Wayne Rooney: Ma Jiro Xul Doonaya Inuu Ka Horyimaado Xulka England. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Wayne Rooney: Ma Jiro Xul Doonaya Inuu Ka Horyimaado Xulka England.

Wayne Rooney: Ma Jiro Xul Doonaya Inuu Ka Horyimaado Xulka England.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter: Taariikh: 20-06-12 11:42 AM

Wayne Rooney ayaa cadeeyey awooda uu xulkisu u leeyahay inuu wajaho xulka kasta oo ka soo qeyb galay Euro 2012, wuxuuna rumeysan yahay inuusan jirin waqtigaan xul doonaya inuu wajaho Three Lions wareega sideed dhamaadka.

Ka dib ka soo laabashadiisii laba kulan oo ganaax ah, weeraryahanka ayaa kusoo bilowday ciyaartii xalay isagoona ahaa dhaliyaha gool keliya ee xulkiisa u sahlay guusha.

Ciyaaryahanka Manchester United ayaana rumeysan in ku dhameysashada hogaanka Group D,ayna heystaan afar maalmood oo ay ku nastaan ilaa iyo wereega sided dhamaadka in wiilasha Roy Hodgson aysan cidna dooneyn inay ku wajahdo bandhiga Poland iyo Ukiraine.

“Waxaan u maleynayaa waan ognahay tayadeena iyo waxa aan awoodi karno,”Rooney ayaa u sheegay ITV.

“Si wada jir ah ayaan u shaqeynay xaqiiqdii waxaa qabanay shaqo adag, waxaan tababarka ku sameynay farsamo ciyaareed fara badan, wayna adagtahay in nala garaaco,” ayuu ku daray.

“Ma umaleynayo inuu jiro xul doonaya inay la ciyaaraan, waa adag tahay in nala burburiyo. Waxaana heysanaa ciyaaryahano goolal dhalin kar, sidaasi darted haatan si fiican ayay wax walba ku socdaan”

Rooney ayaana madax ku dhaliyey kubad uu ka helay kabtanka xulka England Steven Gerrrard Three Lions ayaana ku wajahaaya wergeega 8da xulka Italy.

 

38 Responses to Wayne Rooney: Ma Jiro Xul Doonaya Inuu Ka Horyimaado Xulka England.

  1. klose Reply

    21-June-2012 at 9:31 am

    ahahahah warkan warkale aka danbeyn doono koox ka jilicsan oo la Garaci karo Maba Jirto England italia Easy ay ni Tumee Azzuro Weligiina Wey Nigi Adkeed An Aragno Tabarta ku Faaneysid faataale

  2. riise Reply

    21-June-2012 at 12:42 am

    wa hadal xigmadeysan hadalka rooney teda kale captain g ayuu ku tashanayaa

  3. deeq Reply

    20-June-2012 at 10:26 pm

    we are best 4ever
    so i wanna say something three lion’s is a best
    any country want to be england
    we have beat up Italy
    if we wanna go semifinal’s
    come on and support england
    support 4ever

  4. ahmed Reply

    20-June-2012 at 8:01 pm

    asc dhamaantiin war waa iska hadlayaa ee uma qalmaan ina ay soobaxaan waayo meesha waxba kuma hayaan xalay waa ladaawanaayey ayaan filayaa ukrien ayaa ciyaar wanaagsaneed england meesha waxba kuma hayaana umana malaynaano in ay 8 dhaaafi doonaan in kastoo aan lasaadaalinkarin lkn hadana uma malaynaayo balse insha allah waa ardi doonaa wixii nool oogaara hadii alle idmo

  5. Sacdiyo somali Reply

    20-June-2012 at 7:08 pm

    Runti rooney waxa u u hdlay si xigmadesan suasha waxe thy ciyariyahanada england ma daremi karan rooney kuma qaldana ra,yigisa wayo ma jirto ciyariyahan dhahaya wadankeyga xun fifa rooney

  6. shaafici Reply

    20-June-2012 at 5:41 pm

    waa xul jilicsan mana u qulmaan iney soo baxaan

  7. Van goal Reply

    20-June-2012 at 4:46 pm

    Alow kan san dhahaya ya germany ku adiyo marlawat

  8. Maxbuub nani Reply

    20-June-2012 at 3:51 pm

    Yaa kaqaban dona wiilasha reer talyani cassano dinatale iyo injineer pirlo

  9. elfofo Reply

    20-June-2012 at 3:27 pm

    waxan aminsanahy in sanadkan England ey la tageyso koobka Euro :x

  10. abuu Reply

    20-June-2012 at 3:09 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk buruko haye sheekadaas muu noo keenay 8da qaran ee isku soo hartay grece egland iyo chek ayaa u liito sxb waligiin boska 8da ayaad ku hari jirteen waana joogtiine timo fiican saa ku heli lahayd raadso viva elmiestro pirlo viva italy

  11. mata ramires lambard Reply

    20-June-2012 at 3:05 pm

    waar rooney waa runtii cidna iska kiin celin karayso ee saa kuwada

  12. Gaas Reply

    20-June-2012 at 2:54 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ninku ma saqraansanaa markii la wareysanayay hhhhhhhhhhh, England oo sidi ay ku so badisay labada kulan la ogaa miyaa cid ka baqanaysa jirta hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh, malaha wu riyonaya ninku

  13. Cadnaan Reply

    20-June-2012 at 2:44 pm

    Nin walba wuu iska hadla lkn ficil ayaa loga baahanyahay rooney xaguu aday xavi alxamdululayso hadusan kugu adin xavi iyo silva

  14. Golden boy Reply

    20-June-2012 at 2:18 pm

    Wa sax hadalka rooney sababto ah italy oon awod laheyn ayaa ku so aaday waana la dardari doonaa viva golden boy viva England & Hodgson

  15. Omar suud Reply

    20-June-2012 at 2:05 pm

    hehehehehe wadan walbo allow england igu aadi ayuu taagnaa sanadkan, daaaqada ayaa laga saari markan italy ayay gacanta u galeen, dabada waad ka dhididi toontaan inbadan kubad difaac ku dhisan la timaaadeene meesha,,,,,,,,,,waxaan rajayn semi finalka in itly iyo germeny ay kulmaan finalka italy iyo spain,,,,,,,,,, forza italia

  16. Istiila england Reply

    20-June-2012 at 1:56 pm

    Sanadkan Euro 2012 england aya latageysa captain gerrard aa wacad ku maray inu london geynayo sanadkan mida kale anaga italiy xisaabtaba noguma jirto markey england ku aaden eyba hareen viva 3 lions bye

  17. Istiila england Reply

    20-June-2012 at 1:54 pm

    Sanadkan Euro 2012 england aya latageysa captain gerrard aa wacad ku maray inu london geynayo sanadkan mida kale anaga italiy xisaabtaba noguma jirto markey england ku aaden eyba hareen viva 3 lions

  18. carablaari fc suqaxoolaha Reply

    20-June-2012 at 1:52 pm

    waasaas sxb

  19. Caaqil114 Reply

    20-June-2012 at 1:51 pm

    asc dhamaan asxaabta, wixii kasoo tag markaan italy baa idin heeysa.. meel iska saara bal kadib hala arko wixii kaloo soo baxaa.. koleeba iima muuqato awood ayku qaadaan koobkaan inteey joogaan spain iyo germany.. viva spain

  20. Mr c.wanii lafole Reply

    20-June-2012 at 1:46 pm

    Bes botada roney mesha italia aka horeyso forzo italia sxb oldtraford hano ahato botada iyo arsinal egland rio ferdinanad akamaqan sory

  21. abdiaziz seylac Reply

    20-June-2012 at 1:38 pm

    waaw bootoole england awoodaas xagee ka keenee waad ogeyd sidii xalay laguu rafaadsadee waxaanse layaabay yaa kaa celi gomez viva spain byyyy asxaabta dhamaad lacib ku tixan

  22. Yaani Reply

    20-June-2012 at 1:11 pm

    Kkkkk rooney waa laacib lkn farkaliya fool ma dhaqdaaa rooney xulkisa aa xul eheen ee y ku dalin kuwas mel gari mayanee itali aa kufara dhaqaneso

  23. Mowlid abdikarin Reply

    20-June-2012 at 1:06 pm

    Balayo kudagtay rooney iskadaa bootada boloteli aya sanadkan kuqabo hadana wu kugaracaya why always we beat rooney

  24. ahmad suarez Reply

    20-June-2012 at 12:46 pm

    Sanadkan wa ki england kajifta taa

  25. muhanad abdulah Reply

    20-June-2012 at 12:37 pm

    Waryaa italia miyaa koob ka sugaysaa ee meesha asiga tag en viva

  26. Abuukar ali afrax Reply

    20-June-2012 at 12:22 pm

    Egland wa nadiga sanadkan qadidona uero ku farxa ama kunaxa viva rooney

  27. ali yare Reply

    20-June-2012 at 12:16 pm

    haa awuud ayey uleyihiin egland marka vive rooney and tery guuul wacan

  28. macalin cabdow Reply

    20-June-2012 at 12:15 pm

    asc sln kadib kumato cakta ma ahan wax la yareysan karo inglaand sido kale tusaale barcelona oo ah koxda aduunka ugu fcn iyo chalsea oo waqtigaas xalad xun ku jirtay ooo 10 ciyariyahan ku ciyareysay ayaa dhulka ku jeday marka asaxabey ingland yala yareysan waxa laga yaba iney qaado viva chalsea & isben viva toress & iyasta&/cececa fabrikaas

  29. ahmed ozil Reply

    20-June-2012 at 12:10 pm

    hahahaha doqan difaac iyo nasib ma idin wadayo italy kaso bax baloteli wa joga why always me kadib hadad kaso baxdo wilasha dad yar aa idin sugayo germany hayey ozil iyo schweinstiger yaa idin ka celini baxar.com difac mashaqaynayo markan viva germany

  30. Baasma'arke Reply

    20-June-2012 at 12:07 pm

    Fiva Weyn rooney nd other players lakin looma bahno inaa isdaasokale uhadasho iska i’laali

  31. C.c.xalane Reply

    20-June-2012 at 12:04 pm

    Asc aqyarta ku hasawa kubada cagta iyo gesiyasha laacib.net kadib insha alah waxa u arki dona roony inan laga cabsanayn e berka laga ladi karo azzurina ay iska bari donto wu riyonaya isago sojeda e indhaha hakala qado azzuri guul ila dhamadka uero by

  32. Cabdimajiid maxamed Reply

    20-June-2012 at 12:03 pm

    Xulka italy si fudud ayaan ku dhaafana if allah allow iyo koox kasta oo na soo wajahada beenta maaha ROONEY afkaga caano lagu qabay vivah three lions( usuud al salaas) bravo ROY HODGSON IS THE BETTER THEN THE OTHER COACHS EXCEPT SPECIAL ONE

  33. Cadnaanito di spanish boy Reply

    20-June-2012 at 12:01 pm

    Viva spanish koob kaneh spain aya qadi donta insha.allah

  34. Dr.bahnaan ahmed.juventus Reply

    20-June-2012 at 12:00 pm

    Maxa waye riyada dag daga ah.wuxu ilowsan yahay in u italia ku adan yahay.k k k kk.forza italia viva italia.diyaradi rooney lagu qadi laha diyar waye.

  35. Mhaji Reply

    20-June-2012 at 12:00 pm

    KkkKkk waa war lugu qosla england inee xul qaran yihin shaki aya iga jira viva france (F.F.F)

  36. ___________arab Reply

    20-June-2012 at 12:00 pm

    in ROY we TRUST

  37. Pirlo Reply

    20-June-2012 at 11:54 am

    War qofkan fosha xun booto badanaa england wa nadiga ugu daminsan yurub markay italy kugaracdo timaha bulukadaa yeysan kaa biibin rooney ninka ugu fosha xun ciyartoyda uf uf uf viva italy

  38. Ali Reply

    20-June-2012 at 11:52 am

    Faatale ayaa tahay iskaaga carar mesha waxba kumaheeysaane Difaac loogama baahna meeshaan sxb

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>