
Saxaafada Ingariiska ee dhanka Isboortiga ah oo tan ugu afka dheer caalamka ayaa inta badan waxa ay ka hadlaan wararka xanta ah ee la isla dhexmarayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
Maanta waxaan soo qaadan doonaa wararkii ugu waa weyn ee ay ka qoreen suuqa kala iibsiga:
AC Milan ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo goolhayaha 29 jirka kooxda Liverpool ee dalka Spain Pep Reina. Sida ay qortay Daily Mail.
Barcelona ayaa dooneysa difaac cusub iyadoo diiradu u saaran tahay difaaca Arsenal Thomas Vermaelen oo 26 jir ah, kabtanka Manchester City Vincent Kompany oo isna 26 ah, iyo difaaca soo jiitay indhaha kooxo waa weyn David Luiz oo 25 jir ah, sedaxdaas difaaca ayaana liiska ugu jira kooxda reer Spain hadii ay la soo saxiixan waayaan ciyaaryahanka koowaad ee diirada u saran 23 jirka Athletic Bilbao Javi Martinez. Sida ay qortay Daily Mirror .
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester City Nigel De Jong oo qandaraaskiisa Etihad Stadium ay uga harsan tahay hal sano ayaana sheegay inuusan aqoon halka uu mustaqbalkiisu ku dambeyn doono, inkastoo uu si maldahan u sheegay inuu doonayo inuu la sii joogo kooxda heysata horyaalka Premier League, sida ay qoreyso The Sun.
Madaxweyne ku xigeenka kooxda AC Milan Adriano Galliani ayaana gaashaanka u daruuray qorshaha ay kooxdiisu England uga soo dhaqaajineyso weeraryahankii hore ee kooxda Inter Milan Mario Balotelli oo 21 jir ah sida ay qortay Talksport .
Sunderland ayaa isha ku heysa Louis Saha oo 33 jir ah iyagoo doonaya inay lasoo saxiixdaan weeraryahankaan oo si xor ah uga tegaaya Tottenham, waxaana sidoo kale looga gacan haatinayaa Bariga Dhexe. Sida ay qoreyso Daily Mirror.
West Ham United ayaa mar kale isku deyeysa inay Norwich City ka dhaadhiciso 5.5 million oo ginni oo ay ku dooneyso Grant Holt oo 31 jir ah ka dib markii laga soo diiday 3 million oo ginni sida ay qortay Then sun.
Newcastle ayaa diyaar u ah inay heshiis ku kacaya 9 million oo ginni u soo bandhigaan FC Twente oo ku aadan weeraryahankooda Luuk de Jong oo 21 jir ah laakiin waxay ku guuldareysteen 26 jirka Lille uga ciyaara difaaca garabka midig ee Mathieu Debuchy sida ay qoreyso Daily Mail.
Clint Hill oo 33 jir ah ayaa Hal sano oo heshiis ah u saxiixay kooxda QPR xilli uu diirada u saarnaa kooxda Leeds United sida ay qortay The sun.
Tottenham ayaa wadahadalo toos ah ah la yeelatay tababarihii hore ee Chelsea Andre Villas-Boas, waxaana ay ku dhow yihiin inay u soo bandhigaan heshiis uu ku bedelayo Harry Redknapp sida ay qoreyso Guardian.
FG: Barnaamijkeenii wargeysyada Yurub iyo Suuqa Kala Iibsiga ciyaartoyda waxa uu bilaaban doonaa marka uu si rasmi ah suuqa kala iibsiga u furmo 1da bisha July.
Dalkaaaaa
21-June-2012 at 4:35 pm
Man utd hadaa nahay sanadkan wax naga nasiib fecan majero
Mahad celdher
21-June-2012 at 10:49 am
Asc dhaman dadka somaliyed&laacib.net dhamantin hambalyo duhnimo wanagasan dadka somaliyed &reer man unted
Xuxni nani
21-June-2012 at 9:59 am
Ciyaariyahanka eey dooneeyso kooxda acmilan waanineey iska deeysaa waayo kaas waxba uma soo kor dhinaayo waayo waxuu isku diraa ciyaariyahanada kooxda intar ayuu isku diray man cty ayuu isku diray hadane isi milaanuu isku diraa lasocda by by
Waziir
21-June-2012 at 8:38 am
Maxa kawadin dhalinyaro aaway the gunners wararkedi
Caseer cade
21-June-2012 at 8:35 am
Aaway man united iyo real maxaa aqbaar lakahayaa viva ronaldo roney
rajole
21-June-2012 at 7:13 am
*barca*barca *barca * waa nadi halis bdn war barca cid u bir dhigata ma hayne ya ku dhaca in ay kantarolan baska gagaban kkkk mise chelsea oo wakhtigu watay aya ku dhici david luiz ibsada adunkani wa lacage *c.ronaldo aya la ibsaday mise waa dufac
Calinur
21-June-2012 at 4:05 am
Asc asxabta laacib.net drogba oo lacag ka raadiyay shiinaha
Calinur
21-June-2012 at 3:59 am
Asc asxabta laacib.net kooxa chelsea way u dhamaatay drogba wuu ka tagay
C/laahi yariisow ama yaraani
21-June-2012 at 3:30 am
Aaway united madrid iyo juventus miyeysan doonayn inay la soo waregaan ciyaryahano tayo leh by
Dilkey
21-June-2012 at 3:08 am
Mahasanid viva lacb.net but away arsenal aqbarteyda
Mohamed saleiman milano
21-June-2012 at 12:05 am
Wan idin salamay bhda lcb.net away milano iyo man utd maxay la so waregin viva milano&man utd viv ibra &rooney
arsenal
20-June-2012 at 10:59 pm
Away asxbta malmahan newska wa yaryahay viva realmadrid maxa ka haysiin
ahmed salaad abdi
20-June-2012 at 7:38 pm
Bahda laaciib aaway arsenal runti wax nuxura malihidiin tottenham iyo qashin QPR iyo wax lamieh keeneysiin gunners-na waa ka tagaysaan wax jira ma tihiin runti..
qaranka
20-June-2012 at 6:48 pm
thanks bahda laacib.net
Liibaan
20-June-2012 at 6:40 pm
Viva ac milan and bate
Mata
20-June-2012 at 6:21 pm
D.luiz 4 iiib ma ahan chelsea lakama qaraabto arsenal wa ka heleysiin varmalen
Qoryooley
20-June-2012 at 6:20 pm
Aawey manchester united mesha kuma jirte maxa ku dhacay
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
20-June-2012 at 6:20 pm
Asc laacib.net rer arsenal cuqdadaa idin dileyso waxii lasoqoro aqrista ee san ehenin dadka lama edeeyo iselba arsenal maa ciyaarihan qaali ah ma iibsatiinee yaasan saxaafada soomaaliyey ee laacib.net wlhi waxey mudan yihin in la amaano waana mahad santihin viva laacib.Net
Daljir yare
20-June-2012 at 6:11 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk… Arsenal maxaa laga soo qaadanaa Reer laacib xitaa wey fahmeen… Tottenham ayaa kawanaagsan oona Chanpion ugu hor mareysa.. So barbaara Reer Arsenal, hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh… David luisna iib ma ahan usheega cid kasta oo rabta jow
Abdulahi
20-June-2012 at 5:55 pm
Aaway arsenal hadiidaan kusoo darin hada kadib warkiin nuxur maleh
Kabtanka kooxda bashaash fc Yaxye bii
20-June-2012 at 5:35 pm
asc laacib.net waa mahad san dihiin sida aa nagula socod siidiin bar naamushkaan sidaan u fiican waliba aa waq ti walba nooku soo kud bisiin aad iyo aad ayaan iigu mahad celeenaa hadaanahay aqrista yaasha laacib.net waa taageere man utd oo laku magacaabo yaxye bii ama sayga ruushka oo jooko wadanka kenya gaar ahaan magaala xeebeeda mombasa ee wadanka kenya
nuur milano
20-June-2012 at 5:24 pm
super mario boloteli san sirio hala geeno waa nin qibrad leh aqlaaqdana waa labarayaa forsa milano
Najiiib
20-June-2012 at 4:32 pm
Arsinal away waryada lacib idinka arsinal cadaw ad ku tihin ani war an arsinal ehen ma aqriyo
podolski
20-June-2012 at 5:33 pm
yes haa u r right
zuheyl
20-June-2012 at 4:15 pm
Vava vava Ac milan
ely
20-June-2012 at 3:39 pm
mahadsanidiiin laacib.net sidaa wararka ciyaraha nola so ssocodsiisaann
Juan mata
20-June-2012 at 3:34 pm
Barca waxan nilenahay golden boy is not for sale any pres viva luiz
al haji livarepool
20-June-2012 at 3:18 pm
manuuraay ayantaaam wargeysyada yurub
odawaay
20-June-2012 at 3:15 pm
man utd ayaa ku jeh sanadkan vivi w.rooney shiji kagawa and a.velencia
cabdi.mahad m.shire
20-June-2012 at 3:13 pm
asc dhaman lacibnet and somalia kadib lakiin hada suuqa asrenal aa ugucad cad wax iibsiga wenger keen dafacyo iyo keeper v.n p na cesho markas taran wangalena viva somaal viva tageryasha qaaligaa ee arsenal
Caraaye cumar jaamac
20-June-2012 at 3:02 pm
Aawe manchester united waa yaabanahay
Yaani
20-June-2012 at 2:27 pm
Mahadsanidin laacib.net
Elmohamadey yare
20-June-2012 at 2:25 pm
Arsenal waxba kama sheegtiin arsenal waxay lasoo wareegtay strikaha franciska iyo kooxda motopilier olivier giroud marka laacibnet ma aqaanto wax tabin arsenal webkeeda news farabadan ayaan ku arkay arsenal saacadaha soo socda waxay lasoo wareegay alan dzagov oo udhashay russia una dheela cescmoscow marka laacibnet warka soo hubsada qaas ahaan daadiyaha barnaamijkan
LUCAS PIAZON
20-June-2012 at 2:23 pm
KKKKKKKKKKKKKKKKKK BARC WEY WALATAY WAYO WAXEYA RABTA NIN NADI KITIR SANTAHAYA INAYA QADATO NIN KASANA IN USAN IB AHEN AN UMALENA DAVID LUIZ AB MAHANA
Maxamud salad inni
20-June-2012 at 2:20 pm
Thanks bhda lacib net belse manta uma jdo man u away he
Utd
20-June-2012 at 2:18 pm
Thanks
Kadiru
20-June-2012 at 7:24 pm
Arsenaaaaaaaaaaaaaal kaaaaaaacaaaaaaaaabs saaaanaaaaaadkaaaan weeeey waaaaadaaaa jaaafeeysaa