![]()
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka kor qaado kooxaha Chelsea iyo PSG tartanka loogu jiro Douglas Maicon, iyagoo u soo bandhigaya Inter inay ku bedeshaan ciyaaryahanka ay doonayaan ee diirada u saran ee Nuri Sahin.
Maicon ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu xagaagan koox bedesho, waxaana lala xiriiriyay inta badan kooxaha ugu waa weyn qaarada Yurub.
Iyadoo Chelsea iyo PSG ay ugu cadcadaayeen, Corriere dello Sport ayaa sheegaya in laga yaabo in Maicon uu dib u la midoobo Jose Mourinho.
Inter ayaa ku faraxsanaan doonta heshiiskaas hadii uu dhaqan karo, waxaana ay heli doonaan ciyaaryahan ay in badan raadinayeen Nuri Sahin kaasoo sidoo kale ay dooneysay Juventus.
Robin van persie
18-June-2012 at 1:23 pm
Welcome maicom
nuur milano
18-June-2012 at 1:16 am
asc ani waxaan ka yabanahay gabdhaha real iyo man u waxaan ka aheyn matageeraan miyaa lolz
Inter milan
17-June-2012 at 11:54 pm
Welcome sahin to inter milan.
C/lahi ole
17-June-2012 at 11:05 pm
Run ahanti waheshis ufican real madrid maicon wa laacib weyn onamagac leh viva ole boy
faqash inter
17-June-2012 at 8:46 pm
waa arin wanaagsan runtii hadii aan helno sahil
cabdilahi mushrif
17-June-2012 at 8:37 pm
aad ayan ugu faraxsanahay in kastoo an ka jecla inan wada haysto labadabahadana nuuri shahiin waa shabaab
C.lahi ali arone jogo nairnbi gar ahan isli jamka
17-June-2012 at 8:28 pm
Meycom wanin da ah hakubadalato iter nur sahin waciyariyahan mustaqbal leh
Abdulfitah foley
17-June-2012 at 8:12 pm
Inter real waxkamadido espiceal one aya jogo yaudikaro we are ready hadan nahnay tagere inter fursadey notahay espiceal wali wunajacel yahay yaudikaro
Mqoriyow
17-June-2012 at 8:10 pm
Asc asxabey , heshiiskan haddu dhaco aad ayan ugu farxaya wayo maicon wa da sahin na wa ninyar oo wax badan qaban kara hadu inter kuso biro viva inter next year
Hamse abdi
17-June-2012 at 7:51 pm
Run ahaantii maicon waa laacib wayn oo kalsooni uu barcelona ku garaaco leh waana difaac wayn sidaan anigi qabo real madridna way u baahnayd ninkan oo kale nuri sahina waa laacib da’a yar oo mustaqbal fiican ku leh kubada cagta
caasho
17-June-2012 at 7:22 pm
ku soo dhawoow kooxda aduunka ee REAL MADRID iyo laacibiinta sanadka CR7