Xulalka Germany Iyo Portugal Oo Ka Soo Baxay Group B, Denmark Iyo Holland oo Daaqada Ka Baxay. | Laacib.net
Home » Europa League » Xulalka Germany Iyo Portugal Oo Ka Soo Baxay Group B, Denmark Iyo Holland oo Daaqada Ka Baxay.

Xulalka Germany Iyo Portugal Oo Ka Soo Baxay Group B, Denmark Iyo Holland oo Daaqada Ka Baxay.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter: Taariikh: 18-06-12 12:38 AM

Xulalka Germany Iyo Portugal ayaa caawa ka soo baxay Group B waxeeyna Kulamo ay la ciyaareyn laba Xul ee daaqada ka baxay ee Denmar iyo Xulka aan Dhibic ka qaaday Koobka Euro 2012 ee Holland.

Ciyaar aad u xiisa Badan oo Dhexmartay Xulalka Germany iyo Denmark ayaa ku soo idlaatay Natiijada Ciyaarta Germany 2 1 Denmark Taas oo ka dhigeeyso in Xulka Germany 3 Kulan iyo 9 Dhibcood uu kaga soo baxo Group B iyo Xulka Denmar oo asne 3 Kulan iyo 3 Dhibcood ayuuna ku haray.

Dhanka Kale Xulka Caawa Hamiga Weyn is galshay ee rabay in uu Dardaro Xulka Portugal ee Holland ayaa caawa Guuldaradii Saddexaad la dhadhan siiyay Waxaana Caawa Daaqada toos uga tuuray Cristiano Ronaldo oo Laba Gool oo midba kan kale ka qatarsan ka dhaliyay waxuuna caawa Xulkiisa ka caawiyay in uu ka soo saaro Group B.

Xulka Portugal ayaa ka faa’ideestay Guuldarada soo gaartay Xulka Denmark waxuuna si fudud uga talaabay Xulka Holland kadib Ciyaar ay kaga hor yimaadeen oo ku dhamaatay Portugal 2 1 Holland.

Sida loo kala sareeyo Group-kaan.

Group B:

Germany              9 Dhibcood
Portugal                6 Dhibcood
Denmark              3 Dhibcood
Holland                0

Laba Xul ee ka soo baxay Group B waxeey la ciyaari doonaa Labada Xul ee ka soo baxay Xalay Group A.

Czech Republic Vs Portugal

Germany Vs Greece

The main man: Ronaldo

Safe passage: Portugal celebrate Ronaldo's second goal which sees them navigate a tough group
Hope: Rafael van der Vaart unleashes an unstoppable drive past Rui Patricio, sparking wild scenes of celebration No chance: PatricioGreat start: Van der Vaart
On the money: Cristiano Ronaldo makes no mistake, beating Maarten Stekelenburg, despite the attentions of Ron Vlaar
On the money: Cristiano Ronaldo makes no mistake, beating Maarten Stekelenburg, despite the attentions of Ron Vlaar The dream dies: Maarten Stekelenburg (left) and teammate Ron Vlaar react
 
DABAAL DAGA XULKA GERMANY
Party time: Germany celebrate Lukas Podolski's opening goal against DenmarkTon up: Podolski slams the ball home to cap his 100th appearance for Germany with a goal
Level pegging: Denmark's Michael Krohn-Dehli (left) scores the equaliser against GermanyLevel pegging: Denmark's Michael Krohn-Dehli (left) scores the equaliser against Germany
He's in there somewhere: Denmark celebrate their equaliser against Germany

Ups and downs: Germany celebrate Bender's winner but Denmark are dejected after being knocked out

43 Responses to Xulalka Germany Iyo Portugal Oo Ka Soo Baxay Group B, Denmark Iyo Holland oo Daaqada Ka Baxay.

  1. abuukarcarab Reply

    18-June-2012 at 9:26 pm

    c.ronaldo waa laacibka aduunka xulka yurub bortuqaal taageer bortugal guul joogta ah

  2. sharafta kubada cagta arsenal Reply

    18-June-2012 at 6:47 pm

    inaan waalanahay anoo u jeeda garmany ayaan doortay holland oo aan siiyay hamigayga inay noqdaan boqorada yurub van persia in badan waan ku taageeray rag badan waxaan ugu faanay cagtaada balse hada duuduub igu dhaaf viva podoliski wilshere ramsay kosiliny matisaykar artete santos rosisky

  3. faarax bakistaan Reply

    18-June-2012 at 11:35 am

    waaaw portaqal waa qaran aad u adag waayo waxaa u ciyaaro xidiga adunka xalayna waa laga fursad badnaa qaranca hollan robin waa shaq shi biti xun oo waaana xaasid aad ayaan u faraxsanahay portgal koobka ayaan u rajeynayaaa viv .com

  4. Husni captain of roma Reply

    18-June-2012 at 10:18 am

    Aniga waxaan aad ugu faraxsanahey iney 9 dhibcood kuso baxdo xulka germany wayna ku guuleysan doonta koobkan sanadkan wax ka hortaagan ma lahan

  5. khAdAr YARE Reply

    18-June-2012 at 8:47 am

    viva GERMANY CUP KAN YA NAGA XIGO 9POINT CLER AYYN KU SO BAXNHY

  6. cabdi shakuur Reply

    18-June-2012 at 8:21 am

    aad baan xumahaha heritanka holan iyo so bixita bortogaal iyo ronadlo o logtiisa ku saaray lkn waxa hor taaagan ciqaab o la weydiin doono mida ey holon ciqabeen mid ka daran waxan sugna wa habenka jegri babligo iyo bortogaal iyo miciga dheer ronaldo iyo baskuweta

  7. m.c.c Reply

    18-June-2012 at 7:10 am

    Asc/aad iyo aad ayan uga xumahay in ay harto xulka hollan

  8. Nani17 Reply

    18-June-2012 at 6:55 am

    In ronaldo goalasha gusha dhala waxa horay ushegay helder botesgo ahayna xidigi cawiyaha ka ahay goal_ki 1aad

  9. Maxamed subane Reply

    18-June-2012 at 6:49 am

    2014 waa sdn krul de vrij vlaar peeters v.d.w. De jong v.d.v. Sneijder afellay de jong v.wolfswinkel sanadaha soo socda waa hubaal inaan qaadi doonno ama world cup ama euro marka sxb yaal yaan leys calool xumeen please marka gaariga anagaa karishbooy ka ah dad bdn daadka qaadaayo ayaanba sugnaa the are netherlands viva vendersuba

  10. Farah haji Reply

    18-June-2012 at 6:43 am

    C.ronaldo waa laga filaayay midaan maxaa yeelay kulamadi hore ayuu ku fashilmay balse xalay man of match ayuu ahaa

  11. Maxamed subane Reply

    18-June-2012 at 6:41 am

    Ascww iga hormar anna aan kaa dambeyo cml waye hada wxn sugnabo waa dadka nugu soo xiga anago groupka ku harno waan aragnay 16 waan aragnay 8 waan aragnay 4 waan aragnay final na waan aragnay wxa noo harsan koob inaan kor uqaadno marka yaan leys raacsiin taagerayaashadutchka viva orange 4ever

  12. A.kafi fantastic Reply

    18-June-2012 at 6:25 am

    Kobkan maxaa nasib uyelan donan iney qadan spian england iyo germeny

  13. axmed siyaad Reply

    18-June-2012 at 6:18 am

    viva spain and ftance viva tores and nasri and xavi hernandes and iniesta

  14. Abdirahman ozil Reply

    18-June-2012 at 5:21 am

    Yes bortugal iyo ronaldo guul ayn idin rajeyna viva england &welbeck and man utd

  15. zaki.inter Reply

    18-June-2012 at 4:22 am

    ilmaha holand dadka ku warer shay waxa ay sooo qadanayaaan spain hadane hadii la rebo germany hadana kuwaaaaas kooxdoda madhamato viva AZZURI and pirlo

  16. Daljir yare Reply

    18-June-2012 at 4:13 am

    Kkkkkkkkkkkkkkk… Wlhi waa wax lalayaabo.. Aaway dadki dhahayey Holand nd spaine ayaa isugu imaanaya final kkkkkkk… Waa sheekadi Real nd Barca ayaa isugu imanaya finalki Chanpions league,… Waa arkeynaa meeshi ey kudanbeeyaan kuwan kale ee soo haray sida Chermany nd spain… Waa ladaba dhigaa cml ayan aaminsanahay iyagane,

  17. Wadacade Reply

    18-June-2012 at 3:26 am

    Bye bye caaano COUSTA next GERMANY AND SPAIN

  18. Wadacade Reply

    18-June-2012 at 3:23 am

    Kkkkkkkk wlhi UEFA UERO haduu dhadhan yeeshay taasne waxay ku tusinaysaa mid ka mid ah kooxihii loo sadalinayay mesha inay ka baxday halka labo kamid ah ay wali tagan yihii arki doonee iyagane halka ay ku danbeyaan VIVI NERRAZURI AND PIRLO

  19. Ikraan man utd Reply

    18-June-2012 at 2:22 am

    Waaaaw caawa holland waxa dhulka ku jiiday c.ronaldo koobkan portugal ayan u rajeenaya ilove u c.ronaldo

  20. Maxa iga galay Reply

    18-June-2012 at 2:11 am

    War yuuro 2012 wuxu lasoo baxay layaab habeen dambana groubC waxa soo baxaya xulalka spane iyo croatia mafahamtay 8dhere

  21. Maxa iga galay Reply

    18-June-2012 at 2:05 am

    War yuuro 2012 wuxu lasoo baxay layaab an hore loo arag maxa yelay xulal qustay ayaa soo baxaya habeen dambana groubC waxa soo baxaya xulalka spane iyo croatia mafahamtay 8dhere

  22. i love portugal koopkan burtugal ayaa isska leh hala kele yaysan isdalinna pepe nani cr7 viva Reply

    18-June-2012 at 1:58 am

    Viva

  23. arawelo Reply

    18-June-2012 at 1:49 am

    viiiiiiiiiiiiiiiiv vooooooooooooooow ortugal cr7

  24. Moha nur abdi Reply

    18-June-2012 at 1:34 am

    Wali saadaashu wey adagtahay koobkan kooxdí ku guuleysan lahayd

  25. Lucas piazon Reply

    18-June-2012 at 1:31 am

    Kkkkk cupkan waxa iskaleha xulka adunka ugu fcn e jarmalka viva jarmalka wayo waxa jogo ciyar toy tayo leha ayagan u rajena cupkan viva chelsea

  26. cabdiraxanma Reply

    18-June-2012 at 1:26 am

    asc sxb waanka xumahaya in ayaa hadho holan lakiin holan difaac xumo ayaa ciishaaay garamani viv

  27. cabdiraxanma Reply

    18-June-2012 at 1:26 am

    asc sxb waanka xumahaya in ayaa hadho holan lakiin holan difaac xumo ayaa ciishaaay garamani viv

  28. Luizjanti Reply

    18-June-2012 at 1:20 am

    Yes portugal waalayabay nani ,cr7,bebe koobka iyaga ucadcad wiilshaasi

  29. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    18-June-2012 at 1:03 am

    koobka meel xiiso leh ayuu marayaa viva liverpool fc..

  30. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    18-June-2012 at 1:03 am

    koobka meel xiiso leh ayuu marayaa viva liverpool fc,

  31. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    18-June-2012 at 1:02 am

    koobka meel xiiso leh ayuu marayaa viva liverpool fc.

  32. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    18-June-2012 at 1:02 am

    koobka meel xiiso leh ayuu marayaa viva liverpool fc

  33. abdifatah hogsade Reply

    18-June-2012 at 12:57 am

    Yaa ka horjoogo in portugal ku guuleysato cupkaan

  34. marchiseo Reply

    18-June-2012 at 12:56 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciyaalki holland nagu warershay wlhi ceebti adunka aa ku dhacday xitaa 1 dhibic maqadan hahahahaha viiva italia 4ever

  35. abdulkadir ali Reply

    18-June-2012 at 12:53 am

    cupkan waxaa qaadi doonta jermany inta kale waa malxiis viva jermany

  36. baashi Reply

    18-June-2012 at 12:53 am

    k.k.k.k. Holand wey kudada tay ciyarahan

  37. Barqo Reply

    18-June-2012 at 12:52 am

    Aadbaan ugu faraxsanahey caawa guusha burtugal. minto brigádo .gristiano ronaldo .

  38. Yusuf Reply

    18-June-2012 at 12:51 am

    Kkkkkkkkkkkk waxaas ciyaaryahan iga dheh u ciyaar sida CR7 ama daawade noqo viva cr7

  39. abdulkadir ali Reply

    18-June-2012 at 12:50 am

    asc dhamaan bahda laacib.net runti caaw aad ayan uga xumahay iney harto holland balse waxaa farxad i ah iney sobaxdo jermany yaa celin doona viva mas’ut ozil

  40. Omari Reply

    18-June-2012 at 12:49 am

    Viva kaptitan cr7 cid ka xigto malahan cupka qaramada yurub

  41. cadnaan muriidi ozel Reply

    18-June-2012 at 12:48 am

    ronaldo cid ka xiga malaha koobka waa best paleyer portogal iyo germany ayaa final isku imaanaya portogal ayaa qaadaysaa viva portogal

  42. TELKOM GSM Reply

    18-June-2012 at 12:48 am

    Portugal ayan u rajeynaa kobkani

  43. cabdisalan hrri Reply

    18-June-2012 at 12:45 am

    sorry for holland but germany acheived dat is good

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>