Waxaa Caawa lagu kala baxay Group-kii ugu Dambeeyay ee D kadib Ciyaaro Xiiso Badan oo dhex maray Xulalka England Vs Ukraine, France Vs Sweden.
Xulka Ukraine oo ah Xulka ka qeyb qaadanaya Marti galinta Koobkaan Euro 2012 ayaa waxuu ciyaar xiiso badan la ciyaaray Xulka England ciyaar adag kadib Waxaa Xulka England Guul ku hogaamiyay Ciyaariyahanka Ganaaxa uga maqnaa labadii kulan ee hore ee Wayne Rooney waxuuna gool uu dhalshay Daqiiqadii 48 ka dhigay Natiijada England 1 0 Ukraine balse gool la mooday mid mruan dhaliyay oo xulka Ukraine dhaliyay ayaa laga diiday.
Dhanka Kale Xulka Sweden ayaa caradii uu ka qaaday labadii kulan ee hore ee guul darada aheyd waxuu kala dul dhacay Xulka France oo asagu caawa afka ciida loo daray balse soo baxay waxaana caawisay guul darada soogaartay xulka Ukraine.
Zlatan Ibrahimovic ayaa Guul qurux badan ka dhaliyay Xulka France Daqiiqadii 54 waxaana ka hor dhamaadkii ciyaarta u labeeyay Larsson taas oo ka dhigtay natiijada ciyaarta Sweden 2 0 France.
Si kastaba Waxaa caawa Group-ka D ka soo baxay Xulalka England oo laba guul iyo hal barbaro uu galay ku soo aruursaday 7 dhibcood waxaana soo raacay Xulka France oo hal guul, hal barbaro iyo hal guul daro waxuuna ku soo baxday 4 dhibcood labada Xul ee haray Waa Swdeden Iyo Ukraine ayaa ayaga min 3 Dhibcood la haa waxeeyna horay ula kulmeeyn min laba Guul Daro taasi oo ka dhigeeysa in ay caawa ka xir xirteeyn boorsooyinkooda Euro 2012.
Sida ay u kala sareeyaan Group-kan
Group D:
England 7 Dhibcood
France 4 Dhibcood
Ukaine 3 Dhibcood
Sweden 3 Dhincood









jamal
20-June-2012 at 2:18 pm
england haisdhiibto birlo iyo dhalinyaradiisa umaleymayo oo hin waxan ahayn ina kala imaneysan forsa italy
hano
20-June-2012 at 10:38 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxa man unted tagera maxi shodan qaran aya lagahadlayaa adna man ayadka hadlaysaa rooney dhaqan xumu uqatay ganax midkale yan lasin
Mahmoud owen
20-June-2012 at 10:26 am
Hhhhhhhhhh alla mx il xumo ah xulkii isla weynida badnaa ayaa xaley lagaraacey tababaraha france lourent blank horey wuxu uyiri xilka england meeshan ha isaga cararto diyaaradii ay kuduuli laheyd haloo diyaariyo lkn nasiib wanaag fiiri caawa guusha england ayey kusoo baxeen france marka reer france miyey lahadli karaan taageerayaaasha boqortooyada ingiriiska war england sanadkan waa uun cid celin karto malahan. Reer france anagaa idin soo bixinee ee spain iska celiyo iliin markan garab idin masiin karnee kkkkkkkkkkkk. Koobkan waxaa iska leh xull weynaha england
ahmed
20-June-2012 at 10:21 am
madax u ku dhaliyay waxba maaha adeer kubad khibradaysan ha dhaliyo kkkkkkkkkkkkkkkkkk england waxa kuhaya meesha reer chelsea lampard cahil captain terry a.cole sturrdge kkkkkkkkkk welback waxba lamajoogo kkkkkkkkk eber
xudeyfa syl
20-June-2012 at 10:20 am
wow wa dadalen xulka england away dadki laha group kama so bxayn wad aragten wacdaraha ay dhgen inksto an tagern england an ahy tagero spain
ahmed
20-June-2012 at 10:13 am
lampard ayaa ka maqan maahee waa hore ayay 9dhibcood ku soo bixilahaayeen
Hani hanan wanag
20-June-2012 at 10:08 am
ASC awway wixi la oron jiray oo ahaa waxaa lagu kurdhiyay albiitaro dheeraat ah kkkkkkkkk away maxay xaley wax uqaban waayeen kkkkkkkkkkkkkkk aniga horaan usheegay in uu ninka layiraahdo M/BALATINI in uu kugal gashay xiriirka yurub wax in uu kusoo daro mooyee wax kale ee uu qabtay majidho ilamaa imika awalba iyo imika whli awal ayaa wacaneet kubada imika labo albiitaro buu kukordhiyay xaleyna wax ay qabteen majiraan marka anga ma’amisai in M.BALATINI madaxa yurub waa xaar xaar dhalay doon faar doonfar dhalay
Bin naa'if
20-June-2012 at 10:02 am
Kkkkkkkkkkkkk italia yaa wax usheega talyaaniga hadii run ee qawaan hada haiska dhiiwan dhibcaha hadii kale dhiwaato xun ayee lakulmaayan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Caaqil114
20-June-2012 at 9:23 am
asc france iska soo baxa, koleeba libaaxyada spain ayaa idinka horeeyee.. koleeba final waa spain vs germany waa sida aan aamin sanahay.. viva spain..
Abdala 4m southafrica
20-June-2012 at 9:08 am
K k k k k k xalay natiijadu waxay ahay England 1: 3 ukrain lkn waxaa caawiyay england refree k k k k
viv Azzuri
Wardi
20-June-2012 at 8:50 am
War meshan germany vs spain ayaa final isugu imaanaya
Farxan.xaji
20-June-2012 at 8:40 am
Wn sla may lacib kadib gusha uu gadhay xulka 3 lion aad ayan ugu farxsanahay wxa kenay hal yay ga man united wana filay nay marku soo kaco inuu wac daro dhigi kkkkkkkkkkkk ka cabso rooney,welbuk.yuong, viva,xulka 3lion siiba halyayda,ree man u
Abdi fatah whiteshoes
20-June-2012 at 8:39 am
Asxaabeey… taageeridda kooxaha yaan lala barbardhigin midda qaranka
Madfac_14
20-June-2012 at 8:32 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.kWaxaa saa kaa laacib ah hogaamiyaha man untd iyo england weyn mark rooney sanadkan goal dhalinta euro 20012 adiga ayaa iska leh ka baha dahabka ah haday ku dhaftana saxibadaa daney welbeck .ashley young .cristian ronaldo mid kood ayan urajeynaa in u sanadkan geyo kabaha dahabka ah old troffold ama sentagio tarnabu markas waa guul isoo hoyatey aniga madfac ah iyo walaal key c/laahi and all fc.kosof team guul
Lucky
20-June-2012 at 8:30 am
Asc bahda sportiga markan fikirkeyga ka dhibto so bixitanka england mel tegi meso wayo waxa ka horeyo abaha yurub italay mida kale dadka roney iyo wolbeck xayesiinayo indhahoda wax ha ku arkano cml viva birlo boy
Theio wolcoot
20-June-2012 at 8:25 am
K.k.k.k man united kula side u hilman ten 2 halyay e arsenal theo wolcoot and jack welshir gob sadax wadn ayu dhaxyala 1 garmany2 spind 3 burtugal
Awil
20-June-2012 at 8:21 am
England v Italy spain v france germany v Gercca portogal v cech rebublic
lucas
20-June-2012 at 8:19 am
England raga wada ma ahan rooney ama welback ee waa 3 ax nin captain st. Gerrard. J. Terry. Iyo joe hart, 3 axdaa ayaa ah halyaayada england . Dib u raac gerrard goalkii lascot isaga ayaa caawiye ka ahaa . Kii carrol sidoo kale . Kii welback uu dhaliyay isaga ayaa ka soo qaaday goalka england , kii xalayna waad aragteen waxa uu sameeyay oo rooney meesha loo dhigay, terry na waa difaaca ey ku taagantahay hartina waad aragteen shaqadiisa marka rooney ha shaqeesto tankale runta hala ga hadlo taageero nimo yeysan idin qaadin ,
Fijeey sak sinaa
20-June-2012 at 8:09 am
Maxaa dhacay farka teda maqal dantahay maxaa lohubi wayay
Fijeey sak sinaa
20-June-2012 at 8:05 am
K.k.k. Kopka waxaa qadayo xulka garmani k.k.k.k. Ama burtuqal
Baidoa janay
20-June-2012 at 7:59 am
Asc dhaman shaqalaha iyo asxabta sportiga tankale rooney wad garaneysan waa xalyayga man united iyo england halaga baqo kobaxa euro2012 isaga ayaa iska lex
Osman u
20-June-2012 at 7:56 am
No rooney) no england
Mahamed wali
20-June-2012 at 7:49 am
England waxey ku socota dhiiga liverpool with out gerrad na meshan masogarten viva gerrad &liverpool viva spain
Cabdi fataax
20-June-2012 at 7:47 am
Kkkkkk Euro2012 waxaa qaadaya xulka portugal goal dhalintuna waxaa gacanta ku dhigaya c.ronaldo yaa dood ka’qaba war xul la’mid ah kama cayaaro eurowka
Maxa.ud.yariis
20-June-2012 at 7:21 am
Weyne Rooney waa halyeyga eglan daani welback asigana waa halyeyga 2aad ee eglan yuraaw 2012 eglan ayaa leh cidka xiktaa malahan go.al dhalintana waxaa qadaya weyn roney
kkkkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 7:20 am
ROONEY IYO WELBECK HADAY PELE NOQDEEN MESSI IYO RONALDINHO MAXAY NOQONAYAAN WAYAABE MESSI OO LAYAQAAN WUXUU TARO AYAAN WALI HEERKII PELE GAARIN MARKAASAY ROONEY IYO WELBECK LEEYIHIIN WAA PELE INGRIISKU MA XISHOODO VIVA THE GUNNERS AND RVP
Wiilka+xaafada
20-June-2012 at 6:40 am
Wara ninkaan kkkkkkkk mesha kuso qortay aso arsenal tageraa ayad hadana man untd wax ka sheegee war sxb isku xisho rer arsenal man untd ixtiram gaar eh ayay u haayaan mise adiga ciyaraha lama socotid kagudub wayne rooney wala ogaay inuu yahay mid kamid eh libaxyada england cawa wad arkeysen gusha u ku hogaamiyay intas iyo ka badana kafilo libaxa wayn e wayne mark rooney finalka wa england vs portugal portugal wiil won the europian cub viva lcbka adunka cr7 and all players of portugal
Anwar Baane H.Afey
20-June-2012 at 6:02 am
Waar hooy warka daaya reer arsenalow maxaa yeelay hada qaran bay sheekada taagan tahay ee koox koox ma taagno. Guusha rooney uu soo hooyo waa mid noo soo wada hooyatay hadaan nahay reer england.asxaabay wayne-rooney hala taageero saas bay dan guud ku jirtaa.kkkkkkkk laacibka waynaaday ee rooney rooney rooney carabkaaga bar in uu ku dhawaqo magacan adigoon liidaynin ama aan xaqiraynin oraahdaan kabaro hadalkas”gaalka dil xaqiisa sii”saaxiibayaal.
Honest From Xoosh
20-June-2012 at 6:02 am
Majeclayn Inan Comenti Qoro Lkn Sxbkeeyga Labaxay Magacan KKkKkKKkKkKk Ayaan Leeyahay One Comenti Ayaa Kugu Filan Kana Kafiya Fikradada Lkn 6 Ama 5 Waa Un Halmid Sxb Hayarado Fikradadu
Anwar Baane H.Afey
20-June-2012 at 5:53 am
Waar hooy warka daaya reer arsenalow maxaa yeelay hada qaran bay sheekada taagan tahay ee koox koox ma taagno. Guusha rooney uu soo hooyo waa mid noo soo wada hooyatay asxaabay wayne-rooney hala taageero saas bay dan guud ku jirtaa.kkkkkkkk laacibka waynaaday ee rooney rooney rooney carabkaaga bar in uu ku dhawaqo magacan adigoon liidaynin ama aan xaqiraynin saaxiibayaal.
Cali honest
20-June-2012 at 5:19 am
Sanadkaan koobka qaramada yurub sadax wadan midkood ayaa qaadaaya germney and englan and burtugal iga qora aqayaaree fifa filibi laam captan
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:18 am
ROONEY WAA PELE
WELBECK WAA MARADONA
K.K.K.K.K.K.K INGRIISKU WAXAY RABAAN MAY NOO
SHEEGAYAAN INGRIISKU WAA INAY MAGDHOW
SIIYAAN PELE IYO MARADONA MADAAMA AY
MAGACA KAGA CIYAAREEN BOQORADII KUBADA AYAY MAGACA KAGA DHEELEEN.
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:15 am
ROONEY WAA PELE
WELBECK WAA MARADONA
K.K.K.K.K.K.K INGRIISKU WAXAY RABAAN MAY NOO SHEEGAYAAN INGRIISKU WAA INAY MAGDHOW SIIYAAN PELE IYO MARADONA MADAAMA AY MAGACA KAGA CIYAAREEN BOQORADII KUBADA AYAY MAGACA KAGA DHEELEEN
Cali c/qaadir sh/xasan
20-June-2012 at 5:13 am
Fifa burtagal and cr7
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:08 am
man utd kulahaa k.k.k.k war kuwaas maxay england u qabteen mar kasta ay england soo harayso casaan uu rooneygan madaxa weyn qaato ayay kusoo haraan man utd aad sheegayso la xishood malaha siday barca spain wax ugu tartay oo world cup la qaaday ayaad ka masayrteen ma welbeck ayaa england koob u qaadaya sxb riyada iskaga jir england ilaa striker buuxa hesho koob qaadimayso alan sherer nin la mid ah ha usoo baxo viva the gunners’
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:06 am
man utd kulahaa k.k.k.k war kuwaas maxay england u qabteen mar kasta ay england soo harayso casaan uu rooneygan madaxa weyn qaato ayay kusoo haraan man utd aad sheegayso la xishood malaha siday barca spain wax ugu tartay oo world cup la qaaday ayaad ka masayrteen ma welbeck ayaa england koob u qaadaya sxb riyada iskaga jir england ilaa striker buuxa hesho koob qaadimayso alan sherer nin la mid ah ha usoo baxo viva the gunners,
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:05 am
man utd kulahaa k.k.k.k war kuwaas maxay england u qabteen mar kasta ay england soo harayso casaan uu rooneygan madaxa weyn qaato ayay kusoo haraan man utd aad sheegayso la xishood malaha siday barca spain wax ugu tartay oo world cup la qaaday ayaad ka masayrteen ma welbeck ayaa england koob u qaadaya sxb riyada iskaga jir england ilaa striker buuxa hesho koob qaadimayso alan sherer nin la mid ah ha usoo baxo viva the gunners.
kkkkkkkkkkk
20-June-2012 at 5:03 am
man utd kulahaa k.k.k.k war kuwaas maxay england u qabteen mar kasta ay england soo harayso casaan uu rooneygan madaxa weyn qaato ayay kusoo haraan man utd aad sheegayso la xishood malaha siday barca spain wax ugu tartay oo world cup la qaaday ayaad ka masayrteen ma welbeck ayaa england koob u qaadaya sxb riyada iskaga jir england ilaa striker buuxa hesho koob qaadimayso alan sherer nin la mid ah ha usoo baxo viva the gunners
Faddac laalka
20-June-2012 at 3:49 am
Wan idn slmy bhda sportga qasatan bahda laacib.net sln kadib cwa waxa so bxay england iyo france balse maxa ka danbayn dodha azzuri ayaa idn sugaysa viva germany
sharafudiin
20-June-2012 at 3:26 am
Xulka england dabcan waa man united hadii laga waayo hal ciyaaryahan oo ka socoda man u england way u dhamaatay viiiiiiiva weyne rooney
kameeme fm (manchesterunited)
20-June-2012 at 3:21 am
aqyaarta sharafta leh ee somaliyeed willal iyo gabdho aad iyo aad ayaan idiin salamaya saln kadib wallalyal waxan jecleestay in aan marka aan coment bixineeno aan u isticmaalno sida website teamtalk cml qof walbo wuxu ku qortaa walka teamka uu taageero and then everybody knw who is gonna suport anyways saas cml ana isticmaal first ur name and secnd u team and then bixi comentiga aad damacsaneed iyo taargetkada qeer baan idin rajeenaya igu dayda hadan wax qaldan soo qoray iga raali noqday slan sare bahda laacib.net aniga comenti kam bixi lakinse wan aqriya always website badan ayan ka aqriya comentiga maxumo aqyaarta isku kuleelsaneeso mesha walo bahanyahy wax yar aya naga qaldan taasna waxan ku gaari karna isku dayasho wabilahi towfiiq
abdirahman ibrahim
20-June-2012 at 3:10 am
terry la antiis meel ma gari laheen runtii asagaa ahaa gesigii ciyarta england cawa roneyna way wateen wuna u bilaway bal aynu arakna ciyarahoda danbo
japaan
20-June-2012 at 2:55 am
Viva england cabtan gerarad wili kama dhaman
Omari
20-June-2012 at 2:50 am
Viva three lion cupkan cidn naga xigto malahan italy wa ku quracanena 4dhamadka kadib final london ayu yala kopkan ya les dalin
kagawa rooney
20-June-2012 at 2:31 am
viva rooney and man united
van persia
20-June-2012 at 2:30 am
haha france bac nagataga viva england
Run sheeg
20-June-2012 at 2:23 am
Halkeebey kalayaan nimankan italy baa ciqaabi ameey rooneed inaad is kahartaan cawa refree baa saciday goal waa lakadiday xusuuso buffan wuxuu sameyay milan,juventus goal loo jeedo ayaa lasocodsiiyay ukrain waxad kusamedeen waa i dindanbeedaa
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
20-June-2012 at 2:09 am
Asc laacib.net Ninki iswaala waabiyaa helo french iyo egland waxaa sugayo naar spain italiya waxena uwada ciyaarayan sidan french vs spain egland vs italiya who is win bye