
Xiddiga Netherlands Arjen Robben ayaa ku qeexay xilli ciyaareedka 2011-12 inuu ahaa kii ugu xumaa ee mustaqbalkiisa ciyaareed.
Ciyaaryahanka reer Holland iyo asxaabtiisa Bayern Munich ayaa horyaalka iyo koobka DFP-Pokal waxaa ka qaaday Borussia Dortmund ka hor inta aysan guuldarro garoonkooda kula soo gaarin finalkii Champions League ee ay la ciyaareen Chelsea.
Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ayaa rajeynayay inuu wax qaban doono Euro 2012, lakiin xulka Orange ayaa ku haray wareega Group-ka ka dib markii la garaacay seddexda kulan ee Group B.
“Waxa uu ahaa xili ciyaareedkii iigu xumaa nolosheyda” ayuu Robben u sheegay Goal.com
“Waxba iigama hagaagin Bayern Munich iyo xulka qaranka”: ayuu hadalkiisa raaciyay.
“Si saa’id ah ayay ii dhawaceysaa sababtoo ah aad ayaan u faraxsanaa bilowgii xilli ciyaareedka. Hadii finalkii Champions League uu igu ahaa lama filaan, niyad jabka xulka qaranka iga soo wajahay ayaa ka sii ah lama filaan”.
“Xitaa ninka ugu niyada xun adduunka ma uusan u maleyneynin inaan wareega hore ku hareyno anagoo wax dhibic ah laheyn islamarkaana la inagala wada badiyay seddexda kulan”.
cabdi guray
26-June-2012 at 8:21 am
WAAAAAAAAAAAAR CARAR
hashim
22-June-2012 at 4:06 pm
ROBEN WA LACIB LAKIN ABAHA LACIBKA KUBADA AYA HELAY C RONALDO MARKA WAN KA XUMAHAY ROBEN NINKI KUBADA L;AHA AYA KA RAYEY KSSKKSKS BYYYYYYY QUMAY
faqash inter
20-June-2012 at 8:35 pm
sorry roben waad kuuleesan doontaa xili kale fifa nethetlands
mr haajir
20-June-2012 at 1:13 pm
waxba yowsan uga xuman qasaradan waa laacib bananka yaala isaga iyo mario gomez marka aabaha kubada c.ronaldo ha uyimaado asaa cup qaadayed
mustaf rooza
20-June-2012 at 9:12 am
Arjen robben hadaad cup rabtid imaaw imaaw inter milano
m jabuti
19-June-2012 at 11:42 pm
Bidar weynahan waba duli qasaro badan
wax banooni u ka yaqano ma jirto
wa real stupid wana hal lug oo bidix
ah waligis cop ma qadayo
qabka ciyartisa maba fiicno
isaga la haray B munich hadana
qaranka Holand wax jirana ma aha
Barasta
19-June-2012 at 8:26 pm
Robben jini kaa baxeynin bidaarta hakaa gisho wax jiro ma ahan ven barsie ma jiran lcb lamid ah sanad ciyaaredkan captanka ha u bixin waa iska qorsho kubaded for arsenal fann
korneelka inter
19-June-2012 at 5:44 pm
kkkkkkkkkk soorry sorry warka aan sugeeyna waa warka van bersi iskaga soo tag adna sera bda arsenaal hadaad koob rabto
Cadnaan
19-June-2012 at 5:01 pm
Ayan roben wan kaxunahay sida ay kula kulantay sanadkan nasiib daradu viva spain and xavi
Deybii
19-June-2012 at 4:22 pm
Adoogaan bidaarta wenleh asaga ayaa kadanbeeyo qasaaro kasto osoo gaarto xulkiisa oy oy waligaa
Modric
19-June-2012 at 4:18 pm
Adoogaan bidaarta wenleh asaga ayaa kadanbeeyo qasaaro kasto osoo gaarto xulkiisa oy oy waligaa
saahil
19-June-2012 at 3:08 pm
robben waan ka xunahay sxb hadan nahay orange balse maadama holland ay hartay waa wax aad looga xumaado waayo waa xul caan ah oo ay ka baqaan xulalka caalamka marka robben iska samir waan sugayn kuwa kale ee nasoo raacayaa waxan kugu so dhoweyna juve sxb kasoo tag bayern koox mahane adiga iyo kabatan van perfect
Nuur
19-June-2012 at 2:08 pm
Sorry roben wa iska kubad iyo cadadeed ha ubixin veva arsenaaal
Caaqil114
19-June-2012 at 2:03 pm
waanka xumahay nasiibdarada heeysata holand…
wise
19-June-2012 at 1:29 pm
ani waxan qawaa fikir ahanteyda robin inow qasaro socto yaha finalki 2009 ki intar asaga kobka gacanta ugalshay ki wold kab woxow qasariye wala oga asaga iyo casalis bes ki chelsia rigoradi gusha asaga qasariye hada holand cebta asaga ukenay waa ciyaryahan kaiigis isla dhelo waliga oy bidaar weynede vita garmany
videc
19-June-2012 at 1:08 pm
Ciyaar yahan roben aad baan oogo xunahay hadaanu nahay bahda sportiga ki xidhan
Kolay qofna dhibkiisa laguma farxo . Lakiin kubada cagta ayaa
Madaw iyo cadaan ah.
maxamad xassan
19-June-2012 at 1:26 pm
barada waa caaadi ciyar sididaba maxa loo ciyara in aad badisid iyo in laga baadsho
karama via hazard&hulk and all chelsea plyrs
19-June-2012 at 12:53 pm
robben iyo van persia waa labaa ciyariyahan ee dunida ugu xun siiba van oersia coze waligiis cuo kuma owsan guuleysan waxaaba dhaama robben oo kula guuleystay chelsea 3 cup
kaka
19-June-2012 at 12:27 pm
kii 2010 oo champion iyo world cup laga qaaday muu ilaaway kana waa lamid ninkan waa qumay weynaaday
ina foolge ama yaange
19-June-2012 at 12:15 pm
aad iyo aad baan uka xumahay roben walktika adag ee kula soo dersay
Arteta
19-June-2012 at 12:08 pm
horta xili ciyaareedku maahan 211/13 ee waa 211/12… teeda kale ninkaan waa dabuur ma ahan ciyaar yahan dhameystiran wax tarkiisa iyo qasaaradiisa waxaa badan qasaaradiisa waana camal xun yahay marka tasaa keenaysa inuu qasaaro oo uu meel walba oohin kala kulmo…. waana ku faraxsanahay dheel dheel maahayn wixii chelsea iyo Real u ceyriyeen
Mo ali
19-June-2012 at 11:59 am
Asagaa qumay eh ciyaaraha ha isaga fariisto ama qaab ciyaareedkiisa wax haka badalo