
Weeraryahanka reer Ivory Coast oo 34 jir ah ayaa warbixin uu soo dhigay website-kiisa waxa uu ku xaqiijiyay inuu heshiis labo sanno iyo bar ah uu u saxiixay kooxda ka ciyaarta horyaalka China, waxaana uu si rasmi ah ugu biiri doonaa kooxda bisha July.
Faahfaahin heshiiska ku aadan lama shaacinin, lakiin waxaa lagu soo waramayaa inuu China ku qaadan doono isbuucii 200 kun ginni.
“Waxaan ka fiirsaday dhamaan dalabyada la ii soo bandhigay, lakiin waxaa dareemayaa in Shanghai Shenhua FC Inay tahay meesha ugu haboon ee aan u dhaqaaqi karo” ayuu yiri Drogba.
“Waxaan isha ku hayaa tartan cusub, iyo inaan qibrad u sheegay dhaqan cusub, waana ku faraxsanahay horumarka ay sameynayaan horyaalka China”.
“Markii Chelsea ay aaday China sannadkii hore, waqti fiican ayaan halkaas ku soo qaadanay, waxaana la kulanay taageerayaal cajiib ah. Waxaan rajeynayaa inaan adduunka ku baahiyo kubada cagta China islamarkaana aan horumariyo xiriirka ka dhaxeeya China iyo Afrika”.
Drogba ayaa ku dhawaaqay go’aankiisa uu kaga tagayo Chelsea ka dib sideed sanno oo uu kooxda joogay. Waxaana uu go’aankaas gaaray ka dib markii uu Blues ka caawiyay inay qaadaan markii ugu horeysay taariikhdooda Champions League.
Waxa uu u dhaliyay 157 gool Chelsea ka dib markii uu 2004tii kaga soo biiray Marseille.
Juan mata
04-July-2012 at 9:48 pm
Waxaa tahay gesiyiinta gerigoda e waliga farxad ku nolaaw mustaqball fcn ayan ku rajeyna
abdifitah
23-June-2012 at 7:54 pm
runtii waxaad tahay helyey chalsea waxaad ka noqotay legand waligeedna kuma ilaawayso
ibrahin adan
23-June-2012 at 11:29 am
Asc bahda laacib ku xiran drogbo hormar fiican ayuu u horseeday chalsea iyo mustaqbalkisa ciyaareed waliba waxuu hormar fiican u horseeday laacibinta africa drogbo chalsea waligeed ma ilaaweyso taageerayaashana chalsea xasuustooda kama baxeysa
sacadinho
23-June-2012 at 10:52 am
waan ku salaamay halyayga chelsea wan ku mahadsan hormarkaad gaadhsiisay chelsae iyo london ba markasta iyo meelkasta waxan ahay taageerahaaga
Kaalow iyo kofaley
22-June-2012 at 7:12 pm
Drogba waxatahay qofkii iga cawiyay in ay ii rumowdo riyadeyda tagerinimo riyadayda ugu weyn waxay ahayd inan stamford pridge ku arko dhagaweyne wayna dhacday waxan ku leyahay waligag farxad ku nolaaw good luck
Saadaat manutd
21-June-2012 at 6:34 am
Asxaabta daman wan idin salaamay salaan kadib dorgba waa halyey africa wuxuuna mudanyahay in taalo loo dhiso d.. Wan ku hambalyenaya guul ayaan ku rajeenaya by dorogba
salah
21-June-2012 at 1:46 am
Droga meel kasta oo aad tagta waan ku tageersanahay hadaan nahay tageeraysah Chelsea
C/lahi ole
20-June-2012 at 11:23 pm
Run ahanti drogba chelsea.iyo london maguilowidona waligod fifa ole by garab lakhe
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
20-June-2012 at 10:13 pm
Didiey Drogba hadaa nahay taageera chelsea kuma ilaabi doono 4 ever wana kumahad san tahay go’ankaga wasaxan yahay bye viva Didiey Drogba iyo viva Nicalos Anelka wlhi kooxdi iskuhesho waxkale uma baahna bye
mohamad dalxiis
20-June-2012 at 9:00 pm
Nasiib wacan drogba wiilkeni africa re chelsea meel fiican oo kugu xasuustan ayaad oga tagtay tagitan kado waan ku faraxsanahay iyo waxad noqabatay sxb noolow shaqadado wa gudatay hadan ka wardoon ciyarta chine waxad tahay nin tariiq leh sxb byyy
Axmed taliye
20-June-2012 at 8:08 pm
Guul
Arshaad
20-June-2012 at 7:41 pm
Drogba waa in magaca laga badalaa waxa loobixina Chung Ching Chung Drogba
Saciid torres
20-June-2012 at 6:57 pm
Asc dhaman bahda laacib net. Xasan x.nuur hadalkaga waa sax Drogba waa halyay wanagsan waxan le yahay jir oo jog bedelkagana torres ayaa nobuxin doono viva chelsea viva cech viva torres viva mata
abdinur
20-June-2012 at 6:25 pm
hanying guanglin drogba
Caaqil114
20-June-2012 at 5:51 pm
asc drogba waa nin nasiib badan, waqtigiisii ugu fiicnaa chelsea wuu lasoo qaatay.. laakiin chelsea waxeey lacag kusoo jiidataba ciyaartooyda maanta waalaga jiitay.. waan aqaanaa kooxdaan shanghai shenhua waa koox lacag heeysata.. qarash aan caadi aheeyn ayaa loo sheegay.. saaxiibkiis anelka ayuu u tagay.. hadeey meesha lacag xoogleh soo gasho xitaa lajoog real ama barca, waa dhaqaajinee uun.. kkk waa tii dhaqaajisay samuel etto.. viva liverpool..
Moha maldini
20-June-2012 at 5:49 pm
D.drogab good luck you are best plyr nasiib wacan waxa tahay libax mane lagu ilobi dono markaste talo ay lagu disa habinki munch wa xasus f.torres ayaa buxin don good luck DD byby
Juan mata
20-June-2012 at 5:47 pm
Drogba waxan ku leyahay waliga farxad ku nolaw hadan nahay reer chelsea waligena kuma illawi dono
Saadmustafe
20-June-2012 at 3:26 pm
Drogba is best player but now is change f.torres 10 Q drogba BY!
Xasan xaaji nur
20-June-2012 at 2:36 pm
I am sorry d.drogba
DD
20-June-2012 at 2:33 pm
D D Good Luck waxaan ku rajaynayaa inaad kubada china hormariso xiriirka china iyo africa ka dhexeeyana aad horimariso waxaad tahay halyeey taalo ayay chelsea kuu dhisaysaa lacagta aad china ka shaqaysatona saad horay africa ugu gargaari jirtay halkii kasii wad anyway waa laguu xiisi doonaa DD
Xasan xaaji nur
20-June-2012 at 2:32 pm
A s c sxb. Yaal drogba waqdigiisa ugu fiicnaa chelsea wuu la soo qaaday waxaa kiliya ugu har sana ee champion waa uu hantay marka drogba haduu isaga fariista xida waan uqabnaa hadaan nahay tageer yaasha chelsea by
C/raxman
20-June-2012 at 2:23 pm
Asc,salankadib d.drogba wuu ku sax sanyahay katagitankisa koxda chelsea drogba wa libax chelsea belse hada chelsea libaxkala usobaxaya oo ah f.torres bye
nasir suul
20-June-2012 at 2:22 pm
viva drogba kuma iloowidoon
Afro Bob
20-June-2012 at 2:20 pm
Drogba, nasiib wanagsan, ninkii kubadeli lahaay,, waa inaan helnaa, Viva Chelsea Blue:
Ereg
20-June-2012 at 2:18 pm
Farewell Drogba . We ‘ll miss u . Viva libaaxa africa