
Fenerbahce ayaa ku dhawaaqday inay ogolaansho ka heshay UEFA iyo xiriirka kubada cagta Turkiga inay ka qeyb qaadan karto Champions League xilli ciyaareedka soo socda.
Kooxda laga qaaday Super Lig ayaa laga saaray koobka kooxaha yurub madaama ay ku lug lahaayeen ciyaaraha natiijooyinkooda la qorsheeyay si beeso loogu helo.
Si kastaba, Fenerbahce ayaa ku shaacisay website-keeda maanta inay ogolaasho ka heshay gudiga dishibiliinka UEFA islamarkaana ay qaadan karaan booskooda seddexaad ee isreebreebka Champions League.
Kooxda Istanbul ka dhisan ayaa xilli ciyaareedkii hore loo diiday inay ka qeyb qaadato koobka Champions League.
besiktas fan
05-July-2012 at 12:40 am
fener hala jiido im sorry laakin fener waa u dhamaatay besiktas hadaan nahay waa naqaana sida loo dubto fener iyo gala labadaba beerkaa kala baxeenaa
Hakan Sakur
04-July-2012 at 4:14 pm
asc dhamaan laacib.net iyo akhristayaasha waan salaamayaa waxaana ka codsan lahaa laacib.net inay naga haqab tiraan Super Lig Turkiga sida kan england oo kale hadaan usoo noqdo Fenerbahce waxaa u joogto GALATASARAY oo meel naga saarayso gala ha noolaato aaway Libaaxyada Hakan Sakur, Hasan Sas, Arda Turan viva the lions of Istanbul and Turkyie GALA
luqmaan
04-July-2012 at 3:34 pm
waa koox weyn fenerbahce xiriirka turkigana mar walba wuxuu uga hiiliyaa kooxaha galatasaray, besiktas iyo trapzonspor laakiin weligood ma gaaraayaan galatasaray ha daalin Sukru Saracaglu stadium 55000 Capacity waa li idin garaaca mar walba fener weligeen ma gaaraysaan mawaxaad heli kartaan roberto carlos, alex de souza iyo tuncay sanli
ali tiinle
04-July-2012 at 3:26 pm
Fenerbahce digniin waa qabtaa ha joojisoo match fixing ka iyo mausuqmaasuqa sida GALATASARAY SK oo kale ha u dheesho galatasaray hada waxay dhisatay garoonka ugu casrisan Europe oo la dhaho Turk Telekom Arena oo qaada 60000 dawaadayaal ah ka cabso viva GALATASARAY viva cim bom bom
daadir
30-June-2012 at 12:16 am
welcome
daacad
25-June-2012 at 10:55 am
sari lacivert oo loo ogolaaday in ay ka qayb qaataan. bushaaro alxamdulilaah
ozil
24-June-2012 at 12:03 pm
aqbaarta laacib.net kooxaha turkiga waxbanaa kama qadayaan koxaha xataa somalia baa wax bana kama qadeyaan turkiga
cabdixakiin
23-June-2012 at 9:49 am
gudiga disibilinka wax loo bahnaa ayay samayeen
Selçuk inan
23-June-2012 at 9:33 am
Ani ahanteyda fenerbahce wax kuma so kordhin karto ucl mxa yelay koxaha kale sida galatasaray,beşiktaş iyo trabzonspor aa wax ka qadi karan yurub ee fenerbahçe gurigoda ha u noqdan
shacraawi
23-June-2012 at 9:27 am
fener lakin lapade ku dhameste maxa ku dhacy asxapta laacib.net su,ashas+
iga jwapa
Yacquub
23-June-2012 at 8:52 am
Asc bahda laacib kdb fenerbahce waa koox weyn xiriirka uefa wax qalad ayey ku haasteen waan arki doonaa waxa ay ku soo kor dhiso championka bye
Bashir somo
23-June-2012 at 8:34 am
Kooxdan ka dhisay turkiga markii horaba qalad ayaa lagu heystay hadana xaqeda ayaa dilaacay
axmed c/tycoon
23-June-2012 at 3:03 am
asc
mahmoud owen
22-June-2012 at 11:44 pm
kooxaha reer turkia sanadka sso socda wxn rabaa inay heer wngsn karaan
Cabdulxakim
22-June-2012 at 10:18 pm
Wa arin sax ah in loo ogaalado wayo lacibin badan ayaa jogta oo champion ka wax ku so kor dhineyso sida kuyt