
Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay taariikh ka dib markii uu noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee reer Portugal ee gool ka dhaliya shan koob oo waa weyn xilli Portugal uu ka caawiyay inay garacaan Netherlands.
Ciyaaryahankii hore ee Manchester United ayaa goolkiisii ugu horeeyay ee uu ka dhaliyo koob weyn waxa ay aheyd 2004tii ka dib markii isagoo bedel uu ku soo galay kulankii Portugal ay guuldarro 2-1 ka soo gaartay Greece Euro 2004.
httpv://www.youtube.com/watch?v=27J80cAN25c&feature=related
Ronaldo ayaa sidoo kale shabaqa soo taabtay labo sanno ka dib, markii uu gool ka dhaliyay Iran wareega Group-yada ee koobkii adduunka ee 2006dii lagu qabtay Jarmalka.
27 jirkaan ayaa sidoo kale goolal ka dhaliyay Euro 2008 iyo koobkii adduunka 2010, waxaana uu ku jiray qaab ciyaareed wanaagsan xilli ciyaareedkii dhamaadayisagoo Real Madrid u dhaliyay 60 gool 55 kulan oo uu u saftay.
Sidaasi oo ay tahayna waxa uu xiddigan sugay ilaa iyo kulankii ugu danbeeyay ee Group-yada Euro 2012, iyadoo labadiisa gool ay noqdeen goolashii Portugal u soo saaray wareega 8da Euro 2012.
Mohamed nur abdi
19-June-2012 at 12:07 am
C.ronaldo wayaha laacib lakiin waan in wadankiisa koobab uqaado
khadiir
18-June-2012 at 7:34 pm
waar hayaaay waa laga yaabay ronaldo ka dib markii uu u soo saaray his teamate wareega 8aad isagoo u dhaliyay 2 gaol walaalo u qira odayga ronaldo
cadnaan ozel
18-June-2012 at 6:51 pm
ronaldo waligiisa wuu jiray laacib weyn ayuu aha hadana waa sidaas 2004 ilaa hada ayuu qarankisa goolala u dhalinoyaa aawo dadkii messi dhahijiraan ronaldo ku laacib san yahay labo koobab weyn weyn ayuu gool dhalin waayya sida koob aduunka 2010 iyo koobka laytiin america ronaldo laacib iga dheh sanadkaan wuu qaadaa
daud faras
18-June-2012 at 6:11 pm
waaaaaaaaaaaaaaaaw ronaldo waxa u dheman oo an wali sameeynin ayaa badan ?
Gunner yare
18-June-2012 at 5:35 pm
Cr7 waa lacib weyn………lkn messi waa mucjiso
loooooooooolz
Abdi
18-June-2012 at 2:33 pm
War Ronaldo waxa ka ficaan Messi. Waxana qadaya laciibka adunka Messi, wayo wa nin khatar ah. 60goal. Ronaldo wa nin kaligi isku fakara!Lakin Messi waa nin koxdisa u ciyaara
Da td goobe spartacus
18-June-2012 at 2:02 pm
Kkk war afka soo baro ronaldo waa laacib ka aduunka misse waa aniga camal viv c.7
Zaki
18-June-2012 at 1:25 pm
C.r7 wa lacibka ugu fican adunka wana ciyariyahan an cadi aheyn wona qada donaa laacibka adunka arsenal and realmadrid 4 ever
cadnaan muriidi ozel
18-June-2012 at 12:47 pm
ronaldo waa laacib weyn qarankiisa iyo kooxdiisa guul ayuu gaarsiiyay sanadkaan koobka iyo laacibtinimada cid ka xiga malaha curiyankii messi aawi qarankiisa labo koob gool madhalinin kkkk viva ronldo
c nour gass
18-June-2012 at 10:56 am
ronaldo waa laacibka ugu wacan aduunka waaana u qaaadayaa sanadkan xulkiisa koobka / waaa caabirul qaaraaat/
John cen
18-June-2012 at 10:50 am
Messi ayaa kawanagsan ronaldo barca is the best team messi is the best player
Bin naa'if
18-June-2012 at 9:30 am
Waaaw ronaldo wxn kacabsanaa in lugu cayuumo tageerayasha mesii maseer ayaa haayo marka ronaldo isha iska ilaali cayuuminaaska iska buuwi ronldo is the best player in the world
Abshir laba
18-June-2012 at 9:30 am
Kkkkk
k
Abshir laba
18-June-2012 at 9:30 am
Kkkkk
k
Hani hanan wanag
18-June-2012 at 9:21 am
ASC ama SUBAX WANAGSAN kkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaani ma wax lasheegaa alle ayaa niigu dharshee intaa mawaxay doonayay inika dada yar in ay soo daba dhigaan kkkkkkk walaahi waa yaab rer Portugal waxooda waa waali awalba qaran jira ma’ehen taariiqna malahan ar waa kaa laha keeno Portugal oo taariiq le kkkkkkkkkkk majidho taariiq qaranka KSA ayaa katariq badan dhanka kubada cakta marka anaga hadaanu nahay reer MESSI ama reer ARGENTINA wax an maqli karno ma’ahan waxaan ASC
hazal
18-June-2012 at 9:12 am
BRAVO SAAS AAN KAA RABAA WAABA LAGUUGU YAQAAN INAAD XIDIG QALI AH TAHAY
Sharaabi
18-June-2012 at 9:11 am
C.rld wa cayaryahan weyn waxam filaya wa sanadkii uu qadan lahaa xidiga ugu wanagsan calamka marka xigta cub kan waxa ku guleysan dona xulka germany sababto ah majirto dhibcaha uu kusobaxay cidka kensatay wa sanadkii germany sanadkan
Sadaq siinay
18-June-2012 at 8:52 am
A s c sheko waxa matarte indhahaga waxa ku arag axasan laacib CR7&nani viva man utd
Adan hasan
18-June-2012 at 8:41 am
Ronaldo wa lacib u qalma inlasiyo laacib nimada adunka wuna qadana lkn away curyanki mise aha ronaldo wa halyeyga yurub viva man u and rooney
Ibra
18-June-2012 at 8:39 am
Aniga in Germany laso hadal qaado aad ayan ugu qabowsadaa, sababta uu wiilkaan uso hadal qaaday ma taqaan schuwa ayuu ka naxay goolashii uu natherland ku dhiibay k.k.k.k ka cabso Germany yaa 9 dhibic ku soo bixi kara k.k.k. Ma haysaan wan ogahay afka iska qabsada k.k.k
adam
18-June-2012 at 8:38 am
CR7 WAA LAACIBKA SANADKA WAAN KA YAABAY XALAY CITAA ACTIONKA KUBADA LOO DALMARAAYO BAA IGA YAABISAYBA MARKAA MISSE BYYYYYYYYYYYYYYY,,,,,,,,,,,, VIVA cr7 and real madrid
dynamic xeeb
18-June-2012 at 8:37 am
waa wareey warkani waa fantasticba messi waa inuu xishodaa
Cawaale
18-June-2012 at 8:36 am
Waxba ma tihid wali waxad hos jogta messi
Ibra
18-June-2012 at 8:34 am
Ninkaan dhahaya Germany haduu ku soo aado uma daahayo waxan u malayna inuusanba ciyaaraha waligiis fiirsan. C.ronaldo kulanki ugu horeyay ayu Germany ka horyimid Gomez ayaaba ka wanaagsan oo gool madax ah uga taabtay.
Cabdul Hassan (Sandhere)
18-June-2012 at 8:28 am
Waaaw waxaa uu ku gulaysan doonaa laacibka aduunka ugu wanaagsan
___________arab
18-June-2012 at 8:25 am
ronaldo 2004 aa la yaqiinay messi 2009 aa la bartay marka ma isku midbaa kkkkkkkkkk
mida kale awoodii barcelona waay baabaday sanadkana ronaldo wax blone d’0r ka hortaagan ma arakno iskoor dhigidna waxay noqotay mid ronaldo kusoo hadhay
ka cabso quruxlow cr7
Abshir laba
18-June-2012 at 8:19 am
Ronaldo wad sobaxdeybe hage gareysa?
Nasir
18-June-2012 at 8:10 am
Waligii laacib ayu aha hadana wu ahan donaa muxu roben udhalin wayay xata Germany ayunan udahaynin haday kuso adan ronaldo wiil dheh
Zeynab garob
18-June-2012 at 8:03 am
Xidig kan ayaa laga dhahaa waaaw
cabdi shakuur
18-June-2012 at 8:02 am
ronaldo iyo bortogal waxa ey ko so baxeen nasiib ronaaldana wa wereryahaan ku canbaxay faanka iyo kibirka
Faysal baakay
18-June-2012 at 8:01 am
K.k.k.k waxba tarimayo ronaldo waxuu laacib ahaa marka uu joogay man utd power
C.qadir.cadde
18-June-2012 at 8:00 am
Ninkan waalaga yabay away curiyanki messi ahaa xulkisa muxu utaray ciyaar sxbtinimo ayu goal kadhali yaa ubahan 6 cup oo calami goal haka dhaliyo markas hana tartamo c.r7 curiyanka berta ayuu kujiraa loooolz
farxaanlaki chichirito
18-June-2012 at 7:54 am
hambalyo ronaldo sanadkaan waxa uu ku kuleysan doonaa xidiga aduunka ugu wanaagsan waa xiyaar yahan wanaagsan xalayna waxa uu ku raaxeystay holan waxa tahay nin weyn maxaa yeelay sanad walba waxaa sameysaa iscorar badan
Wiilka+xaafada
18-June-2012 at 7:50 am
Ah ah ah ah ah ah ah ah kkkkkkkkkkkkkkkkk ronaldo waaagii baryaba rikoor la barbareyay iyo mid cusub ow wadaa mid naadi alesku haystee xulka qaranka arikoor laga dhigoya nacaski messi ahay waxan marku maqlo waxan umaleyna inu wadnaha istago aqyarta cr7 sanadkan asaa kuleh boland’or messi ha is gowraco barcelona wa duntay qarana wax kama ahan viva ronalo nani postiga and all players of portugal koobkan wa ki ronaldo by
Ismaacil c/lahi sahal
18-June-2012 at 7:46 am
Kkkk Ronaldo waxas iyo wax kadaran kafilo waxana fila iney ku aaden cech sama final wey jogaan waana uqaada kacabso ninka dhalay messe