Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa.

Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 19-06-12 3:23 PM

Mustaqbalka Alberto Aquilani ee Liverpool waxaa go’aansan doona tababare Brendan Rodgers sidaasi waxaa sheegay wakiilka ciyaaryahanka.

Aquilani ayaa labadii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay amah kaga soo maqnaa Anfield isagoo u ciyaarayay Juventus iyo Milan. Waxaana Milan oo ku danbeysay heshiiska amaahda ay iska diiday heshiiskii hore ee ahaa in hadii ay doonto ay wada iibsato ciyaaryahanka.

“Tababaraha cusub ee Liverpool ayaa go’aansan doona mustaqbalka Alberto” ayuu wakiilka ciyaaryahanka Franco Zavaglia u sheegay Radio Mana Mana.

“Waa inaan sugnaa oo aan aragna fekerka uu ka qabo ciyaaryahanka iyo hadii uu u isticmaalayo qorshihiisa Liverpool”.

“Qandaraaska Aquilani ee Liverpool waa ka harsan labo sanno kale, waxaana ay inoo sheegi doonaan ujeedkooda dhawaan”.

“Wiilku waa uu ku faraxsan yahay inuu joogo Liverpool hadii la siiyo fursadaha saxda ah”.

18 Responses to Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa.

  1. zakariye haashi salaat makako Reply

    23-June-2012 at 4:37 pm

    Waa ninka kaliya ee naga dhiman alberto aquilani

  2. Ali Reply

    21-June-2012 at 8:20 am

    Laacibka koxda liverpool mal ugo fcan majiro ino imado liverpool

  3. hassan Reply

    20-June-2012 at 6:55 pm

    In my idea alberto aqualni is good player so i will say come back to liverpool

  4. xudeyfa syl Reply

    20-June-2012 at 10:33 am

    waxan jclan laha xidigan aqualani inu sijogo anfield fursad wngsn lasiyo wa cyryahan xogan viva reds

  5. Caaqil114 Reply

    20-June-2012 at 9:39 am

    aquilani waa laacib inaan la fasaxin ayaan qabaa..

  6. Lama filan Reply

    20-June-2012 at 12:12 am

    Wa lacib jira aqulani wlcme blck alberta

  7. Hanad stevan Reply

    19-June-2012 at 9:17 pm

    K k k soo noqo ninka timaha dahabka lahow k waa ino frxd dhaman tageraha redhis

  8. al haji livarepool Reply

    19-June-2012 at 8:13 pm

    walee ninkaan tabo barayaasha waxa kudirey ayaan garaneynin iyo sidaa uu laacib uyahay mid walboo imaado waxuu kuleyahay go,aan ayaan ka garaa kan hada jogane go,aanka aan kasugaay waxawaay inuu diro midkale mesha maba yaalo by aqyareey

  9. Maazim Reply

    19-June-2012 at 8:12 pm

    Alberto aquilani wlcm back waxaa tahay nin wax ka badali karo kubada lfc koobna ku hogaamin kario

  10. Abdirizaq sangar Reply

    19-June-2012 at 7:38 pm

    Walalayal wan idin slmy slnkadib waxan dhihi laha liverpool hadey rabto in ay koob qaado auqulani yesan iska fasixin ninkas waa nin qatar ah thanks auqulani?

  11. nuur milano Reply

    19-June-2012 at 6:46 pm

    kkkkkkkkkkkkk agwilani naf mahaayo kan kooxaha yaryar haliska siiyo waxaaba lahaa marlee malaga kaxeeyo naadiga kan qandho jiljileecbadan forsa milano

  12. Mr hiiraan Reply

    19-June-2012 at 6:29 pm

    Aqulani hadu dib ugu so labto liverpool waxn gari donaa guul wngsn aqulani liverpool kuso labto waxey tahay wax lagu farxo

  13. Caaqil Reply

    19-June-2012 at 5:51 pm

    Aquileni wa laacibka kaliya oo liverpool ilowsiin karo shavi alonso.macalinka cusub ee liverpool waxan ka codsanayaa inuu aquileni kusoo celiyo anfel. LIVERPOOL IS BACK AGAINE.

  14. Weka weka Reply

    19-June-2012 at 5:22 pm

    EQuilaNi WlCoMe whith oPen Hand

  15. Saabir Reply

    19-June-2012 at 4:21 pm

    Alberto Aqualini waa Ciyartoy Cajiib ah Oo aan daaleyn. Liverpool haday danteda taqano marna kama maaranto Ciyarankan wa Mid aan Caadi ahayn. Wan tageyrsanaha.

  16. abdikariin Reply

    19-June-2012 at 4:11 pm

    soo dhawoooooooooooooow viva aquilani

  17. Salmaan Reply

    19-June-2012 at 3:44 pm

    Saas ayaa larabaa

  18. marshaale honest Reply

    19-June-2012 at 3:34 pm

    welcom aqualani

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>