qaado wadankiisa koobka euro ga insha allah markaas ow messi gaab ha baroortee
Manchester united owner
23-June-2012 at 12:13 pm
Cr7 uqdad le dileeyso isaga iyo ninka ay isku wadanka yihiin e mourinho inkasto r.madrid aytahay koxdeeyda labaad labadhan docilood le usonacay…messi nin rag haka ahado misa haka saqiro.
Caaqil114
23-June-2012 at 12:01 pm
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. ronaldo hadii laga qaaday xidig nimadii aduunka ma wuxuu shaqo ka dhigtay inuu messi daawado si hadii uu xumaan arko uu saxaafadda uga sheego.. ciyaalka shaqo la’aan baa heesa soo barbaar sxb.. tan kale sida ay u badan tahay caalamkana intiisa badan saadaaliyay spain iyo germany ayey u badan tahay ineey ku kulmaan finaly.. spain ayaana qaadi doonto.. viva xavi fabrikas iniesta and torres..
Abdirahman deeq khalif
23-June-2012 at 11:51 am
Kkkkkkkkkkkkkk messi runtii waxaa tahay wil waxgarad ah … Markan soosocdana waxad kuguleysanaysaaa world best player ,,, wilmahan kibray ahuuwasana waligis kumasogarayee wainaad sida ad hada uqimaynaynin ad waligaa uyaastaaa ,,,,,,, spain na weynoqadee kopkan ee showgistahan haqimaynin waligaaa vivaaaaaaaaa arsenal and barcelona ,,,,,,, c.7 ,,haucaytamo sidii ilmaha okalee ..cilqabow cadabta gal,, cunug kaayar ayaa adoo saautagay markii afraad kugulaysanayo world best player
dalmar man untd
23-June-2012 at 11:36 am
loooooooooooolz portugal vivaaa c.ronaldo ayaa kuguleysanaya ninkan libaax waye runti bal ega qaranka ayaa wada oo naf ah missna isku ega asxabeey runtana kahadla ninkan masaga sobixinin ana kenin same fnl asxbey marka ninkan asaga wado qaranka portugal naf an asaga aheyn mahayan runtiii ama lacib ay watan marka isga ayaa iska leh sanadkan miss waa lacib balse sanadkan qab ciyared fican malahan c.ronaldo ayaa kaqab ciyarded fican sanadkan marka wad aragtan runtana wey fican tahey qaranklan asaga wado portugal lugtiiisa ayuu ku so sarey sandkan ana barya aheyn una saxixay in ay ugudban .
vivaaa c.r0nald0
Darafeey
23-June-2012 at 11:02 am
Ronaldo waa caruur wuu iska caytamaa ,waligismagaaraayo messi kubadisa waamucjiso viva barca messi xavi iniast,cesc fabrigas,
mr.4k
23-June-2012 at 10:57 am
salaan sare dhaman bahda laacib.net iyo asxabta ku xiran salanta ka dib run ahanti lionel messi waxa uu jecel yahay ayuu ka hadlay wana la jeclan kara cupka sxbadisa oo ay isku dhaw yihin marka ma xuma fikirka leo run ahanti leo waa laacib sharaf ku leh calamka wad aragtan siddu uga gaabsaday marka wax laga weydiyey arimaha cr7 waxayna u tahay sharaf kale dhanka uero 2012 hadan ka hadlo runti waxa ku hardamaya xulal badan misana awood u leh inay hantan sida germany greec spein italy marka haddi la yirahdo saadasha waa spein dhanka ronaldo waa nin guusha jecel mar walba hadu wayana ooya sida carruurta marka eedeynta messi uu dusha kaga riday wax uma arko laacibka sanadka addunka ee leo viva lionel andres messi xavi iniesta viva tageraha barcelona good lucky pep guardiola
ahmed
23-June-2012 at 10:56 am
3jeer baa hortiisa lagu qaatay laacibka ugu fiican aduunka kkkkkkkkkkkk muxuu karaba xiddiga aan dadka faraha lasoo galin kkkkkkkk sanadka waxa iskale messi+10
Kuuriya
23-June-2012 at 10:45 am
Kkkkkkk cr7 ha caaytamo sidii naagihi ookale nuucas wax loo jwbo malahan xidig aduun aya nahay ciyaal mamada waan iskala weynahay inan u jwbno
Mata
23-June-2012 at 10:35 am
Spain cid ka hor istaagi karto maleh kiristiina cabaad ki baa ka dhamaday wlh kaas ma buuxo manchester wax ka caqli bdn maleh lacagta ka faa’ido bdn ay ka heshay mana u dhutin
Mata
23-June-2012 at 10:32 am
Rag ika dheh kiristiina naagaha intu is tusaayo aya waqtiga ku dhamaanaysa shaqo la’an bdna mxa ka galay wlh mesi wa nin kalsooni isku qaba xag walba kax kax kax aay heeleey calaacal madeyso
CHLELSEA
23-June-2012 at 10:20 am
Ciyaar yahanka maarku laaciib yahaaay saas aya laagu dariimi karaa lkn caasha carab dher mar kuu daho waan hadla muxu xidiga adunka afka oguu taaga misa wuxu ka xuun yaahaaay 3 sano is kuu xiigto oo hoortisa laguu dafaaay kkkk wlhi ani laaciib waxaan uu aaqaanaa sida lio meesi viva fc chelsea sand kan waa xidaga meesi
Wiilka+xaafada
23-June-2012 at 10:18 am
KkKkkkk ar doqonkaan malamahan hdlkisa batay waxan umaleyna wargeysyada magacada ha qoraan ayu is leeyahay waxow ka masersanyahay ronaldo o mgcisa wargeysyada adunka so qoran war calanyahaw ronaldo luktisa aw ku kensaday e nimankan mida kale spain waxad utagereysid wa nimanki banoniga ku baray ila hadana aabo ku eh waqtigan wuxu ka shalaynaya maxad argentini u noqotay o spanish u noqon waysay bal firiya ma isku dhigman nin wadankow udhashay ka shalayna iyo nin wadankisa natijo ukenaa viva portugal and libaaxa adunka c.ronaldo
Kaka ade and m.a.baaastooos
23-June-2012 at 10:18 am
Asc asxaabey hadan fikirkeyga ka dhibto messi wuxu ka cabsanayaa in laacibka weyn c.ronaldo in uu wadankisa uqado kobka yurub isaga noqon waye mid wax uqabto qarankisa markasu leeyahay spain naqadeysok.k.kkkkk viva Germany and ozil
Rooble
23-June-2012 at 10:13 am
Spain masoo dhaafi karto France, koonkanna waxa iska leh Les Blues.
abdikadir
23-June-2012 at 10:08 am
waan ku raacdanahay in Spain ugu dhawdahay koobkan kaliya waxa ka qaadan karta jarmalka oo aan sanadkan ka yaabay sida ay ciyaarayaan
Ayaan
23-June-2012 at 10:04 am
Kubkan waxa ku guleysanesa spain insha’alah..cr7 iska quso
bkr awesome
23-June-2012 at 10:03 am
waan kugu raacsanahay xidiga aduunka xulka spain wey ku guuleysan doonaan insha allaah.viva barca/all barca fans
mr.jecelow
23-June-2012 at 9:48 am
wan ku raacsanahay messi waxaana qaadaysa mar 2aad spain koobkan messina wuxuu qaadayaa baloona di oora
Mahad napoli
23-June-2012 at 9:46 am
Nin rag buuxa waakan suaal nacaseed jawaab malahan hau jawaabi naageeshka kaas waa hwwr jeebka gadaalee kkk rag messi viva m city
maestro Xavi hernandez
23-June-2012 at 9:46 am
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Saaaaaaaaaaas waaaaye leo messi waa in aad taageertaaa saaxiibadaaada Barcelona Viva espana
Qalanjo-dhuux
23-June-2012 at 9:33 am
Yes messi wan kugu racsanahay wana sida an jecelnahay in spain ay hanato cupkan viva toress and silva and u messi