
Arsenal ayaa isku dayi doonta inay heshiis cusub ka soo saxiixato Robin van Persie inkastoo ay qarka u saran yihiin inay si rasmi ah 12.8 milyan ginni kala soo wareegaan kooxda Montpellier ciyaaryahan Olivier Giroud.
Weeraryahanka reer France oo 25 jir ah ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis afar sanno ah oo uu isbuucii ku qaadanayo 45 kun ginni, waxaana loo arkaa bedelka ciyaaryahanka qaab ciyaareedkiisa ka dhacay Marouane Chamakh, kaasoo ay u badan tahay in la iibin doono xagaagan.
Arsenal ayaa sidoo kale weli qorshaheedu uu yahay inay heshiis cusub oo seddex sanno ah ka saxiixaan kabtankooda kaasoo uu ku qaadan doono 13o kun ginni isbuucii, iyo 5 milyan kaash ah oo loogu abaalmarinayo daacadnimada uu kooxda u yahay.
Wakiilada Van Persie ayaa labo wareeg oo wadahadalo ah la yeeshay Arsenal, markii 28 jirkaan uu sheegay inuusan diyaar u aheyn inuu saxiixo heshiiska cusub.
Fuad timaweyne
24-June-2012 at 3:51 pm
A.s.c lacib.net gambiunka horyalka brremere liiga f A .cubka karlin cub ka all of cub arsenal v. Persei
dhame
20-June-2012 at 10:44 am
sanad kan cup waliba waxa uu ku jiraa gacanta gunerrs reer londonay arsenal waa kooxda iniga celinaysa barca iyo real.barca waa tan cup walba ka qaaday kooxda ugu guulaha badan england chealsea na nasiib ayey kaga qaaday mida kale waxa jooga saddex laacib oo ay ka baqaan dicaafyada caalamka goolwadayaasha caalamka markaa waa kooxda ka hortagaysa viva gunerrs arsenal
shararaf
19-June-2012 at 6:25 pm
aad aad ayaan.ugufarax sanahay dadaalka ku aadan inland celsho vbr iyo keenitaan weraaryahanka raar frace waa goolwayn
bashiir maxamed
19-June-2012 at 5:43 pm
waar been ha isu sheegina arsenal waa kooxda naxdinta iyo guul darada
daahir abdullahi
19-June-2012 at 5:24 pm
m ,,,,,,hnjkj,v
mr arsenal
19-June-2012 at 4:45 pm
hahahhaha ninkan aye u qoran tahay Moha maldini qoran tahay ayan la yabanahy sxb ku laha ila 2004 final ma iman sxb wan ka xumahay milan poolo ada wadata magacoda 1 mida kale sports waxa ma ka taqanid tariiqne ma hesiid 2006 arsenal waxey ka dheshay finalki uchampions leg ma fahantay ka bacdine kopap badan aya final gartay marka so bar bar sxb 2010 ada bilawday ina dawato ciyarah kskskks viv The Gunnners
Moha maldini
19-June-2012 at 12:38 pm
Kkkkkkkkkkk waxan ku qosla kkkkkkkkkkk ninkan nasiibka xun ee uso socdo arsenal bolo 2004 ila had xata final ciyarin kop warkis iska deya kkkkkkk war ninkan wax la taliyo mal yahay meshan kuwi jogay aya ka carary away fabrigs awya s.nasri RVB hadu socda wayo RVB 2004 ayu imady copne mahayo
Arteta
19-June-2012 at 12:23 pm
Zsezeny
Sagna Vermlaene Kocieliny Santos
M’villa Alex song
wilshere Arteta
Robin van peirs
Olivier Giroud
Podolski
Walcott
Gervinho
Ox
Meteserker
Rosiscy
amaal
19-June-2012 at 12:12 pm
Waa arin fiican viva gunars
Arteta
19-June-2012 at 12:10 pm
Yasalaam,szcenkyvermalen koncleny sagna santos wilshare song m.villa podolisky giroud walcott ,next seosen
febregas 4u
19-June-2012 at 12:04 pm
Viva arsenal
Wellsher 19
19-June-2012 at 11:14 am
Wlcm to genners vivi arsenal and podoliscky m’vallar rvb rosicky Arsenal 8 man untd 0 chalsea 0 arsenal 6 man city 0 arsenal 10 kkkkkkkkk vivi arsenal will be wenner every cups
Arsenal
19-June-2012 at 10:47 am
Wali waxaa noharay inaa keeno 1 dhifeda ah iyo keabar fican arsenal aad iyo aad ayay ugu dhisantahy khadka dhexe iyo garabaha haday keento giroud ayana ceshato van persie markaas kooxd kasta madaxa FIFA ARSENAL
Abdirizak hirsi
19-June-2012 at 10:35 am
Asc.dhaman isku xirayasha web.ka laacib.net and tageerayasha arsenal. Aad ayan ugu farax sanahay talabada hormarka leh u arsane wenger kula sowaregayo ciyartoyda cusub. Sanadkan 2012.13 waxan rajeynena guulo iyo cups. Viva arsenal
ABIDAL
19-June-2012 at 10:02 am
1 Zseseny
2 sagna 5 vermline 4 kociliny 3 santos
6 m.vile 8 songo
11 rosiscy 7 bodiliski
10 van goal 9 gruod
bedelka
walcot
wilshere
chervinho
chenperline
meteserker
Naim0 ViVa ArSeNaL
19-June-2012 at 9:53 am
Waa War Wanagsan Haddu Giroud Imanayo Van Goalna JogayoO Weerar ah Koxkasta Wadnahay Goynayaan.Seasonka Soo Socdana Waxan Rajo Ka Qabnaa In An Koobap Qaadno Insha Allah.
cabdi.mahad m.shire
19-June-2012 at 9:43 am
asc lacibnet runtii arsenal hadeyrabto tartan iyo cup hakensto 2 difaca iyo porte vna haceshto sxb yaal werar aan dafac lehen holand aa kufashilanty viva somalia viva gunerres
Podolski
19-June-2012 at 9:17 am
Asc dhaman gar ahan webka qaaliga ah ee laacib sida wanaagsan ee aad nooga haqab tirteen wararka ciyaaraha Giroud welcome to the best club yaa is gaaray wali…… who is on the way? M’villa, dzekov. labadaas hadaan helno waxaa naga dhiman centrol defender wenger halkas difaac noo keen then the team will be success bye funs ka qaaliga ah ee arsenal guuul wacan
Podolski
19-June-2012 at 9:16 am
Asc dhaman gar ahan webka qaaliga ah ee laacib sida wanaagsan ee aad nooga haqab tirteen wararka ciyaaraha Giroud welcome to the best club yaa is gaaray wali…… who is on the way? M’villa, dzekov. labadaas hadaan helno waxaa naga dhiman centrol defender wenger halkas difaac noo keen then the team will be success bye funs ka qaaliga ah ee arsenal
mohamed
19-June-2012 at 9:15 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Arsenal wax kasta oo ay soo gado xitaa ma qaadi karto Carling cup RVP haduu ka tagana Zero B ayeey iska xadirin doontaa viva chelsea campions adn Barcelona iyo inta tageerta
sulubeeto
19-June-2012 at 9:13 am
waxan urajeyhaa ganars inay noqoto kooxda kaliya ee hanata dhamaan koobabka laga ciyaaro cariga egland iyo labada koo ee loogu jecelyahay aduunka ee uava cup iyo champions leaga!
Musa gunners
19-June-2012 at 9:11 am
Well come giroud
rvp wu joogi dona sanadka dambe wa in an koob qadnaa
Diiriye
19-June-2012 at 9:08 am
Kkkkkkkkk arsenal 10sano ee soo socoto xitaa horyal maqadeyso kalinta 4raad iska soo tugtuga kkkk viva man.united calankeeda maba dhaco kkkkkk via rooooney
Zaky oska
19-June-2012 at 9:02 am
Arsenal waa sanadkedi szcenkzy
sagna vermerln kociay santos song m’vila arteta podoleski walcot Giroud viva
Zaky oska
19-June-2012 at 8:58 am
Sodhawada sxbyal sanadkan arsenal waa inay difaca kenan viva arsenal
Yaataqan
19-June-2012 at 8:52 am
Warkasa imara aniga sanadkan saan man canoley u cadaapi doono anapa ka cabsanoyo