Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter: Taariikh: 17-06-12 1:37 PM

Saxaafada Ingariiska ee dhanka Isboortiga ah oo tan ugu afka dheer caalamka ayaa inta badan waxa ay ka hadlaan wararka xanta ah ee la isla dhexmarayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Maanta waxaan soo qaadan doonaa wararkii ugu waa weyn ee ay ka qoreen suuqa kala iibsiga:

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambeystii qiratay inay iska iibin doonaan weeraryahankooda Robin van Persie oo  28 jir ah waxayna ku rabaan 30 million oo ginni  iyadoo ciyaarayahnka garabka uga ciyaara kooxda Gunners Theo Walcott laga yaabo inuu isna albaabka ka baxo sida ay qortay Sunday Mirror 

Arsene Wenger ayaa qorsheynaya inuu kooxdiisa Arsenal kusoo daro labada ciyaaryahan ee reer France  Olivier Giroud  oo 25 jir ah iyo  Yann M’Vila oo 21 jir ah sida ay qortay Sunday Express

Jose Mourninho ayaa isku deyi doona inuu kooxda Sky Blue ka dhaadhiciyo qorshihiisa ah inuu David Silva ugu dhaqaajiyo Barnabue qiimo gaaraya 30 million oo ginni sida ay qortay  jariiradda The Sun .

Ciyaaryahanka qadka dhexe Gylfi  Sigurdsson oo ay milkiyadiisa leedahay kooxda Hoffenheim oo muujiyey qiimihiisa intii lagu guda jiray xilli ciyaareedkii soo idlaaday oo si amah ah uu kula joogay kooxda Swansea City  ayaa hada diirada u saaran kooxaha Manchester  United iyo Liverpool sida ay qoreyso Caught Offside.

Manchester United ayaa diyaar u ah inay ka faa’iideystaan eryitaankii Harry Redknapp ee Tottenham iyagoo Spurs ka doonaya labada ciyaaryahan ee ugu il qabadka wanaagsan kooxda ciyaaryahanka qadka dhexe ee Modric, iyo  ninka garabka ka ciyaara Gareth Bale sida ay qoreyso Metro .

Tottenham ayaa u muuqata inay Newcastle kaga adkaaneyso saxiixa xiddiga da’da yar ee 19 jirka Manchester United Ezekiel Fruers, iyadoo daafaca uu ku guuldareystay inuu heshiiska u kordhiyo United, waxaana qandaraaskiisa uu dhacaya bisha soo socota sida ay qortay Sunday Mirror.

Weeraryahanka kooxda Chelsea Daniel Sturridge ayaa doonaya inuu iskaga tago kooxda ka dib markii uu boos ka waayey xulka England ee ka qeyb gelaaya Euro 2012 waxaana xaaladiisa la socda kooxaha Arsenal, Manchester City, Tottenham iyo Liverpool oo dhamaantood xiiseynaya sida ay qoresyso Sunday Mirror .

QPR ayaa dagaal ugu jirta inay laso saxiixdaan 32 jirka goolka u qabta kooxda West Ham Robert Green kaasoo xulka England kala qeyb gelaaya koobka qaramada Yurub sida ay qortay Mail on Sunday  .

West Ham ayaa wadahadal kula jirta kooxda Juventus oo ku aadan ciyaaryahanka garabka uga ciyaara The Old Lady Eljero Elia iyo weeraryahanka 19 jirka ah Luc Castaignos oo sidoo kale ay dooneyso Inter Milan sida ay qortay Football Italia.

FG: Barnaamijkeenii wargeysyada Yurub iyo Suuqa Kala Iibsiga ciyaartoyda waxa uu bilaaban doonaa marka uu si rasmi ah suuqa kala iibsiga u furmo 1da bisha July.

40 Responses to Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

  1. maxamed Reply

    18-June-2012 at 1:13 pm

    wan ku faraxsanahay in la i biyo tho walcott nin walbo o werar o ka tago arsnal binji ayu gala

  2. Aaway city ayada war malaha miyaaa laacib nagadaaye ciyaarta wdna mhdstihin viva man.city

  3. miney Reply

    18-June-2012 at 9:26 am

    man united hadey hesho labadaan ciyaaryahan yaa celin doono arsenalse hadey iska iibiso labadaan ciyaaryahan maxaa udanbendoono ykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Maxa iga galay Reply

    18-June-2012 at 1:52 am

    Been badanaa duq fergusan modric iyo bale miyuu soo gadan karaa balse haduu kado kacabso man untd

  5. dafaaye_10 Reply

    18-June-2012 at 12:32 am

    Kakaka arsenal waxn leyaha hda kob qadaysan cunuga real pas ii kena iyo lapada fransiska ah hayey manchestir pod podey xge galay podolzkina waa imaday hhh viva arsinaaaliilove4ever we trust arsina hhh

  6. shiine Reply

    17-June-2012 at 8:19 pm

    waxaa aad u mahasan dhamaan asaxaabta ka dhiibatey fikirkod iyo wiliba kuwa aan wili ka dhiiba waxaan aad uga xumahey taagerayaasha arsinaal oo walaac lasoo dirsey laakin waxaan kula talinayaa in ay si meel ku gaar ah u taageeraano man utd ayaga oo marka hore codsi u diranaaya taageerayaasha man utd hadii laga aqbalo sidaas ayaan kula talin lahaa mahasanidiin TALO WANAAGSAN

  7. muste Reply

    17-June-2012 at 7:34 pm

    kkkkkkkkkkkkkkk arsinal waata baabaday sanadkasta labada ciyaaryahan ee ugu waa way baywaayasaa yaa uhadhay haday waayaan theo welcot and van persea
    garamada kala qaata

  8. cabdi shakuur Reply

    17-June-2012 at 6:07 pm

    asc oll waxaan dhahi karna modric inu qarka u saaran yaha yunetid lkn waxa kadaba ordaya kooxo aad u kacsan sida barca iyo jelsi lkn waxan leeha welcom modric iyo man yunetid luked modric waxa ku sugaayo oll tarafood sxbadkiisa caric kkkkkkkkkk

  9. maxamed carrick Reply

    17-June-2012 at 5:48 pm

    kkkkkk waxa layaab ah arsenal markii ay baxen fabregas iyo nasri waxey man utd uga badisay 8iyo 2 hada maxaad fileysaan in aan uga badin doono iyada man utd soo qaadan rabto modric iyo alcantara iyo baines iyo tiote

  10. asc all and lacib.net ala caadi maaha Arsen wenagr wlh waa wax lagu farxo kiii is kibriyo saaasa u danben o kamid ah arsenal in ka o jogo macalinka n0oken lawataas podolski ne wo n0 jogaaa kakakakakakak bax dheh welcot iyo persie ba by

  11. Kabtan M.c.d Reply

    17-June-2012 at 5:45 pm

    Waa war aan rad iyo sal laheyn alex f. Ma awoodyo 2 player in u iibsado mudric barca ayuba jecelyahay i don’t think so but it is good news if its true

  12. Bile cabdi jaamac ugaaska Reply

    17-June-2012 at 5:27 pm

    Waa hubaal luka modric in unitedka uu iman doono maxaa yeelay magac ayuu u abuurmaayo sida carric nani anderson waana suura kal waana urajeenaa

  13. mohomed faarax ciise Reply

    17-June-2012 at 4:24 pm

    yaab van persia ha la iibiyo laakiin welcot waa tala xumo

  14. samiir Reply

    17-June-2012 at 3:59 pm

    ewelba arsenal faa ido malahayn koox ma,ahan arsenal ee waa suuq waana ka shalaaynayaa inta taageerinimadeyda aan taageeray arsenal

  15. Mustaf ander teger Reply

    17-June-2012 at 3:55 pm

    Kkkk halaga tashto hadbo booska liverpool wayee soo socotaa hadbo hoyada ingland welcom oll baleyars

  16. nasir suul Reply

    17-June-2012 at 3:36 pm

    viva chelsea

  17. al haji livarepool Reply

    17-June-2012 at 3:36 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer arsanal ika tageera koxdiina haka gurina

  18. Cabdi xuseen ibrahin Reply

    17-June-2012 at 3:17 pm

    Sc dhaman waxan salamamaya l.net gaar ahan dadihiyasha bar namujka sxbyaal kashekeya chelsea

  19. Khalid Juventino Reply

    17-June-2012 at 3:14 pm

    Luka Modric, Garreth Pale, Shinji Kagawa, and Nick Powell we all say welcome to man utd and you’ll be the best players in EPL and whole world viiiiiiiva MUFC

  20. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    17-June-2012 at 2:53 pm

    viva liverpool

  21. Esmiano10 Reply

    17-June-2012 at 2:51 pm

    Is glad 2 hear that rvp and thio walkot going out of arsenal k.k.k. Sory asenwinger fans

  22. Man utd Flop team Reply

    17-June-2012 at 2:50 pm

    modric man utd ha isku aadin hadii kale waxaad mari wadadii berbatov forlan manucho veron hargreves anderson nani bebe carrick i.w.m viva gunners kooxda aan flop lagu noqon

  23. Hussein captain of roma Reply

    17-June-2012 at 2:48 pm

    aniga warkaa ayaa imarayo man united iney sanadkan ciyaartoyada magaca kulaheed uu doonayo sir alaxsi hadii ay imadan waa guul muhiin ah oo man united u soo hoyatey

  24. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    17-June-2012 at 2:45 pm

    suuqu nah malahan viva madaxda england
    liverpool.

  25. Liverpool, Man u, Chelsea, Notinghum forest, Astonvilla!!! Reply

    17-June-2012 at 2:44 pm

    suuqu nah malahan viva madaxda england liverpool

  26. febregas 4u Reply

    17-June-2012 at 2:43 pm

    2nin in la diro wey ficantahay wayo arsenal markas cup aye qade viva wengar

  27. zaki.inter Reply

    17-June-2012 at 2:28 pm

    kkkkkk van goal iyo walcot waxan aminsanahay next season in anan lamaqli donin magacoooda waxa ugu daran walcot ma oga in uu arsenal dad ku yahay waxan aminsanahay in la fasaxo walcot arsenal asanan u qalmin wenger badalkisa waa uu hesta chambeland ayaaa tagan oo kowkowle ah muqshabel boska ka rixday waye marka waxan jeclaan lahaa in uu fasaxo 2 nin ayaa laweydin donaa mesha ay ku biyo shubtaaaan arsenal meqa ayaa tagtay wana tanaa waa soo tagantahay chelsea oo is dhistay ayaaa kalinta 4 wayday maclin winger lee arsenal ha jooogo

  28. suudi man utd &c. ronaldo Reply

    17-June-2012 at 2:27 pm

    Warkaas aa i maraa sanadkan united yaa hor istaagi doona viv suudi and weyn rooney

    • Master Man united Reply

      17-June-2012 at 2:48 pm

      manchester united waxey d0n d0nt0 mawEydh0 maRka arsenal 0o RVP kufantami jirtay aya naga celin d0na cadhi ayey uqalan yihiN THE RED DEVILS and ENGLAND 4 LYF

  29. Super mario Reply

    17-June-2012 at 2:23 pm

    Asxaaabta soo qorta waxaaan ka codsanayaa inay kasoo waramaan chelsea the blues

  30. Ugas Dj Reply

    17-June-2012 at 2:20 pm

    Waaaaaaaaaw asxaaabta dhamaantiin waan idn salaamay

  31. dayib Reply

    17-June-2012 at 2:15 pm

    waxaas ayaa kaa news ah asxaabta sanadka dambe yaanan lagu tashan 4 cup ee egland yaala waxaa bokin ga reesatay kooxda heesata cmp leage iyo fa cup waana chelsea

  32. España Reply

    17-June-2012 at 2:10 pm

    Maxaa Waaye Saan, Waa Xaqdaro Aaway Wararkii Kooxaha Ugu Waaweeynaa Dunida Sida Real Madrid, Barcelona, Ac Milan, Bayern Munich, Inter Milan, & Juventus,

  33. I'France Reply

    17-June-2012 at 2:10 pm

    Theres ambeleaveble away from the player of arsenal ganers lose th staduim emarates i hope ths informastions writes website is folse becouse of rvp is the most expensive player in arsenal

  34. muuse cosoble afrax Reply

    17-June-2012 at 2:08 pm

    wengar waa oo washatay lacak usodhiktay marka aniga waxan ahay arsenal muda badan lakin hadi owdira r v p rs waxan ka akdhawanaya halka iyo city viv nasri

  35. Dj devaa Reply

    17-June-2012 at 2:01 pm

    Haa lakin ma u malenayo iney ka tagayan arsenal lawada ciyariyahan welcot iyo rvp sidan u malenayo mabixi donan

  36. man utd ha is xoreyso oo ha keento ciyaardooy da ee raadeeso waliba waxaa waye ciyar dooy muhiim ah dhinacwalba modric iyo beel waan u baahanahay labadoodaba

  37. ahmed Reply

    17-June-2012 at 1:51 pm

    kkkkkkkkk van prs oo la iibi naayo,
    SHIT viva CHELSEA

  38. Musa gunners Reply

    17-June-2012 at 1:48 pm

    Runti ma umaleynayo in rvp iyo wolcott katagayan arsenal

  39. Chicharito14 Reply

    17-June-2012 at 1:44 pm

    Good news sanadkan wa kii man utd viva man utm

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>