
Weeraryahanka kooxda FC Porto islamarkaana ah ciyaaryahanka diirada u saaran Chelsea Hulk ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu xagaagan ka tagayo kooxda, lakiin waxa uu shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo kooxdiisa haatan.
Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Stamford Bridge tan iyo markii Andre Villas-Boas uu macalin u noqday Chelsea xagaagii hore oo uu ka soo tagy Porto, waxaana wararkaas ku aadan Hulk ay noqdeen kuwa isa soo tarayay ilaa dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.
Warar ayaa soo jeedinayay in Chelsea ay ku dalbatay ciyaaryahanka 38 milyan ginni, lakiin Hulk ayaa haatan sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu joogo Porto.
“Wax walba waxaan uga tagayaa gacmaha Porto” ayuu Hulk u sheegay O Jogo.
“Qandaraas ayaan ku jiraa, waxaana Porto ku faraxsanaa muddo afar sanno ah, waa meeshii aan wax walba ku qabsaday”.
“Waxaan kooxda ku heyn doonaa qalbigeyga wax walba oo dhaca xagaagan ama xagaa kale”.
Chelsea ayaa xilli hore oo suuqa kala iibsiga ah ka muuqatay waxaana ay la soo wareegeen Eden Hazard, Marko Marin iyo Kevin De Bruyne.
Eden hazard-che fc
20-June-2012 at 7:29 pm
Chelsea viva terry cahil ivanovic a/cole lampard mikel mata hazard ramires torreeeeeeeees
nustafe
20-June-2012 at 5:20 pm
war hayska jogo hulk wer yahano wanu hanaa nino ayaa nagu filan
jaqaaye
20-June-2012 at 3:26 pm
waar chelsea marka laga hadlayo yaan la keenin arsenal sababtoo ah chelsea ficil ayay muujisay oo champion reer london oo dhan ku hamiyayeen ayay qaadeen torres wali waa sidii sii waydin arki haduu qaadi waayo gool badnaanta egland waar kadaaya calaacalka chelsea kubadaha aad leediin way buglaysaa waa beentiin ingiriis waa contro tack iyo bug iyadu waa contro tack waxeedu dadka ciyaar garanay ayaa odhanaya waa bug bye all islam
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk goooooooooooooooooooooooooooooooooooooooood
Tagero chelsea
20-June-2012 at 1:42 pm
Huk rag ka wa weyn aya joga blues marka wax weyn makenayo hadu yimado xitaa hazerd iyo tores mata and rimeis aya ku werarka
Cl fitax cade
20-June-2012 at 12:15 pm
Xulka waa ciyar yahan fican hada nunahay chelsea waa qasab inan kenoh
Ozil fantastic
20-June-2012 at 11:28 am
Plz plz plz bahda shabakada facawey ee Laacib.net waxan idinka codsaneena inad malinkasta Ciyaarta dhacda aad nooga falotan waxaaa meel xasaasi maraya Horyeelkii 37 Ee Dalkena plz isku daya inad codsigas meel marisan mahadsanidin
mohamad dalxiis
20-June-2012 at 11:17 am
Hulk waa diyaar darbo wayne viva chelsea
xudeyfa syl
20-June-2012 at 10:53 am
hulk waxn dhihi laha meshisa hajogo wayo chelsea mustaqblka ku lumaya sdi ku dhcdy xidigo isaga ka weyna like and shevchenko crespo and farnad tores dadkas haku wana qato viva reds
Blues man
20-June-2012 at 10:46 am
Wan idin slmya bahda isbortiga dhaman iy tagerayasha blueska mel walbod dunida ka joktan hulk wa nin chelsea marka hadi xita an wayno wa must in la helo boski drogba cavani falco ama soloman viva blues and enland team
Qeyrow arteta
20-June-2012 at 10:44 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
De rossi
20-June-2012 at 10:35 am
Alla tageerayaash chelsea qaraar badanaa hadii uu diiday ciyaariyahan ma ahan ayaa la dhahaa haduu yimadana waa laacib miyaa xishooda taageeraha chelsea hulk waa laacib laacib dhalay
(tiigare) (ciyar) (jecel)
20-June-2012 at 10:27 am
Kkkkkkkkk war walikisna yu imanin mesha xog lka marabo hllke sxb e xirfad hadi ad isku hayso halku argo hadi gale aday kutala he Kkkkkkk lolz sorry tagera yasha chalsea asxabey wan iska gaftamaye ani I bashala dhamn tina mel kastan jogtan
dayib
20-June-2012 at 10:16 am
ciyaar yahy kasta oo loo moodo in uu wangsan yahy waxaa uu ku wangsan yahy kooxduu la qabsaday lkn haduu ka tago wuxuu noqdaa min aan la qabsan kooxa kale marka ha imaado ayaan lee yahy inuu wax ku soo kordhiyo ayaa laga yaabaa
Remreis
20-June-2012 at 10:12 am
Taageero chelsea hakacab sanina hulk lacibkeena weyn e remreis a balan qaday wuna imana viva RAMREIS&D.LUIZ
Deybii
20-June-2012 at 10:10 am
Hlk waxoow kusoo kordhinkaro chelsea majirto meshiisa hanaga jogo yow bos muhim ah naga buuxin asoon wax qabad laheeynini aqyaareey
Darba wayne
20-June-2012 at 10:01 am
K.k.k. Waxaa layaab leh teamka dhaliyihii dunida ogu wacnaa (torays) xaarka kadhigtay ayaa hadana werar kale radinaysa hulk meshan kubad laguma ciyare bugle ayaa yala e mashada iska jog ama team fican radso sida Barsilona.mu arsenal madrid aniga waxan tagera chalsea lakin waligay kuma arag ciyar iqancisay waxad u malaysa in ay xebta cananley joga bug bug
CHLELSEA
20-June-2012 at 9:50 am
Asc all ya muslimin salan qaas ah tagerayaasha fc chelsea mel kasto dunida ka joogtaan hadaan ka diibto figrdayda waxaan dihi laha hulk ciyaar yahaan ma ahnaa Ee ha noo radiyaaan laacib ka waanaaag saan sidaa falco
mr caliyano
20-June-2012 at 9:33 am
Hullk sxb imad chalsea wa misha lacibka adunka kunaqa lahed viva torees mata hadzar lambr remeres
C/nuur ismcil digeed
20-June-2012 at 9:32 am
Asc salan kadib hulk wa lacib waxbadan nagu sobirin kara qab ciyared wacana leh chelsea waxkasta ha kuqato wa in lakena koxda xidigasi iyo xidiga kaleba ok bye
C/qadir lafole
20-June-2012 at 9:27 am
Asc asxabta tagerto chelsea wax u so kodhinayo majiro hulka koxda chelsea marka meshisa hajogo
Axmad diini mahamamad
20-June-2012 at 9:37 am
Wat ku mahad santihin so bandhikina
Kawaleridge_23
20-June-2012 at 9:24 am
Ani waxaan qabaa
HULK waxba naguma soo kordhinayo wixixiisu waa xoog xoog iyo xaasidnimo
waxaa noo dhaama DANIEL STURRIDGE Sababto ah wuuna kayaryahay lacagna maku qarash garaynaysid VIVA__CHELSEAFC__EDEN HAZARD___PETR CECH
Nani
20-June-2012 at 9:20 am
Xabo kumakaaleeysid