
Halyeygii Barcelona Johan Cruyff ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu u baahan yahay inuu nin weyn iska dhigo ka dib markii dhaleeceyn uu kala kulamay taageerayaal kasoo horjeeda kuwas oo ku qeylinaayey magaca Lionel Messi.
Tageerayaasha Denmark ayaana ku jaanta iskula rogayay magaca xidiga Barcelona mar walba uu kubada taabto Ronaldo intii lagu gudajiray ciyaar Portugal 3-2 guuldarro ah ay dhabarka u saartay Scandinavians isbuucii lasoo dhaafay.
Arintaan ayaana noqotay hab ay taageerayaasha ka soo horjeeda u isticmaalaan ciyaaryahanka dhawaanahaan, Ronaldo ayaana weeraray Messi mar wax laga weydiiyay arintan.
Cruyff ayaana daaha ka qaaday in 27 jirkaani uusan dhegna jalaq u siin waxa uga imaanaya taageerayaasha.
“Ronaldo waa inay isagu mid u noqotaa hadii taageerayaasha ay ka hadlayaa hooyadiis ama Messi” ayuu yiri Johan Cruyff.
“Hadii uu taas walaac ka qabo waxa uu u baahan yahay inuu nin weyn iska dhigo”.
Hala hala
22-June-2012 at 2:48 am
asc all sln kadib qof sadex jeer dhulka kudhi mala dagaali kartid taas micnaheeda waa MESI waa ka laacibsanyahay ronaaldo
Badriyo
22-June-2012 at 12:54 am
Kkk ronaldo dhibka isagalee isu kenay wayo mesiba halagu fodeyo magaca ronaldo hora lo dhahay ishi laga arkaa ushi lagu tumaa
Honest cadde
21-June-2012 at 6:23 pm
Dadka dhahayo messi haka tago barca ma waxey la tahay messi hadi ukatago iney kubada ka lumeyso bal firsha qab ciyaredka messi kubada lugtisa kama hareyso marka side uga lume mase waxd ku qaldeysan daminka ronaldo k.k.k
Honest cadde
21-June-2012 at 6:13 pm
Waxan la yabay dadka dhahayo messi maxu uqabtay wadan kisa. waa labay ma is weydiyen ronaldo maxu uqabtay wadan kisa hala iishego messi wadan kisa olombikada adunka ayu laqadaye ronaldo maxu u qaday shega
imc
21-June-2012 at 5:12 pm
johan gruyff waa runtis wayo cabdi ronaldo hadow maqlo misse waa isku dhax yaacaa mid kale ronaldo iyo misse isku gulo maha ronaldo waa laga gola badan yahay nin kaa gula badana waa kaa farxad badan yahay dadka dhan wey wada arken ronaldo hadow maqlo misse inow isku dhax yaacayo tusale wad arakten ciyarti denmark iyo portugal cid dawataa dawatay marka ciyal micna maleh yaa logafin xidaga adunka ahna ciyartoyda ciyar yahankoda lolz
Khalid Love-United
21-June-2012 at 3:35 pm
Faraska duula Cr7 100% wuu ka fcnyhy Messi dhicisow Cristiano Ronaldo Dos Santos Aviero cid ka xigtaa ma jirto laacib aduun iyo kan Europe viiiiiiiiiiiiva faraska duula Cr7
yaash
21-June-2012 at 2:19 pm
ugu horeyn waxan lee yahay Reer Barclona hadii Cristiano Ronaldo hadi uu idin quusiyey Horyaal ka ma daba jog taan war nin kaan waa Laacin ama massi ku waasha ama iska daya adin ka ey idiin taal waxa ku quus qaadataan 2 gool uu u soo hoyey Purtaqal marka ha isla mel dhiginana nin horyaal walba ka cayaari karan gool na ka dhalin kara iyo nin hadu barclona waayo ey ka dhumeeso caar oo dhan …………. nin kaan waa Cad yahay reer Barlona far is Galiya intaas idin dhih lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa Laacib Critiano Ranaldo qof walba aa og ….iyo qabab ka uu goolasha u dhlaiyo…………………………..
LAMIIZ
21-June-2012 at 1:45 pm
ASC marka hore waxaa layiri nin hortaada dhashay mar waliba wuu kaa weynyahay mgrty mida kale CR7 way u wacan tahay in nin wey uu u aqali celiyo arinkaana waxaa ba istic maali jiray taagerayaasha ee hotyaalka SPAIN markay arkaan CR7 waxay kudhabaaqi jiren LEO ama MESSI marka ninka layiraahdo CR7 arinkaa wuxuu kunoqday watno qabat kkkkkkkkkkkk xitaa qarankiisa markuu u ceyaaraya taageerayaash waxay keenen in ay kudhabaqaana magaca MESSI asigana isu keenay muxuu dadka oo idil iskaga soosaaray asiga imisa ayaa kalaacibsan waa CR7 marka waa inaa uu qaataa waanada Johan Cruyff
ha qoslin
21-June-2012 at 1:39 pm
anoo jooga suuqa ciyaartoyda lagu kala iibsado o doonayo ciyaar yahan kooxaha an ugu hanjibo runti ma doorteen cr7 lkn meesi waa nin ay dhahayaan 4difaaca iyo burburiyaha qad dhexe hayeey intow taagan yahay hayeey wa kan kkkkkkkkkkkkk marka cr7 waxaa wado tababaraha real oo haqiraa laacibinta kale hungus banzimi mooyee xaba ma kasaayoo o dhaafa
Barcelona
21-June-2012 at 12:53 pm
Ninkii carara iyo ninkii ciida gali lahaa fifa wey diiday messi nimaan ahayn kkkkkkkkkkkkkkk ilike messi and barca
Yaani
21-June-2012 at 12:28 pm
Kkkkkkkkk cr7 waligis dhib ma arkin messi ka hor
Quman
21-June-2012 at 11:54 am
asc,, alla maxaa umad camal wayday iska hadal waqtiga iskaga qaadaya,, duqan maxaa ka khuseeya ama ronaldo ha xanaaqo ama ha iska dhaafo, soomaalidaa horay u tiri (Af jooga looma adeego)waxaan filayaa inuu sirqoobay Johan Cruyff layaabna ma lahan oo waayellnimadaa Ronaldo ku dirtay,,,Messi waa laacib aduun cidnana ma xaqirsana lkn Ronaldo messi qarankiisa waa uga fiicanyahay dhan walba saa waa ninka isagoo 2 sano iyo badh aan wax goola qarankiisa u dhalin hal goola malin dhowayd u dhaliyee kkkkkkk, mise umadu waxay arkeen sadexdii gool ee Friendly matchka ahaa ee uu Brazil oo ciyaal yar yari u ciyaarayeen uu ka dhaliyay,, everytime Robaldo is the best duqanoow candhuuftaada dib u liq, Hala Madrid!!! Viva Crisrtiano Ronaldo,, Vamooooooooooos Ozil.
yaa ledahay
21-June-2012 at 11:34 am
Kkkkk cr7 waxuu ciyaarayaa xifaaltan marka yaan lalayaabin midda kale messi sanaddkaan uma babac dhigi karo cr7 waayo nin koox dhoowrasano aan koop qaaqdinaaa dhulka lagaqaaday loona qaaday horyaalka laliga marka messi qarankiisa meel magaarsiin koop layaaqaan maqaadin maxuu qaadaa ciyaar yahan ka ugu fiican marka aqayaarta laacib.net haddiiba adinka la idin kala tashan lahaay waxaad siin lahaydeen ciyaar yahanka aad tageertaan marka lagayaabo inuu qaado ciyaar yahan kale lkn liiska number one waa cr7 taasna lasocda
abdi rahman balen
21-June-2012 at 11:31 am
khkhkhkh dadka dhahaayo misse barka haka tago kubad wax ay ka ogyahiin malahan wlh war laacib wuxuu kooxda uga tagaa inuu 1.keyd ka carar inuu yahay 2.mushaarka yaro 3.kooxda inay seria b aaday 4.inay koox yar tahay 5.inay koox u jecelyahay ay u gacan haatisay khkhk marka misse muxu barka uga tagaa isheega idinka waa taa habaxa dhaheysaan cad ceed gcn laguma qarin karo misse na waa sidaa viva barce 4life
Mahad napoli
21-June-2012 at 11:27 am
C ronaldo na l messi ayaa wadno qabad ku noqday war had iyo jeer leo magaaresidee gabar ronaldo meel iska fadhiiso viva leo andres viva man city
daadir
21-June-2012 at 11:18 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ninki odaga Saas ha u galin Waan ogtahay misi inusan garin Kkkkkk viva misi
shamati yare
21-June-2012 at 11:16 am
best bleyet critiano ronaldo cruff ciil aya haayo xulkiisa ayu ku raaxeystay ronauldo viva reaul madrid & cr7 hala madrid barca hakugu taagnaato
Enoow
21-June-2012 at 11:06 am
Messi waxoow yahay waa la og yahay dad kii waweey naay buu raacay sida zidan ronaldo wene maradoona iy beeleey iyo balatini ciyaal ka yaalaga dabo wadin
abdikadir
21-June-2012 at 10:48 am
ronaldo wuxuu noqday ninkii waalnaa ee ciyaalka magaalada ku qaylin jireen ee eryan jiray , waxa u hadhay inuu taarabuunada la dagaalamo cuqdada u ka qabo magaca mise awgii
muno madridista
21-June-2012 at 10:46 am
asc bacda salan ninkan waalan yaa wax ushega war mesi ronaldo magarayo ee benta naga daaya ronaldooo we love u
mahmoud owen
21-June-2012 at 10:19 am
K.k.k.k.k.k.k ronaldo masidaana kuu dambeyd aabahaaga lionel messi haddu magaciisa lasoo qaado argagax weyn ayd lakulme soo ma ahn war adi iyo messi wxd kala tihiin ardey iyo macalinkii marka macalinkaaga messi eeda hasaarin, haddi aad qof weyn tahay carada iska daa ee taageerayaasha hadalkooda u dulqaado dhinaca kale lkn adi haddi uu messi magaciisa laqaado mxd u dhiriftaa waaba yaabe alway lionel messi viiiiiiiiiiiiiiiva rugcadaaga yar lionel messi waa macalinkaaga kaaa yar. Kkkkkkk
abdulhamid mahamed nor
21-June-2012 at 10:11 am
asc dhaman. Hadii laga bixinayo world best player somalia. Siyo bal ronaldo aan aragnee. Balse halmid ogaada lionel messi aduunkan wax gaaro malahan. Hadaba leo viva 4 ever.
Mahamud.villa
21-June-2012 at 9:55 am
Asc taagerayasha katalooniya marka xigta mawa ahan in her real madrid ay hadlan wayo xidiga ay lacib ku shegayan lacib mawa ahan intuna messa dunida jogo mar 2 ma arkaayo messi sanad wa u afa resanaya lacib tinimadisa real polo iyo showistaha adunka melahas ku oo ya o dhah messi lacib ma ahan k.k.k.k.k. Forza barca
nuur milano
21-June-2012 at 9:23 am
kkkkkkkkkkkkkkk messi waadna qabaad kunoqday inta uu joogo malxiis luu ahanaa lolz
klose
21-June-2012 at 9:19 am
Cr7 Wu Cadeyey Qaranka inu ugu Fiicanyahay Messi Midaasna Horey Aba lo Ogaa Ninkan Kooxdisa wukaso Saarey Groupka Labada Goal Ay ku Badiyena Asaga u Dhaliyey wuxuna ka Midyahay Top Score,yasha Marka indhaha yaan Waxba Leyska Ridin Odeygan Nac Nacle Qarankiisa uu Reebey Sanadkana Wordl Player Wa iska Cadahay inu Qadan Doono Horeyna Messi uso Karbashay Nou Camp Horyalka la liga wuso Qaadey inta Loga Baahnana Euro u Ka Sameynoya 3-2 ay NoQone Ballone De,or Tan kalena walaga daba keena Next yrs Hala Madrid Cr7 and the Speical One
Manuu
21-June-2012 at 8:57 am
Aniga hadii aan fikirkeyga ka dhiibto messi ayaa laacibsan oo taasi aduumaadka oo dhan ayaa u wada jeedo indhahane qof kama qofilno tankale goal la dhaliyaa laguma ahan laacib ee waa xirfad oo qofka sameesto sax tankale ronaldo asaga waxaa dilaayo cuqdad messi ah waxaasne waa laga roonyahay oo markay taageerayaashu ku qeeyliyaan messi ha bar tilmaameedsan ninkaas ileen asaga kuma haaystee waxaas waa ceeb iyo sharaf dhac ayeey kuugu tahay maxaa yeelay asagabo waligiis ronaldo waxba kama sheego xitaa hadii arinta ronaldo wax laga weeydiiyo wax yacnii gaf ah kagama oow hadlo marka kibirka waa sheey laga fiican yahay iyo isla weeynida ka taxadir ayan dhahi lahaay ronaldo
jacelow
21-June-2012 at 8:53 am
asc bahda laacib.net iyo dhamaan uma somaliyeed sln kadib ninkaan r7 aad ku sheegesan mahan nin lagu tilaami karo ciyaariyahan ee waa dhoolil xaqiiqada runta ah maxaa kagalay magac kala hadii ay tageeeraha ku qayliyaan isaga ayaa laga arkey inuu naceeb u qabo ninka ka sara maray marka soo bar baar oo kubad soo baro ku dheh meel uu malin maray messi habeen xataa ma mari kartid kkkkkkkkkkkkk
Mata
21-June-2012 at 8:51 am
Malxiis weeye waligiis ronaldo
Mata
21-June-2012 at 8:49 am
Sadex sano o isku xigto ayaa ladafay fifa ballon’d.ore halahaas ronaldo intu jiifay malxiis weeye ronaldo viva mese laacib an la’arag mid lamid leo winner
Mata
21-June-2012 at 8:43 am
Mesi wa ninki is daba dhigay kooxaha aduunka real marqaati bay ahayd milan wu guursaday arsenal warkeeda daaa chelsea way mintideeen mugdi weeye manchestar inter iskaba daa malxiis weeye ronaldo kxkxkx mesi waxa lala bar bar dhigaa diiqi reer france platini,ronalda weyne,pele, maradona kiristiina waxa ka fcn ronaldinho shevochanko magaarayo mesi wxu sadex sano kor u qaaday 14 cup kiristiina 2 cup kxkx uefa champ. Kiristiina 1 ayu qaaday mesi 3 iskuma dhigman 1year wxa shabaqa ladhex dhigay 72 goal isna tabar dare 60 war dadkan mayaqaanan kubad way is nabaaayaan wax lala is bar bar dhigo miya lawaayay viva mucjiso cid kuku so dhow lama helayo 4 qarni gadib
suudi man utd &c. ronaldo
21-June-2012 at 8:42 am
Cr7 walee waa xidig weeyn wana ka danbeyya messi malintuu ka tago barce ayaan xidig dhihi doona
vivi suudi gooryaan and cr7
Gerrard
21-June-2012 at 8:40 am
RONALDO WAA LOO CAMIRAY EE MESSI MAGAARO
Caaqil114
21-June-2012 at 8:33 am
asc dhamaan bahda laacib.net iyo asxaabta kale.. magaca messi oo lagu dhawaaqo haduu ka xumaanaayo waa arin layaab leh, isaga cid waxka sheegtay malahan, xitaa hadii wax lagaa sheego waxba kama qaban kar tit intaas oo taageerayaal ah.. inaad iska adkeeysato ayaa kuu fiican. marka sida uu yiri john cruff waa sax waa inuu nin weeyn iska dhigaa haduu rabo inuu calamka magac ku yeesho uuna rabo inuu noqdo xidigga aduunka.. laakiin hadalada messi waanka xanaaqaa maxaad fileeysaa hadii lacaayo markaa yaab.. johan cruff ayaa hadal wanaag san siiyay, koleeba haduu wax garad yahay talada fiican ayuu qaadan doonaa..
abdikadir
21-June-2012 at 8:28 am
20 CIYAARYAHAN EE ILAA HADDA UGU WANAAGSAN TARTANKA QARAMADA YURUB UGA SOCDA POLAND IYO UKRAIN OO AANU KA DHEX MUUQAN C.RONALDO
TANINA WAXAY CADAYNAYSAA IN XIDIGNIMADIISII SANADKA DAMBE JIIRO KA GASHAY
1 ANDRES INIESTA
2 BASTIAN SCHWEINSTEIGER
3 MICHAEL KROHN-DEHLI
4 PEPE
5 NICKLAS BENDTNER
6 MATS HUMMELS
7 ANDREA PIRLO
8 ANDRIY SHEVCHENKO
9 XAVI
10 ZLATAN IBRAHIMOVIC
11 PHILIPP LAHM
12 MARIO GOMEZ
13 CESC FABREGAS
14 FRANCK RIBERY
15 JOAO MOUTINHO
16 DAVID SILVA
17 STEPHAN ANDERSEN
18 LUKA MODRIC
19 MESUT OZIL
20 SAMI KHEDIRA
Fans of realmadrid
21-June-2012 at 8:20 am
Viiiiva realmadrid nd cr7
super
21-June-2012 at 8:12 am
war ciyaaalkan iska dooda waaaxay ninkani ronaldo ah aduunbaa dooran lahaa waa shoowiiiste aan waxba heynin waxaa dhaamo nani iskaba dhaaf messi loool VIIVA LIONEL MESSI 4 VER
mr caliyano
21-June-2012 at 8:06 am
Missi hado lacib yahay barca haka tago mar kas aya la arka hdo cr7 garo. Curyanka xun wax u yaqan malaha
Faarax yare
21-June-2012 at 7:57 am
C.ronaldo hadu lacib yahay indha hiso shanta ah korkisa laacib aduun laguma qateen ti afarad hadu qadaya miesse
Fijeey sak sinaa
21-June-2012 at 7:55 am
K.k.k reer barcelona haduu ronaldo lugtisa niga qaaday horyaalka maku oyesin k k k cristiano ronaldo waa boqorka adunka
Kabtanka kooxda bashaash fc Yaxye bii
21-June-2012 at 7:46 am
Asc G.ronaaldo waa xidiga aduunka ugu fiican kan dac daac saayo hadal kiisa yaan waxba looo arag mid kaste oo sooaray barca maxoo u dabadhigtay ronaaldo wiilka aduunka ugu fiican ee ronaaldo
Cali yare
21-June-2012 at 7:41 am
Asc dhamaan bahda laacib.net ugu horeen waxaan ku faraxsanahay in john cruf iyo rosel ay taageere u yihiin ronaldo sababtoo ah qofka waxuu jecel yahay uu mar walba afka ku hayaa viva liverpool/real.madrid
Fsom
21-June-2012 at 7:35 am
Messi iyo Ronaldo iskuma dhigmaan oo waxaa fiican Messi
Hanad bashir xasan
21-June-2012 at 7:33 am
Cronaldo wa libaaxa kubada cagta marka messe labaad hanaga galo
Cabdi fataax
21-June-2012 at 7:28 am
Kkkkkk c.r.7 waa dayaxa aduunka ogo’low ama diid
Cabdi fataax
21-June-2012 at 7:25 am
Dameerka daacsanayow afkaga qabso c.ronaldo waa laacib jira oo ka fican l.messi iyo faracisa
Ozil bensema
21-June-2012 at 7:24 am
Ronaldo xiddiga world
lil________arab
21-June-2012 at 7:17 am
ma aqaan reer barcelona waxay u daba dhigteen laacibka aduun CR7 waxay ka xun yihiin kubadda uu ciyaaro ee aadka u sareeso
rossel cruff ee hadda ma roosaa curyaan messi aa ka cabsaa in uu ku soo biiro in ay cr7 wax ka sheegaan